Sayid Khaliifa & Kooxda Hiddo Hablaha Geeska Afrika OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
HTML-код
- Опубликовано: 4 фев 2025
- SomaliSwiss Media Productions Somali Music, Culture, Entertainment, Fun, Language
SomaliSwisstv.com
#SOMALISWISS #HEESO #CUSUB bit.ly/SomaliSwiss
Tan hees iyo dardaaran way dhaaftay illahay haw naxariisto abwaan hadraawi
Adeerka madaxa cas ee meesha fadhiya waa sugaan yahan fahansan macnaha heesta❤
Wow Ruugcadaagii soo rogaal celi 👍❤Legend khaliif cismaan cabdi 👏👏👏👋👋👋
Alloow wadanka nabad waarto iyo barwaaqo nooga dhig raxmaanoow somali xaqa ku mideey eebooow
Made in somaliland ❤eraydii abwaan hadraawi waa gabaygii geeska africa
Nice video 💯
Waayo, waayo, i hido iyo dhaqan soomaaliyeed sayid Khalifa.
Sayid Khaliifa
Abwaan hadraawi soomaali dhaxal wuu uga tegay
Magaca hiddo academy hargeisa kooxdii hurre walanwal ayaa laga soo copy gareeyay heestuna waa heestii walaalkii maxamed ibrahim Warsame hadraawi labadaba Allah ha u naxariisto
Erayada : maxamed ibraahin warsame 'Hadraawi' AHU