Dhalinyarow waan ka xumahay wadankiina inay idinka burburiyeen Niman free Hooyooyinkooda Hospitaalo free ah ay ku dhaleen Wax barasho Fasalka 1aad illaa Heer Jaamacada ay ka dhameenayaan bilaash ay u aheed Waliba ku darso Dhaqtar bilaash Caruur iyo Ciroole . Arintaas Niman dhalinyaro ah ayaa waagaas Sameeyay, ee Maamooyin Hurdada ka kaca gacmaha is qabsada qof idiin maqan ma jirto Allah garabkiina ha galo.
Naf raqiisi ma jirtee noloshaa kala nasiib badan
Guul iyo gobnimo team hob films 😢
Hadal xaqiiq❤
Ilahow inta dhibataysan unaxariiso 😢
aamiin😢❤
Dhabtii team hope filims ruwayad aad iiga qiireysay ayaad keenteen dhabtii qalbiga taabaneysa ❤❤❤❤thanks
Ilaaahy Amarki wlhi hada dhakhtarad noqdo dadka pilaash ugu shaqen.lhaaa
MYy team Hope films come back ❤😢
Mmki
Noloshaas dad baa maanta kunool allah swt haugargaaro inta dhiban ee umada muslimka ah
Nloshn ddbaa si run ah ugu jira illhy inta dhipatesn hka sro inta xnunsna rpi ha cfio team hob films so lpasho wcan ❤️👏
Amiin wllo
❤❤❤❤❤
WO🎉
Haaa ddba run run igu jiro alle haa saciido inta kujirto wllhi Run Run aya u ilmey😢😢
asmiin ❤❤❤❤❤❤❤
Waa sawabta an unacay anigoo faqri ah inan guursado waxaan nacayaa gabar walashey oo kale ah inan dhibkaas ookale galiyo ilaa ay nafta waydo😢
Ax wllhi waa runtaa damiir baad ledahay in kastoo alle arsaaqada bixiyo hadan wuxu yidhi dadaala😢
@@WardaInayusuf-li1kk insha allah walashey thanks
M.a nig raged baatahay nimanka dhan sidad maxey unoqon wayeen😔😔😔😔
Faqriga ceb ma ahan qadartana xaga alle ayay kaqorantahay e halagursado
Ilmadeyda waan controli Kari waayey wlhi😢
Waa iska xaal aduun noloshuna qofkasta Uma wacnaato
way hoyoooy😭😭😭Mxn u daawadey anigo og inu filim yhy ayn hda ilmeyay😭😭
😂😂😂😂😂
Wlhy si kal iyo laaba uga,qiroday waa waqac jira oo dhaca alow adan wxba waayin oo qaniya
Wooooòoow my team hob films welcome back
Maahmaahba Tidhaahda Sagaarada Tinkeeda Iyo Tagoogeeda Ka’eeg. Sidu Uqalay Kagarta
Ilaahayow inta noloshaas oo kale ku jirta ugargaar
Ilaahow qof kastoo dhibaataysan ugargaar cawil khyr qaba sii 😢
Aar walalo walahi way iga ilmaysin rabtaa 😢
Wllhay wan ilmeeyey 😢
Hop fillms ila 2020 dawan jiray AM ayay uqalman wlhei❤
XAQIIQ DAD BADAN KA OYSIISAY ANIGA WALAH OOY WAANA XALAD DHAB AH JIRTA HOPE FILMIS WE LOVE ❤️
😢😢😢😢😢😢 ilhy inta nolosha ku jirta haka saro anaga nah nama geliyo😢😢
Inta ilmaysay
Wlhy bilahi tolahay imada iga timi gran maayo intan gradsaday ilahay amarki wn iska ilmeyey ilhow wixi daruftano kle haysato kadulqaad
Masha Allah hambalayo wll
Haah walhi wa qiso xanuun badan
Wlhi wan ooyay 😢😢😢😢 wax lantu xuma ruwayadani waxay ka turjumaysa waa wax ka dhaca dunida😢😢😢😢😢
Alaabtan waa caadi lakin jiliinka xanuuna fahamba ka haysatan jiliinka keep going😮
Noloshi labaad nosodaya isna😢filin inbadan sugayay
❤❤🎉🎉 3:54
Qeybts kalasoodaaya
Walaahi.waa.qiirooday.waaba.riwaayadee.jeebkeygaan.niyyoday.wax.bixin.inaan.qof.dhibaaatrysan.caawiyo
Waa daruuf jirta 😭😭😭😭😭
Aïe ilmada waa heeshan Kari wayaye 😢😭 waxa laanati waa dhiibato allow unaxariso inta dhibataysan
Anoo og inuu filinyahy wan ilmeeyey😢 waxaa jira dad duruuftaso kale ku jira
Filinki noloshi labaad away team hopflims
Dhalinyarow waan ka xumahay wadankiina inay idinka burburiyeen Niman free Hooyooyinkooda Hospitaalo free ah ay ku dhaleen
Wax barasho Fasalka 1aad illaa Heer Jaamacada ay ka dhameenayaan bilaash ay u aheed
Waliba ku darso Dhaqtar bilaash Caruur iyo Ciroole .
Arintaas Niman dhalinyaro ah ayaa waagaas Sameeyay, ee Maamooyin Hurdada ka kaca gacmaha is qabsada qof idiin maqan ma jirto
Allah garabkiina ha galo.
Kkkk ninkaasi Waa aniga Dr ka ahi kkkkk
Walahi wan oyey
Sorry wll😢😢😢😢😢😢😢😢
Nosoba diya ❤❤
Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar 🙏🙏❤️❤️❤️❤️☝️☝️☝️☝️☝️☝️👏👏👏🤲🤲🤲🤲
😢 wll de colosh ba na wareegty😢😢😢en mar danbo musasal daruuf ha sol dubina😢
Wllhi wa ilmeyay best filim 😢😢
Wllhi wey dhacdaa in badan😢😢😢😢 Wllhi aad baan u ooyay
Aaaxxa qiso xanuun badad bahidu qofna lama dhalan
Ala film noo sii wada oo naga daaya short😢😢
Wlhy wan qiiroday ehelki waxa ka wanagsanaday oo wax siyey nin shisheyaya eh eh way😢😊
Horaa loo yidhi soomalidu ninkii waxhysta unbay wax ugu daraan 😢
Walhi wan ilmeyay Al caloolxumaa😢😢😢😢
Qabti ka le so galiya❤
Flm inu yhy oghy hdn wan ilmeyey wan murgooday😢❤
taydii ban saldhig geeyay😂❤ garacaas val eega
Idirisoow haku adkayn wll maskiinka
Walhi way ig oysiyay😢😢😢😢
Pls misiga kadaaya filimka 😢
Walahi run ban moday waan oyay
xalaadaan weey dhaacdaa siidaan qabil iyo qaaraabo aanwaaxbaa kutaareen qofkale wax kuqawaanayo
Mahadsanid maxamed run baamodo wanku farxay
Ano og inu film yahay ayan oyay😢😢😢😢
Abdijaliil muuse bixii 😂
Walhi ilmadan ceshan kari wayay film kan😢😢
Duruftu wacajiib alow kuwa masakiinta kurbadoda fayda naga yeel😢😢😢😢
Dad badan baa nolosha ku jira manta
Adun ka majiro qof dacifa ee waa qof iyo wayahi iyo sida dadka noloshu ukal wajahdo Alle qof kasto dhibataysan haksaro😢😢
Walaahi waa xanuun Ax😢😢
Ddjibotuti or somalia
Somaliland
Waa waxa dhaca walahy
Wa dhcdoyin dhca bdnaa 😢
Ninku hadu ku jecelyahy gabadhuna dulqaad ledahay nolo kasta oo adag wad ka baxaysan😢
Qabtii kale meeday😢😢❤
Aduun❌️
Adduun.✅️
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 wlhi wn oyey
M.a ragnimo ❤❤😮
Masha allo wllo guul Allah 😅😢
Bal anigu maxaan la ooyey anigoo oog inu filin yahy😢 31:28
Rawaayadaan waanba laqaracmay say runta ugaturjuntay
Sorry wll😢😢😢😢😢
Adunyo😢😢😢
Riwayd 🎉🎉🎉🎉
Wa wx jira xnun badana 😢
😭😭😭illahow dadka dhiban u gar gaaar
Ugu dabin shaqo wacn 😢😢😢
Ax wll waxlpa ha matalin
Ilahayow dumarka nosakhir
❤❤❤❤❤
Muusiganbadan kayarerya❤❤😢😢😢😢😢😢
2 parti 2 pls
Wlhi ilmada ceshan waayey😢
Ward.ku.mahadsan.tahay.garab.itaagas
My team❤❤❤
Axeey axeey runbanmoday
Wlhi waaqiso dhaba
Alicia capital of Vienna
Wllhi waa calool xunuun ano oh inay filim tahaybaa ilmeeyay😢😢
ax allah qalbiga😢
Sorry ano og inay riwyad thy baan ilmeyay illohow inta dhibatysan caawi😢
This happened many times in my country 😭 😭😭😭😭
❤❤❤❤
Muusigan badan kayareeya
Alla Qlpiyga Alle Umadada u gargar😢😢
Team kii hore meeyeen
Axax😢 wlhi wan ooyoy waxn moody run
Qiiro weeye wllhi😢
Warmidambe Haynagudhalina … labadiba Idinkufilane😅
M.a😊