Ha weynaanin Aabbe!🥹|| Dhigahane cusub oo cajiib ah!!!.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 фев 2025
  • waxaan ka samayn doona qaybo kale Buugan oo ah Buug mudan in marar badan laga hadlo.
    #part1 #buug #ayandhaladshow

Комментарии • 100

  • @hibomaxamed1085
    @hibomaxamed1085 7 дней назад +6

    Waaan ilmeyey wlhy waxan haysta abaha aduunka ugu wanagsan ilahayoow ha oga horeysiin 😭💔

  • @RoodoAdan-z8c
    @RoodoAdan-z8c 10 дней назад +14

    Ayaaney walhi maanta halmar niyadayda ku soo dhacday haddana waad iga horimaaty wlhi waa kuu xiisney xabiibti

  • @SalmaHassan-km5bo
    @SalmaHassan-km5bo 10 дней назад +24

    Mrkii aad xalqadan dhegaysty ilmada wn ceshan waayey
    aabo Alle ha ku naxaristo.🤲
    Alle soo dhakhso.

  • @isxaaqahmed9590
    @isxaaqahmed9590 10 дней назад +6

    Muuqalkan xalay markii aan sii seexanayaay ayaan dhageesytay wllhi wuu iga oohiyay hurdaddiina iga duuliyay. Allow ina fahansii dareenka waalidkay🤲

  • @miskimaxamed6905
    @miskimaxamed6905 9 дней назад +5

    Wlhi ayaaneey sidaan kuugu xiisay.
    IYO sidaan fariimo tiro beela kuugu soo diry.
    Aadbn ugu farx sanahy soo laabashadaada xppty.

  • @SalmaSacad
    @SalmaSacad 10 дней назад +8

    Welcome back ❤

  • @HodanMuuse-h9f
    @HodanMuuse-h9f 7 дней назад +1

    Welcome back hppt
    Waa mawduuc cajiiba Runtii ❤iyo buug qaaliya 🎉golden voice 🫶👸

  • @AmalDahirOfficialchannel4615
    @AmalDahirOfficialchannel4615 10 дней назад +3

    Masha allah qali ayan jama welcome back

  • @IqrDegan-le9wu
    @IqrDegan-le9wu 10 дней назад +3

    Welcome back ❤wllshy aad ban kugu xiisnay OO aan kuu sugaynay wanan kuso ducaynaynay
    😊❤🎉

  • @umaayman7591
    @umaayman7591 12 часов назад

    Allah hakuu naxariisto abo la'aantaa Ayaan kornee

  • @Canab-Cabdirashiid
    @Canab-Cabdirashiid 10 дней назад +2

    Waan ku xiisay xappti ❤🎉😊
    Soo dhawow

  • @Apdale-ue4gb5iq9v
    @Apdale-ue4gb5iq9v 10 дней назад +3

    Ayan is back i hope inad mar danpe naga maqnaanin❤🎉

  • @Waxbarasho-i5c
    @Waxbarasho-i5c 10 дней назад +2

    Maasha allah
    Ilaahay cilmigaaGa ha kuu barakeeyo

  • @abdikaadirtacliin5546
    @abdikaadirtacliin5546 10 дней назад +2

    Ayan dhalad qof aan tabnay welcome back ustaad

  • @QaadarCajaag
    @QaadarCajaag 10 дней назад +1

    Welcome back abyo mida kle halkee ayaan kala soo xiriir karaa ❤🎉

  • @mohmuod4967
    @mohmuod4967 10 дней назад +4

    Ilmada bn ka dull ceshann waayy wllhi tellk
    ayaaney ilaah bn kugu dhaarshaye halasoo daahin.

  • @MahadAbukar-w1x
    @MahadAbukar-w1x 5 дней назад

    Wallahi waan ilmeyay mahadsanid ayaney ❤😢

  • @AzuumBashir
    @AzuumBashir 9 дней назад +1

    Masha allah wllo ayan wanu ku faraxsanhy so noqoshadada waxnad noso bandhigtay buug aad noogu bararujinaya jacaylka Abayashen 😊

  • @mustaqiimmh9545
    @mustaqiimmh9545 5 дней назад

    Alxm Aabbe kamaanan soo daahin jaceylkaaga, Abaalkaaga janno allaha ka dhigo.

  • @MarwanOmar-y6q
    @MarwanOmar-y6q 2 дня назад

    Ayan iyo hamda Hussain isku cod eka mashallah

  • @Cafaafa
    @Cafaafa 9 дней назад +2

    Alla ayaaaneeey Kuu xiisnay ❤alxm hadaa noosoo nabad noqote adigoo caafimaad qabo🥰🫶

  • @Pahhjja
    @Pahhjja 2 дня назад

    Masha allah ❤❤

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 3 дня назад

    Welcome back dear sister❤🎉

  • @Maxamudiid
    @Maxamudiid 4 дня назад

    Noodhamee wllshy mcn waa. Waayay guunne please wllo

  • @Muno-l2p
    @Muno-l2p 5 дней назад

    Soo noqosho wacan waxa rajaynaa inaa joogi doontid waraysiyadii aadan sahan waan kaa sugayn

  • @zamuucali747
    @zamuucali747 10 дней назад +2

    Welcome back xppti ❤❤

  • @MunaApdilaahi
    @MunaApdilaahi 9 дней назад +3

    Ad iyo ad bad iga ilmaysisay sister😢Aniga Aabahy mausan dhiman Alle haidayo lkn aniga noloshayda Aabahy wuxu uyahay ubad dhexad laanti manta her herkan marayo masogadhen🥺🥺😭Allow ida Aabhy mcn😢🤲🤲

  • @RayaanFarxa
    @RayaanFarxa День назад +1

    Aabo macane😢❤❤❤

  • @Kowsarpae3Kowsarcabdi-wi5el
    @Kowsarpae3Kowsarcabdi-wi5el 6 дней назад

    Jazakallahu Khairan Ukhtii ❤️🥹

  • @_HafsaMuse2024
    @_HafsaMuse2024 10 дней назад +2

    So dhawow dhaladey wllo wn ku tabno wn ku xisne ❤😊

  • @DHAARIYE
    @DHAARIYE 9 дней назад +2

    Masha ALAAh ayaan dhowayd baan niyada kugu hayay war gabadhii qisooyin ka Soo tebinjidhay meeday horta wixii kugu qornaa baa ii gooyay searchinkana waan is nacnay saan kaaga raadinayay lkn Alle qadartii hadaa anoo yutubka Iska dawaafaaya iga Soo hor baxday ileen ayaan dhalad baad ahayd cajiib 😂 qalbi kaa jeclahay Alle umurahaaga haku fududeeyo baaye qali

  • @shamisfaragab8304
    @shamisfaragab8304 9 дней назад +1

    Welcome Back Ayaaneey❤

  • @HaboonAbiib-s2i
    @HaboonAbiib-s2i 10 дней назад +1

    Welcome back abaayo ❤

  • @hoodochanel2667
    @hoodochanel2667 7 дней назад

    Welcome back hppti ❤❤❤❤

  • @abdirahmaanali24
    @abdirahmaanali24 8 дней назад

    Aabahay allh unaxariisto waligay manan arag jeclaan lahay wllhi 100 💯

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 8 дней назад +1

    Sii Guuleyso wllo

  • @Haweeya120-p3k
    @Haweeya120-p3k 9 дней назад +1

    Buug iyo badh, mahadsanid ayaaneey walaal❤

  • @DeeqaClrahmaan
    @DeeqaClrahmaan 4 дня назад

    Aabe dirahaygoow Alle haykaa daayo❤🎉

  • @maxamedfaraxsalaad1341
    @maxamedfaraxsalaad1341 10 дней назад +2

    Mahadsanid ustaad❤

  • @UbaxQoordheere
    @UbaxQoordheere 6 дней назад

    AaboH mcn cibaado suuban iyo janno illhy ha kugu abaalmariyo❤❤😢

  • @MariyaAxmed-d5p
    @MariyaAxmed-d5p 10 дней назад +1

    M.a sodhawa xbbti solabasho wacan❤❤

  • @najahahmed114
    @najahahmed114 10 дней назад +2

    Walal ayaan allow ku ilaali ❤️

  • @asiaismail-zm3pg
    @asiaismail-zm3pg 10 дней назад +1

    Isla weekend gudihiisa ayaan ku radinayey 😊❤

  • @mohmuod4967
    @mohmuod4967 10 дней назад +4

    Abaalkada. Ale janno hka dhigo😢

  • @sundusabdirizak3558
    @sundusabdirizak3558 7 дней назад +1

    Ilahow aabe abalkisa jano ka dhig❤ cimrigisana u dhere

  • @faysalyuusuf1302
    @faysalyuusuf1302 10 дней назад +3

    Ayaan dhalad aadbaan kuu tabnay❤

  • @Queen-iqra-dhawrsan
    @Queen-iqra-dhawrsan 8 дней назад

    Welcome beast waa mahad alle hadad soo nabad noqotay ❤😊

  • @AyaanMahamud-on6fg
    @AyaanMahamud-on6fg 8 дней назад +1

    Dib usoo noqosho wanaagsan xbbti xoog ayaan kuu tabnay❤

  • @Aisha-A45
    @Aisha-A45 9 дней назад +2

    Wllo aad baad u mhadsnthy dhiganahan xiiso baan u qabaaaa
    I.a Waa balan ina aqriyo😊❤

  • @cabdiyasirmuuse
    @cabdiyasirmuuse 9 дней назад +1

    Alle haw naxariisto aabahay macan maalinkaad geeriyootay baan garab waayay 😢

  • @asmamohmoud12
    @asmamohmoud12 3 дня назад

    Alle haku barakeeyo

  • @HaashimAbdi-l1p
    @HaashimAbdi-l1p 10 дней назад +1

    Welcome meysha waa meyshada walaashey

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 10 дней назад +1

    Mahadsanid wll ayan

  • @Muzayma
    @Muzayma 6 дней назад

    Soo laabsho wacan sis

  • @Nada-ps8lq
    @Nada-ps8lq 9 дней назад +2

    Ayaaney maxan qli codkaaga uxiisay❤

  • @BahjaMaxamed-y6q
    @BahjaMaxamed-y6q 6 дней назад

    Nin 20 jir iyo wakhtigu wuu lagdamaya ❤

  • @Anshax_Music
    @Anshax_Music 9 дней назад +1

    Aaabe alle haku shatfo❤

  • @FaadumoSaalax-qq5hw
    @FaadumoSaalax-qq5hw 4 дня назад

    Aabo mcn allah xisab Lan allah janada hakugu geliyo 😢😢😢😢😢😢😢

  • @AbdinourMahamoud
    @AbdinourMahamoud 8 дней назад

    Soo dhawaaw walal Gacalo

  • @muhiyadinmaxamed745
    @muhiyadinmaxamed745 3 дня назад

    Wakhtiga shaqada maran u sii socday ayan dhagaysaty walhi laba jeer ayan ilmeyay
    Abahay allah cimriga ha u dhereyo dardarankisa ugu wayna waa abbo salada ha daynin yanan maqlin muxiyadin saladi subax ma u kicin o ma u tukan

  • @MaymuunAbdunazer-fd8bf
    @MaymuunAbdunazer-fd8bf 10 дней назад +1

    Alhmdulillah hadad naso noqotey payo wan ku xiisney

  • @Ikruuusha
    @Ikruuusha 9 дней назад +2

    Asc abyo
    Pls asagoo dhsmaystiran inooo soo gudbi
    Hadaad awooodid yacnii ha soo kookooobin
    Pls

  • @nuura.gobdeeq
    @nuura.gobdeeq 10 дней назад +1

    Nayaahe wll xageed ka shacday wll😢😢😢😢😢😮😮😮

  • @NiciimaMaxamed-q4s
    @NiciimaMaxamed-q4s 10 дней назад +1

    Naa wllo saakaan kuraadinayee wllhi codkaaga waanku naxay xageed qabay

  • @Amin060-b9g
    @Amin060-b9g 10 дней назад +2

    Abyo Taxanaha si isku xigto uwad kadal istaajinin plz❤

  • @abdiadan7436
    @abdiadan7436 3 дня назад

    Anaa garka iska dhaawacee toloow gabadhayda ma dareentaa kkkk

  • @ayaanilwaadofficiall2555
    @ayaanilwaadofficiall2555 9 дней назад +1

    waa buug cajiiba runtii😢

  • @Mudan143
    @Mudan143 7 дней назад

    Walaahi buugan wax badan oon iswaydiin jiruu kahadlayaa waa shakhsiyada ugu dulman wadankeena aabo xataa waxaad arkaysaa dad saaxiibadood kahoraysiinaya

  • @SahroMaxamed-u3o
    @SahroMaxamed-u3o 7 дней назад

    Aabahy anoo yar buu dhintahy balse aad baaan u jclhy wayo anoo yar buu iga dar darmay asagoo leh qofkiii iga dambeeyow labadayda gabdhood iyo wiilkayga ha la ii ogado wana aniga iyo tan 3 sano iga wayeen iyo wiil uu aabahy dhlay ilaa hada waan ka samri la ahay anoo sanadkaan jira 18 sano waxaan rabaa in aan mar un qabrigiisa tago😢😢😢😢

  • @DekoMohamud-x8i
    @DekoMohamud-x8i 10 дней назад +1

    Aabehey garabkygii aan waayay😢

  • @sacdiyoahmedali4911
    @sacdiyoahmedali4911 8 дней назад

    Codkaaga marka maqlay waa kufarxay waxaan xasuustay sheekadii tahriibka

  • @BadBoy-uh7ct
    @BadBoy-uh7ct 6 дней назад

    Wlh waxa dhan wa run😭💔

  • @ikraamaaadam4832
    @ikraamaaadam4832 10 дней назад +2

    Aad baan kutbny wllo😢❤

  • @HafsaApdi-ei6lq
    @HafsaApdi-ei6lq 10 дней назад +1

    Wllo part paart miyaad noogu wadina ❤😢

  • @amsamahad
    @amsamahad 4 дня назад

    qodobka kowaad inaga bilow qali😢

  • @HafsaJama-y8z
    @HafsaJama-y8z 5 дней назад

    qalbiga😪😭

  • @nashaadbashir6518
    @nashaadbashir6518 8 дней назад

    Wllo halkee ka heli karaa buggan

  • @AxmedZaadiq
    @AxmedZaadiq 9 дней назад +1

    Isagoo pdf ah maheli karaa

  • @CabdiCabdillaahi-j7s
    @CabdiCabdillaahi-j7s 10 дней назад +1

    Waan ku tabnay Ayaad

  • @Sahruush
    @Sahruush 10 дней назад +2

    Aabo😢😢

  • @HiboCabdinuur-tx8eb
    @HiboCabdinuur-tx8eb 9 дней назад

    So badi❤

  • @faaraxshire8350
    @faaraxshire8350 6 дней назад

    Ala abaayo intee kabaxday

  • @MaaidaReermagaal-rr4up
    @MaaidaReermagaal-rr4up 9 дней назад +1

    😭😭😭😭😭💔💔💔

  • @faayo19
    @faayo19 10 дней назад +1

    RUclips ka adiga xiisa uyeeli jiree xagee gashe

  • @Eagel2024
    @Eagel2024 9 дней назад +1

    😢

  • @RaxmaCabdiraxman-q7p
    @RaxmaCabdiraxman-q7p 4 дня назад

    😢😢😢😢😢😢

  • @Muuse-y3s
    @Muuse-y3s 10 дней назад +2

    War pdf kiisa intee laga helaa

    • @Ahmednoorcismankaad2315
      @Ahmednoorcismankaad2315 9 дней назад +1

      Wll adiga xuquuq ma taqaanid miyaa

    • @KhaalidKhaalid-x2o
      @KhaalidKhaalid-x2o 8 дней назад +1

      Buug dhan oo qofi wakhti iyo juhdi badan iu bixiyey ayad rabtaa inaad aayar pdf ku akhrisato soo iibso nio cilmiga raaxo iyo jiif laguma helo

    • @abdirahmaanali24
      @abdirahmaanali24 8 дней назад +1

      wll maxaa kaa qaldan sow qofdhan juhdi magalin wll

  • @abdiadan7436
    @abdiadan7436 4 дня назад

    😢😢😢😢

  • @AsmaIsmaaciil-f6h
    @AsmaIsmaaciil-f6h 4 дня назад

    Pdf miyuu leeyahay

  • @AsmaCadey-cz8dg
    @AsmaCadey-cz8dg 8 дней назад

    Wllo Mahadsanid bugan wan sugikari wayaya lkin sorry aniga abahay dadalkisa wuu hagraday qoyskayaga😢wlhi cawa anku dawanayo ma oga abahay mel anku suganahay iyo waxan marayo tona wan qiiroday lkin dadka abohod dayacay siday ku daremi donan buugan

  • @FartuunBashiir-y8y
    @FartuunBashiir-y8y 13 часов назад

    😢