Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Maan shaa Allah Ilaahay ha u Barakeeyo Aamin yaa Rabi please Lacagta Geliya Beeraha iyo Xoolaha Joojiya Guryaha
Caja ibaad ilaahy ha diin barakeeyo mnsha allah mnsha allah
MashaAllah MashaAllah
Msha Allah❤
Waxa looshaqaystaa ee barafku noogu laayey yurub waa wax lugu noolaado uun. Waad kunoolaankartaan adiga iyo reerkaaguba sifiican.
Waa Kufaraxsanahay Reer Somaliland Horey usocda . Salaaan Kal iyo Laab From Muqdishu.
Muhiim maaha inaad sheegto halka aad joogto lkn waxa muhiim ah inaad taageerto uun
M.sha allah alle haku barakeeeyo inadr
Allahuma barik.
Alahuma Barik barik
Masha allah idiin barakeeyo dalka iyo dadkaba waxbaad tarteen.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Geeli aptiyaazhay alleh ha brakeeyo inzhlah
Masha Allah Caaqil Maxamed Shukri Jamac. Eebbe ha barakeeyo hantida, aammiin.Rag buu allaylehe Shukri Xuluul ka tegay. Beertaasi waa beer qiimo badan, tacab badan haddii la geliyo, wax badan oo wanaagsan baa kasoo baxaya.
Masha allah guuuuuuul
Asc magaceeyga wa cumar xassan. Wanka madaxa madoow iyo geela hadeey dabar go.aan soomalia .....
adeer ilaalo adag inoogu sameeya hantidaas.ilaahay ha inoo xafido maalkeena xalaashaa.aamiin.waan kusoo booqan marka dambaan maraykanka kasoo dhoofo inshaa allaah.soo ducee.
Masha allah rabi hakuu barakeeyo xoolahaada lacag aad ufaro badan ayaa gelisay masha allah waa jiq oo jiif inta cimrigaada ka dhiman hadii alle idmo
Maashallah qofka wadanika waa qofka maal gashada beeraha iyo xoolaha aduunkana dadka la qiimeeyo waa dadkaas
Maanshalaah xoolo waligay sidan u naaxay ma aragShaqaalaha adeer u naxariista
Sustainable for many years that is what we want.
Maansha Allah Waa Wax Aan Wax ka Fahmi Karo.
Maansha allah tabaaraka laah
Meeshiinkii yara ee xoolaha lagu list jiray soo iibso caanuhu intaa way ka badnaanyaa .
Caqliga somaligu sidan ha u shaqeeyo geelii iyo beertii iyo wax ala wax ka maqani majiro caano khudrad geel waa waxa horumarka lagu sameeyo saxibkani iminka dawlada iyo dad badan wuu ka qanisanyahay guul saxib kuwa geela ku haraaday ha ku dsydaan
Masha.allh masha allh ❤❤❤❤❤❤
Mansha Allah allow ubarake
Masha Allah, waa tusaaale ku dayasho mudan
Waxaan idinkula talin lahaa wiilasha geela lisaya waa in ay Gloves 🧤 xidhaan Marka ay geela lisayaan caafimaad ahaan
Waa fikir fican dhulka dadkaa ka faideysanaya oo qudha ha qotaan,
Very good
Geesi waxaa ah ninka shaqo u abuura dadka Soomaaliyeed ee masaakiinta ah.
Wll waxbeera taasaa waxlagahelaa dadaala
Wadanka nicmaa fadhida ee hereeraha halaga wada istaago oo tawfiiq yeesha iyo imaan buuxa
GUUL IYO GOBANIMO HORAA LOO SOCONAYAA KU DAYASHO MUDAN ❤❤❤❤❤❤❤
Dawlada ayaa looga baahan yahay wax qabad
Maansha Allah
Maansha allah
Maasha Allah
Maan shaa Allah
Ilaahay ha u Barakeeyo Aamin yaa Rabi please
Lacagta Geliya Beeraha iyo Xoolaha
Joojiya Guryaha
Caja ibaad ilaahy ha diin barakeeyo mnsha allah mnsha allah
MashaAllah MashaAllah
Msha Allah❤
Waxa looshaqaystaa ee barafku noogu laayey yurub waa wax lugu noolaado uun. Waad kunoolaankartaan adiga iyo reerkaaguba sifiican.
Waa Kufaraxsanahay Reer Somaliland Horey usocda . Salaaan Kal iyo Laab From Muqdishu.
Muhiim maaha inaad sheegto halka aad joogto lkn waxa muhiim ah inaad taageerto uun
M.sha allah alle haku barakeeeyo inadr
Allahuma barik.
Alahuma Barik barik
Masha allah idiin barakeeyo dalka iyo dadkaba waxbaad tarteen.
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Geeli aptiyaazhay alleh ha brakeeyo inzhlah
Masha Allah Caaqil Maxamed Shukri Jamac. Eebbe ha barakeeyo hantida, aammiin.
Rag buu allaylehe Shukri Xuluul ka tegay. Beertaasi waa beer qiimo badan, tacab badan haddii la geliyo, wax badan oo wanaagsan baa kasoo baxaya.
Masha allah guuuuuuul
Asc magaceeyga wa cumar xassan. Wanka madaxa madoow iyo geela hadeey dabar go.aan soomalia .....
adeer ilaalo adag inoogu sameeya hantidaas.
ilaahay ha inoo xafido maalkeena xalaashaa.aamiin.
waan kusoo booqan marka dambaan maraykanka kasoo dhoofo inshaa allaah.
soo ducee.
Masha allah rabi hakuu barakeeyo xoolahaada lacag aad ufaro badan ayaa gelisay masha allah waa jiq oo jiif inta cimrigaada ka dhiman hadii alle idmo
Maashallah qofka wadanika waa qofka maal gashada beeraha iyo xoolaha aduunkana dadka la qiimeeyo waa dadkaas
Maanshalaah xoolo waligay sidan u naaxay ma arag
Shaqaalaha adeer u naxariista