Waakukaa 8 | Raashinka soo celi

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 дек 2024

Комментарии • 493

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE 3 года назад +79

    Waakukaa ...Barnaamij Dareen Gaar ah Xambaarsan... Axmed & Qoyskiisa Caafimaad Ku ciida Inshaa'Allah...

  • @daniistecaqlileh482
    @daniistecaqlileh482 3 года назад +31

    Walaahi dumarka soomaaliyeed waa dumarka aduunka ugu naxariista badan waayo markii uu yiri cmaalik rashin bar soo celi wan ka wada damqanay qaasatan dumarka commentigooda uga badan waa damqasho dumarkeena soomaaliyeed waa daimond aduun iyo aakhiraba ilaahay hanoo xifdiyo aamin

  • @mardaadisaana5105
    @mardaadisaana5105 3 года назад +3

    Iimaankiisa ayaa imtixaan laga qaaday
    Waana baasay. Maansha allaah

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 3 года назад

    Cabdi Malik Muse Coldoon waad iga ilmaysiisay runtii. Waa dhamaadkii Ramadane Allaha kaaga farxiyo Jannatul Fardowza Aclaa, adiga iyo kooxda kula shaqaysa sida aad uga farxiseen masaakiinta danyarta ah.

  • @abdiyare4343
    @abdiyare4343 3 года назад +1

    Jasakallahu kheyr c.maalik.mar tidhi badh soo celi aad baan uga naxay xaqiiqdi inkasto marki dambe farxad uu ku soo dhamaaday muuqaalki Alxamdulilah.

  • @abdihayehashi769
    @abdihayehashi769 3 года назад

    Ilaahow iimaanka iyo geesinimada cabdii maalig oo kale isii waa cumar bin cabdul caziizkii qarnigan ilaahow intii muslim ah dhibaatada naxariis ugu bedel

  • @mustaphelegendary548
    @mustaphelegendary548 3 года назад +3

    C/maalik masakiinta iyo dadka iska tamarta yar haku ciyaarin mar danbe haku odhan rashinka soo celi qof danbe haku odhan

  • @Moha57959
    @Moha57959 2 года назад +1

    Asc cabdimalik alaha ku xafido zxp qof wanagsan baa tahay insha Allah waa kulmi doona hadi alle idmo waa kuso ducaynay Ilaahay xoriyadadi kuso caliyo Ameen💯🤲

  • @life5674
    @life5674 3 года назад +27

    Coldoon xoolaha umada kuu dhiibtay sida saxda ah u gudbi miskiinkaa inaad sidaa u qalbi jabisay wax sax ah maahan mana haboono. Intaadan falin ka fiirso Hada kadib. Daruufta halkaa dhigtay maahan in Lagu digto miskiinkaa. Qaladka nuucan ahi Mar waa kaa dhacee mardanbe yaanu kaa dhicin 💔 waad iga qalbi adagtahay xaqiiqatan😔

    • @abdullahiburhan2976
      @abdullahiburhan2976 3 года назад +1

      waa talo wacan ii daarsì adoo mahadsan

    • @faysaljaaliyada3551
      @faysaljaaliyada3551 3 года назад

      Maxaad ku daratay adigu

    • @abdulqadirabdulhamid4080
      @abdulqadirabdulhamid4080 3 года назад +1

      Wlhi wan kanaxay ax
      Ila fiicna hadaysan isku ogayn
      Xata waxa nacquula inuu kaanaxo naxdintuna ay kusamayso

    • @life5674
      @life5674 3 года назад

      @@faysaljaaliyada3551 Waa midaan adiga ku qusayn my dear.

  • @NimcoCrizaq
    @NimcoCrizaq 3 года назад +17

    Pls pls wll cabdi maalik mardanbe haku samay soceli wukanaxay waxkale ku dheh ale khayr haku siiye

    • @deeqoahmed4939
      @deeqoahmed4939 3 года назад +2

      waa runtaa wuu ka naxay maaha wax qof baahan lagu tijaabiyo

  • @rahmaali2050
    @rahmaali2050 3 года назад +17

    Wllo Illahay khayr kusiye lugoyada kadaa waayo wuxanuunsanaya naxdintuna wa qacda hore kadaa waxkale unkudheh lakin raashinka soceli hadaad tidhahdo naxdintu wa qacda hore wllo Illahay khayr hakusiye masakinta lagama agwayo qofka masakintu ka agdhawdahayna wa qof liibanay lakin wllo wuxanuunsanayeye kada raashinka soceli qofku markanu waxba haynin wa naxdine

    • @xaarwalwaal
      @xaarwalwaal 3 года назад

      Alla haku sharfo Walaalo. Anba waan ka damqaday ereygaas. Aabahaasi wuu naxay wallaahi jidhku siduu isku galay ayaad ka arkeysaa. Xitaa kolkuu ku yidhi qeybtaada goormaad soo doonaneysaa garan maayo ayuu ku yidhi. Haduu inuun hayo wax awooda ama aanu sidaas u jilicsaneyn waxa uu ku odhan lahaa waar saqajaan yahow la noqo waxaaga. Illaahaybaa arsaaqada hayee. Xitaa wuxuu ku yidhi intaasi woxoogey ayay na heyn laheyd.
      Masaakiinta in prank lagu sameeyo ma wanaagsana. C/Maalik Doontana wuu yaqaan caruurna maahee tollow maxaa ka si noqdey? Waan yaabey wallaahi. Waxaan rajeynayaa inuu dhaqankaas wax ka bedelo mistaqbalka.

    • @abdirahmanismail5604
      @abdirahmanismail5604 3 года назад

      Intaasaa ku khalada barnaamijka.

    • @sumayasalebaan6250
      @sumayasalebaan6250 3 года назад

      @@xaarwalwaal naxdinta hore farxada danbaa Ka Daran

    • @xaarwalwaal
      @xaarwalwaal 3 года назад +1

      @@sumayasalebaan6250 Huuno huqda hore oo keli ah karaahiyadeeda ayaa ka daran wax walba. Dhaqanka noocaas ah waa laga fiican yahay.

  • @mrleeddochannel6250
    @mrleeddochannel6250 3 года назад

    Wuu ka farxiyey illahay haka farxiyee. Illahaw barakee C/maalik Coldoon aamiin

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 3 года назад +2

    Yaa Salaam!!! I have never seen such generosity in my whole life. May Allah reward the sponsors of this programme. Believe you me, I saw tears rolling down my eyes. I live in Nairobi Kenya and in sha Allah I will share this wonderful clip with friends.

  • @hoyadaiyodhalanka897
    @hoyadaiyodhalanka897 3 года назад +1

    Geesi somaliyed oo aan marwalba ad ujecla uguna damqan jirey xiligi uxirna. Jazakalah abowe!

  • @firdowzx.maxmud8292
    @firdowzx.maxmud8292 3 года назад +4

    Fadlan Caldoon haku sameyn arintaan mardanbe. Maba daawan karno.
    Waxaad siisey waxaa kadaran xanuunka u daraymey markaad kaceshatay cuntadii💔😢

  • @abdirahmanmohamed8133
    @abdirahmanmohamed8133 3 года назад

    Allah swt haka farxiyo sida aad uga farxisay ilmahas iyo walidkod

  • @Hargeisavillagevlogs
    @Hargeisavillagevlogs 3 года назад +14

    Ax raashinka markuu soo guraayay CALOOL XANUUNKIISA ILAHAY UUNBAA OGAA IYO NIN WAX DAREEMAAYA....NIO SAME FALE ABDIMAALIG MUUSE COL DOONOOW wll qali sidan dib ha u samaynin😭😭😭

  • @polatalemdar7662
    @polatalemdar7662 3 года назад +8

    Walahay khalad ayay ahayd inad ku taahan soceli waxan aan kusiinay waan ka naxay

  • @khadarmowliid2248
    @khadarmowliid2248 3 года назад +17

    Marka hore Rabbi hakaa abaal mariyo caawinta aad caawinayso ma hadlayaasha ayna cidina umaqnayn Caadilkooda mooyee.marka xigta talo ahaan waxan kuugu soo jeedin lahaa laba qodob
    1. Inaysan dhicin in alaab hore aad usoosiissay qof in dib aad camerada iyo isaga culys ku saarto in la arko
    2. Inaad qaybo ka mid ah video ga aad ka jarto ood qariso markaad editingka marinayso, waxa macquul ah inuu qofku kuuso bandhigto ana sheego waxyaabo xog qarsoon u ah baahi darteed .
    Rabbi haku garab galo walaal Cabdimalik..

    • @Garorrebusiness
      @Garorrebusiness 3 года назад +1

      Camerada waxaa sabab u ah deeq-bixiyayaasha in aay aaminaan in waxooda wadda saxsan in lagu bixiyo ay aaminaan kuwa kalena kudaydaan.

    • @farhiyakahib4435
      @farhiyakahib4435 3 года назад

      @@Garorrebusiness wa runta imiinka adunku amiin malaha wayo waxa jiira daad masakiina inta waxa loo guray hadana laga dhacay. Wu ku saxanyahay Cabdimaliig inu daadki soo wakiishay u tuuso halki ku haboonayd u ku bixiiyay

    • @mustafaaden736
      @mustafaaden736 3 года назад

      Waad saxsantahay walaal. Laba talo oo wanaagsan ayaad siisay. Qof baa jira kuu jawaabay oo yidhi "dadkii bixiyay deeqdan ayuu C.Malik tusayaa. Haddii ujeeddadu ay sidaa tahay, si ka yar masuuliyad iyo tudhaalle badan ayuu samayn karaa. Miskiinkan waxa uu so cad ugu sheegi karaa in uu doonayo in uu deeqdii sawir ka qaato, si uu u gaadhsiiyo dadkii soo bixiyay oo ay ugu qancaan in sadaqadoodii ay meeshii ay ugu talo galeen gaadhay.
      Miskiinka wuu ka nixiyay. Waxaan ka baqayaa naxdintaa iyo farxadda danbe in ay isgoostaan oo uu zero balance Cabdimalik soo istaago.
      Ilaahay dadkaa jilicda san wakhtigan adag ha asturo.

    • @mustafaaden736
      @mustafaaden736 3 года назад

      @@Garorrebusiness hadday sababtu sidaa tahay walaal, miyaanu miskiinkan si cad ugu sheegi karin in uu doonayo in uu sadaqadii soo gaadhay sawirto, si dadkii bixiyay uu u tuso. Sidaa uu Cabdimalik imaka yeelay boqol siyaabood oo aan qalbiga miskiinkaa waxba yeelin ayuu samayn karayay.

  • @shakasudi8535
    @shakasudi8535 3 года назад +9

    Allah waxan kaga baryaya inu jano kagu abaal mariyo adigiyo inta muxsiniinta ahba 🥲

  • @maarshaallyrics
    @maarshaallyrics 3 года назад

    Alle Ha Ku Barakeeyo Abdimalik muse
    wlhi shaqadaad shabcabka danyartaa u hayso xataa Dawladu Uma qabto ALLE HA KU XAFIDO WLL

  • @nimohussein5418
    @nimohussein5418 3 года назад

    C/maalik eedo aduun ciso ku noolow aakhirana firdawsal aclaa aamin

  • @MudaneSooyaal
    @MudaneSooyaal 3 года назад +1

    Farxad weeyn beey kusoo dhamaatay maasha Allah ajar Allaha kaa siiyo adiga iyo muslimiinti wax soo dhiibatayba lkn Shiikh Cabdulmaalik soo celi raashinka inaad afka uun ka tiraahdo ayaa ku filneed.

  • @kaydtech4990
    @kaydtech4990 3 года назад +33

    I can't stop my tears! This is the Only channel i always eager to watch, in order to give Likes.
    May Allah swt bless KAALME KUWAN Family.

    • @abdishakurfarhan1563
      @abdishakurfarhan1563 3 года назад +3

      Like kaliya ha siinine sadaqo sii wll

    • @aoao7016
      @aoao7016 3 года назад +4

      Same here, I'm so emotional right now

    • @safiyoahmed2630
      @safiyoahmed2630 3 года назад +2

      CADOW. GAAGA. ALLAG. KHANTO. XABIIB. KAAGA. IYO. XIGMADADA. ALLAHABADIYO
      🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️✅✅🌲✅✅✅✅✅✅✅🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🎇🎇🎇🎇🎇✨✨✨🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🦚🦚🦚🦚🦚🦚🦚

    • @jetli2086
      @jetli2086 3 года назад

      Walal lacagtana ugu dar wixii kaa go’a wallahi baan ku dhaarte aduun iyo aakhiroba waad heli

  • @abdirisaqomar1919
    @abdirisaqomar1919 3 года назад +11

    Abdi maalik wll ninka oromada ah video ad ka duubty iyo ninka kalyaha faristen ee sida ad wax usiinyto ma jeclaanin waayo dad dhiban ayad ka nixinysaa ee adoo mahadsan ka badal qaabka wax InshaAllah kuly saasby ila tahy waxaa tahy nin ugu dheer

  • @muqtarbarremahamed8641
    @muqtarbarremahamed8641 3 года назад

    Allaahu akbar allaahu akbar masha Allah c/maalik alle kheyr haka siiyo

  • @faisawade195
    @faisawade195 3 года назад +2

    Fadlan cabdimalik hakanix waa masakin walaal ishodu waa dhicikarta adigoo u naxarisanaya dhib ha isukeenin waa igawanaag ee igama ah xumaan allahya xafidak dunya walakira

  • @shukrimusetalentchannel2457
    @shukrimusetalentchannel2457 3 года назад

    Maansha Allaah Sidaad Had Ito Jeer Ummadda uga Farxiso Allaha Kaaga Farxiyo Aduun iyo Aakhiraba Intii Aan Daawanayey Dhowr Jeer Buu Dareenkeeygu Is Bedelay

  • @abdulljama783
    @abdulljama783 Год назад

    Abdimalik
    Ilaahay haka raali nogdo, waa Geesi buuxa
    Aamin yaa rabi

  • @abibawale4976
    @abibawale4976 3 года назад +1

    Allow dadka danyarta kuwo u naxariista naga dhig wllhi ilmadii baan celin kari waayey😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 qof iga jecel caawinta dadka baahan ma jirto allow iga dhig mid qalbiigiisa naxariistu ku badantahy allow adiga ayaa ii jeeda oo qalbigayga daalacan kara oo qof walba iga og allow qalbigayga naxariis iga buuxi
    Insha allah alle wuu iga aqbali arinkyga

  • @yasmin8196
    @yasmin8196 3 года назад

    Mashaa Allah allaw cabdi malik cimriga iyo cafimadkaba u dheree.axmad rizqiga Alle haw wasiciyo afka si wanagsan bu u bartay.

  • @inshaallahkheyrfnd3219
    @inshaallahkheyrfnd3219 3 года назад +1

    walaal wakubarya abdimalik qof danbe ha dhihin so celi rashin iyo waxi lamid ah ano ogson inad ku kaftamaysid waqti kaftan lama joga manta adunka lkn ALHAMDULILAAH

  • @aminajama753
    @aminajama753 3 года назад

    Masha allah ilaahy ha ku xafdiyo
    Aduun & aakhiroba aamiin

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 3 года назад

    Waxaan moodey run markaad tiri raashinka soo celi subxaana Allah.
    Cabdimaalik khayr aduunyo & mid Aakhiroba Eebe ha idinsiiyo.

  • @abdinasirbaladka3873
    @abdinasirbaladka3873 3 года назад +4

    Alle ha idiinka farxiyo, sida ugu farxineysaan dadkan masaakiinta ah.
    Mahadsanidiin.

  • @ahmedbashe7621
    @ahmedbashe7621 3 года назад +4

    Allow idin kawada farxi Walaalkey Cabdulmaalik iyo Asxaabta Alle Dartiisa U caawiya...,,, Guuleysta Guuleysta Guuleysta

  • @somalitiktoklives1711
    @somalitiktoklives1711 3 года назад

    masha allah allaha ku barakeeyo walaalo abdi maalik adiga iyo walaalaha soo dhiibtay sadaqada

  • @farxiyaosmaan6230
    @farxiyaosmaan6230 3 года назад

    Masha Allah wll ilahay aqira iyo aduyo alle haku kaggaro umutu masakin ayad ugargartay kurbadana kafeday alah kuma tuso kurbo idim Allah

  • @farhia2984
    @farhia2984 3 года назад

    Masha allaah illaahey ha ku xafido sidaad umada uga farxiso illaahey ha kaaga farxiyo aduun iyo aaqiraba

  • @abdirahmanismail5604
    @abdirahmanismail5604 3 года назад +35

    Ninkan isku xaafad ayaanu nahay wax ka yar 100m ayaanu isu jirnaa wuu u baahnaa caawimadan waa nin duruufaysan.

    • @abdallaahmed8104
      @abdallaahmed8104 3 года назад +4

      Inaad caawiso ayay ahayd maadama aad ogayd derisna la tahay

    • @abdirahmanismail5604
      @abdirahmanismail5604 3 года назад +9

      @@abdallaahmed8104 zxp aniguba nin dhalinyaro ah ayaan ahay wlhi hadaan wax hayo waan siin lahaaye.

    • @zamzamzamsam6108
      @zamzamzamsam6108 3 года назад

      Ax ax kamaan celiyeen wlhy

    • @zamzamzamsam6108
      @zamzamzamsam6108 3 года назад +1

      @@abdirahmanismail5604 insha Sllah Waad heli wax aad bixiso wll

    • @farxiyamohmed7744
      @farxiyamohmed7744 3 года назад

      Msha allah rbbi ayasiyay

  • @hassankhalif9022
    @hassankhalif9022 3 года назад

    M.Allah war Nikan madahweyna halodorta yaqey ....in RUclips this is the only channel I love it Abdimalik ...its the last days of ramdhan may Almighty reward u Janatul firdowsa .

  • @roblehsabdi7785
    @roblehsabdi7785 3 года назад +2

    Allow u gargaar qofkasto dhibaataysan wlhi waa xalad adag 😭
    Abdimaalik Allah bless you

  • @ahmedabdirahmandualeh3557
    @ahmedabdirahmandualeh3557 3 года назад +5

    Cabdimaalik wll waxan ku odhan lahaa maskiinka raashinka lasiiyey hadana lagu yidhi keen wuu ka naxayaaa markaa waxyaabo kale u isticmaal halkaas alle ha kaa abaal mariyo masaakiinta aad kaalmaysaan

  • @mocamuudofficial4405
    @mocamuudofficial4405 3 года назад +19

    Wlhi waan ilmeeyey markuu yidhi intay ciidu dhaafayso albaabkaan kusoo xidhayaa 😭😭

  • @nabadoon.jimcaale.xaayoow.3063
    @nabadoon.jimcaale.xaayoow.3063 3 года назад +1

    MAASHA ALLAAH
    Masaakiinta hala caawiyo
    JAZAAKALLAAH KHEEYR

  • @ifraaxcumar6792
    @ifraaxcumar6792 3 года назад

    M.a coldoon Allah danbigaada hadhaafo dadbadan waad kafarxisaye wallee.

  • @atoorebaadiyo6345
    @atoorebaadiyo6345 3 года назад +41

    Mudane guleyo sxbyaalow liketa ha ila garab marina

    • @shaadiyamaxamuud5089
      @shaadiyamaxamuud5089 3 года назад

      Cabdimalik waad khaldantay qofbaahan waxad siiso keen lama yiraahdo wlhi waan ooyey

  • @abdirahmankaamil1756
    @abdirahmankaamil1756 3 года назад

    Waa Barnaamij Dareen Xambaarsan Waliba Dhiiri Galin Ubaahan .
    الي الامام علدون .

  • @bariraabubarkar2011
    @bariraabubarkar2011 3 года назад +5

    Cabdimaalik walahay waan naxay runbaan moday inaad keceiinasid raashinka aber Trotzdem danke 🙏🙏🙏🙏

  • @ismailhidig343
    @ismailhidig343 3 года назад +1

    u broke he's heart markaa dhahday alaabta soo celi and at the same time u make him happy markaa lacagta ciida siisay big ❤ bro may allah bless you #coldon

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 3 года назад +2

    ومن يتق الله يجعل له من أمره يسرًا

  • @abdullahalmuwaxid9643
    @abdullahalmuwaxid9643 3 года назад

    Cabdi Maalik Muuse Coldoon,,, wiil wiil katagay, Rabbi subxaanah muraadkaaga aduun iyo kan aakhiraba hakuu sahlo walaal macaan

  • @khalidhajimohamed535
    @khalidhajimohamed535 3 года назад +2

    Cabdimaalik shikh muse wa qalbi nadiif wlhi
    Illaahy janadii hakuu badalo wallal caawinta masaakiinta wayday cid caawinta

  • @khaalidmashcal6800
    @khaalidmashcal6800 3 года назад +1

    Wllaahi waan ilmeeyay c/maalik alle janatul firdowsa alle haku geeye

  • @hanaahmed2211
    @hanaahmed2211 3 года назад +2

    SubhanAllah! That’s why masakin are the first to enter Jennah!

  • @cusmanabdi5254
    @cusmanabdi5254 3 года назад

    Cabdi malak ILLAAHEY janada hakugu bishaareyo cilinbaa igatimad masakiinta saad ugu farhisay ilaah hakaga farhiyo wll

  • @suusacfaajoor567
    @suusacfaajoor567 Год назад

    Ilaahey murugada hakaa ilaaliyo c/maalig muuse coldoon

  • @munadeeromotter123
    @munadeeromotter123 3 года назад

    maanshallah tabarakallah wllky allah haku barakeeyo Abdimaalik muse

  • @kbpost6947
    @kbpost6947 3 года назад +1

    Shaqo wacan ayaad haysaa alle ajar iyo xasanaad ha kaa siiyo wll cabdi-maalik muuse coldoon. Lkn wejiga u qari wll ilama wanaagsana sida tani.

  • @abshiroabdi2715
    @abshiroabdi2715 3 года назад

    Cabdimalig kheyr ALLE ha ku siyee sas ha sameynin run ayey modayan isha hore ayey kugu dhicin ILAAHAY ha ka badbadiyo wixi shar leh iyo sharkisa

  • @fardowsadaganofficial7585
    @fardowsadaganofficial7585 3 года назад

    Ilaahy haka farxiyo wll cabdi maalik sida uga farxisid masakinta

  • @ahmedhazenadenmadar5857
    @ahmedhazenadenmadar5857 3 года назад +1

    Wax wanagsan bad wadane alle garabkina ha galo alle misanka xasana alle ha idin saro waxa ugu wangsan ee la baxsada waa sadaqada

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 года назад +2

    Allla Wlaal Saad Wax tiri Miskiinka Xita Hdaad eegaysay iimankiisa Soo Qaad raashinka inaad tiraahdo Ma ahyn Waayo Wuxuu dhahay Hda waxba Ma Qaadi karo
    Ilaaahay Hakaa Abaal Mariyo Waadba iga nixisay ilaahayooow Wax Aanu Masaakiintaada Siino Nasii Anagana

  • @geeljiredaljire9188
    @geeljiredaljire9188 3 года назад

    coldoon wax wanaagsan ayaad samayneysaa balse waxan ka xumaadey naxdinta xanuunka leh aad u geysatey miskiinka xanuunsanaya , hada waxa uu ka werwerayaa talow lacagta miyuu kaaga daba iman, sidaa si dhaanta barnaamijka u duub oo iska ilaali naxdinta masaakiinta, anigu waan ka qaracmey walahi lacagtaa ninkaasi ma cuni doono werwer dartiis

  • @nimomuhumed9917
    @nimomuhumed9917 3 года назад +2

    Illaahy khyer haaku siiyo Abdimalike

  • @hassantafeyofficial3877
    @hassantafeyofficial3877 3 года назад +1

    masha allah allah hakaa abaal mariyo wll c/maalik

  • @issacksheikh5932
    @issacksheikh5932 3 года назад +2

    Masha Allah wixii Alle kuuqorey waayi meyside sixun haku raadsan

  • @faysaljaaliyada3551
    @faysaljaaliyada3551 3 года назад

    Cabdimaalik barnaamijka sida aad u soo dhigayso dib ugu noqo sanadka danbe insha allaaah guulayso

  • @Aaamina12
    @Aaamina12 3 года назад +1

    Colol gajaysan ad quudiso iyo ilmo yar ad ka farxiso wax ka wangsan maleh jazakallah khayr

  • @intaallejeceljecliyaa3852
    @intaallejeceljecliyaa3852 3 года назад

    Ax walal cabdimalik waan kubaryaye mardambe haku samayn qof kale waayo isha waa haqda hore 😳

  • @alleyaqaan8161
    @alleyaqaan8161 3 года назад +4

    cabdimaaligow wll khayr aan yarayn baad shaqaysatay alle hakaa jazaa'i siiyo wlll masaakinta aad kaalmaynayso. wxn jeclaan lahaa dadkaygu haday fakarayaan inay adiga hogaamiye kaa dhigtaan

  • @sanubail8129
    @sanubail8129 3 года назад +7

    Abdi Malik haka naxinin e farsamo kale isticmal 😭😭😭😭

  • @malyungandal8566
    @malyungandal8566 3 года назад

    Maansha Alaah waad ka farxisayay Alle ha idinka farxiyo idinka iyo dadkii soo dhiibtayba

  • @ufurowpostchanel5222
    @ufurowpostchanel5222 3 года назад

    Cabdi Malik walal illaah dartii baan kuu jeclahay sida qoyska ad ugu farxisen Allah idinka farxiyo adun iyo akhirba

  • @khadranuh870
    @khadranuh870 3 года назад

    Taa kuleye inta lidadta coldoon alle ha ku dhoworo nacabkana ha kaa ilaaliyo noolowo miskiin urureye alle ha ku daayo amin aamin

    • @abdifatahbadel4562
      @abdifatahbadel4562 3 года назад

      Waxas waa dulinimo inaad qofka qalbi jabin masakiinta ah

  • @hamsemahomuud9409
    @hamsemahomuud9409 3 года назад +3

    Wll abdimalikow calool xuma ka dhalqnaysa soo celinta rshinka ka daa wll waa uga codsi

  • @xilwalove716
    @xilwalove716 3 года назад +1

    Alla walaahi bilaahi waan ilmeeyey markuu yiri 2 kusiineynaa intuu filan waayey buu yiri iyaa😭😭😭😭😭😭😭😭Allow c maalikoow janada nagu kulmi maskiin kalkaalnimadaa wadaagnaaye👏🙏

  • @ahmedcanadavlogs4364
    @ahmedcanadavlogs4364 3 года назад +1

    😭😭😭😭 wllhi ilinta ma ceshan karo alow ha i caadaabin wllhi tan waa inoo la hestaa hadaa nahay somali war waxaa nalahay dariska ka war qaba lkn intaba uma jeedno yaa rabi inoo dambi dhaaf oo familka axmed cumar iyo inta lamidka ah dhibaatada ka dul qaad😭😭😭

  • @hoygajanada
    @hoygajanada 3 года назад +2

    Waa qalad inlagu yidhaa soo celi waxan ku sinay iyadoo aan hadana run ahayn hadana waa naxdin weey

    • @polatalemdar7662
      @polatalemdar7662 3 года назад

      Haa ina kamarada qarsoo laga daayo weyo oo video caadi ah laga duubo ooh ah farxin

    • @FarahAbdul
      @FarahAbdul 3 года назад

      Taasi qofka waxa ay baraysaa in uu isaguna naxariisto qofka ka taagdaran ama ka sii hooseeya marka ninkan Oromada ahi wuu u naxariisto.

  • @umaayashukri1603
    @umaayashukri1603 3 года назад

    Maasha allaah waa nin aad iyo aad u iimaan badan

  • @waxbarashoonly5643
    @waxbarashoonly5643 3 года назад

    Alla Caloosha maskiinka markuu yiri ilma inta ida socota ayan iridka ku so xiri hah calosha i xanuunta

  • @AtawxiidWasunnah
    @AtawxiidWasunnah 3 года назад +1

    Cabdimaalik Alle Haku barakeeyo

  • @ahmedromanio
    @ahmedromanio 3 года назад +7

    Sxb raashinka so celi haku oran wa naxdin bro xelad kale isticmal 😭

  • @adeblo4592
    @adeblo4592 3 года назад

    Qeer waad sameeyseeynee kaceshiga iyo qalpi jawiska maxuu ahaa,

  • @daalac1276
    @daalac1276 3 года назад

    Walal alle hakaa faexiyo aduun iyo akharaba wlee wn ilmeeyay farxad darteed

  • @badriyasulayman1767
    @badriyasulayman1767 3 года назад

    Mash allah ilaha khira hakusaya wllo

  • @jaylaaninuuri5442
    @jaylaaninuuri5442 3 года назад

    Imika waad ka nixisay markii hore
    Ha u noqon mar dambe sida kale waad u fiicantee

  • @gardhaale
    @gardhaale 3 года назад

    Wll coldoonow waxan filaya iney Ku so gaadhay talooyinka Iyo so jeedinta walaalahaga Ku jecel
    insha'Allah kheyr baad wadaaye bini aadamna waa tahay wixii Ka khaldamo waa lagaa saxaya
    insha'Allah wllo qaado talooyinka oo wanaaji masaakiinta sida iyo si Ka sii fcn

  • @yousufabdi8362
    @yousufabdi8362 3 года назад

    Saaxiib cabdimaalik muuse coldoon aad iyo aad ayaan uga xumaaday sida xun ee aad ninkan uga nixisay wax aad hore u bixisay ii soo celi inaad tidhaahdo waa khalad si kale mooyee waan kusalaamay tahay

  • @bookhcaamir1087
    @bookhcaamir1087 3 года назад +1

    Cabdimaalik wlll Alle wax xun kumatuso insha Allah

  • @abuukarabdulle1490
    @abuukarabdulle1490 3 года назад

    Waa 27ka bisha ramadaan saacaduna waa 01:47 waan daawaday wuxuuna iga keenay ilmo waxan alle kaga baryaa c.maalik iyo inta lamid ah inuu alle ka abaal mariyo ninkaasne alle haka dulqaado culeeska iimaankana alle ha u adkeeyo dhamanteenba

  • @siradaden5830
    @siradaden5830 3 года назад +1

    Innaa lilaahi Waa inaa ilaahen rajucuun Alle haku barakeeyo haka nixin please

  • @hroro1835
    @hroro1835 3 года назад +14

    Don’t do this again it’s Heart breaking wallahi what ever you give later he will not forget the pain of taking back sadaqa

    • @hersiofficial7340
      @hersiofficial7340 3 года назад +1

      Ofcourse wlhi

    • @nuuraayaan2702
      @nuuraayaan2702 3 года назад +1

      Yes wllo that is true brother A maalik ha samayn sidan oo ah in aad sadaqada raashinka ka soo celisaan

  • @mustafehindi7156
    @mustafehindi7156 3 года назад +1

    😭😭 heart breaking video.
    ومن يتق الله يجعل له مخرجا ويرزقه من حيث لا يحتسب....إلي آخر الآية.

  • @abdimoe1049
    @abdimoe1049 3 года назад +1

    Walhi I’m crying 😭 ilahaayoow intaad udanbi dhaaftaay abdimalik ku Daaro qofkasta oo bahaan oo walaalken Ahmed u hooreyo faraash khayr Qaba u fuur amiiiiin🤲🤲🤲🤲🎉

  • @mosalamuni4456
    @mosalamuni4456 3 года назад

    Cabdi maaligow alle haku xifdiyo if iyo aakhiraba walhi wan ooyay markuu yidhi caruurta gurigaan kuso xidhaaa intay ciidu dhaafayso

  • @kunka605
    @kunka605 3 года назад +2

    Cabdimaalik Muuse coldoon waan sugeynaa muuqaalkaan Xiisaha leh adigana Ilaahay haka abaalmariyo Samafalka Bulshada.

  • @hibamohammedabdi
    @hibamohammedabdi 3 года назад

    Masha Allah tawarakalaa ajar iyo xasanaad Allah hanisiyo

  • @rmc9069
    @rmc9069 3 года назад +1

    Cabdimaalik muuse ILAAHAY hakaa abaal mariyo walaal bjazaakalaahu khayr

  • @abdijalilmohamoud8460
    @abdijalilmohamoud8460 3 года назад

    Coldoon ilaahay khayr farabadan hakusiiyo adduun iyo aakhiraba.