Ma Saxba Hadalka Ibnu Cabaas Ee Odhanaaya Kufrun Duna Kufrun - Sh.Nuur iyo Sh.Barbaraawi -

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 фев 2025

Комментарии • 8

  • @jamalmpls
    @jamalmpls 7 дней назад

    Jaza-kum Lah kheyr

  • @maxamudmaxammed1274
    @maxamudmaxammed1274 5 дней назад

    Tii Allah swt ba hadhay .
    { هَـٰۤأَنتُمۡ هَـٰۤؤُلَاۤءِ جَـٰدَلۡتُمۡ عَنۡهُمۡ فِی ٱلۡحَیَوٰةِ ٱلدُّنۡیَا فَمَن یُجَـٰدِلُ ٱللَّهَ عَنۡهُمۡ یَوۡمَ ٱلۡقِیَـٰمَةِ أَم مَّن یَكُونُ عَلَیۡهِمۡ وَكِیلࣰا }
    [Surah An-Nisāʾ: 109]
    Salafku qawaniin kufri mayso gaadhin .
    Khawarijtuna saxabadi bay iskalaladiyeen o ku khaldameen .

  • @maxamudmaxammed1274
    @maxamudmaxammed1274 5 дней назад

    { أَمۡ لَهُمۡ شُرَكَـٰۤؤُا۟ شَرَعُوا۟ لَهُم مِّنَ ٱلدِّینِ مَا لَمۡ یَأۡذَنۢ بِهِ ٱللَّهُۚ وَلَوۡلَا كَلِمَةُ ٱلۡفَصۡلِ لَقُضِیَ بَیۡنَهُمۡۗ وَإِنَّ ٱلظَّـٰلِمِینَ لَهُمۡ عَذَابٌ أَلِیمࣱ }
    [Surah Ash-Shūrā: 21]
    Qof sharci dajiya o dadka ku xukuma wuxu qatay xaqi Allah swt .
    Jadidiyo" tawxiid dhamaystiran baa lo bahanyahay ee diinta ciyarta ka daya

  • @caanoos
    @caanoos 8 дней назад

    Asc Culumo Alley…
    maxaa nas ah oo loo hayaa in aan lagu gaaloobeyn in wax lagu xukmiyo xukun aan ka Allah ahayn?

  • @maxamuudxuseen8436
    @maxamuudxuseen8436 12 дней назад +3

    Culumada salafiyiinta qawlkoodu isma khilaafan taasina waadariiqi salafka

  • @Ahlu_sunnawaljamaca
    @Ahlu_sunnawaljamaca 6 дней назад +1

    Dasaatiirta reer galbeedka ayaad I qiil baadheynsaan jadiidiyoy

  • @mohamedxussen-fu3yc
    @mohamedxussen-fu3yc 12 дней назад +2

    ninyahow ma caama tihiin mise waaqica beydaan faham saneen war saxabiga jaliilka hadalkisa iyo waaqiciisa iyo waaqica hada diinta ku dhaqankeeda jumlo iyo tafaariiq la diidan wali xarig iyo dil iyo weerar lagula kacayo xukunkii quraanka ku qornaana lagu badalay xeer ciqaabeed miyaad la mid dhigeysaa khawarij qaadi eexday ama laaluush qaatay gaaleysiiyay miyeeydan xishooneynin