Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Sayid khaliifa fanaan cod iyo aqoon isku darsaday ha ilaawin midhiha mucjisada ah waa abahii abwaanada ama Hal abuurka caalamka ku nool iyo intii dhimatayba boqol kii sanee ugu danbeeyay abu hadra alle cafimaad taama ha siiyo
❤❤amiin sxb kaay
Ilaahey ha u naxariisto abwaan hadrawi iyo intii dhimatey e islaam ah ❤❤❤❤sayid Khalifa legend what a voice ❤❤❤xafidulaah
Heestan ayadoo qaaci kaban ah ayan dhagaysan jirey 2014 ka dib waan waayay meel iigu sheega
Heestii waynayd! Guri xaafadda Manhal ku yaalla ee laascaaanood ayaan ku dhagaysan jiray heestan.
Waa hees cajiiba alle fanaanka iyo abwaan Hadraawi alle ha xafido
Mucjiso heestaan iyo. Khaliif markaan dhagaysto waxaan dareemaa xooga aqoonta iyo waxbarshadu leeyihiin waxaanan garawsadaa farqiga fanaaniinta u dhaxeeya aamiin
Abwaanka sameeyey ayaa aqoon fayla suuf aqoon dugsday illahay haw naxariisto hadrawi
Hees ragg baden bay kulmisey heestan miro aan wax loo dhigaa jirin sido kale waxaa lagu toley laxan sare Oo ah qaab dhismeedka heestu nagu soo gaadhey sido kale codka tolmon wax la sistaa ma jiran
wooow sayid khalifa aad ban ku tageeraa waa hees macan cajab
AAAMMMIIINNN YAA ALLAAH 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
24 09 2020
Aamin Allahayow Aamiin Allahayow
farun abdulahi good jop
Maansadan waxa leh abwaan Hadraawi. Codku waa macalin seyid khaliifa. Laxankana waa cabdikariin jiir.
illahayoow nagadhig kuwiiwax ku qaato docada iyo waanada aammiin aammiin. illaahayoow docadana Noo,aqbal aammiin aammiin ileynhoraa looyiray waddan aan waddankaada ahay waa dareen ku joog illahayoow xaqatusi shicibka aammiin aammiin.
Amiin
Wow 👍🏾
Alahayo
still watching 2019 03 12
viking ( Wcb)2 bullring ppe24/25 (eagle-eyed).
rabaw dawladnimadu Kuma iman dalxiiso
shanta dagal iskugu keen xikmad culus qofkii dareen laa fami kara doqon na loosheegi maayo...... ..................
king (Wcb)2 viking ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.
Sayid khaliifa fanaan cod iyo aqoon isku darsaday ha ilaawin midhiha mucjisada ah waa abahii abwaanada ama Hal abuurka caalamka ku nool iyo intii dhimatayba boqol kii sanee ugu danbeeyay abu hadra alle cafimaad taama ha siiyo
❤❤amiin sxb kaay
Ilaahey ha u naxariisto abwaan hadrawi iyo intii dhimatey e islaam ah ❤❤❤❤sayid Khalifa legend what a voice ❤❤❤xafidulaah
Heestan ayadoo qaaci kaban ah ayan dhagaysan jirey 2014 ka dib waan waayay meel iigu sheega
Heestii waynayd! Guri xaafadda Manhal ku yaalla ee laascaaanood ayaan ku dhagaysan jiray heestan.
Waa hees cajiiba alle fanaanka iyo abwaan Hadraawi alle ha xafido
Mucjiso heestaan iyo. Khaliif markaan dhagaysto waxaan dareemaa xooga aqoonta iyo waxbarshadu leeyihiin waxaanan garawsadaa farqiga fanaaniinta u dhaxeeya aamiin
Abwaanka sameeyey ayaa aqoon fayla suuf aqoon dugsday illahay haw naxariisto hadrawi
Hees ragg baden bay kulmisey heestan miro aan wax loo dhigaa jirin sido kale waxaa lagu toley laxan sare
Oo ah qaab dhismeedka heestu nagu soo gaadhey sido kale codka tolmon wax la sistaa ma jiran
wooow sayid khalifa aad ban ku tageeraa waa hees macan cajab
AAAMMMIIINNN YAA ALLAAH 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
24 09 2020
Aamin Allahayow Aamiin Allahayow
farun abdulahi good jop
Maansadan waxa leh abwaan Hadraawi.
Codku waa macalin seyid khaliifa.
Laxankana waa cabdikariin jiir.