HEES | Amal | Sayid Khaliifa | Original |Lyrics

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 фев 2025
  • The song and 'cut scenes' used in this video are not my original creation, therefore, Maadeys does not claim any rights over them.
    Copyright Disclaimer under section 107 of the Copyright Act of 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship, education & research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing.
    In case of any copyright infringement complains, kindly contact me on : Maadeystube@gmail.com

Комментарии • 26

  • @Abdullaahi_Ali_Abdi
    @Abdullaahi_Ali_Abdi 3 года назад +5

    Adaa xaawaleey dumar
    Xiskeygaba ka gooyoo
    Adigaa xabiibi
    Xayaati iiga mudanee
    Hadii dooqu ii xulo
    Inaa xabadka laabtiyo
    Ku xasilo agtaadaba
    Sow kuma xambaareen
    Xajka kulama aadeen
    Xuurulceeyn la moodyeey
    #maadays sxp allah haku xafido 👌🙌

  • @malaayiinmedia3124
    @malaayiinmedia3124 3 года назад +6

    Ustaadka weyn sayid khaliifa

  • @abdaa8152
    @abdaa8152 3 года назад +5

    Mahadsnid maadeys 🙏 dhawaan hees amaan ah oo sidan macan ma maqal 💯💯

  • @qalpinuura9091
    @qalpinuura9091 3 года назад +2

    *MAADEYS* thankz
    Hees lagu fara-yaraystay♥️♥️♥️

  • @hana8824
    @hana8824 7 месяцев назад

    Cabdulaahi xarago ayaa moodaa codka ❤

  • @Said-Khamsa
    @Said-Khamsa 3 года назад +4

    Waa Hees Ashqaraar Leh❣

  • @abdiyoow8374
    @abdiyoow8374 3 года назад +4

    Well organised, noice free misic! And sweet melody, hats off team maadays😊

  • @yonishassan5034
    @yonishassan5034 3 года назад +2

    Amal iyo sayid khalifa RUclips hadaada keenten Halyeeyo baa tihiin Hees amaan iyo shukansi si farshaxan ah loo dhigay waye. Caruurnimo ilaa imika Meel weynbey iiga taalay heestani.

  • @M.Cabdulle
    @M.Cabdulle 3 года назад +6

    Heestu music macaanaa!

  • @jacfarhasan1955
    @jacfarhasan1955 3 года назад +6

    Sayidka heesihisa inta badan hadraawe ayaa alifay

  • @MudaneSooyaal
    @MudaneSooyaal 3 года назад +3

    Laxanka macaan waxaa saarey isla Khaliif Cismaan

  • @yesbossxyzsomaliboy5981
    @yesbossxyzsomaliboy5981 3 года назад +3

    Maadeys' heesahada musalsal camal ula socdaa. Keep going.

  • @aliabdi4502
    @aliabdi4502 3 года назад +1

    Waa hees runtii aad loogu farayaraystay

  • @garaadkaumadda
    @garaadkaumadda 3 года назад +1

    Madeey seyid khalifa heesta ina suldaan mahaysaa sxb

  • @ahmedsakimustafe8054
    @ahmedsakimustafe8054 3 года назад +3

    Heesta dagan oo macaan

  • @garaadabdifatah117
    @garaadabdifatah117 3 года назад +2

    Saba ila biyoodloo
    Geeduhu anwaaciyo
    Miro aada bixiyeen
    Aragoodi lihidaa
    Ubax iyo ugbaad iyo
    Ufa roob sidoodii
    Udugoodi lihidaa
    ❤💑❤💑❤💑❤💑

  • @ibrahimhassan1748
    @ibrahimhassan1748 Год назад

    Erayada Heesta yaa Iska leh?

  • @abdallaabdikarim3796
    @abdallaabdikarim3796 Год назад

    Amal❤

  • @saaidosmanfarah9915
    @saaidosmanfarah9915 3 года назад

    AX ax ax xasuuuus ayey igu leedahay heestan 2004tii ayn jaceyl aaan cidna usheegan uqaaaday gabar lagu magacaaabo Amal fasalka 2aad ee Dugsiga H/DHEXE ee Ablaaal degmada Huriwaa ee Magalada Muqdisho wxn u maleyn jiray ama ila hada ay ilatahay in Heeskuba aniga laiisameeeyay carruuurnimadii waxa ay iga qaribtay badanaaaa!!!!!

    • @ahmedaliali5066
      @ahmedaliali5066 2 года назад

      Hhhh Hhhh rer Huriwaa nasiibbey uyeeshen jaceylka soo boodka ah
      Garanmayo sababta

    • @saaidosmanfarah9915
      @saaidosmanfarah9915 2 года назад +1

      @@ahmedaliali5066 sababtu wxey tahay in aan nahay Owlaaad caashaq

    • @ahmedaliali5066
      @ahmedaliali5066 2 года назад

      @@saaidosmanfarah9915 aniga huriwaa 1998 sidaas oo kale ayaa igu dhacday ex Ablaalkii Masjidka kobaweyne kaso horjedkisa kuyiilay,
      Marka waa sax mucashaqin farabadan ayaa kunool.
      Farxad iyo guul cashaq ayaa urajeyn dhaman intii isjecel

    • @abdirahmanmahamed9112
      @abdirahmanmahamed9112 2 года назад

      @Saaid Osman Farah Hhhh sxbna amal tii dagneed suuqa xoolaha oo xuural ceyntii aduunyadda u ekeed aan jeclaay ha I dhihin micnaha magaceeda oo dhameystiran aheed amal ahmed adawe

  • @WITAHOODIE-j
    @WITAHOODIE-j 2 года назад

    Hees io badh

  • @farhiamusa5460
    @farhiamusa5460 3 года назад +1

    💜💜👏🏽👏🏽⚘⚘💜💜