Sirdoonkii Israil o Doxa ka dagay| France o laga kala cararay| Ruushka & Taliban o saaxiiba noqday

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 июл 2024
  • Sirdoonkii Israil o Doxa ka dagay| France o laga kala cararay| Ruushka & Taliban o saaxiiba noqday
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212.com/invite/12i...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 157

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  5 дней назад +32

    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤

    • @aminamoussa1173
      @aminamoussa1173 4 дня назад

      Asc arintii business calkebay maraysa

    • @dahaboabdi4703
      @dahaboabdi4703 4 дня назад

      Is

    • @ShafieIsak25
      @ShafieIsak25 4 дня назад

      Ma Daawatey Wareysiga BBC Somali Layeelatey Cabdirahman Cabdishakuur, Maxaa se ka dhahee

    • @JiijoXusen-xu1to
      @JiijoXusen-xu1to 4 дня назад

      Arinta abii Axmed we shall uu kahadley kafaalow wuxuu yiri bada ma dhaafikarno

  • @user-fb1lo1yu3p
    @user-fb1lo1yu3p 4 дня назад +4

    Xijaabka iska dhig haday idhahaan waan ka tagayaa waayo illaahay dhul janadii aduunkaa ayuu isiiyey Alxmdullilaah ❤

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 4 дня назад

      Iyagaa danbiga leh adigu ma lihid

  • @mohamedibrow6597
    @mohamedibrow6597 4 дня назад

    Asc, shiikhoow kheyrka Rabbi ha inoo kordhiyo ee dowladii hore imaamka mu-adinka iyo khadhiibkaba waxay ka qornaayeen wasaarada arimaha diinta iyo awqaafta.
    Jazaakumullaah kheyr

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 4 дня назад +1

    Doolli inay ka cararaan waa laga keensaday mashaa allaah rucbi allaha ku rido

  • @shaxshaxlowgaxafada5813
    @shaxshaxlowgaxafada5813 4 дня назад +2

    اللهم انصراخواننا في غزة يارب

  • @abbdll
    @abbdll 4 дня назад +2

    Dulmi diid kk dowladii soomaali dugsi wax ma siin jirin. Masaajidada way iska ilaalin jirtay oo imaanyada way baqi jireen. In aad xasuusatid ayaan ku mooday

  • @mohamednoor4008
    @mohamednoor4008 4 дня назад +3

    Argagaxisa wa reergalbedka

  • @mohamedibrow6597
    @mohamedibrow6597 4 дня назад

    Asc, shiikhoow kheyrka Rabbi ha inoo kordhiyo ee dowladii hore imaamka mu-adinka iyo khadhiibkaba waxay ka qornaayeen wasaarada arimaha diinta iyo awqaafta, waxayna lahaayeen mushaar maantase anaa u sabab ah waxaan ku jirno ee ALLE ha inoo gargaaro
    Jazaakumullaah kheyr

  • @nourabdi4101
    @nourabdi4101 3 дня назад

    Jazakumullah khair

  • @asmaxandule2950
    @asmaxandule2950 4 дня назад +1

    DOLIGAAS AMA JIIRKAAS WAA JIIR REER QAZA AH WUU KA QABQAATAY DAGAALKAAS GOOD JOB YAA JIIR❤❤❤😊

  • @muxammad2413
    @muxammad2413 4 дня назад +1

    ASC, INNAA LILLAAHI, WA INNAA ILLAYHI RAAJICUUN,
    WALLAA XAWLA, WA LAA QUWATA ILLAA BILLAAHI.
    Mallaha sacuuddiggii maaha meeshu.

  • @ruqiyocabdullahi3932
    @ruqiyocabdullahi3932 4 дня назад

    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @user-qw8et8sw6d
    @user-qw8et8sw6d 4 дня назад

    Ku saliya nabiga ❤

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 4 дня назад

    Alxamduliaah

  • @haachannel8793
    @haachannel8793 5 дней назад +2

    Subhana Allah wa adun damaaday

  • @sucdimoha2157
    @sucdimoha2157 5 дней назад +1

    Jasaaka allahu khyran sheekh😊😊😊😊

  • @ardonoorwardhere8913
    @ardonoorwardhere8913 4 дня назад

    Ilahay karaamada ha ka qado

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 4 дня назад

    Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer falastiin

  • @ibrahimosman9802
    @ibrahimosman9802 5 дней назад +1

    Wll waxan ku nolahay Djibouti 🇩🇯 misena lacagta masajidada iyo madarasadaha waxa bixiso wasarada dinta iyo owqafta ee dawlada

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 4 дня назад

    Allaha u gargaaro falastiin .

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 4 дня назад

    Subxanallah rabiyow nahuuni.awpdada

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 4 дня назад

    ALLE DHULKA HALAGOOYO YUUDA AMEEN ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @katrahaleys7841
    @katrahaleys7841 4 дня назад

    Subxanallah xasbya Allah wa nacal wakiil😮😢

  • @user-fb1lo1yu3p
    @user-fb1lo1yu3p 4 дня назад

    Subhanallaah illaahaw noo danbi dhaaf😢

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 4 дня назад

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 5 дней назад +1

    Allah burburiyo yahuud mareykan aamiin illaahow laay Madaxda carabta xaaraanta

  • @Xayd1982
    @Xayd1982 4 дня назад

    Calanka waa ayo dulmi diid

  • @faqashdhangax4884
    @faqashdhangax4884 4 дня назад

    Waa la duleystey

  • @osmanbuhdirans500
    @osmanbuhdirans500 4 дня назад

    Jabutii way jiirta wlhii

  • @AbdiFaraah
    @AbdiFaraah 5 дней назад

    Jazakumullah sheekh dulmi diid🎉👏👍

  • @AhlamMahad2009-ps4kl
    @AhlamMahad2009-ps4kl 5 дней назад +2

    Doliga falastine wa geesi

  • @MaxamuudAbuukar-bg4jw
    @MaxamuudAbuukar-bg4jw 5 дней назад +2

    Shekhaw magalada baydhabo aan joogo masjid ku yaalo ayaa waxaa leh gof jaamacad leh oo maamul ka ah oo hadana aan wax mishaar aan siin imaamka. Imaamka asiga ka aadamo asigaa ka caagamo asigale dad dujiyo

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 4 дня назад

    Sheekh sucuusi nimankoodu noocaas bay u badan yihiin wakhti dheer baa ilaahay u ceeb qarinayey kln iyagaa kufaanaya ceebtii

  • @bashiirmaxamedbarre9369
    @bashiirmaxamedbarre9369 4 дня назад

    Intaan ogahay dowladii hore ma bixin jirin

  • @dahaboawale1009
    @dahaboawale1009 5 дней назад

    Subhanallah subxanallah sacadiga waa naxdin

  • @user-np4uo1dn9q
    @user-np4uo1dn9q 4 дня назад

    انا لله وانا اليه راجعون؟

  • @snw9257
    @snw9257 5 дней назад

    Xasbuna Allahu wanicmal wakiil

  • @rahh4137
    @rahh4137 4 дня назад

    Waa aduunyo gadoon ee ma dulka ayaa lala gooyn. Ilaahay umuuraha sahal oo sharkooda na mooti.

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 4 дня назад

    Sheekh.wadanka.aanjoogo.masaajidyada.dowlada.ayaa.siisa

  • @AdamOmarOsman
    @AdamOmarOsman 5 дней назад +1

    Sheikh ASC Allah kubarakeeyo aqoontaada na Allah ku zaaidiyo, waxaan weli sugeeynaa koorsooyinkii oo aad naga balanqaaday in aad nalawadaagi doonto markaad website soogelisid.
    InshaAllah nagajaahil bixi haday wax cilad jiraan ama isbuuciba marka nasoo update gareey. Waa iga xusuusin kaliya.
    Jazaa kumuAllah Kheyr.

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 5 дней назад

    Scw scw scw scw scw sheikh wcs falastiin free falastiin free falastiin 🇵🇸❣️ gull gobonimo

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd 4 дня назад

    Shekh mawaxad wareysata kuwani kale odinta Ku gabanaya munafiqinta Allaha qabto Allah qawiyu cazizu

  • @Allah-My-Lord-3
    @Allah-My-Lord-3 5 дней назад +2

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 4 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis among us, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967716649494 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you, well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡~~~:-◖--',`-',`-',`-',`-',`-',`˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹▪︎;,‘:.|;,‘:.`|,‘:.`|;,‘:.`|;,‘:.~:~¡~¡¡~;I.i.i.i.i.i.i.I.|-◖:.’`,.’`,.’`,.’`,.’`,.’`,.’`,.’`\&،،..,,،،..,,،،..,,،،..,,،،..,,،،..,,،،..,,،،..,,،،..,,،،..,,،،..,,،،..,,،،..,,،،..,,،،..,,،،.

  • @ismailegge3430
    @ismailegge3430 5 дней назад

    subxanallah

  • @abdialisidow5211
    @abdialisidow5211 4 дня назад

    Misaajidada mushaharadoodi wasaarada garsoorka iyo arimaha diinta ayaa bixin jirtey xiligii Siyaad Barre

  • @user-lt4xy2jj8n
    @user-lt4xy2jj8n 4 дня назад

    Djibouti masajida lacagtoda dawlada bixisa

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 4 дня назад

    Sheekh dawladaha gaaladuba way baxshaane waana canshuurtii dad weynaha waxa laga bixinayo

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 4 дня назад

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha ugargaro musliminta inshallh

  • @aadamosman4641
    @aadamosman4641 4 дня назад

    Subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere8881 4 дня назад

    Waxaas wax ka weyn ba ka dhacayo asnamtii baba lagu cabudi doona ilahay ha xifdiyo muslimiinta hana mideeyo

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 4 дня назад

    Somalia waan lahaan jiray dugsiyada free iyo madarasoooyinka iyo schoolladii Allaaahida

  • @AmalAbdirahman-cm9yi
    @AmalAbdirahman-cm9yi 5 дней назад

    Saw scw scw saw ❤❤❤

  • @munamire9656
    @munamire9656 4 дня назад

    Masajida somalida waxan filaya mahube in shirkadaha kuwa biyaha ama laydhka ay bilaash ugu xidhan oo anay lacagkaqadin oo laydhkiyo biyuhuba waa waqaf

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 4 дня назад

    WCS SCW ❤SCW ❤SCW❤

  • @AmalAbdirahman-cm9yi
    @AmalAbdirahman-cm9yi 5 дней назад

    Wcs ❤

  • @abdullahimahamudbile
    @abdullahimahamudbile 5 дней назад +1

    Doorashada Uk kasoo waran sheikh

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 4 дня назад

      Soomaalidii ayaa wacdaro ka dhigtay

    • @abdullahimahamudbile
      @abdullahimahamudbile 4 дня назад +1

      @@Fowzia69 labour oo kasii liita ayey keenen

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 4 дня назад

      @@abdullahimahamudbile haa

  • @libaaxliqe7062
    @libaaxliqe7062 4 дня назад

    Ruushka argigixiso ciduu ula jeedo waad fajanty lkn afkaagay soo mari la'dahay waa macalinka weyn iyo xirtiisa

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 5 дней назад

    Subhanallah ilahayo sudia bad adhi allahuma fii muslimane

  • @ManaBakarow
    @ManaBakarow 4 дня назад +1

    Abkey Dooli Diloow Dad nool maas u daahaa!😅

  • @hassanabdourazak2375
    @hassanabdourazak2375 4 дня назад

    Masjidka haddi dawlad lacag ku bixiso ma wanagsaana sheikho. Afka dawlada aye ku hadlayaan oo xaqiiqda kama hadli karan. Wana ta ka dhacday dunida carabta badana iyo jabuti ba. Tusaale jabuti shalay wixi khaldaan wa la sheegi jiray, balse maanta khudbada jimcaha dawlada soo qorto. Allah ka cabsi mooye dad tukado lama arkeen. Waad fahmaysa waxa ka wado

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 5 дней назад

    Doli miyey ka carareen fulayaal allaha jebiyo yuhuud

  • @NaasrirCabdi
    @NaasrirCabdi 4 дня назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Shamuuri_official393
    @Shamuuri_official393 5 дней назад

    Masaajida shacabka somaliyed kheyr alle hasiiyee iyagaa bishii lacag isku diraan mu.adamka siiyaan

  • @sadiya2357
    @sadiya2357 4 дня назад

    Saudi, Calanka macnahesa mayaqanan. Ayaga dhan was damero dhaan. raac,

  • @user-tc7su5db1f
    @user-tc7su5db1f 5 дней назад

    Dol midid Djibouti 🇩🇯 dowlada bixissa

  • @alisherif9282
    @alisherif9282 5 дней назад

    adooka masadalin ee waxa usbalalay binadanka wadhahad istaqfuallah dheh

  • @TheGansaipioFriendsShow
    @TheGansaipioFriendsShow 5 дней назад

    Subxanallah saxuudigii wuu halabay haday sidaatahay

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd 4 дня назад

    Xassan sh maxamed laydinka raax xasasiya Ka qada xumanta xassan sh waxad Ku dagalamaysan cidiyaga ayada iyo idinkaba wad kuwalaten xasanow xasidkisa Allaha jabiyo Jana Jana bi idnillahi jabbaru qaharu

  • @Arecap-k8s
    @Arecap-k8s 5 дней назад +2

    Abt asc wxan ahay wiil joogo somaliya halmar share out ii samey plz inaa youtuber shaqaysto oo ficiisa meeshay mareen maro ayaan rabaa plz i caawi 😢😢😢😢

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 4 дня назад

    Waxaa soo baxaaya wejiga runtaa ee madaxda khaliijka

  • @maxamedfarah2086
    @maxamedfarah2086 4 дня назад

    Saudi is dejjaal state
    Haddalkii Nabi Mohammed waa
    Taganyahay
    😊

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd 4 дня назад

    Nabad walalna no matihide shiico iyo takfir logama bahna tag tad rabtad Ka weysey xasan shekh WA warey walal washay washo warere Allah waxidul qahar qawidisu kuqabta qasisinta an ale uga baqin waxay Ku hadlayan

  • @mouktarmahamoud6173
    @mouktarmahamoud6173 4 дня назад

    Sck. Djibouti imamka muadinka misharkoda dawlada dibta

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 5 дней назад +1

    آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🤲 يارب العالمين

  • @pointparking
    @pointparking 4 дня назад

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Shiikhow dowlada india waxay mishaar u bixisaa is to control

  • @hassanaboubaker1824
    @hassanaboubaker1824 4 дня назад

    Shekh maxamad koorsada may ku chaqaynaaysaa djibouti

  • @user-co7wm9fc5r
    @user-co7wm9fc5r 4 дня назад

    😭😭😭😭😭😭

  • @BARKHADLEMEDIA
    @BARKHADLEMEDIA 4 дня назад

    Kkkkkk sheekh innaga siyaasiinta hogaanka inoo ah miyay ina matalaan waa dad shisheeye afkaartiisa xumbaarsan

  • @ikranmahamud1159
    @ikranmahamud1159 5 дней назад

    Aniga fikirkayga ma fiicma in lagu biilo qof free ah matihid

  • @user-co4yl1yt9q
    @user-co4yl1yt9q 4 дня назад

    Qasa waligeed bay kululeyde yuhuudaa hada kululaatay ha gubatee

  • @ohamedomar9067
    @ohamedomar9067 4 дня назад

    Saudi hogankeeda ayaaba ah khanis

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 4 дня назад

    France xaa ka dhacay?

  • @user-ib4ks1ui7r
    @user-ib4ks1ui7r 4 дня назад

    Kklkkkkkk

  • @khadra-km6lq
    @khadra-km6lq 4 дня назад

    Calanka FALASTINE lama ogola.

  • @GC21701
    @GC21701 4 дня назад

    Walaal in masaajidada lacag lasiiyo waa si loo kontroolo ma ah wax fiican

  • @ifrahali5667
    @ifrahali5667 20 часов назад

    Hadey tiri xijaab Iyo Diinta islaamka Ayaan la dagaalama waa iyadoo tiri Allah swt Ayaa la dagaalamaya subhanallah

  • @ShafieIsak25
    @ShafieIsak25 4 дня назад

    Ma Daawatey Wareysiga BBC Somali Layeelatey Cabdirahman Cabdishakuur, Maxaa se ka dhahee

  • @mahamedabdiaar2257
    @mahamedabdiaar2257 4 дня назад

    DAGAALKA AYUU KA QAYB QAATAY

  • @AliIbrahimMohamed-fh1yd
    @AliIbrahimMohamed-fh1yd 4 дня назад

    Hayey dooliga😂😂😂😂

  • @buthainabdulkadirhassan2510
    @buthainabdulkadirhassan2510 4 дня назад

    ilaahoow falastiin xornimadeeda sii mareeykanka iyo Israel weeye iyo xulufadiisa oo usameeystay argaxisada aduunka oo ku adeegta oo meesheey rabaanba u adeegsada oo aduunkii heel kadhigay ilaahay aduunka haka qabtee wexeey kubixiyaan intaas oo bilyon oo dolorka mareeykanka ah in aduunka la tororays gareeyo

  • @xaamsahra4306
    @xaamsahra4306 3 дня назад

    macliminta iyo imamyada ayagaba lacag laga qaadaabo kkk dowlada horar waaye

  • @xaamsahra4306
    @xaamsahra4306 3 дня назад

    sheekh managa nixin in qofwalibo masjidka ku dukanayo lacag bixin canshuur lana dhoho ma rabtaaa

  • @XassanAbdullah
    @XassanAbdullah 4 дня назад

    Argagaxisada mareykan iyo yahuuda waye

  • @defensegeneral9893
    @defensegeneral9893 22 часа назад

    Halaga xoreeyo gaalada sucuudiga xukunto

  • @true99s
    @true99s 4 дня назад

    Shekhow jibuuti waxan bixina kanisadaha iyo shekhedoda wan masrufna iyo koranka iyo biyaha ee ku yala wadanka jibuuti

  • @mohamedalihared6735
    @mohamedalihared6735 4 дня назад

    Dolina wanka baxsan yahye sinwarna wan radin ismaleh

  • @SmilingAquariumFish-zf2vv
    @SmilingAquariumFish-zf2vv 4 дня назад

    Dooli ku xayran waye prank buu sameyey😂😂😂😂

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 4 дня назад

    In masaajiyada Ku xernaaado dowlada aan ahayn islaam waa dhibaato Sida Soomaalia ay lugahooda Ku istaagaa oo xor ahaadaan ayaa fiican

  • @mahmedbarkele1273
    @mahmedbarkele1273 5 дней назад

    SCW SCW SCW

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 4 дня назад

    Carab Awalba sow qaniisyo ma ahayn maxaad la yaabtaan?