HEES | Gacalo | Siciid Khaliif Iyo Saynab C/laahi Hindhiso | Original + lyrics
HTML-код
- Опубликовано: 10 фев 2025
- Ereyada : Cabdulaahi maxamed cali
Laxanka : Ciise daahir qaasim
The song and 'cut scenes' used in this video are not my original creation, therefore, Maadeys does not claim any rights over them.
Copyright Disclaimer under section 107 of the Copyright Act of 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship, education & research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing.
In case of any copyright infringement complains, kindly contact me on : Maadeystube@gmail.com
Siciid Khaliif Germany ayanu wada degenayn oo saaxiibkay ayu ahaa , fannaan weyn ayu ahaan jiray👍
Waayihii wacnaa ilaahoow dib Mar noogu soo celi nabadii iyo noloshii Macaanayd
Waxa isoo jiidatay oo kaliya sida muuqaalka iyo heestu isu leeyihiin Maadeys Media aadbaad ugu mahadsantihiin dedaalkana halkaa kasii wada, waxanina dhammaanteen waa wax hidde iyo dhaqan inoo ah waajib ayaana innaga saara dhammaanteen.
Alaha unaxariisto labada fanaan waxaanse ku xusuusta heeskiii
HEYNA KALA WALWAALIN labadooda qaadeen 😢😢😢😢aamiin ala yaa rahma labadaba
fanaaniin aan iyaga & heesahoodaba aanan maqlin fanaaniintii hore ciidaasey ahaayeen Aun intii dhimatay kuwa noolna ilaahay ha inoo daayo
Wah wah hees wa heesihi hore team qaaraami guul💪💪💪
Alleylehe waa timid "Gacaloow walaalooow" Gabadhii codka jilicsaneed.
Aan kusaxo wll
Waa
sidaan gacanta kugu dilay
Hablo kale kugarabdhigay
Maadays
Allah
Xasuus wlhi
2012-7-17
Ayan kudhageysan jiry
Hiiran p/weyn somalia
Tuulo ladhaho oraxley
Allow janey labaduba
Mahadsanid mudane madeeys sida wanagsan ee aad nola wadaagto heesaha xulka ah ee nagu cusub thank u alot
Heeskaan in badan ayaan raadiyay wlhi ❤❤❤
Walhi wahees alow kuu naxariiso saciid khalifa iyo gebedha la jirto😊😊😊😊😊😊😊😊
Waa siciid khaiif iyo auntee seynab abdullahi boostaale (seynab hindhiso) axsan cod ayeey Ku qaadeen
Tem qarami cawo arbco sogaleyso aan dhagesanoyaa canada oo kusuganahay dkeygi hoyo ala maxaan uxisay 🥰🥰
الذكريات الجميله تبقي في قلوبنا مهما طال الزمن ،،،الايرحمهم ويغفرلهم جميعا
Aaway ninkii heesta iga codsaday @wiilkii qaramiga. uma jeedee
Maadeys wxn kugu mataalo wlh ma aqaanno mudane madxdeyda mhd ale kunolow pryahan mashquul hdn janis helay sidas ayan maadeys kii an mdxa ku dagsan jiray ayan horay kapooqday helay mhd snid cwa hurdo mjirto wlee
Wow Axsan hees aan inawa caadi eheen
Ilahey janada haku geeyo😂
25/7/2022
Monday ma wxad iga gudeysaa gafkii ankugu sameyay💔🥺
Cajiiiib keeep going ayaaan idin leeeyahay
Waxaan aad uga helay heesaha mirahooda dareenka ey xanbaarsanyihiin iyo muuqaalka ku haboon saad isku waafaji taqaanaan 😭🙏
Ciyaal qashin baa na wareershay noo soo badsha waan idiin goohnay hadaan bahay asxaabul qaraami 🙏🙏🙏
Ok walal
Waa mahadsan tahay heestaan wax badan ayaan radinayay
Hees macaan aan la dhacy Runtiii💕💔💔❤
Aar somalidu tawaawac ayay kudhimata bal midna calafkood ma goine may meel kale eegan heesto cod iyo laxanba waay isleeday lakin waa bukaan🙉😊
kkkkkkk commenti iga qosliyay walahay
Hhhhh adigane mesha imada bukaan thy hadaba la soco 😂😂😂😂wada bkun la noqaday
Hees waa heesihi hore ala ya salaam cod macanaa inantu
Maadeys codsigeygii waa ii keen tay mhd ale kunolow liph 2 maaha wlh
Fanaankaan ma sayid khaliifa mise waa mid igu cusub.
Saciid Khaliif Cali ayaa la dhahaa, wuxuu ku nool yahay Germany, wuxuu ahaa majaajiliiste iyo heesaa...
Haa waa sayid Khalifa
Waa Saciid Khaliif Cali Filqe Allaha u naxariisto Jarmalka ayuu ku dhintay, heesaa ayuu ahaay balse aabihiis ayaa heesaha ka habaaray, balse dhanka majaajilada ayuu u wareegay waa ciyaal Xamar reer Siigaale asal.
Hbo Allah ku naxariisto 😭😭😭
Gacaloy walale
Waatad iga gudoonty
Salan kal&laabah
Kasogody halbowlaha
Sowtaan gacanta
Kugu dily hablo kale
Kugarab dhigy
Waa adigii iga guuro
Iga galab caraabe
Waxan kaa gudayaa
Gafkaad igu sameysy
Gugii hore aan so marny
Gaashan nin qaado
Geesiyada horjogo
Aan kusershy gacalkon
Ugaraabin baatahe
Guga oo da aaya gunun doga waayo
Wabiyada gurenbaa
Gantaaluhu igaaren
Waxan kaga galiin ahy
Gafkaan kugu sameye
Gacalow wallow
Inan gadaal uraace
Axsan fanaani yaaqey
Miraha heeska waxaan kala sii maqsuuday editing ka
Erey walba muuqal ku haboon loo saaray
Shaqa adag baad qabateen 👏🏻
Mirihii nuux warsame geedi laxanka siciid khaliif codka seynab hindhiso iyo siciid khaliif
Maxamed Cabdi Yuusuf ayaa galabta heestan ila wadaagay. Mahadsanid saaxiib.
adaa mudan indr hersi
Qof Xiriir jcl oo dhab ahi soomaray unbay kusoconaysaa heestaan
Wad lahesaa
HADIUSE GACANTA KUGU DILAY.WEEYAAN .
THANK YOU MAADEYS ..
2badaba Allah U Naxaristo
allaha noo wada naxariisto sxb lkn siciid jarmal baan ku maqlay dhimashadiisa maan maqal sidoo kale gabadha war u mahayo lagayaabe inay nooshahay
@@maadeys Haa Wll laga yaba lkn iney iyana dhimatay ku maqlay
Siciid khalif germany ayoow jooga
Fac waxa ay ahaayeen aad wada dhegeysan karto, oon dhaliil lahyn. Qaar kood waxaad u cadhoonaysaaba haleelkoodii, oo waxaad qawadeysaa heeso yaridooda: haddey dhinaca hal-abuurka aheydna; oo ay cidday doonaan ay u dhiibi jireen midhahooga; iyagana waxaad nacdalaysaa, doorashadoodii wadeecada miidhan aheyd. Bal labadan qof eega.
Waaaw waaa faanaanka aaan ka helo siciid khalif heesta kale een jecelahay waaa heesta bogsan waaayey awgaaa
Xasus wacsn
Inaba caadi maaha muuqaalka quruxdabadan
Mahadsanid kun jeer.
10-DEC 2022 ,muqdisho
Siciid Khaliif codkiisu gaar buu ahaa sidii Siciid Mire Xaydar oo kale. Yaa xusuusta heesta kale “ha ina kala walwaalin” ee Siciid iyo Saynab Cabdillaahi Hindhiso wada qaadaan? Heestaas baan hore u aqaannay, oo ka mid ahayd heesihii berigii aan yaraa maqli jiray. Waxaa suure ah in labada heesood ay riwaayad ku wada jireen.
Rageedi sxb
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sixid si aan gacanta kugu dilay hablo kale ku garab dhigay waadigii iga guuree iga galab caraabee
maadeys hool fican ayad no qabatey inteena jecel somalinimada iyo dhaqankeeni hore iyo murtida somalidi hore
waa saas
maahane waa : haduuse gacanta kugu dilay ,hablo kale ku garab dhigay.....
heesahii hore nin miyi ka yimid baa ku raxeysan karo ciyaal magaalo ma fahmi karaan nin waqal ku hooray meel cidlas ah oo onkod iyo biriq weheshaday baa fahmi karo nuxurka
Zxb heeskan yaa sameeyay
Agah hes uga dhe
Yes dear♥️🎤🇸🇴
Soomaaliya dhinac kasta waa ka dhisnaan jirtay hadii aan jaleecno dhanka sooyaalka suugaanta mireheeds kala duwan waxaan laheyn wadan isku toosan. Hase yeeshee umaddi sidaas u hagaagsaneed maxaa heerka hadda ay joogaan geeyay. Soomaaliyeey suaashaas kasoo jawaaba.
Caddalad daro ka timid Ninkii wadanka madaxda ka ahaan jiray ee akhirkiina ay galaafatay wixii uu gondiiiisa ku beertay.!
Madeys ad bad u mahadsan thy
Mahadsanid maadeys heesahan la iloobay
Wali mahaayo chanel saas iiga haqabtira heedahaan waayey masuul mahadsanid
Madaays tube waadmhsnthy
Ciijp
axya qaraami halka kaga hay