Baxsan ilahay ha unaxariisto waxay ka timid jigjiga oo xamar ayay fanka ka bilowday waxay ka mid ahayd dadki gobonimo doonka aadka ugu heesay heestan 77ki ayay ahayd jaceyl aan u qabo heestan bilkazta wan zo booqda mar un waynu ka xoroobi Ethiopia from jigjiga 😢❤❤❤❤❤
Heestu Marka Ay Marayso Daqiiqada 4:30 ilaa Dhamadka Waxad La Khusuusci doontaa Sida Ay U ciyaarayso Iyo Qosolkeeda Diiran Oh Wlhi Waan Ku cel ceshaday 💞💞💞 Saynab AhUN 😭
Waa qab iyo isweeyneysiin oo ay ka wada Cadowga dhulkii waa ka cashaney heestaan waxaa la qaaday markii soomaaliya ay ku guukeysatay dagaalkii 1964. Waa socodka gorgorka gorgorka ayaa sidaa u socda, shimbirka gorgorka ma ogala in waxa uu heysto lala isticmaalo shimbiraha kale wuu ka bursadaa Raqda. Marka maadaama ay soomaaliya ithopiya ka ceshatay dhulkii waqooyi Galbeed sida gorgorka ayaan ugu ceshatay waaye micno ayaay ku jira.
Cidamada African lion adis Ababa cagta saray habenka waberi qamriga xita wey caben Festival wale waberi cusub bur bur ki ka dib la aburay cidamada dhiro gelineyn arka iminka mushar macno daro u qadan guryaha hobolada waberi iska degan waberi hore fanan kasto abarto mento Leyahay weligis xero dhan iyaga degan kacanka u dhisay x fiyore
Ilahay swt ha unaxariisto maanta 19 October 2020 ayay geeriyootay fadlan u duuceeya fananad wadani ah ayayhayd oo u soo halgantay umada soomaliyeed 😭💔😭
A senses of remarkable and emotional fellings happen to so many somali nationalists the moment they had this music .... Allah Ya Raxmaah Abwan seynab xaji cali baxsan
@@abdirahmanalimohamed1419 SNM waa halgamayaal dalkooda iyo dadkooda ka xoraynayey daaquudkii Afweyne, midhihii ay ka tageena Ubadkoodii ayaa xoriyad ku cunaya, guul iyo gobonimo ayaa shacbiga Somaliland kuwada nool yihiin maanta, Dood badan uma baahnine Somalia wax ka dhiga oo hagaajista.
@@abdiqani38 Waa runtaa masuul, waxa halkaan ina dhigay dulmigii siyaad iyo mid aan isu gaysanay qudheenu. Maalin unse waa la heshiin la isuna beerdhayi doonaa, si walaaltimimo wada dhalasho iyo dhiig wadaag ahba. It is just a matter of time. Hanoolaato soomaali weyn
Xuduudka Gadaaman ee Gaalku Sameeystay inan ka gudbaayo waan Garanaayeey 19.10.20. ILLAHAY HA KUU NAXARIISTO MAMA QALBIGA UMADA SOOMALIYEED KAMA GOI DOONTID 😢
wow masha allah....dadkeenii hore wale dad bay ahaayeen..laakiin anaga hadeer waxaan nahay maleh.....dadkayagii la baa bi i..ilaahayoow ku soo celi say ahayd
Axx...Shalay maanta may noqotaa!!...Somalia heer bay gaadhay..Its sad to see what state its in now...Allah jira. I see one of my favs..The beautiful Qamar Afwayn!!
RABI naxariisti Jano ha ka waraabiyo Saynab Xaaji Ali Baxsan Oo Dhawaan Geeriyootay Dhamaantenba Waan wada Geeriyoonayna Balse Waa La Kala Horaynayaa 😭😭😭😭😭😭
Alloow u naxariiso Waddaniyadda Baxsan qabiil ba Dalkaaga noqdey e wa lagu maamuusi lahaa waxaase ku baryeyna in Ilaahay Jannadti Firdoowsa ka waraabiyo aamiin aamiin...
Somali awalba anaga isku keenay hadaan nahay reer waqoyi balse waydinkii nagu xaaray ee garan waayey qiimahayga ee maatidii iyo haweenkiba gawracay markay halkaas ay maraysana wanigi nidhi marka horeba bad ayan galnee ina celiya
Isma Oran kenya Ayaa Hunguroonaysa iyadoo Somali dalkii Cadaanka Siiyey Somali Land Its Land Of Somalia Any Way Every Body Of Somali Be Proud Better Way All Soomalian Adult's were Fighting we old Keep It Get My Ward this is where Musta Keeping For Your Future Whay Going Some Where You Die It's You Country Stay Build It Dhalinyarada Somaliyeed Waxaan U Malaynayaa In Ay Nacasyo Waxaan Meeshii Aduunkoo Dhami Ayay Ugu Bareereen Dhimosho DEG DEG Dhalinyaroy HAYBAD waxaad Ku Leedihiin Dhulkiina Hooyo Waxaan Idiin sheegayo Dhalinyarow All Be United of Safe Our Land
Hadi u bacid jabo ma haweysto bodo Kenya dagal ki itopio and somalia waxay damac day iney somali u dido dariqa cidamada maran dolow ade dhan ka Kenya xigo dhulka somaliyed ah dharbadan kugu dhufto wad ka shalayna Abe siyad yiri dhulka somaliyed iska daye dhulka Kenya cidamada African lion mari jiren edeb ku arurtay badena ay damac do waxan qashin ka aho atore badiyo arken dacifin iyaga isku maqan arken ka faideysan rabtay wadaniga ma sexdo wa so jedna qanisinta siyasada aqon 4.5 kor ka firina
Ninka Durbaanka tumaya waa Aweys ooku magac dheeraa Goobbe wuxuu ahaa nin kabanka aad u garaaca iyo mulaxameeyste heeso badan laxanka saaray wuxuu kale oo garaaci jiray durbaanka iyo nooc ka mida qalabka Miyuusiga ee la dhaho Batariga 2012kii ayuu Haregiesa ku dhintey Alle ha u naxariisto dhamaan fanaaniinta halkaan ka muuqata ee dhimatey
hadafkii maxamed siyaad bare ee ahaa dhulka ogadenia ee shidaalku ku jiro in lagu dhiso shidaalkaas boosaaso iyo muqdisho maanta waxaa lagu dhisayaa adisababa iyo maqala iam very sorry inaan ku fashilanay balse ruush baa najabiyay heestani guul bey sheegaysa iyo jigjigo gudeheeda heestaan lagu qaaday
Gumeysiga itopio ku heysay somali galbed kaso jeda baxsan degan keda xurnimo Helen 1977 dagal ki itopio and somalia adis Ababa cagta saran soma jestayashi African lion ❤❤❤❤❤
Baxsan ilahay ha unaxariisto waxay ka timid jigjiga oo xamar ayay fanka ka bilowday waxay ka mid ahayd dadki gobonimo doonka aadka ugu heesay heestan 77ki ayay ahayd jaceyl aan u qabo heestan bilkazta wan zo booqda mar un waynu ka xoroobi Ethiopia from jigjiga 😢❤❤❤❤❤
Ani sido kale wlhi 😢
Maantay ayay ugudhowdahay xoriyad. Itoobiya awoodleh oo lagabaqo majirto.
walaal fanka xamar kamay bilaabin ee hageisa ayay ka bilowday horraantii 1960 halkaas oo ay isku barteen (walaalihii hargeisa). Eebe haw raxmado Saynab X. Cali Baxsan.
Heeestan Wadaniga ah Jaceylka an u qabo Darteeeed Bil kasta waaan So Booqda✅🔥 🇸🇴 jir oo Joog🥰
Anigaba bilooyinkii mar.
❤❤❤❤
Heestan waa wadani somalinimo 🇸🇴✊🏻✊🏻wàa bil Ramadan somaliyeey Hooyo seynab aan u wada duceyno allow Qabriga U nuuri aamiin🤲🤲
Aamiin yaa rabbi🤲
Amin
MAAMO. BAXSAN. GEESIYAD. AUN
Heestu Marka Ay Marayso Daqiiqada 4:30 ilaa Dhamadka Waxad La Khusuusci doontaa Sida Ay U ciyaarayso Iyo Qosolkeeda Diiran Oh Wlhi Waan Ku cel ceshaday 💞💞💞
Saynab AhUN 😭
Aun cidamada jecleyd
Waa qab iyo isweeyneysiin oo ay ka wada Cadowga dhulkii waa ka cashaney heestaan waxaa la qaaday markii soomaaliya ay ku guukeysatay dagaalkii 1964.
Waa socodka gorgorka gorgorka ayaa sidaa u socda, shimbirka gorgorka ma ogala in waxa uu heysto lala isticmaalo shimbiraha kale wuu ka bursadaa Raqda.
Marka maadaama ay soomaaliya ithopiya ka ceshatay dhulkii waqooyi Galbeed sida gorgorka ayaan ugu ceshatay waaye micno ayaay ku jira.
Qirada wadani ku qashucin walahi 😂😂😂Aun inti dhimatay waberi 😂😂😂
Cidamada African lion adis Ababa cagta saray habenka waberi qamriga xita wey caben Festival wale waberi cusub bur bur ki ka dib la aburay cidamada dhiro gelineyn arka iminka mushar macno daro u qadan guryaha hobolada waberi iska degan waberi hore fanan kasto abarto mento Leyahay weligis xero dhan iyaga degan kacanka u dhisay x fiyore
Waan xasuustaa 1964 weeye 15 baan jiray dhalinyarooy allaha dadkena is jeclaysiiyo hadaad iga dambayso weligaa ha ogolaan inaa gumaysi ku noolaato xabashida taariikhda xun ee naga dhaxaysa uga sheekeeya jiilkiina dambe maanta anagu waan sii soconaa
Insha all
Dardaarankaas waad igu ogtahay.
ma jiro qof ogalana waxas
Ilahay swt ha unaxariisto maanta 19 October 2020 ayay geeriyootay fadlan u duuceeya fananad wadani ah ayayhayd oo u soo halgantay umada soomaliyeed 😭💔😭
آمين امين امين يارب
Amiin 😢
Ilahow u naxariiso janatulfardoosa alahaugu bishaareyo amiin
Allah ha naxariisto
Qofkastay aakhiraddaada u tudho aduuyo iyo aakhiro allaha u naxiisto fadlan youtube ka saara
Saynab xaaji cali baxsan (AUN)
Faynuus sheikh daahir
Khadra daahir cige..
Cumar dhuule ali (AUN)
Qamar Abdullahi harawo..
Xasan aadan samater..
Khadiijo Abdullahi Daleys (AUN)
walee Fan iyo fanan kama danbeyn rabbiyow unaxariiso inta dhimatey😍😍
Sax
Hibo nuura iyo magool away ugas
amina abdullahi iyo binti cumar gacal
@@engr-lafoole8491 Waa inta muqaalkan ku jirey.
I don’t want anything
Seynab Xaaji Cali, Baxsan AUN, Waxeey Ahayd Ruuxda Ama Dhiiga Hablaha Waaberi.. Hadeey Soo Gasho Masraxa Wuu Dhaqaaqayaa..Heesaheeda wadaniga ah ama Guubaabada waa Maashaa allaah
Allah yarxama fanaaneedeeni qaran saynab cali baxsan 😢💔🤲
A senses of remarkable and emotional fellings happen to so many somali nationalists the moment they had this music .... Allah Ya Raxmaah Abwan seynab xaji cali baxsan
Ameen
Amiin ya alah brother thanks
Alle Hawnaxariisto mamo baxsan iyo cumar dhuule iyo intii kale dhimatayba Aduunyo malintaasiba Maalin bay Ahayd😢
fanaanintaydii, xasuus cajiiba intii dhimatay alahaw naxariisto o ay baxsan u horayso 😢
Allaw u naxariiso mama saynab wey nagu weyn tahay hadaan nahay 🇸🇴 Somalia 🤲amiin
Khadra daahir ayaa yaabtay siday u ciyaarayso seynab x cali ilaahow u naxariiso seynab damaanad aan jeclahay ayay ahayd, riwaayadii dhedo roob noqon weydey ayaan kusii xasuustaa iyo sooraan
Fan iyo fanan ba kama danbeyn Allow unaxariiso inta dhimatey inta noolna Caafimad &cimri dheer👏👏 Farxadooda ayan waxa loo dhigo Jirin.❤️
1977 iyo Somali maanta halkay taagantay😢😢
Somali midowdey bay ahayen itopiya 100 sano jirtey bay gumeyen somali 17 sano jirtey somali inay isracdo intii jecel like sar
100 mahe Kun sano in kabadan bay jirtay
Amiin ya alah ilahow midnimada somaliyed sahlo
Google translate is not even close missed by a huge margin.
4 sano ayey jirtay dowladnimadeenu markii aan casharka u dhignay 1964 heestaanna xiligaas ayaa la qaaday.
Markaan waxey ahd 1964 4 sano bey jirtay dowlada
Ilaahoow rabiyoow raxmaanoow raxiimoow u naxariiso Saynab Xaaji Cali Baxsan iyo inta kale ee geeriyootay.
Guumaysiga maantaa haa haa
Inaan gambiyaayo haa haa
Aan gawracaayo haa haa
Waan garanaayey haa haa
Gaashaankeenay libtu raacdee
Geeshkayagow guulaysta
Guulaystaa guulaystaa
Guul lagu reeyo guulaysta
Ninkii gardaraada haa haa
Ilaah ma gargaaree haa haa
Inay la go'ayso haa haa
Waan garanaayee haa haa
Cadowgii weynu gumaadne
Geeshkayagow guulaysta
Guulaystaa guulaystaa
Guul lagu reeyo guulaysta
Ninkii gayigeena haa haa
Amaan galin waaya haa haa
Inaan gubayno haa haa
Waan garanaayee haa haa
Garabkiinaan soconaaye
Geeshkayagow guulaysta
Guulaystaa Guulaystaa
Guul lagu reeyo guulaysta
Xuduudka gadaaman haa haa
Ee gaalkii samaystay haa haa
Inaan ka gudbaayo haa haa
Waan garanaayey haa haa
Geesiyaashii guntanaayow
Geeshkayagow guulaysta
Guulaystaa guulaystaa
Guul lagu reeyo guulaysta
Halkaynu u guurnay haa haa
Ilaa aynu gaadhno haa haa
Inaynaynaan gam'aynin haa haa
Waan garanaayee haa haa
Maanta gaa-gaabsan maynee
Geeshkayagow guulaysta
Guulaystaa guulaystaa
Guul lagu reeyow guulaysta
Guryahaan tabaynay haa haa
Hawaas gudaheeda haa haa
Inaynu galayno haa haa
Waan garanaayee haa haa
Gabasho waa inagu ceebe
Geeshkayagow guulaysta
Guulaystaa guulaystaa
Guul lagu reeyow guulaysta
Gargaar calankeena haa haa
Soomaali gideegba haa haa
Inuu isku geeyo haa haa
Waan garanaayey haa haa
Goolkii waa taad dhaliseene
Geeshkayagow guulaysta
Guulaystaa guulaystaa
Guul lagu reeyo guulaysta.
❤Lyrics from Hargeisa Somaliland.
Gaalki wuu guulaystay. Waa idinka magaciisa wato. Dhulkii Soomaalida maad dhahdaan.
@@abdirahmanalimohamed1419 Soomaalinimada ayuun baa maanta inaga dhaxaysa ee wax kale inagama dhaxeeyaan walaalayaal.
@@abdiqani38 . Waxwalbaa naga dhexeeyo. Ul iyo diirkeeda, Gabar iyo Seygeeda. Dadkii Halganka SNM marin habaabiyay ayaa bac idinku qufushay..
@@abdirahmanalimohamed1419 SNM waa halgamayaal dalkooda iyo dadkooda ka xoraynayey daaquudkii Afweyne, midhihii ay ka tageena Ubadkoodii ayaa xoriyad ku cunaya, guul iyo gobonimo ayaa shacbiga Somaliland kuwada nool yihiin maanta, Dood badan uma baahnine Somalia wax ka dhiga oo hagaajista.
@@abdiqani38 Waa runtaa masuul, waxa halkaan ina dhigay dulmigii siyaad iyo mid aan isu gaysanay qudheenu. Maalin unse waa la heshiin la isuna beerdhayi doonaa, si walaaltimimo wada dhalasho iyo dhiig wadaag ahba. It is just a matter of time.
Hanoolaato soomaali weyn
War wuxu qurux badanaa maaasha allaah, Wallaahi Timaheedaan arkaa Xuurul Cayntii lasheegi jiray ayadaa ka qurux badan baan is leeyahay
Waa geesiyad codkeeda cadaw badan ku jebisay! Ilaahay inoo daa' Baxsan! Aamiin.
Aun mamo qaran baxsan aun
Aamiin yaa rabbi naxariistii Janno Allaha ka waraabiyo,
Alla yarama
waxan jira 22sano waxan dhashe dawladii siyaad bare kadib sanadii 1996 lkn wlh waan dareemaya dawlad laanta dhibatada leedahe heestan iyo heeso gale jeclahe in dhagaysto waxan dareema qiiro wlh ma aqaan goorta aan arki doono dawlad somali saan isku xiran iyo shacabkeda
Quruxda asal baan u leenahay somalia guul iyo gobanimo
Markaan arko dhalin sidaado kale ah waxaa i dhisanta niyada waxaana qabaa in aan qaranimadayadii dib u heli doono
Same to u I was born on the same year 10/10/96
Waa sax wll 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
1990 baan dhashay qarax kala carar baan ku koray waligey doowlda ma arkin waan jecelhay wadaniyada waxaan dhalay caruur waxan ku dhalay yurub caruurta markii iweydiiyaan somaliya wax ku sab san waan naxaa waayo anigaba ma arkin wax lawada leeyahay lkn alxm 8 iigu weyn qabiil mayaqano waa muslim somali baa tahay baan baraa lagama yaabo inaan baro qabiil walaa cidey yihiin waayo marabo qabiil haduu faa ido leyahay somali buusan qeerkooda kareeben.aloow somali mideey
Xuduudka Gadaaman ee Gaalku Sameeystay inan ka gudbaayo waan Garanaayeey
19.10.20. ILLAHAY HA KUU NAXARIISTO MAMA QALBIGA UMADA SOOMALIYEED KAMA GOI DOONTID 😢
Ilah ha u naxariisto maanta bay dhimatay saynab baxsan
Siday u ciyaarayso Iyo Marqaanka Meesha Ka dhacay baa I Kiciyay Oo I shiday 🍷👌🏻
AHUN Saynab
seynab cali xaaji baxsan qiirada kamuuqata oo ay kuheyseyso maalinkaas iyo maanta dhibaatada caafimaad daro ee kuhaysata caasimada soomaaliya muqdisho
cumar dhuule
iyo samatar
iyo khadra daahir
iyo qamar c.laahi xarawo ayaa ujiibinaya
Aniga xitaa. Run ahaan tii aad baan u qiiroodey. Kadib markaan arkay shucuurta iyo qiirada kamuuqata Fanaaniinta. Intii dhimatey Allaha u naxariisto. Aamiin👏👏
insha allH maalin baa dhicin heestan dib loo qaado Oo Somali Oo dhan u midooban sidii dhulka inaga maqan u soo ceshan lahayan somalina is jeclaan lahayad qof samaliga ahina aduunka korkiisa sharaf ugu noolaado Somali noqoto dawlada aduunka ugu awooda badan mid kamida. Allow Noo Rumee yidaa ❤️
2024 yaa daawanaya 😢
Jecliya baxsan jecliya full of energy and wadaninimo
Inta qof oo daawatay geerida seynab xaaji Cali baxsan Allah ha unaxariistee wlhi waxa ay aheed geesiyad araxda ka jibisay cadowga xabashiga
Wllhi mararka qaar waxaan is dhahaa hadii somaliya nabad Ay Ahaan laheed intee joogi leheen saacadaan Allow noo gargaar
Maamo saynab xaaji Cali baxsan waxaan kula kulmay magaaladda Hargeisa sanadkii 1986 alle ha caafiyo imika waxaan maqlay inay xanuusatay oo ay joogto magaaladda Mogadishu
waqtigas somali mid aheyd fiicnaydaa .. taarikh dahab ah , barigas wax qabiil la yidha ma jirin , laakin Somalinimo iyo wadaninimo baa jirtay .. alow noo soo celi waqtigaas oo kale oo dhamaan Somali is jeclayd .. aamiiin
Wallee sharaf iyo qiimo wey lahaayeen dadkii hore. Ilaahow u naxariiso intii dhimatay inta noolna caafimaad sii
Hesahan cadowga lo.qaadi jiray hdana anaga dhexdena isku qaadna🇸🇴
Yaa dhageysanaya 2022 ( xuduudo gadaaman gumeysi sameystay inaan ka gudbaayo waan garanaaye ) Qiiro intee la eg ayaa ku gasha 1/100 ku qiimeey dareenkaada 😍💪🧏♂️
wow masha allah....dadkeenii hore wale dad bay ahaayeen..laakiin anaga hadeer waxaan nahay maleh.....dadkayagii la baa bi i..ilaahayoow ku soo celi say ahayd
Geesiyadi inga dhalatay 🙏🏾 Janada Fardowsa Allah ha ka warabiyo ❤️
Amin Amiin , jawigay wada qadayaan baan wax loo dhigaa jirin .
qurux sowt cayaar iyo wadaninimo ayey isku darsatay ilaahoow noo caafi
Alla haw naxariisto Mamo saynab cali baxsan waxay ahayd wadaniyad Somalinimo ku weyn tahy jeclaydna Shanta somali oo caruurtoodu meel ku wada ciyaarto Somali oo mida xaqii ay inagu lahayd maynan gudib wixii aynaga mudnayd oo ahaa Aas qaran maysan helin laakin ilahay haka abaal mariyo shaqadii ay usoo qabatay Halgankii xoraysta Somali galbeed..... Aan u ducayno wll
Axx...Shalay maanta may noqotaa!!...Somalia heer bay gaadhay..Its sad to see what state its in now...Allah jira.
I see one of my favs..The beautiful Qamar Afwayn!!
Ilaahow u naxariiso mamo saynab manta ayey dhimatey oo isniina taariiqduna tahay 10/19/2020b bisha October 19 /2020 alaha u naxariiso aduun wax haraya maleh maalinba waa murugo iyo geeri cusub ilaa taada lagaaro Maamadan waqti baa lasiiyey ay ku dardaaranto oo ku toobad keento dhowr sano ayey xamar ku xqnuunsaneet ilaahey danbi dhaaf ha uga dhigo jiradeedii badneet waxey ahayd fanaanad qaran wadaniyad ah waliba guubabqda iyo heesihii at u qaadey dagaalkii Ethiopia iyo somalia hibo cod iyo xayinimo bay laheed qof qaaliya umada somaliyed ka kabaxdey aduun naf malaha u duceeya walaalayal rabi qabriga ha u waasiciyo oo janatul fardowsa haka waraabiyo aamiin yaa Allah 🙏🙏🙏🤲🤲🤲😥😭😭
mansha alaah gulaysta hestan xasus ayay igu rebtay waxan xasustay 1977 markan xabashida dagalka kula jirnay
RABI naxariisti Jano ha ka waraabiyo Saynab Xaaji Ali Baxsan Oo Dhawaan Geeriyootay Dhamaantenba Waan wada Geeriyoonayna Balse Waa La Kala Horaynayaa 😭😭😭😭😭😭
waa berigaan dadka ahay ee aan sharafta lahay laakiin waan soo kaban doona biidni laah. ilahay somali
ha garansiiyo muhiimda ay midnimadu leedahaay.
Masha Allah mrkan dadjiraaan ahayn
wlhi wa hees wadani ah
hooyadey ayaa iigu heesi jirtey markan yara
ilaahi soomali iga dhaliyay ayaa mahad u sugnaatey ❤
Timaheeda Iyo ciyaarted inta ka heshay like
Cajiib Qaab masraxiyadeeda
Waan ka helay. 💯💯💯✔✔✔👍👍
Anna waan kaheley allah ha caafiya ayeeyo seynab
@@eye2eyeerigavo777 caayda jooji,dadka nasabkooda ha caayine.isku xishoo haddi ad wax kala ogtahay wll
@@farxiyosimanfarxiyosiman882 aamiin. Baxsan wadaniyad qiiro gelisay ahayd Fanaaniinta iyo ciidamada Soomaaliyeed. Waynu se soo noqon insha Alaah.
guulaysta guulaysta
Alloow u naxariiso Waddaniyadda Baxsan qabiil ba Dalkaaga noqdey e wa lagu maamuusi lahaa waxaase ku baryeyna in Ilaahay Jannadti Firdoowsa ka waraabiyo aamiin aamiin...
maantay geeriyootay Alle hawnaxariiso 10/19/2020
Ilahey ha u naxariiso qabrigeda alaha u wasiciyo mama zeynab xaaji wadani dhaba ee jacel dalka iyo dadka somaliyed
cawad mahadsanid waa ii farxad in aan Baxan warkeeda aan arko, ku dheh Soomaali ku jecel aad iyo aad waliba Hageysi. i love you Baxsan-
Alow Unaxariiso Baxsan Waleee Waaa qiirooday Runti Waxaan Ka arkaaa Fanaaniinti Hore Qamar Cabdulaahi Harawe Khadra Daahir Cige Maxamad Axmad Kuluc Xasan Aadan Samatar Daleys Faynuus Cumar Dhuule inta Dhimatay Alaha Unaxariisto Kuwi Noolna Alaha Ubarakeeyo Caafimaadna iyo Cimriga inshallah
Guuleeysta Guuleeystaa Geeshkayagoo Guuleetaa!, I miss this mentality in Somalia right now
Barisamaadkii iyo waayihii wacnaa illaha soo celiyo
Maamo Saynab iyo Maamo khadra daahir Allaha u Naxariisto
Barigaasay somali fiicnayd saynab xaji cali baxsan qurux badnayde
Baxsan allaha unaxariisto iyo cisman ASKARI oo heesta sameeyey iyo weliba laxanka qofka saaray hadduu nool yahay iyo hadduu dhintay allaha unaxariisto.
I love her confidence wlhi allha cimri dher iyo cafimad ku siyo
Alle haunaxaristo saynab xaji cali baxsan 19.10.2020
Somalidii hore waxay ahayen dad wax garad ah kartina leh isna jecel lkn inagu waxan nahay waxan jirin waxa laynaga dhadhiciyey qabyalad wax an wax ahan war hooy ma isu tashanaa 🇸🇴🇸🇴💕😭🇸🇴🇸🇴💕
Somali awalba anaga isku keenay hadaan nahay reer waqoyi balse waydinkii nagu xaaray ee garan waayey qiimahayga ee maatidii iyo haweenkiba gawracay markay halkaas ay maraysana wanigi nidhi marka horeba bad ayan galnee ina celiya
Ax waa yoyeey walhay😭😭😭😭😭
guuleysta somali maxamed guulaysta iiinsha Allah
heestan waxaan ku xusuustaa abwaankii sameeyey(AUN) Cismaan Aadan Askari waa abwaankii sameeyey heesahan kala ah;1- shicibyohow wanaagsani;
2-waan dagaalamaynaae ina soo dareersha.
3-xabashi yow sheega. iyo riwaayadihiisii
1-wadhaf iyo shinbiro
2-Wed iyo wacad
3-Aw Bustaale
4-Abuur waano la yaab
5-qaraami qalbigaan ilaawayn.
Ilaahay how naxariisto aamiin
Heesta xabashi yaw sheega
Waan waayay ee sxb ii Tilmaan
Tnk
@@barisamaadtv5176 sxb ana adaan kaa sugayaa
Huruuse adiga kumee hadda 10 sano kahor ayaad soo qortay waqtiga ciyaal baana ahaabe adiga ma nooshahay
Ilaaaahay amarkiii meeshaa waxaa iga muuqdaa dad qaaali ah cumar dhule baa taagan xitaaa qaali ku ah inta dhimtay ilaaahay ha unaxisto inta nool cimri dheer bn u rajeynaaa
#Wadaniyada wa wax ad u culus qofkana iskama keni karo wa ader alle Qofka ku beero 😭😭❤️🇸🇴❤️
Masha allah dherarka timaheeda hindiga ah iyo da’deeda bal eega, dumarka da’daas ah maanta ama hablaha xataa raga qaarkood baa ka timo dheer. Cayilka saaran iyo fudaydka sida ay u raxlaynayso hadana cajiib ah. Dadkii hore waxay ahaayeen wax kale. Ilbaxnimo lasoo mar caruur Tiktok iyo Snapchatdow.
Dadkii hore weynaga quruxbadnayeen
Aad iyo aad
Dawada iska daaya wl
Daawada aa idiin haleeyay
Kartidaa kaaga daran
Qalbigooda fiicnaa quruxda waa qalbiga dad dhulkooda joogo nabadna heysto meelna u wada socdo yaa ka qiimo badan
❤❤❤allhe how naxriiso🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭
Dadki horo side isku jeclayeen oo ay uwada faraxsanayeen bal fiiri Masha Allah
18\10\2020 bay ku geeriyootay magalada muqdisho
Allah naxalisto qabrigeedana ha iftiimiyo
Isma Oran kenya Ayaa Hunguroonaysa iyadoo Somali dalkii Cadaanka Siiyey Somali Land Its Land Of Somalia Any Way Every Body Of Somali Be Proud Better Way All Soomalian Adult's were Fighting we old Keep It Get My Ward this is where Musta Keeping For Your Future Whay Going Some Where You Die It's You Country Stay Build It Dhalinyarada Somaliyeed Waxaan U Malaynayaa In Ay Nacasyo Waxaan Meeshii Aduunkoo Dhami Ayay Ugu Bareereen Dhimosho DEG DEG Dhalinyaroy HAYBAD waxaad Ku Leedihiin Dhulkiina Hooyo Waxaan Idiin sheegayo Dhalinyarow All Be United of Safe Our Land
Hadi u bacid jabo ma haweysto bodo Kenya dagal ki itopio and somalia waxay damac day iney somali u dido dariqa cidamada maran dolow ade dhan ka Kenya xigo dhulka somaliyed ah dharbadan kugu dhufto wad ka shalayna Abe siyad yiri dhulka somaliyed iska daye dhulka Kenya cidamada African lion mari jiren edeb ku arurtay badena ay damac do waxan qashin ka aho atore badiyo arken dacifin iyaga isku maqan arken ka faideysan rabtay wadaniga ma sexdo wa so jedna qanisinta siyasada aqon 4.5 kor ka firina
waan kahela siday hooyo Qamar harowe heesta uga falcelisay geesiyaashii guntanaayow jeyshkayagey guulaysta😍😍😍 waa waagi somali is jecleyd.
zeynab iyo timaheedi mucjisada ahaaa gabar Somali ah oo timahaas oo kale leh iney jiraan umalen maayo
Ilaaheey ha u naxriiato eedo baxsan geesiyad qaran bay aheed
Erayadii iyo laxankii abwaan Cismaan Adan Askari ,dagaalkii soomaalida iyo xabashida 1964.
Xabashidu Umad Aqli Yar Aduunka kuma noolo ,Sababto ah sii xun ayey uu Fikirta Mar walba 1964 Waxay way Tabar yartahaye Dhulka Somali 🇸🇴 Qabso lkn cashar ay lo Dhiigay
Allah u naxariisto #Baxsan Guuleysta _ Geeshkayagooooow🇸🇴👏🏿👏🏿
ilahey Cafimaad degdeg ah hako siiyo Eedo.Macaan ( Seynab Xaaji Cali - Baxsan - ) 😢♥️
Alaha Unaxariisto Eddo
Allah unaxaristo mamo seynab wey nagu weyn tahY hadaan nahay somali amin
Walahi wan qiiroday ilaahow
Umada somaliyeed qalbigoda
Isu soo jeedi
Saynab xaaji cali baxsan hesaheedo dhan waa dawalada markaan heeseheeda dhagaysta waan ilmeeya ala dawlad la aantu xuma.......
Illaahoow dalka nabad nooga dhig❤❤
Heesta waxa iska laha oo eryada sameyey nin Ayuub sheeik isaaq ah oo berigas heeso wadani ah tiriyey ila berigii ingriiska heeso badan wadani ah ba sameyey Allah haw naxaristo abwaan cismaan askari 🤲🏽
Baxsan . Loving the hair ❤❤❤❤❤😘😘😘😘😘
Saaid wlhi timo aad u qurux badan ayeey lahayd allaha caafiyee
Samatar video ga oo dhexda maraya aqonsaday somalidii hore wlhi dadjiro ahayeeen❤❤❤
Somali Maryooley Imika Dil iyo dhac iyo Kufsi aya udanbeeyy allow dawlad loo simanyhy oo somaliyeed dip udhalataa😍😍
Wamarkaan xuduud beenadka Ethiopia kagudubnay ooan awooda laheyn
Mantana bal arka teena ayey kenya iyo Ethiopia malinwalba kasogudbaan
Waxanrajeynaa malin un ineey awoodeni sonoqoto I.a🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯
Eedo illhye ha ku naxriisto jandiina allh ka warabiyo sidaa wadanka ugu hagar baxday laguma aasin
2:30 legend xaga ka sacbinaya so Xasan A. Samatar ma ahan🥰😎
Haaa xasan aadan
Cumar dhuule
Qamar harawa ka gartay
Alle haw naxariisto saynab cali baxsan maaamo soomaliyeed
Ninka Durbaanka tumaya waa Aweys ooku magac dheeraa Goobbe wuxuu ahaa nin kabanka aad u garaaca iyo mulaxameeyste heeso badan laxanka saaray wuxuu kale oo garaaci jiray durbaanka iyo nooc ka mida qalabka Miyuusiga ee la dhaho Batariga 2012kii ayuu Haregiesa ku dhintey Alle ha u naxariisto dhamaan fanaaniinta halkaan ka muuqata ee dhimatey
Waa. 1964 sanadkaas. Allaahu. Akbar iyo. Mantey. Xaalkey kusugantahay. Soomaali. Iyo seynab xaaji. Cali. Baxsan. Gurigeeda. Bakaakuhu. Kuyaal
Bakaakuhu muxuu ula jeedaa walaasheey. Ii jilci fadlan
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Somali Nimo Hadii Ey Kuugu Weynthy Like Saar #WeAllOne
Guuleystaa Guuleystaa Guul Nagu Reebaaa Guuleysta❤❤🇸🇴❤👸👑❤❤🇸🇴
waxa meesha ka muuqda fananin caana ,xasan aaadan samatar , qadiija daleys, khadra daahir, qamar harawo , saynab baxsan , cumar dhuule,, faynuus sheikh dahir, , ilaahey cimriga ha u dheereyo intiii nool intiii dhimateyna ilaahey ha u naxariisto
I love Baxsan man......she is my hero!
Wll manooshahay ❤
@@Abdalla-hiilhadda manoola commentigaan 14sano ka hor
allaaaa maxaaaan qiiroodaaa markaaan arko dadkii hore iyo magaci aaan aduunka kalaheeyn seynab xaaji cali baxsan waa idiin gaartay inaad nabad ku baashaaleeysaaan maaamo nooloow caafimaadna rabi haku siiyo asxaabeeey uduceeya waxaan maqlay ineey xamar ku xanuunsantahy
Hees xasuus mudan 1964 dagaalkii somali iyo ETOOTIYA nacalad ha kucdhadee somali ha noolaato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Lkn markaan waxaan filayaa in ay tahay 1980s
Labo fanan ayaa ka nool
Xasan adan
Faynuus
Inta kle alla ha u naxariisto
2019
Intii dhagaysanaysa like Yar bac kusii
🤣🤣🤣🤣
Soomaliya ilaaahay ha u naxariisto!... waa dhimatay...
hadafkii maxamed siyaad bare ee ahaa dhulka ogadenia ee shidaalku ku jiro in lagu dhiso shidaalkaas boosaaso iyo muqdisho maanta waxaa lagu dhisayaa adisababa iyo maqala iam very sorry inaan ku fashilanay balse ruush baa najabiyay heestani guul bey sheegaysa iyo jigjigo gudeheeda heestaan lagu qaaday
Shidaalka ogadeenu ha innaga maqnaado iyagu gaajada ha kaga baxaan
Heestan waxa la tiriyey dagaalkii 1964kii,maaha 1977kii.
@@ismailjama178 wllo ma hubo lkn 77di ay u egtahay,fanantii da'adooda ayan ka qiyaasay lixdankii xasan Adan gaban yar buu ahaa iyo kuwa kalaba
Boqor piccolino dabcan markan waxay joogaan Gurigii hobolada ee Muqdisho,laakiin heesta markii u horeysay eey Baxsan qaado waa 1964kii.Hobolada halkan ka muuqda badankoodu fanaaniin may aheyn markii heesto soo baxday.
Markan wey isku maaweelinayaan sida ka muuqata,laakiin heestu maaha hees maaweelo waa hees dagaal.
@@ismailjama178 haa sax wan ku fahmay bro.
Waa kaaga mahad celin xogtada.
Gumeysiga itopio ku heysay somali galbed kaso jeda baxsan degan keda xurnimo Helen 1977 dagal ki itopio and somalia adis Ababa cagta saran soma jestayashi African lion ❤❤❤❤❤
Cawa waa habiin kowad ee qabriga u hoyato allow unaxiiso adaa boqoree
Aamiiin aamiin