MAKONEN BIRADA CISHQI HORNSAT MUSIC SHOW

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 сен 2024
  • KALA SOCO HCTV
    FACEBOOGE PAGE:-bit.ly/2FHhLxc
    SUBSCRIBE MY CHANNEL:- bit.ly/2s6WKu2
    WEBSITE:-
    KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA.
    KU XIDHNOW HORN CABLE TV GOOR KASTA IYO GOOBKASTA

Комментарии • 50

  • @najaahhuseen237
    @najaahhuseen237 Год назад +3

    Ninko cod macanaaa❤🏃‍♀️🤞 yaaaa ila daawanay 2023

  • @roblemohamed7004
    @roblemohamed7004 6 лет назад +18

    War ninkan ethiopianka ah baa afsomaliga saa ugu heesaya kuwii udhadhayna oo uu kamid yahay FALADAGAN Bal isku eega alla yaa ii qabta faladagan aan shiilee 😂😂😂

  • @Xirsi695
    @Xirsi695 4 года назад +2

    Nin cajiiba oo cod macaan weeji ninkan ee heeso badan haloo dhiibo

  • @Boqoradda
    @Boqoradda 7 месяцев назад

    Wuuba ka badiyay somalidii.cod macana qofku😂❤

  • @Boqoradda
    @Boqoradda 7 месяцев назад

    Reer xamarka.walahi ninkasa ka fasiix san afsomaligiisa nadiif ah

  • @KhanJan-qn9ux
    @KhanJan-qn9ux 6 лет назад +3

    Sxb qaali jigjiga fanaan nawaari asal jigjiga aad ayan ku taagera

  • @yasminhassan7823
    @yasminhassan7823 2 года назад

    Yahuuuu siduu somaliga u bartay la yaabay

  • @stayblue759
    @stayblue759 6 лет назад +2

    Erayada:Sms caadimaaha
    Laxanka:Sms Top ...........
    Music:Sms ✌
    Wxiiba isaga isku darsaday....

  • @abdiasisahmedhurre
    @abdiasisahmedhurre 6 лет назад +2

    Fanaankan wacadala waaa keenay heesihi soomalida
    Horey usoco *HCTV* Hore usocda Qaar kalana noo keena

  • @shaarublibaax7139
    @shaarublibaax7139 6 лет назад +2

    Waa yaab xabashidii baa afsomaligii sidaa ugu heeseysa kuwii u dhashayna way Ka faanayaan

  • @heegoheego9503
    @heegoheego9503 6 лет назад +2

    Wuw wuu shidan yahay barnaamijka iyo fananka codkiisa qaar badan oo u dhashay luuqada ayuu luuq galinba 👏👏

  • @wararkaciyaaraha8951
    @wararkaciyaaraha8951 4 года назад +1

    fanaan kani caadi maha wlhi

  • @adaruzmohamed8191
    @adaruzmohamed8191 6 лет назад +2

    IGA WALE INAAN LAYNAGA GARAN
    ✋✋✋✋✋✌✋✋✋✋✋✋✋✋

  • @11stars26
    @11stars26 6 лет назад +11

    Hadaa tahay dhashi hargesa cdy ismuji liketa ku dadal💖💖

    • @mawliya8197
      @mawliya8197 6 лет назад

      11 Stars markaas ee qabiil iyo balaayo ku oradaa naa xishoo Afka qudhum lagaa siiyee

  • @thegalabs
    @thegalabs 4 года назад

    Makanonin ilaa 2000 kii ayuu saxardiid maxamed sahardiid, hargeisa ku hayaa... wuu ku tabcay. Kkkkk

  • @heegoheego9503
    @heegoheego9503 6 лет назад +1

    Wuw walhi waa barnaamij shidan ninka aan u dhalan afka qaar buu luuqa galinaya u dhashay afka 👏👏

  • @gabadhaheerdarawiishlascan7365
    @gabadhaheerdarawiishlascan7365 6 лет назад +1

    lkn ninkan maba kuhdlikaree suu ugu heesa af somliga

    • @macluumaaddaahsoonmacluuma7898
      @macluumaaddaahsoonmacluuma7898 6 лет назад

      gabadha her darwiish lascanood wuu ku hadli karaa anaa arkay video uu kuhadlayo

    • @abdeqfathiabdeq5090
      @abdeqfathiabdeq5090 6 лет назад

      gabadha heer darawiish lascanood waaa kuhadlaaa Wllo mokonen ayaaladhahaa hargaysa wuujoogijiaray sms xertiisa ayuu ahaaa adisababa na wuuka heesi jiray

  • @abdiamericoameriko9435
    @abdiamericoameriko9435 6 лет назад

    Heeso shidan Ethiopianka heeso awalbaa anon fahmaay baan dhegaysan jiray reer hargaysa marti layahay faninta si wanagsan u so dhoweye (siaad ula tartartan adiss ababa Nairobi kampala

  • @rooxanta4237
    @rooxanta4237 4 года назад

    "Wahab iga dul' -duuulayaaaye'

  • @macluumaaddaahsoonmacluuma7898
    @macluumaaddaahsoonmacluuma7898 6 лет назад

    Wow promo dalkiina dhace luqadiina dhace adeer ku wada marqanland walaalahood ka tashteenee hawada ku Cuna mar dhaw

  • @hindiafsomaliaflaaam
    @hindiafsomaliaflaaam 6 лет назад

    Hhh mursal faladag asigo Somali ah ayuu sidaan u heesi Karin nikan was Ethiopia walee fanka iska keen mahan

  • @nasrosheikhabdi7200
    @nasrosheikhabdi7200 3 года назад

    Heesta caadi maah runtu👌😍 halkedu dhigay

  • @shugricabdullahi5782
    @shugricabdullahi5782 4 года назад

    Woow heestu inaba caadi maaha fananka codkiisuba waa cajiib

  • @ayanbarre377
    @ayanbarre377 6 лет назад

    Mnshallah walee qaarbadanoo udhashuu dhaamaa fanaankani kuwo aan ogahay 😂😂😂😂😂😂

  • @ixsaan9294
    @ixsaan9294 6 лет назад

    dirqi maha caashaqu dushalay ka saree😍💝😍😍😍💝😘👏👏👏

  • @raagedirir9171
    @raagedirir9171 6 лет назад

    kan malaha abtibaa loo yahay waa sidee xaalku erey uu qaloociyey ma jiro

  • @nooraskar
    @nooraskar 3 года назад

    Shabash.

  • @hanimohammed3717
    @hanimohammed3717 6 лет назад

    Faldagan iyo ninka keeba cood macan ruuta sheeg

    • @ixsaan9294
      @ixsaan9294 6 лет назад

      Dee wiilkan ayaa così macaan macaan isu keenay wiilkan iyo faladan waa habeen iyo malin

  • @sadioqali704
    @sadioqali704 6 лет назад +1

    👌🙏💛

  • @heegoheego9503
    @heegoheego9503 6 лет назад +3

    Lkn somalideenu waa yara cunsiri ha lays dabciyo

  • @sacdiasaid6628
    @sacdiasaid6628 5 лет назад

    Wooow best song way iga gadan tahay

  • @maxamedahmed2620
    @maxamedahmed2620 6 лет назад

    Ninkan was rer diri dha Wana dad xadarad badan

  • @HEES_CUSUB
    @HEES_CUSUB 6 лет назад

    Wooooooooow

  • @rihamali5245
    @rihamali5245 4 года назад

    Caadi maaha heestu💃

  • @zackahmed8843
    @zackahmed8843 6 лет назад

    oramo somaligii baratay

  • @faisakiin2012
    @faisakiin2012 6 лет назад

    WOOOOOOW

  • @quruxwaadiniyoakhlaaq7113
    @quruxwaadiniyoakhlaaq7113 6 лет назад

    Waaaaaaw

  • @hamdamahad6336
    @hamdamahad6336 5 лет назад

    Wee wee

  • @shucaybayzer1602
    @shucaybayzer1602 5 лет назад

    Heeztydi. How

  • @rahmaali5443
    @rahmaali5443 6 лет назад

    🔥🔥😍