Suna Media
Suna Media
  • Видео 893
  • Просмотров 2 030 301

Видео

SIXIRKA IYO SUUFIYADU WAY ISKU DHOWYIHIIN - SH.C/LAAHI GACMA-DHEERE .
Просмотров 38323 часа назад
✔ Fadlan Subscribe garee l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Mahadsanid.
FAHAMKA AHLU SUNA WAL JAMAACA AH - SH.BARBARAAWI -
Просмотров 5264 часа назад
✔ Fadlan Subscribe garee l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Mahadsanid.
WAX KAMIDA KHALADAADKI SHIRKI SUUFIYADA EE KHURAFAADKU IYO SHIRKIGA KULMIYEY
Просмотров 8407 часов назад
✔ Fadlan Subscribe garee l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Mahadsanid.
MAALMIHI U DANBEEYEY MADAXWEYNAHA AYA TAGAY IMAARATKA - SH.C/RAXMAAN DHEERE
Просмотров 7877 часов назад
✔ Fadlan Subscribe garee l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Mahadsanid.
WAXAY YIDHAAHDEEN WAHAABI - SH.JAAMAC TAWXIID -
Просмотров 6689 часов назад
✔ Fadlan Subscribe garee l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Mahadsanid.
MA BANAANTAHAY DHUNKASHADA KITAABKA QURAANKA - SH.C/KARIIN XASAN XOOSH -
Просмотров 7529 часов назад
✔ Fadlan Subscribe garee l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Mahadsanid.
KA DIGISTA MANHAJKA SUMAYSAN EE IKHWAANU MUSLIMIIN - SH.BARBARAAWI -
Просмотров 6 тыс.9 часов назад
✔ Fadlan Subscribe garee l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Mahadsanid.
SIYAASADA LAGAGA SHEEKAYNAYO KHUDBADA JUMCAHA -SH.MAXAMED XUSEEN -
Просмотров 74612 часов назад
✔ Fadlan Subscribe garee l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Mahadsanid.
QISO INAN SUUFI AHA - SH.C/KARIIN XASAN XOOSH -
Просмотров 86214 часов назад
✔ Fadlan Subscribe garee l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Mahadsanid.
HADAY DHIBAATO KUGU DHACDO SIDEED U QAABILAYSA -SH.BARBARAAWI -
Просмотров 41914 часов назад
✔ Fadlan Subscribe garee l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Mahadsanid.
DARSIGA 16AAD EE TAFSIIRKA CUSUB - 2025 - SH.AXMED IID
Просмотров 4416 часов назад
✔ Fadlan Subscribe garee l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Mahadsanid.
DARSIGA 15AAD EE TAFSIIRKA CUSUB - 2025 - SH.AXMED IID
Просмотров 4516 часов назад
✔ Fadlan Subscribe garee l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Mahadsanid.
ISBAR-BAR DHIGA MAXABISTI FALASTIIN IYO KUWI YUHUUDA - SH.AXMED IID
Просмотров 1,4 тыс.16 часов назад
✔ Fadlan Subscribe garee l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Mahadsanid.
SUUFIYADA SOOMALIYA HALKAY KA KEENEN IS-DHEX YAACA RAGA IYO DUMARKA IYO FARDO FUULKA - SH.CUKAASHE
Просмотров 68519 часов назад
✔ Fadlan Subscribe garee l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Mahadsanid.
KA DIGISTA XAFLADAHA LAGU WEYNAYNAAYO HABEENKA AL-ISRA WAL MICRAJ - SH.BARBARAAWI -
Просмотров 85519 часов назад
KA DIGISTA XAFLADAHA LAGU WEYNAYNAAYO HABEENKA AL-ISRA WAL MICRAJ - SH.BARBARAAWI -
WADAADOW AMA TUUTE SOO XIDHO AMA WAXKALE DHIIGA MUSLIMKU WAA XAARAN - SH.AXMED IID -
Просмотров 5 тыс.19 часов назад
WADAADOW AMA TUUTE SOO XIDHO AMA WAXKALE DHIIGA MUSLIMKU WAA XAARAN - SH.AXMED IID -
BARI HORE AYA LAGU KALA BAXAY XARANTINIMADA JAADKA - SH.BARBARAAWI -
Просмотров 3 тыс.21 час назад
BARI HORE AYA LAGU KALA BAXAY XARANTINIMADA JAADKA - SH.BARBARAAWI -
DARSIGA 14AAD EE TAFSIIRKA CUSUB - 2025 - SH.AXMED IID
Просмотров 3921 час назад
DARSIGA 14AAD EE TAFSIIRKA CUSUB - 2025 - SH.AXMED IID
Sh.Axmed Iid Oo Cilmi Iyo Dadaal Badnaan Uga Markhati Kacay Sh.C/kariin Iyo Wiilkisa Sh.Dr.Maxamed
Просмотров 1,2 тыс.21 час назад
Sh.Axmed Iid Oo Cilmi Iyo Dadaal Badnaan Uga Markhati Kacay Sh.C/kariin Iyo Wiilkisa Sh.Dr.Maxamed
Qisadii Ugu Layaabka Badnayd Ee Soo Marta Sheekha
Просмотров 607День назад
Qisadii Ugu Layaabka Badnayd Ee Soo Marta Sheekha
MAXAA KU DHACAY MARAYKANKA - SH.MAXAMED HAYBE -
Просмотров 199День назад
MAXAA KU DHACAY MARAYKANKA - SH.MAXAMED HAYBE -
ALLA KA CABSIGA - Sh.Axmed Iid - 2025
Просмотров 840День назад
ALLA KA CABSIGA - Sh.Axmed Iid - 2025
Raga iyo Dumarku Waa 4 Qaybood - Dr.Maxamed Sh.C/kariin
Просмотров 530День назад
Raga iyo Dumarku Waa 4 Qaybood - Dr.Maxamed Sh.C/kariin
Ma Saxba Hadalka Ibnu Cabaas Ee Odhanaaya Kufrun Duna Kufrun - Sh.Nuur iyo Sh.Barbaraawi -
Просмотров 5 тыс.День назад
Ma Saxba Hadalka Ibnu Cabaas Ee Odhanaaya Kufrun Duna Kufrun - Sh.Nuur iyo Sh.Barbaraawi -
Cilmiga Barashadiisu Ma Dhamaato - Sh.Barbaraawi-
Просмотров 259День назад
Cilmiga Barashadiisu Ma Dhamaato - Sh.Barbaraawi-
Maxaa Sababa In Culimada Badankooda Caruurtoodu Culimo Anay Noqon -Sh.Maxamed Sh.C/kariin
Просмотров 1,1 тыс.14 дней назад
Maxaa Sababa In Culimada Badankooda Caruurtoodu Culimo Anay Noqon -Sh.Maxamed Sh.C/kariin
DARSIGA 13AAD EE TAFSIIRKA CUSUB - 2025 - SH.AXMED IID
Просмотров 6414 дней назад
DARSIGA 13AAD EE TAFSIIRKA CUSUB - 2025 - SH.AXMED IID
Sh.Nuur Cali Jaamac Oo Uu Duceeyey Sheekh Anad Ka Filayn Inu Sheekh U aha.
Просмотров 97414 дней назад
Sh.Nuur Cali Jaamac Oo Uu Duceeyey Sheekh Anad Ka Filayn Inu Sheekh U aha.
Ka Digista Nin Sheekha Oo Dagaal Ooge Ah - Sh.C/raxmaan Dheere -
Просмотров 92014 дней назад
Ka Digista Nin Sheekha Oo Dagaal Ooge Ah - Sh.C/raxmaan Dheere -

Комментарии

  • @UmarHassan-f5l
    @UmarHassan-f5l 28 минут назад

    Mashaa Allaah

  • @Yusuf-se9us
    @Yusuf-se9us 3 часа назад

    Yahuuda bariga Africa waa jadiidiyo

  • @AsadAbdi-pm1wt
    @AsadAbdi-pm1wt 4 часа назад

    Wax iga galay majirto Waxan ogahay qofkii kudhaho qolo fulaan iska ilaali isagaaba lahubin 90% shaki kaqadaa Qofkii towxiid sani wa walalkey Camalkisa Rabi swc aya xisaabini Kala qeybinta Islamka Jahanamo aya loogu waaraa

  • @Ss53426
    @Ss53426 5 часов назад

    Dadka commeng ga bixinay anigu waxan idin leeyahay nafihiina ha u danbaabina waxaan aad ku hadlaysaan waa laydiin weydiinaya wallahay wa alaydijn weydijnayaa . Ninka meesha soo dhigag vediogan adna waxanaoo commenta ah denbiga ka socda miisaankaaga qiyaamah khayarta dunuhbga ha cuslaysan waad awoodibkarta ainada comment yada xidho..waanad awoodi kartaa muslimijnta intaad cirdigooda banaysanayso inaad wax dadka anfaca oo aan ahayn daba galka dadka inaad soo dhigto

  • @jamalmpls
    @jamalmpls 8 часов назад

    Salaamad suufiya Allaha soo hanunsho

  • @mohammedabdirrahmanrubblei9141
    @mohammedabdirrahmanrubblei9141 8 часов назад

    رحم الله سيد قطب وحسن البنا ...السلفيون جماعات وهم اكثر من اثني عشر سلفية ..اما الخوارج فمحمد عبد الوهاب هو وليدهم وابوهم

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p 8 часов назад

    Barbaraawi shut up adiguba wahabiya ayaad tahaye

  • @cabdilaahiaxmed9480
    @cabdilaahiaxmed9480 9 часов назад

    WAHAABIYO IYO IKHWAAN WAA LABA MALCUUN ISMA DHAAMAAN, WALIBA WAXA LA YARA QAATAY IKHWAANKA OO AQOON YAR LEH, LAAKIIN WAHAABIYADU WAA YUHUUD TUKABAYSA IYQGO, YUHUID AYAY U ADEEGAAN, YUHUUD AYAY DIFAACAAN, YUHUUD AYAY JECEL YIHIN,

  • @cabdilaahiaxmed9480
    @cabdilaahiaxmed9480 9 часов назад

    Umada ilaahay waxaa ugu liita Wahaabiyada, Gaar ahaan kuwa la baxay المدخلية، ee Berberaawi Ka mid yahay,

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 11 часов назад

    Bar,baraawi soo ka suufiyada iyo ikhwaanu muslimiinba wax kasheega asagu ba soofirqo maahan

  • @عبدالفتاحمحمدعبدالله

    رحمه الله حسن البناء وسيد قطب

  • @DubowBare
    @DubowBare 16 часов назад

    Walahay waa runtii wax kalaba Kuma shaqaystaan qolada qaadiyada layidhaahdaa waa shayaadiin kuhano mushacwadiin dijaaliin ah

  • @sadman3948
    @sadman3948 16 часов назад

    Waa run suufida iyo sixiroolayaasha waa walaalo

  • @sulubyarecabdalla2562
    @sulubyarecabdalla2562 22 часа назад

    Jamaacada muslimiinta ee sheekhu dowladaha ula jeedo ma muslimiinta ayaa ku hashiiyey mase isticmaar ayaa sameeyey kdb burburkii khilaafada cusmaaniyada?

  • @MaxamedCismaanMuuse
    @MaxamedCismaanMuuse 22 часа назад

    Hhhh Akhwaanka waxkale Laguna haysto diin Laguna haysto Waxaalagu haystaa waa kursiga Ooaydoonayaan Raganimadaasbey kuhaydtaan

  • @cabdiraxmaan3754
    @cabdiraxmaan3754 22 часа назад

    Qardaawi zindiiq ayuu ahaa balse mowqifka siyaasadeed marki laga hadlo Ikhwaanka iyo Jadiidyadu hada maxey is dhaamaan... 2duba waxey taageeraan dimuqraadiyada kaliya waxaa isku heysaan Dawaaqiida yaan laga ridan kursiga iyo halaga rito

  • @AAli-g1p
    @AAli-g1p День назад

    Salfkii dariiqooda halla raaco, ururo badcoolayaal weeye. Firqado iyo tafararuq diiniya looma baahna.

    • @goudhassanaden4627
      @goudhassanaden4627 13 часов назад

      Tafa raaruqa waxaa kaw ka ah Wahaabiyo ama salaf ha sheegto ama ictisaam ha sheegto ama wuxuu doono ha sheegto nin ku le anuunbaa saxa waxa kale oo dhami way haysan yihiin hadana aan dood ogolayn oo maalin walba cid caayaya iyaga ayuun baa jira.

  • @قناتالجزيرة-ق5ق
    @قناتالجزيرة-ق5ق День назад

    Dhawr jaahil oo Barbaraawi kamid yahay ayaa dadka soomaalida mushaar kuqaata ayagoo kadhaadhicinaya tuugada khamiisyada jiida ee khaliijku waa madax Muslim ah, Barbaraawiyaw maanta dadku waa idin bartaye ogow.

  • @mohamedhuseen5111
    @mohamedhuseen5111 День назад

    هؤلاء الرويبضة دائما مشغولون بأمور تافهة أسوة باسيادهم-علماء التطبيع مع الصهيونية - فيا ليتهم سكتوا

  • @Halima-v8c
    @Halima-v8c День назад

    WAR YAAHUU WAXAA TAHAY BEENAALE WAR WAREEGAYEE RUNTA AAD CULUMADA DIINTA LAGA BARTAY BAA LAGU WAYDIIYEE DARIIQO IYO TAWXIID LAYSKU QABTAY LAGUMA WEYDIIN NINYAHAW SOOMAALI WAHAABI WAXAA NOOGU HORAYSAY 1974 WAXAANA WADDANKA KEENAY WADAAD LA DHAHO HEBAL COLOOW MARKA JAWAABTAADU WAA XAASIDNIMO EE WAHAABIYOO DHAN CAR HA SHEEGTAAN CID KALE OO AY DIINTA KA BARTEEN WAXAAD TAHAY XAASID AAN CULUMADII WAX SOO BARTAY OGOLAYN IN UU YIRAAHDO AYAGAAN WAX KA BARANAY XAASID MA BULAALO DABADAADA HA KA DHACDO DIINTII AAD KA BARATAY SUUFIYADA

  • @AbdihakimIsmail-g6k
    @AbdihakimIsmail-g6k День назад

    CULIMO HA NOQON INA KUWA ILAAHAY QURAANKA KU SHEEGAY EEN GAALADA AHAYN EE QABUURAHA KA QUUSTAY. قد يسوا من آخرة كما يسو كفار من أصحاب قبور WAHAABI XAG JIR AH, AYAA SUUFIYADA WAX KA SHEEGA. YAAN LA XAD GUDBIN.

  • @baarridaacad2919
    @baarridaacad2919 День назад

    Runbuu shegay sh barbaraawi

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe День назад

    XAAKIM MUSLIM AH MIYAA KUWA WAX KU XUKUMAYA DASTUUR IYO DIMUQRAADIYAD? CADDEE OO KEEN DALIIL SHEEGAYSA IN DASTUUR BINU AADAM DEJIYEY IYO DIMUQRAADIYAD UMMAD MUSLIM CIDDA DHEXKEENTAY EE KU MAAMULAYSA EE DIIDDAN EE HORTAAGAN ISKUXUKUNKA SHAREECADA ISLAAMKA INAY MUSLIMIIN YIHIIN , MARKAAS WAAJIB AYEY NOQONAYSAA IN ULUL-AMRI LAGA DHIGTO OO LOO ADEECO .

  • @sayidmaxamedcsbdilaahi124
    @sayidmaxamedcsbdilaahi124 День назад

    مشكلة

  • @mustafexasan5050
    @mustafexasan5050 День назад

    Markaad eragtid umadaa muslimiinta ah ayuunbuu ku maqan yahay, maalinba cid ayuu saaran yahay, waa keligii wadaad. Ilaahey hasoo hanuuniyo.

  • @AnibAhmed
    @AnibAhmed День назад

    Sheekhu rajmiga hadu ku qaldamay miyu almis ku raacay Mose ikhwanka rajmiga diida Inaad wax saxdo waa wax la rabo kan fidiyoga soo dhigan la hadlayaa Lkn waxyabahaan is lahayn haisku dhafin Sida in ad modsiso inu almis rajmiga diidayo sida qardaawi Ama ikhwanku qaladka qalad laguma saxo aduna talbiska daa Sh barbaraawina ilaha ka abal mariyo nasexadisa Sh qaradawina ilaha u dambi dhafo gafkisa wanagisa ka abal mariyo una naxaristo

  • @iftin2024
    @iftin2024 День назад

    Allah ha kala qaboojiyo Fidmada ay rabaan dalka intoodii way haystaan waa maxay.

  • @hawoahmed7145
    @hawoahmed7145 День назад

    qaatumo waa taargeda ee waa sheydaankiii

  • @hawoahmed7145
    @hawoahmed7145 День назад

    waa sheydaankii

  • @rahmanuur5191
    @rahmanuur5191 День назад

    Waaruntaa shiikhowo😊

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l День назад

    Waa munaafaq shiiq Aadan wali

  • @Abdicilmi-j3t
    @Abdicilmi-j3t День назад

    SHIIKH AADAN WAALI. HA LA. WAY DIIYO. AAKHIRO MAJIRTAA??? HA DAY JIRTO DHUL BAHANTE. IYO. ISAAQ. KEE. EHLU JANO AH???

  • @NuradiincaliIbraahim
    @NuradiincaliIbraahim День назад

    Ale habarakeeyo sheek cabdilaahibarbaraawi

  • @amatuLah18-iu2ep
    @amatuLah18-iu2ep День назад

    Aw baqbaqaawi waa xagjire xisbiga madkhali xagjirayaasha madkhaliyiinta waxey sheegtaan iyaga oo qura in ay yihiin salifiyiin Manhadkaan mubtadic madkhali waa xisbi muqaabaraadka sacuudiga aasaaseen oy hoorjeege oga dhigeen rabiic madqali. Xisbigaan salafi ma aha ee waa jadiidi(qalafi). Fadlan daawo video gan ruclips.net/video/flVmiRiKRmg/видео.htmlsi=p4yd8ih7dQhvKUAZ

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 дня назад

    Sheekh ku shega laascanood ilaa 2023 dagaal muslim baanaayey illahey jha iga samaxo sheekh kusheeg laascanod cadabti xumayd baa illahey u diyrshey maadan dagaal qabiil muslin qabiil raacey

    • @YusufHassan-h9z
      @YusufHassan-h9z День назад

      Jaahil ustubidh ah ayaa tahay shareecadana waxba kama taqaanid dhulbahante naftoida maalkooda iyo cirdigooda ayey difaacayeen ilaahay baana u baneeyey

  • @AAli-g1p
    @AAli-g1p 2 дня назад

    saxiralayashii iyo kuwii jinka la shaqaysan jiray ayaa halaagsamaya

  • @gureey3185
    @gureey3185 2 дня назад

    Allow fidnada naga dami

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe 2 дня назад

    SHEIKHOW WAA RUNTAA SOOMAALI DA INTA BADAN XAQDARRO AYEY ISKU LAYNAYAAN , JIHAAD BEEN AHNA WAA SHEEGANAYAAN . LAAKIIN XISAABTA KU DAR SIDAAD LEEDAHAY WAXAA JIRA TIRA YAR OO CULIMO IYO HOGGAAMIYA DHAQAMEED AH OO XAQ KUSOCOTA AYAA JIRTA , AYAA SIDOO KALE WAXAA JIRA TIRA YAR OO DADKA DAGAALADA KU LUG LEH AH OO XAQ-UDIRIR AH. TUSAALE SOOMAALIYA WAXAA JOOGA CIIDAMO GAALO AH OO AAD IYO AAD UFARABADAN, UJEEDADA AY UJOOGAANA TAHAY INAY ILAAHAY SHAREECADIISA IYO ISKUXUKUNKEEDA HOR ISTAAGAAN , CADOWGAAS IYO SOOMAALIDA ARRINKAAS KALASHAQAYNAYA RAGBAA DAGAAL KULA JIRA, DAGAALKAAS MA MUSLIMIIN ISDILAYSA AYAAD KU TILMAAMAYSAA !!!!!!!!? MARKA SHEIKHOW DAGAAL WALBA FITNO MAAHA, EE QAARBAA JIHAAD AH EE UMMADDA HAYSKU QAADIN.

  • @FaysalAli-xr9nl
    @FaysalAli-xr9nl 2 дня назад

    Jazakalaahu khayr Sheekh Axmed Eid

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 2 дня назад

    Muslim ayaa leyneysan markaa ayad leedihin wan jihadeynaa qabyaalada joojiya

  • @Umo580
    @Umo580 2 дня назад

    Wayo reer borame batahay

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 2 дня назад

    Muslimku. Haduu. Naftaada. Kuugu yimaado miyaan. Layska celiyo

  • @samirr546
    @samirr546 2 дня назад

    Maxaa dadka muslimka ah ku adkeeyey in ay diinta Allah laysku maamulo , oo u fududeeyey in ay qabyaalad iyo macno daro nafta loo jaro!!!!!!

  • @mohamedadam3941
    @mohamedadam3941 2 дня назад

    الحركة السلفية

  • @OmarAhmed-fg7kc
    @OmarAhmed-fg7kc 2 дня назад

    Masha Allah sheekh jasakalahu khayr

  • @FunnyHarpSeal-gf6hk
    @FunnyHarpSeal-gf6hk 2 дня назад

    Sheekha allaah habarkeeyo Runbuukuhadlay Iyo daliila cad cad

  • @AxmedMaxamed-wr1un
    @AxmedMaxamed-wr1un 2 дня назад

    جزاك الله بردكم على اهولاء المشريكين الذين يشركون مع ربهم الدعاء اخوكم ابو سلمة من جكجا

  • @AxmedMaxamed-wr1un
    @AxmedMaxamed-wr1un 2 дня назад

    جزي الله شيخنا بربراوي على تحذيره من الاخونحية وكنت اود من شيخنا الرد على الشيخ \ المس الصومالي الاخونجي هذا الذي يفتخر باخونجيته .

  • @MurtidaTv
    @MurtidaTv 3 дня назад

    Ninkan sheekha aha uma fiicna habartii meel ka hadashaba inuu u jawaabo

  • @CabdiraxmaanDaacad-e3h
    @CabdiraxmaanDaacad-e3h 3 дня назад

    حزاك الله خيرا الشيخ