Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Isma dhaantaan wlhi isku mid baad tihiib waliba adiga daran meelaha qaar
Wadaadkana waxaad moodaa inuu ku milmay halka sharcigu uu dhigay masalada dhig oo waxaad tidhaahdaa 2da dhinac dhinacna ma saxsana waxa laysku hayaana waa qabiil iyo dhul sidaa inaad u dhigto ayuu xaqu yahay sheekhoow
Suna media adiga laftigaagu sidaa ula soco arinku yaanu kuu dhuumanin dhinac haw badan waxani waa fitna ee haku kadsoomin
Dhinaca kalena qaar noocaasoo kale a ayaa laga helayaa mar haduu sharcigu meel wada mariyoo uu ku tilmaamay waxay soomaali isku haysaa inay fitna qori iyo qiiqii isla tuur haku kadsoomin cid meel wax ka tidhi waayo imisa darafka kale a ayaa aaminsan in laascaanood dhulka in la dhigaa inay sax sanayd markaa aan kuugu celiyee qofka sharciga raaciyoow ee caafimaadka qabaa dhinacna hala safane sidaa uu sharcigu fitnada ugu tilmaamay adiguna waa fitna dhe oo ka dheeroow waa hadaad taladaa caafimaadka qabto aad qaadanayso hadii kle ood cid la safato maalin kle oonay cidina waxba kuu tarayn ayaad garan