DAGAALKA QASA/RAFAX/ISR4IL + XISBULAAH OO WAQOOYIGA KA DHIGTAY FURIN DAGAAL

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • DAGAALKA QASA/RAFAX/ISR4IL + XISBULAAH OO WAQOOYIGA KA DHIGTAY FURIN DAGAAL
    SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
    ►TWITTER: / hbnonline
    ►FACEBOOK: / hbnonline
    ►WEBSITE: hbnonlinetv.com/

Комментарии • 45

  • @HBNOnlineTV
    @HBNOnlineTV  3 месяца назад +20

    Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.

  • @abdirahmanahmedtimacade8430
    @abdirahmanahmedtimacade8430 3 месяца назад +3

    Aamiin aamiin aamiin yaa rabbi alle ha guulaysiiyo xamaas iyo inta ay ka dhabta tahay iska caabinta cadowga iyo iimaanka dhabta ah alle ha mideeyo quluubta islaamka alle rucdiga umada muslimiinta ha ka dul qaado alle ha jabiyo Gallada iyo munaafaqiinta u adeegta ee xanbaarsan rayiga reer galbeedka. Alle inagana ha inaga aqbalo ducada wallaalaheen.

  • @majidaomarhassan4336
    @majidaomarhassan4336 3 месяца назад +2

    Qofki ugu horeyay ba noqday manta alx

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 3 месяца назад +2

    Allahu.akbar.Allahu.akbar.ilaahow.xaqa.uhiili.reer.qasa..yaa.Rabilcaalamiin

  • @kadarabdi3735
    @kadarabdi3735 3 месяца назад +2

    Mahadsanid maxmuud cadde warbixinta fcn aad aad udawada maxamud warbixintiisa

  • @ahmedabdirahman6545
    @ahmedabdirahman6545 3 месяца назад +4

    Alle Ha Jabiyo yuhuuda Gardrada ku socota mar walba guushana alle ha siiyo dulmanayasha reer falastiin ee kuwii islaamka la sheeganayay ay u hiiilin waayeen aamiiin

  • @abomaxamudmacalin
    @abomaxamudmacalin 3 месяца назад +3

    Allah laj8ro xamaas iyo xulfadeeda guul Allah garsiiyo

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 3 месяца назад +2

    MashaAlaaha..MM.cade.sida.fiican.oo.aad.keento

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 3 месяца назад +3

    In shaa Alaa hadafkooda gaari maayaan
    Wayna guulaysan doonaan

  • @user-iw4ri7ur8e
    @user-iw4ri7ur8e 3 месяца назад +1

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @AbdiRehman-kl7wj
    @AbdiRehman-kl7wj 3 месяца назад +2

    Inshaa alaahu way guulaysan falastiin guushii ayaa soo dhaw

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 3 месяца назад +2

    Masiibo ilaahey haku rido Israel iyo marekan ciidamadooda iyo madaxdooda

  • @user-yu4kd5yu1o
    @user-yu4kd5yu1o 3 месяца назад +3

    Guusha.dagaalka.waxaa qaadey.maskaxada.khater.ah ee saaran.sonwaar..halyey.muslinka.nooleyay. koobka.asagaa.lagudoonsiin doonaa.indhaa.alaah.aamiin❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-yu4kd5yu1o
    @user-yu4kd5yu1o 3 месяца назад +3

    7.da.oktobar.waxay.qoorta.ka.goysey.nin.kibirbadnaa.oo.yuhuud
    Ahaa.oo.bariga.dhexe.joogi.jirey.kadib.inuu.guuro mooyee.rajokale.majiro.waana.soo.agjatmey..guul.falstin
    Aamiin❤❤❤❤❤

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 3 месяца назад +2

    Mowliid aad baad umahad santihin adiga iyo muxamed cade shere iyo like tuna wa xagayaga from buntiland

  • @user-cc5bj2ly4h
    @user-cc5bj2ly4h 3 месяца назад +2

    Yaaaaa allah
    Yaaaaa allah
    Yaaaaa allah
    GURMAD AWLIYO

  • @MciB-gl5mk
    @MciB-gl5mk 3 месяца назад +2

    Allaahu Akbar❤😂🎉 1:57

  • @Libax962
    @Libax962 3 месяца назад +3

    #Mxamed #Mxamud Cade iyo sida xurnimada le oo u hadlayo aad ayan ugu faraxsannhay #BBsomali hado lajogi lahaa sidaan uguma raaxeesteen codkiisa #xurta-ah #thank you #mowlid ❤️

    • @Xiirey2013
      @Xiirey2013 3 месяца назад +1

      Sax waye legend waye

  • @user-mg4qu9pb1n
    @user-mg4qu9pb1n 3 месяца назад +4

    Allahayow guul degdeg ah sii reer Falastiin jihaadka way ku samreene. Aamiin Aamiin Aamiin. Yaa Allaah.

  • @ahmedmuse327
    @ahmedmuse327 3 месяца назад +2

    Asc Mowliid iyo Maxamud Cade yuhuuda ma mudaa in Laharereeyay?

  • @hawonadar.n9039
    @hawonadar.n9039 3 месяца назад +2

    Jecliyaa huwaney jabkaaga illaahay garabkina cidleeh

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 3 месяца назад +2

    Allaha u gargaaro falastiin .

  • @nuurmacoow3523
    @nuurmacoow3523 3 месяца назад +2

    SHIICO WAA TOOLS OF ISRAEL SIDA KHAWAARIJTA OO KALE WAX COLAAD AHNA KALAMA DHEXEYSO ISRAEL TUSAALE XISBULAAH WAXAY DUQEYSAA MEELO LOOCAYIMAY OO KELI AH TAARIIKHDA ADUUNKA LAGUMA HAYO SHIICO WEERARTAY GAALO MARKA DAGAALKA SHIICADA WAA RUWAAYAD

  • @CasriGuure
    @CasriGuure 3 месяца назад +1

    Yaaaaa allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-ui8gd7gb1c
    @user-ui8gd7gb1c 3 месяца назад

    Allha lajiro xamaas iyo xulfadeeda guul allha garsiiyo

  • @seynabcali4205
    @seynabcali4205 3 месяца назад +1

    Mabeenaa la soo taswiiri karaa ?

  • @MaxamedKhaliif-du2qh
    @MaxamedKhaliif-du2qh 3 месяца назад +1

    Israel o mopka aduunka lagawayey

  • @CabdiRaxman-kf4fe
    @CabdiRaxman-kf4fe 3 месяца назад

    7:17

  • @mohamedsaid7042
    @mohamedsaid7042 3 месяца назад +2

    👍🙏

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 3 месяца назад +1

    ❤wcs ❤gobsho ❤

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 3 месяца назад +2

    Wuu nagu daahaye naargale natayaahu goormuu halaagaami

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 3 месяца назад +1

    Suldaan mahamed cade aad buu umahad sanyahay.

  • @murtitv6518
    @murtitv6518 3 месяца назад +1

    Xisbullah ayaa wax weerartay ayaad dhahdaa habeen kasta Walina kama maqal Hal askari ayay dileen
    Hubka ayuunbay iska qasarinayaan oo meel cidla ah ayay ku tuurayaan

  • @mohamedhajijama6199
    @mohamedhajijama6199 3 месяца назад

    Asc

  • @abdiahmeddirie1643
    @abdiahmeddirie1643 3 месяца назад

    Srael dhig uma siin wada Hadal
    Mana filayo inay jiraan godod ay Heshay
    Dan baa dhigtay meeshaa inay dhaafi waydo
    Haday God Heleen igu sawir bay samayn lahaayeen

  • @mohamednoor4008
    @mohamednoor4008 3 месяца назад

    Mowlid Israil dagal badan aya haysta lkn weli carab 99.9% may gelin dagaalka

  • @CabdiRaxman-kf4fe
    @CabdiRaxman-kf4fe 3 месяца назад

    Gardaro garb og alaha jabiyo

  • @OmarAbdi-mi9dt
    @OmarAbdi-mi9dt 3 месяца назад

    Àsc

  • @CabdiRaxman-kf4fe
    @CabdiRaxman-kf4fe 3 месяца назад

    Guul xamaas

  • @MciB-gl5mk
    @MciB-gl5mk 3 месяца назад +1

    @maxamed cali ibrahim buuni❤ Asc 5:13

  • @CabdiRaxman-kf4fe
    @CabdiRaxman-kf4fe 3 месяца назад

    7:17

  • @CabdiRaxman-kf4fe
    @CabdiRaxman-kf4fe 3 месяца назад

    Guul xamaas

  • @CabdiRaxman-kf4fe
    @CabdiRaxman-kf4fe 3 месяца назад

    Guul xamaas