Short film Somali xaaji kibrih

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024

Комментарии • 73

  • @maslah345
    @maslah345 3 месяца назад +13

    Waa xaqiiqo somali badigeed dhibkan ayey kujiraan oo looga faidaystaa ama looga dhaqaaqay reerihii somaliyed musuba ayaa ku habsatay flimkan xaqiiqada ayaad kajisheen dhextaala reeraha somaliyed

  • @ifrahabi4834
    @ifrahabi4834 3 месяца назад +14

    This story made me cry. It’s so sad. Alhamdullillah if Allah gave us health. People don’t appreciate what they have till they lost it. ❤

  • @Maidamohamed3810
    @Maidamohamed3810 2 месяца назад

    Ya rabi habo❤ mcn allaah kucafiyo adiga inta kula mid ah ya allaah

  • @fatumaaden9327
    @fatumaaden9327 3 месяца назад +6

    True picture of what happens with most Somali men when their wife become sick

  • @ifraaxsh201
    @ifraaxsh201 3 месяца назад +5

    Walaashey allaah kuuyasiro adiga iyo inta baahida gaarka qabo

  • @ifrahabi4834
    @ifrahabi4834 3 месяца назад +4

    If a Somali woman husband becomes sick, the wife will give all her life to her husband but husbands will never tolerate or stay with their wife’s. It’s reality. ❤

  • @fartuuncali2953
    @fartuuncali2953 3 месяца назад +1

    Yaa allaa inta xanuun san alle ha caafiyo wlhi waa xanuun wax yaabahaas oo kale blse waxmagaratada ayaa nagu badan mahadsanid abaayo adiga iyo tiimkadaba waan qiroday wlhi

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 3 месяца назад +2

    Ilaahay inooma baahiyo bini aadam 😢😢

    • @Cadar49
      @Cadar49 3 месяца назад

      Amin

  • @Layla6793
    @Layla6793 2 месяца назад

    Xaqiiq Faadumooy Walal, what goes around comes around

  • @sabrinamj6430
    @sabrinamj6430 3 месяца назад +10

    True what this woman are saying. May Allah change the Somali man’s😢😢

  • @fatxiyahonesty7165
    @fatxiyahonesty7165 3 месяца назад +2

    Wallhi waa wacyo galin fiican m.a keep goin❤❤❤❤

  • @dekaali2808
    @dekaali2808 3 месяца назад +5

    That is what is going on most Somali houses. Somaliyey is arka oo wax iska badala.

  • @jetaimemaman4826
    @jetaimemaman4826 3 месяца назад +3

    Ax ax qofka qof dhibato ku dhacday kaga taga asna wa wax sugaya un allaha uwada gargaro umada inta dhiban

  • @deqahmed108
    @deqahmed108 3 месяца назад +1

    Bismillah, assalamu alaikum. Walal aniguba waxaa la igula taliyay ka teg xaaskaada waayo adiguba waa lagaa tegi lahaye. Alxamdullillahi waan wada joognaa anaga oo isku faraxsan. Walaaley kheyr badan Allah haku siiyo wacyi galinta aad dadka u sameyneyso.

  • @fahmomohamed5998
    @fahmomohamed5998 3 месяца назад +1

    Waa xanuun In ledsaga tago xanuun allaha keenay allow xaqa fahansii umad Islamkaa

  • @nimcoyussuf2948
    @nimcoyussuf2948 3 месяца назад +1

    Mashalah tabarakalah
    Jazakalahu kheir for telling the truth 😢😢😢

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 3 месяца назад

    Abaayo ilaahay hakuxafido aamiiin aamiin aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲 🤲 🤲 😢☝️❤️😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 3 месяца назад

    ilaahayow intiidhiban caawi oo u gargaar Allaahu ma aamiin aamiin aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲☝️☝️🤲🤲🤲❤❤❤❤❤

  • @SamiraAwad-e5u
    @SamiraAwad-e5u 3 месяца назад +1

    Masha Allah ❤Thank you for everything ya Allah❤

  • @adoonkiialle3871
    @adoonkiialle3871 3 месяца назад +1

    Guur somali dhiibkan aaa ka jiiiro 😮

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 3 месяца назад

    Ilaahow owlada bari noogadhig oday somali naxaris iyo jileec lasguma fadhiyee inuu dhibkiisa kuladhaafalee fiican

  • @Incognito-nm7ms
    @Incognito-nm7ms 3 месяца назад

    I really like the film thanks so much.

  • @Deeqo1857
    @Deeqo1857 3 месяца назад

    Masha Allah hormar wacan ayaan iftiin rajeeynayaa❤❤❤

  • @AfnaanDhayman
    @AfnaanDhayman 3 месяца назад

    😭😭😭😭 ilahey ha u gargaro dhaman inta baahiyaha qabto

  • @hibosouldan4593
    @hibosouldan4593 3 месяца назад +1

    Allaha u gargaro umada islamka meelwalba e jogaan ruxa ku dhibateyo isna Allah uga arra

  • @sallymun2933
    @sallymun2933 3 месяца назад

    Sad walahi. Learn something from this 😔

  • @shucaybhusenaden3124
    @shucaybhusenaden3124 3 месяца назад

    M.a fadumo ❤❤❤

  • @CoffeandTea1
    @CoffeandTea1 3 месяца назад

    Adunka Allah baa dadka caawini karo ❤new subscriber

  • @MakoDhool
    @MakoDhool 3 месяца назад +1

    Ax ax wll ale haku xiftiyo

  • @bellahaji9884
    @bellahaji9884 3 месяца назад +1

    Wlhi tasa been ehen😢😢

  • @LayJ-n1p
    @LayJ-n1p 3 месяца назад +1

    Very sad story 😞😢

  • @FarduzaMahmed
    @FarduzaMahmed 3 месяца назад

    Wlhi oday waa iqaba lkn sidan maha

  • @jamiiloabdule8236
    @jamiiloabdule8236 3 месяца назад

    Hooyo allaha kuxafido ok❤❤❤❤

  • @hawohared2814
    @hawohared2814 3 месяца назад

    Kuwa aanbaahi gaaraqabin baakusugan xaaladaan

  • @kadraadam123
    @kadraadam123 3 месяца назад

    Duqa caalankayagii buu xidhanye❤😂

  • @SacidyoAhmed
    @SacidyoAhmed 3 месяца назад +1

    Asc ilhay ku caaafi hoyo

  • @samiranoor6884
    @samiranoor6884 3 месяца назад

    Inuukatago intuu laguursado kudulmin lahaa marownoo inuukatago

  • @ummesk5915
    @ummesk5915 3 месяца назад

    😢😢😢woow amazing

  • @sundusahmed3174
    @sundusahmed3174 3 месяца назад

    Alhamdulillah ♥️🤲

  • @xamdiumal
    @xamdiumal 3 месяца назад

    waa run dadku waa isbadalaan

  • @ummaxamed8176
    @ummaxamed8176 3 месяца назад +2

    😭😭😭😭😭😭

  • @isramaxamed4963
    @isramaxamed4963 3 месяца назад

    nin soomali 80naf maleh😢 washayadin

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 месяца назад

    Barakumu Allah jamiican. Wonderful story ❤️ ♥️ 👏

  • @hawohared2814
    @hawohared2814 3 месяца назад

    Mahadsanid abaayo

  • @Ider-bu6sg
    @Ider-bu6sg 3 месяца назад

    🎉❤

  • @hooyosomaliyeed2545
    @hooyosomaliyeed2545 3 месяца назад

    😢😢😢

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 3 месяца назад

    😭😭😭😭😭
    Arintan way itaabatay runtii

  • @FarxiyoCilmi-l3v
    @FarxiyoCilmi-l3v 3 месяца назад

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @saharasiciid-iq1oq
    @saharasiciid-iq1oq 3 месяца назад

    Xage idinka hilikara dadkas dhibA ban kamid ahy

  • @ruummohamed5736
    @ruummohamed5736 3 месяца назад

    dhiciskaan kibir badanaa

  • @sahalade4245
    @sahalade4245 3 месяца назад

    ❤❤

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 3 месяца назад

    Walahi waxaaderis ila ah gabadha from Jamaica ah oo 2 week's before marriage day geeda inta cancer ♋️ lagahelay ninkii yiri naanagata naagxanuunsan maguursanay markaas ayaa gabadh dhameed waa iskuqasmatay

  • @aminoabdi2137
    @aminoabdi2137 3 месяца назад

    😢😢😢😢😢😢😢😢so sad

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 3 месяца назад

    Odagu folxumadii kibir ayuu ku darsada

  • @adarsheikh-ali9290
    @adarsheikh-ali9290 3 месяца назад

    Xabiibti kuwii aan cuur yaamin xitaa waa laga dumarka saa sameeya waa number yar ayaan is lee yahay

  • @adarsheikh-ali9290
    @adarsheikh-ali9290 3 месяца назад

    Odaga xiligii guri kacarki ayaa la gaaray sidii ilma adeer tiis

  • @aminoabdi2137
    @aminoabdi2137 3 месяца назад

    So sorry what happened to you

  • @farhiyaomar1769
    @farhiyaomar1769 3 месяца назад

    Sorry 😅😅

  • @WardaHaji-t5w
    @WardaHaji-t5w 3 месяца назад +2

    Sorry 😢

  • @AliaHussen-l2l
    @AliaHussen-l2l 3 месяца назад

    😢😢😢

  • @foodm100online2
    @foodm100online2 Месяц назад

    😭😭😭

  • @sadiajimale8400
    @sadiajimale8400 3 месяца назад

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740 3 месяца назад

    😢😢😢😢😢

  • @aragsanismael4912
    @aragsanismael4912 3 месяца назад

    😢😢😢😢