Waakukaa 9 | Qaan iyo Ciid

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 дек 2024

Комментарии • 281

  • @xamdicabdullaahi1846
    @xamdicabdullaahi1846 3 года назад +24

    Waxan ahay hooyo somaliyeed alle dartii ayan kujeclahay coldoonow markan arko muqaladada ilin ayaa iqabata waxan kuu rajeyna sida an kujeclahaya alle agtiisa in sidaas sikabadan lagaga jeclado

  • @mustafehindi7156
    @mustafehindi7156 3 года назад +12

    اللهم فرج هم المهمومين من المؤمنين ونفس كرب المكروبين واقض الدين عن المدينين.

  • @saynabfaysal3161
    @saynabfaysal3161 3 года назад +6

    Markay hooydaa
    Kuu ducayso
    Waa c/maalg shkh muise oo kale
    Ale haku barkeeyo

  • @abdifatahmohamudsalad655
    @abdifatahmohamudsalad655 3 года назад +48

    😢😢😢😢😢🙏🙏🙏😢😢😢😪 wlhi waan ilmeeyey illahow ugargaar hooyoyinka somaliyeed ina coldonow adna alle abaalkaga janada alaha kayeelo

  • @ridwaanahmad1217
    @ridwaanahmad1217 Год назад +1

    Aad Bay notabanaysaa xanuuna hooyo daremeyso isha Allha faraj dagdaga ALLHA KUUSAHLO WAKYDUCANY

  • @sheekoxariir9377
    @sheekoxariir9377 3 года назад +1

    Wlhi wan ilmeeyey cabdi maaligow allow akhiro iyo aduun kugargaar yaarabi aamiin 🤲🤲🤲

  • @ACaabbi
    @ACaabbi 3 года назад +9

    Allah risiqa iyo camalkaba ha kuu barakeeyo Cabdimaalik Muuse Coldoon. Rabbi ha baahitiro inta baahan.

  • @abdinuraliabdulle48
    @abdinuraliabdulle48 3 года назад +27

    Ilaah ajir aan xisaab laheyn ha kugu arsaaqo walaal Abdimalik Coldoon
    The first person in aan ahay waa ku faraxsanahay

    • @Layla6793
      @Layla6793 3 года назад +1

      Ameen ya Allah

  • @husseinnur8250
    @husseinnur8250 3 года назад +1

    Cabdulmaailkow hawshaadii waa taa inadeer. Siyaasadda iyo qabiilkuba waxay ku seejibayaan aakhiradaada.Hawshaa khayriga ah wad.

  • @sabahabdi5703
    @sabahabdi5703 3 года назад +6

    Rabi sidaad uga farxisey ha kaaga farxiyo wllo c/maalik Sh muuse coldoon

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 3 года назад +2

    illaahoow Adaa Gacan Weyn, illaahoow Umadaada Adigaa Irsiqooda Kafaalo Qaaday, Inta Taagta Yar, Inta Xanuunsan, illaahoow Caafi Oo irsaaqad Waasacana sii.. Insha allaaaah Aamiin

  • @abdimaliksaidcawale4694
    @abdimaliksaidcawale4694 3 года назад +5

    Maanshalaah C/Malik sh. M Coldoon ilahay ha kaa abaal mariyo kuwa soo dirayma misaanka xasanaadka ha u saaro.

  • @Joogteyn
    @Joogteyn 3 года назад +3

    Abdimaalik walaale kheyr Allah haku siiye kaamirada marka hore usheeg ama kaqari wajigooda saas baa ila qurxoon

  • @umusafa8926
    @umusafa8926 3 года назад +2

    C/maalik goow Alle kuma ciilo adduun iyo Aakhira sideey kuugu duceysay wllhi waa la ilmeeyay Ilaahoow faraj kheyr qabo.

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 3 года назад +2

    Ruux Ummadda. Soomaaliyeed
    Wanaag. Iyo.Tabarucaad.u Fidiya..Coldoon. Jzakallaah
    Sida Aad uga Farxisid.masaakiinta.Rabbi..hakaaga Farxiyo.in sha Allaah.

  • @sahraaishachannel9297
    @sahraaishachannel9297 3 года назад

    Mansha Allah c/maalik muuse coldoon meeqaamkaagiigii baad kusoo laabatay halkaa kagahay wall Alle ha ku barakeeyo

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 3 года назад

    Allaahu akbar allaah ha ku gargaaro cabdimaalik awlaada xaaska allaah ha kugu ilaaliyo aakhiro allaah kama habaabiyo adiga iyo walalaha khayrka soo diibtaba

  • @Mr.Nuradin
    @Mr.Nuradin 3 года назад +8

    Waxan la yaabay raga qayrul masuulka ah oo isagoo dayacay xaaskisii iyo caruurtiisii inuu gabadh kale guursado. Waxa kasii caqli xun gabadha ogolaanaysa nin gurigiisii hore dayacay. Illaahay hooyooyinka soomaaliyeed abaalkooda Janada haka dhigo. Dumar aad u qiimo badan weeye. Coldoon adiga iyo dadka caawimadan kula wadaba illaahay khayr ha idinku abaaliyo.

  • @asmamusewadaad5226
    @asmamusewadaad5226 3 года назад +1

    Aĺlah jannatul firdowsa kahugu arsaaqo wll
    Musliminta inta baahana Rabbi
    Ha baahitiro

  • @polatalemdar7662
    @polatalemdar7662 3 года назад +5

    Walahay waan ka naxay meskin hoyadan way omdat meskin barnaamijkan saa ku wada ilahay ayaa if iyo akhiro ba idin caawin hadaad dadka saa aad u cawisaan hooyadan dib halogu noqdo oo daynka ha laga bixiyo wax adeeg ay siisatona ha la siiyo walahay aad baan uga naxay jasakalkhayr cabdimalik muuse coldoon iyo dadkii soo cawiyay ba❤❤🤲🏽

  • @naasirbashiir3246
    @naasirbashiir3246 3 года назад +2

    Allaha raxmaanka ah wxn ka baryayaa in kurbada ka faydo maamadan arsaaq xalaal ahna siiyo
    Somali hadii aan nahayna cidii wax dhaanta hala caawiyo

  • @asadlionish
    @asadlionish 3 года назад +1

    Khayr Alle haku siiyo adiga iyo intii la baxdayba , laakiin waxaa fiican in dadka wejigooda la qariyo masaakiinta .

  • @abdikariimosmanwarsame2101
    @abdikariimosmanwarsame2101 3 года назад +5

    Waxaan kuugu duceeyo garamaayee ilaahey saa masaakiinta oga farxisay hakaaga farxiyo
    Iloohow waa bil ramadaane c.maalik waxow jecel sii.

  • @jetli2086
    @jetli2086 3 года назад +10

    Ana dharag baan seexan waaya kibir iyo qosol iyo snapchat iyo nac nac dadkaygiina waa kuwaa halkaa 3 habeen dab shidan Subxnallah Ilaahow maxaanu kugu caasinay 😥😥😥

    • @QURXINTAGURYAHA
      @QURXINTAGURYAHA 3 года назад

      waxa keliya oo la inooga baahanayahay walaal in aynu waxaas aynu ka dheragnay la wadaagno walaalaheen bes

  • @MJ-gg4je
    @MJ-gg4je 3 года назад

    Jassakumu allaah khayr intii suuragalisayba , noociina Allah Somaalida haku badiyo insha'Allah

  • @tayasirahmed3429
    @tayasirahmed3429 3 года назад +3

    Walaal dadkaad caawinaysid wajiga uqari جزاك الله خير

  • @Cawad-Qaro
    @Cawad-Qaro 3 года назад +2

    Ilaahayow, Cabdimaalik ku soor Caafimaad iyo Cibaado suuban.
    Waa Mahdi caadiya💯✊✊✊.

  • @abdixalimyusuf8647
    @abdixalimyusuf8647 3 года назад +2

    Ilaahaw u gargaar hooyadaa iyo hooyooyinka somaliyeed ee dhiban , cabdimaalik alle haku barakeeyo adna

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 3 года назад +2

    Alloow cabdimalik oow janada agaaga yeero firdowsa alloow fadhigaaga kayeel amin

  • @sahraxaajimire508
    @sahraxaajimire508 3 года назад

    Waa bil ramadaan allah waxaan ka baryayaa in uu masaakiinta baahi tiro cabdi maaligoow illaahay if iyo aakhiro ha ku barakeeyo sidaad danyarta uga farxiso allaah ha kaaga farxiyo

  • @fadumamohamed7014
    @fadumamohamed7014 3 года назад

    Ilahayow Cabdi maallk xoriyadiisa u soo celi

  • @RelaxHold
    @RelaxHold 3 года назад +3

    حسبي الله ونعم الوكيل 😭😭
    Ilaahay haku xafido Walal Cabdimaalik

  • @hayaanboos4642
    @hayaanboos4642 3 года назад +3

    Maansha Allaah
    Illaahay hakaa jazaai siiyo

  • @nassirm7040
    @nassirm7040 3 года назад +4

    Kuwii lacagta ku laha ilhoow yaanay daawan si caruurtu u ciido. Camerada horteeda wax ku siin qof amaah lagu leeyahay waa iga talo abti adna jazaaku allahu khairan.

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 3 года назад

    Duceeysanihii waa soo noqday, Abdimalik, duceeysane, caafimaad dheer iyo cimrdhidheer alaha ku siyo

  • @abdinasirmohamed1819
    @abdinasirmohamed1819 3 года назад +4

    Dadkii soo dhibtey iyo adigaba khayr Allah idinsiyo walal

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 3 года назад

    Aduunkana liibaan Aakhirana fil jannah Cabdimaalik iyo teamkiisa bi'idni Allah.

  • @toojkagiimka4374
    @toojkagiimka4374 3 года назад

    Mansha allah kaalin muhiima ayaad ugu jirtaa ummuada soomaaliland.

  • @moegreenback6854
    @moegreenback6854 3 года назад +4

    Madax ku sheega Soomalida oo dhan ninkan Cabdimaalik baa ka waxqabad badan

  • @farhiamali4693
    @farhiamali4693 3 года назад

    Masha Allaha Jazakumullah khayr Coldoon🙏

  • @nasriinmohamed2148
    @nasriinmohamed2148 3 года назад +1

    mznzha allah cabdimalik alle khayr ha ku siiyo masaakin baad ka farxise

  • @shmustafesomali1274
    @shmustafesomali1274 3 года назад +4

    cabdimaalimow hadii aad dadka caawinayso wajiyadooda qari ALLAHA kuma fadeexeeyee

    • @xidiigtareersool2729
      @xidiigtareersool2729 3 года назад +2

      Walal fadexad mahan dadka so cawiinaya markay arkan masakiinta

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 3 года назад

      Ma dad ayey kufsaden maxay tahay fadexada wa dad la cawinaya

  • @giirecarab3365
    @giirecarab3365 3 года назад +1

    C/Malik muse Coldon waxan rajaynaya inan noqdo madaxwaynihii badalilaha umada somaliyed odhan insha Allah

  • @xasanofficialchannel8628
    @xasanofficialchannel8628 3 года назад +1

    Wlh waa iska xaal aduunyo Allah haku hakula garab galo wariye cabdimalik hosha aad somali uheeyso

  • @xaaxinews9269
    @xaaxinews9269 3 года назад

    Allaw umadada danyartaa. U gargaar aamin
    Coldoon alle hku xifdiyo

  • @hassanadan7978
    @hassanadan7978 3 года назад

    Rabi scw Ajar hakaasiiya .
    Hooya dhiban ayad caawisey Allah kucaawiya dhabtiii waan ilmeeeyey

  • @yaskadhalintihore2462
    @yaskadhalintihore2462 3 года назад +2

    ALLE CIILKA IYO CALALYOOWGA HAKA SAARO MOM WAX LA'AANTU WAA CIILEE

  • @abdirisaqomar1919
    @abdirisaqomar1919 3 года назад

    WLL ABDIMALIK ALLE HA KU SHARFO GABADHAS/HOOYADAS SOOMLIYEDNA ALLE HA UGARGAARO WAA WAX LALA YAABO NIN NOOL OO AN KA WAR HYNIN UBADKIISA WAR RAGII SOOMALIYEEDOW WAD NACEEBYSEEN EE GABDHAHA XUSHMEEYE ALLE KA CABSADA WAA LA DHIMANE CAJIB

  • @waxbarashoonly5643
    @waxbarashoonly5643 3 года назад

    Jazakallah cmalikow allah jana firdos maca rasululah swc kugu abal mariyo

  • @farxiyaosmaan6230
    @farxiyaosmaan6230 3 года назад

    Masha Allah alle haku xifdiyo Wll cbdmlg mse coldon

  • @Yaz2687
    @Yaz2687 3 года назад +7

    Walhi hadaan awood dhaqaale haysan lahàa waan caawin lahay hooyadaan ma arki karo hooyo somaliyed oo ilmeyneysa 💔😓😔

    • @nstahayosalo8740
      @nstahayosalo8740 3 года назад

      Allow ugargar Adiga Awod lehe cold on. Adigana. Ilahay. Ha. Ka. Awal mariyo. Adun. Iyo. AQiraba

  • @abdikarinmohamed7269
    @abdikarinmohamed7269 3 года назад +1

    wajigodana qari akhiii jaza ka allah kheyran

  • @drabdirizakmustafe8492
    @drabdirizakmustafe8492 3 года назад +1

    Runa ahaanti waan ilmeeyay alle misaanka xasanadka hakuugu daro wll cid kusoo wakiilatayna alle hawgu badalo khyr

  • @ngabalaax
    @ngabalaax 3 года назад +1

    Mnsha Allah ale hakaa jaisasiiyo abdimalik muuse coldoon

  • @mohammedabdirrahmanrubblei9141
    @mohammedabdirrahmanrubblei9141 3 года назад

    JIRITAAN waa ilayska umada Soomaaliyeed. CabdiMalik Muuse Coldoonna waa halyey aan ku faano una ducayno.

  • @mahadosoble8768
    @mahadosoble8768 3 года назад +12

    Qofkii Hooyadiis kali kusoo korisay ayaa darremi karo dhibaatada Aay Hooyo walbo caruurteda usoomareyso markey kali tahay qof kutageerayo laheyn alle kasokow

  • @ayaanaxuseen1408
    @ayaanaxuseen1408 3 года назад +2

    Allloow raxmaanow ugar gaar iyada iyo intii dhiban rabow faraj ufur isagana khyr ka sii

  • @AhmedAli-bf7bi
    @AhmedAli-bf7bi 3 года назад +1

    Illaahoow caawi masaakiinta dhiban Abdimalik qeer badan inshaa allaah

  • @xidiigtareersool2729
    @xidiigtareersool2729 3 года назад +3

    Cabdimalik ilahow ku xafiid walal ducad qabtaa Rabii hakulaa garab galo kheyr kad wado Amiin 🤲

  • @abdullahijama2423
    @abdullahijama2423 3 года назад +2

    ilaahayow hooyooyinkeen noo xifdi duruuf adag nagu sooo koriyeen

  • @binhajiomar805
    @binhajiomar805 3 года назад

    Masha Allah Abdi maalik musse coldoon alle haka raali noqdo Mamadana Alle fataj qeyr qabo ha u furo

  • @AG-208
    @AG-208 3 года назад

    Manshallah wll abdimalik mar walba waan kugu falsonahey.
    Guul adun iyo aqiro amin

  • @aliguleed2938
    @aliguleed2938 3 года назад

    Abdimaalik allaha kuu gargaaro aduun iyo aakhiro

  • @halimamohamed7213
    @halimamohamed7213 3 года назад

    Xabsiga dembi dhaaf Allaha kaagadhigo wllo muminka waala itixaamaa sabar wllo waakasoobaxee insha Allaah , cimri dheer iyo cibaado suuban Allaha kusiiyo wllo caruurta iyo reerkaada Allaha kuuguxafido hooyadaa iyo Aabahaa Allaha cafiyo wllo illaahey dartiisaan kuujecelahay wllo markastoo laguxiro aad ayaan ukurboodaa 😭😭😭😭😭

  • @munaali466
    @munaali466 3 года назад

    Cabdi malik ilhay janatafardasa rugu hakagadhigo insha allh gobalda kale samafalahaso kal alhehana siiyo

  • @nuurwarsame6771
    @nuurwarsame6771 3 года назад +3

    جزاكم الله خيرا يا اخي

  • @faatimaayaan
    @faatimaayaan 3 года назад

    Abdimaalik Ilaahay ha ku barakeeyo

  • @mohamedaabi8363
    @mohamedaabi8363 2 года назад

    Khayr alle ha ku siiyo wll

  • @Xamze24
    @Xamze24 3 года назад +1

    Allah ha idin sharfo zaaxiipyaal

  • @abdihakiimmuuse9300
    @abdihakiimmuuse9300 3 года назад +3

    Maskiin caawiye Alle haku caawiyo samafale

  • @khalidaggar7817
    @khalidaggar7817 3 года назад +16

    please wll abdi Malik waxa Qurux badan adoo sameya in aad dadka wajigooga add qarissii waa Dhibaato wll 🙏🏽

  • @khadramohamed185
    @khadramohamed185 3 года назад +5

    Allow caawi hooyada dhibataysa ax🤲🤲

  • @zuldandhakawe6801
    @zuldandhakawe6801 3 года назад +3

    Illaahay Ha U Gargaaro Oo Risaaqad Waasaca Ha Siiyo Maamada Iyo Intii Islaamee Dhibaataysanba Adigana Ajar Iyo Xasanaad Alle Hakasiyo Wll Aamiin 🤲

  • @mohamedarab1319
    @mohamedarab1319 3 года назад +2

    Ax hooyo walba oo dhiban allow u gargaar hooyo abaalkeedu jana mooyane wax kale ma gudi karaan
    Ax😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @sofiamohammed6889
    @sofiamohammed6889 3 года назад

    great man masha Allah

  • @Nacafo5
    @Nacafo5 3 года назад

    Abdimaalik hawl cajiib ah ayaad heysaa runtii... Haddii ummadda iska war hayn lahayd cidina ma gaajoodeen.

  • @hodancadi4205
    @hodancadi4205 3 года назад

    Ilaahay qeer ha ka siiyo sanafalida masaakiinta

  • @mohamedhaji9381
    @mohamedhaji9381 3 года назад +1

    Walaahi waa hooyo dhiban marka holoo gurmado Cabdi malik adiga iyo as xaabtaada qery aan la soo koobi karin alaaha idin siiyo

  • @SomaliTv.
    @SomaliTv. 3 года назад

    Alle ha ka abaal Mariyo Abdimalik waa shakhsi ilaahay barakeeyee

  • @cabdikhadar7
    @cabdikhadar7 3 года назад +1

    Lets all stand for this mom please.

  • @لولواالعلي
    @لولواالعلي 3 года назад

    Maashaaa alaaah coldoon qeeer alahakusiiyo yaarab

  • @الشيخمحمدسعيد-ر3ن
    @الشيخمحمدسعيد-ر3ن 3 года назад

    Allee hakugarab galo sxp wll inader

  • @Really2025
    @Really2025 2 года назад +1

    I miss Coldoon sooooooo much crying 😭

  • @jamiilajay2046
    @jamiilajay2046 3 года назад

    🤲🤲🤲🤲🤲 ilahjayow u gargaar umadaada

  • @filfilocAhmed
    @filfilocAhmed 3 года назад +2

    😭😭😭😢ax hooyo waa qali 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @hadiyahali5441
    @hadiyahali5441 3 года назад +1

    Coldoonow wall ilahay ha kaa ajar siiyo is xilqaankaada iyo dedaalkaaga lkn hal codsi walaal qof jecel ma leh inuu arko gacantiisa oo hoosaysa marka waxaan kaa codsanayaa inaad dadka wajigooda qariso thanks

  • @yassinmohamed7856
    @yassinmohamed7856 3 года назад

    Allah ku barakey muse cooldon

  • @mohamedibrahim7653
    @mohamedibrahim7653 3 года назад

    Shaqsi qaali ah abdimalik masha Allah

  • @Ceerigaabo11
    @Ceerigaabo11 3 года назад +6

    War Cabdimalkow armay intaana ka qaadan kuwii deynta kulaah ee raaashinka u dhaaafiwaayey.

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 года назад

    Allah kuxifdiyo

  • @hamdaahmed5209
    @hamdaahmed5209 3 года назад +1

    Wloh codsi dadka aad caawinayso wajigooda qari pls duruufbaa haysata barina alle hayee wayvka bixi

  • @libanmohamedjama8337
    @libanmohamedjama8337 3 года назад +5

    Waan kuugu dhiiri galinayaa shaqada aad dadka masakiinta ah ku caawinayso

  • @Dawlad252
    @Dawlad252 3 года назад

    Masha Allah miisaanka xasanaadka ah Alle ha idinku daro

  • @ifraaxkeyse214
    @ifraaxkeyse214 3 года назад

    Maaaaaaasha alllh alle haydin xafido walaalahay kaalmee kuwan

  • @sadickmahamoud3917
    @sadickmahamoud3917 3 года назад

    Cabdimalik muse coldoon alaha khayr kusiiyo walal

  • @cabdifataaxsheekh3772
    @cabdifataaxsheekh3772 3 года назад +3

    Wll cabdimaalik waxa aan ku talin lahaa inaad wajigooda aad qariso dadka aad caawinayso ee aan la arag

  • @zakierashid5682
    @zakierashid5682 3 года назад +1

    Cabdimaalik goow maalinka qiyaama waxaan Ilaaheey hortiisa kaaga marqaati kici doonaa inaad Ilaaheey adoomankiisa u asxaan fashay oo mid walba oo ay ku tagan tahay intaad ka haleeli kartay kurbada ka qafiifisay Ilaaheey na maalinkaa kurbada kaa feedo.

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 3 года назад

      Aamiin yaa Rabi.

  • @bruneibrunei9198
    @bruneibrunei9198 3 года назад

    Ducadii iyo eedankii wa waa kulmeen

  • @kingkhazar1565
    @kingkhazar1565 3 года назад

    M.a jazaakallaah

  • @aydarusmahamed8312
    @aydarusmahamed8312 3 года назад

    Asc sabaxalqeyr sheekhal qalaaba qeyr fara badan ayaan ilaahey kaga rajeyna oo dadka adigoo kale ah alaha somaliya alaha u badiyo