Xaqiiqooyin ku saabsan Uruguay | Dalka Madaxweynihii ugu faqiirsanaa

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Xaqiiqooyin ku saabsan Uruguay | Dalka Madaxweynihii ugu faqiirsanaa#Uruguay
    Fadlan hadii aad ku cusub tahay Channel-ka Subscribe dheh si aad ula socoto muuqaalada xiga mahadsanid.
    Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Комментарии • 173

  • @WacaalProduction
    @WacaalProduction 4 года назад +14

    Meelaha isoo jiitay
    2:11 Uruguay waa dowladii ugu horeysay arday walbo siiso Laptop si tayada waxa loogu qaado
    iyo madaxweynaha ugu faqrisan aduunka asigoo ka guuray qasriga madaxtooyada cajiib.

  • @papuanewguinea1539
    @papuanewguinea1539 3 года назад +7

    South America. 🌎
    Brazil 🇧🇷
    Argentina 🇦🇷
    Uruguay 🇺🇾
    Paraguay 🇵🇾
    Suriname 🇸🇷
    Futuna France 🇼🇫
    Guyana 🇬🇾
    Peru 🇵🇪
    Bolivia 🇧🇴
    Ecuador 🇪🇨
    Colombia 🇨🇴
    Venezuela 🇻🇪
    Chile 🇨🇱
    💕💕💕

  • @khalidmarla1922
    @khalidmarla1922 4 года назад +53

    Igu caawi wll
    Like
    Adigo iga raaliya wll
    🙏🙏🙏🙏🙏

  • @ayanlefarahibrahim3385
    @ayanlefarahibrahim3385 4 года назад +14

    Alle Ha idin dhawro Somali Aadam💌💌 Farta taaga like it

  • @mubaarikhusein6461
    @mubaarikhusein6461 4 года назад +15

    Ilahay darti like usaar

    • @hassanaarka6173
      @hassanaarka6173 4 года назад +1

      #Mubaarik Hussein wll subscribe igu caawi wllnimo😍😍

  • @user-kd7gv2dt9x
    @user-kd7gv2dt9x 4 года назад +10

    Dalka yaman

  • @abdirizakanshah4309
    @abdirizakanshah4309 4 года назад +4

    Masha allah

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 Год назад +1

    Thank you Tanaad

  • @shafinho1437
    @shafinho1437 4 года назад +2

    Zxpw aad umahsantahay waxkasta oo wangsn oo nalawadagto balse baramujka 3mugaalo kusoQAADO MOGADISHU IYO LAHORE IYO JABUUTI LKN WAXAA TAHAY NIN NUGU WEYN BRO KEEP GOING

  • @abdiabdaleofficialchannel5131
    @abdiabdaleofficialchannel5131 4 года назад +3

    tanaad keep going

  • @omarserbiya2007
    @omarserbiya2007 4 года назад +1

    HOOHEEE URUG WAY TANAAD NOGA SOO DIYARI DALKA SOOMAALIA MACDANTA KUJIRTA DALKEENA HOOYO IYO MELAHAY KUJIRAAN

  • @maxamedkaraama4265
    @maxamedkaraama4265 4 года назад

    Masha allah shukran wall allahaki sharfo👍

  • @abdifitaxabdullahi678
    @abdifitaxabdullahi678 4 года назад +1

    Thanks shp sare 🙏

  • @mohamedbaarud5054
    @mohamedbaarud5054 4 года назад +2

    Nin aan codkiiza jecelehy❤ portugal ka soo hadal❤❤

  • @faysayusuf3427
    @faysayusuf3427 4 года назад +1

    Aad baad uu mahadsantahay❤
    Tanaad💯sharaafi koorkaga ahaato
    😍waxaad macluumaad kasoo diyaarisa dalka🇦🇷Argentina

  • @saadaqyoungjunior3567
    @saadaqyoungjunior3567 4 года назад +1

    Xogo ku saabsan waan jeclahay

  • @hersiofficial7340
    @hersiofficial7340 4 года назад

    💯💯💯💯👌👌👌 Ad bad u mahadsantahay sxb

  • @khaliifmahamoutt7037
    @khaliifmahamoutt7037 4 года назад +1

    Mahadsanid walaL TanaaD.....❤

  • @AhmedAli-fp8co
    @AhmedAli-fp8co 4 года назад

    Masha alah thanks walal guulayso waligaa walal

  • @clraxmaansiciid3533
    @clraxmaansiciid3533 4 года назад +1

    Alloow soomaalida midee

  • @engapdirahman5879
    @engapdirahman5879 4 года назад +3

    Urugauy Player
    Deiago Forlan Captiano
    Edson Cavani
    Luis Suerez
    Fedrico Valverde

  • @xodaymedia3565
    @xodaymedia3565 4 года назад

    Mahadsanid Ustaad

  • @omhajar69
    @omhajar69 2 года назад

    Cinwaanka "ugu faqiirsanaa" sax ma ahan ee waa madaxweynihii ugu fiicnaa qarnigan

  • @suhaibmohamed6073
    @suhaibmohamed6073 4 года назад +2

    Jumaca wanagzan team tanaad🕌🕌🕌🕌🕌🕌

    • @Tanaad
      @Tanaad  4 года назад +1

      Sidoo kale wll

  • @jmcmochannel2073
    @jmcmochannel2073 4 года назад

    Wllo wakutagera RUclips kale oo dhiri galina samayso wllo keep going

  • @mohamedabduweli3147
    @mohamedabduweli3147 4 года назад

    Dalkii luez suarez iyo deogo forlan iyo cavani rag culus ayaa ka soo jeedo tanaad keep going pro

  • @yasinabdullahi2772
    @yasinabdullahi2772 4 года назад +1

    TANAAD DHIIRI GALIYAHA SHACABKA SOOMAALIYEED

  • @subeerliiq1330
    @subeerliiq1330 4 года назад

    Tanaad channel an wax badan ka bartay

  • @abdirisakmohamed2071
    @abdirisakmohamed2071 4 года назад +1

    Shaqa fcn aya heysaa boss sare 💯💯✅👍🏿👌

  • @shireshire7334
    @shireshire7334 4 года назад

    Channel aan wax bdn kafahfay horay usoco keep going bro

  • @baazijama1945
    @baazijama1945 4 года назад +4

    Suarez's ba kaso jeda💓

  • @Teetanopro20
    @Teetanopro20 4 года назад

    M.a wll #Tanaad hooray usoco cadawgaaga Kuma arko

  • @abdallajamaal3562
    @abdallajamaal3562 4 года назад

    Waa barnaamij aad u xiiso badan waxan jeclahay barnamijkan mid la mid ah in ad ka sameyso dalkeena somalia si an u o gaano dalkeena iyo wax yabaha ku wngsn aadban ku salamaya bro

  • @suhaybgiire7478
    @suhaybgiire7478 4 года назад +6

    First Person♥️

  • @abdimaalikahmed2815
    @abdimaalikahmed2815 4 года назад +6

    Dominican republic 🇩🇴 aan gaa sugaynaa tanaadow sxpow

  • @xaajimaquste
    @xaajimaquste 4 года назад

    Tanaad best chanel

  • @cabdinasirofficial1247
    @cabdinasirofficial1247 4 года назад +2

    _Ilhay hanagahayo xanuunka_ *Corona Virus* _Adigoo Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin leh Fadlan subscriber iisaara_

  • @zerpwron8696
    @zerpwron8696 4 года назад +1

    Aad iyo aad baan kagaa mahadcelinaya wxn rabay inaad muqaal aad noogaa soo diyariso Jasiirada ( Cyprus) wxn raba insha allah inaan waxbarsho u aado mahadsnid mar labaad...

  • @balanzahussein6586
    @balanzahussein6586 4 года назад

    Mahadsanid lkn barnaamijkan wadamada so badi dad bdn baa.jecel aniga si qaas ah bn u jeclahay wd ku mhdsn tahay wx walba o ad darten u samesay

  • @mohamedsayidmohamed3764
    @mohamedsayidmohamed3764 4 года назад

    Mzha allha waa vedio wngsn hore usoco zxp

  • @od6846
    @od6846 4 года назад

    Hora usoca

  • @ahmedbarre2627
    @ahmedbarre2627 4 года назад

    Shirkada gaadhiyada samaysa ee Volkswagen oo kutaaala Germany wolfsburg ayaan kashaqeeya ee madaxwaynuhu lahaa libaax

  • @dhiirigeliyedeeqsi1566
    @dhiirigeliyedeeqsi1566 4 года назад

    Dalka argentina🇦🇷🇦🇷🇦🇷🇦🇷

  • @shaakirfaaruq2193
    @shaakirfaaruq2193 4 года назад +4

    2:31 cavani forland io soures 🇺🇾

  • @fnothaileab5995
    @fnothaileab5995 4 года назад +1

    Manshall h

  • @mohamedyare3826
    @mohamedyare3826 4 года назад +1

    Niyoow daily ka dhig muqaladaada

  • @ayubmohamedhassan
    @ayubmohamedhassan 4 года назад

    wow madaxweyne wadankiisa wax uqabte

  • @ahmedabdi1020
    @ahmedabdi1020 4 года назад

    Ninka kaliya aan youtube ka taageero👍👍

  • @xamuudijamac8276
    @xamuudijamac8276 4 года назад

    Anigu hdan maqlo Uruguay wxa igu so dhacay luiz Suarez iyo Edison cavani 👏

  • @tolmoontube1842
    @tolmoontube1842 4 года назад

    Tanaad wlhi aadbanku tageera Horumar mar walba sxp🙋‍♂️❤

  • @alibinali2141
    @alibinali2141 4 года назад +1

    Urugay waxaa kusoo xasuustaa world cup 2010 in south africa iyo *Diego forland*

  • @apdiomar7881
    @apdiomar7881 4 года назад

    Madaxeaynaha warbixin nooga sooo diyaari mazuul 🤙

  • @Deeq_official
    @Deeq_official 4 года назад

    The first one tanaad👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @bartamahatube7861
    @bartamahatube7861 4 года назад +1

    Shaqo fcn ayaad haysaa wllka

  • @zhuaybupdirahman9168
    @zhuaybupdirahman9168 4 года назад

    Go forward

  • @Kobcis
    @Kobcis 4 года назад

    maasha Allh

  • @ex.ganacsade1305
    @ex.ganacsade1305 4 года назад

    Mashaa allaah

  • @surianbakiztaan4435
    @surianbakiztaan4435 4 года назад

    zxp paurugway ka so hdlnah👍👍👍mhdsnid wll horey usoco

  • @zakarieabdukadirmohamed6187
    @zakarieabdukadirmohamed6187 4 года назад

    keep going masuul

  • @Xanfresh7
    @Xanfresh7 4 года назад

    Tanaaad keep going Shxp

  • @hamseahmed9421
    @hamseahmed9421 4 года назад

    Mnsha Allah

  • @fardosaabdullahi5040
    @fardosaabdullahi5040 4 года назад

    Tanaad horay usoco

  • @abdiwakeel2786
    @abdiwakeel2786 4 года назад

    Zxb wan ku slmy zxb baryajan waa nagu jaraysay ee aduunka noga soo waran calamka iyo tariilhaha sano kaleh

  • @alijimale3280
    @alijimale3280 4 года назад

    mahadsanid sxb waxaan kuu rejeyhaa horumar
    1milyan raaciyaal Ah

  • @yaya_______boss
    @yaya_______boss 4 года назад

    Thanks brother dear ❤😋

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 3 года назад

    Luqada latian si fiican u sheegaa tanaad

  • @caanobooro1446
    @caanobooro1446 4 года назад

    TANAAD hormar wacan wadamo aanan waxbo laga aqoon noo sheeg sidaas ku wad ❤❤❤😂😂😂👇👇👇🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @xidigamuqdisho2643
    @xidigamuqdisho2643 4 года назад

    *Respect Tanaad*

  • @azensioazensio3358
    @azensioazensio3358 4 года назад

    wllo zchek republic kasoo hadal plz an plz

  • @abdirisaaqaxmed6339
    @abdirisaaqaxmed6339 4 года назад +1

    Sxb nala socod sii xaada cudur ka (Carona) iyo mee laha uu mara yo

  • @hamsemarcelo8224
    @hamsemarcelo8224 4 года назад

    Keep going tanaad ❤️❤️

  • @odooboy7690
    @odooboy7690 4 года назад +1

    Asc Sxb ino so badi xaqiqoyinka ku sabsan dalalka

    • @Tanaad
      @Tanaad  4 года назад +1

      WCS insha allah

    • @odooboy7690
      @odooboy7690 4 года назад +1

      Mahadsanid wll❤❤❤

  • @sidikhapdi
    @sidikhapdi 4 года назад

    Sxb waankutaageeraa keep going

  • @AhmedMohamed-td3cw
    @AhmedMohamed-td3cw 4 года назад +4

    👍Like igu qabta asxaabta

  • @mohamedabuukar5566
    @mohamedabuukar5566 4 года назад

    msha allh

  • @ameinahmet365
    @ameinahmet365 4 года назад +2

    Brother wxad io xigsiisa dhulkena hooyo adoo is racinaya dhaman dhulkena somaliyed thnkz

  • @engmoocodayadam7249
    @engmoocodayadam7249 4 года назад

    Tanaad Sxp aan ku xiranahay❤

  • @puntlandwaahooyadiifederal5152
    @puntlandwaahooyadiifederal5152 4 года назад

    Dominican kaa sugaynaa bowe insha allah🙏🇩🇴

  • @abdinur4242
    @abdinur4242 4 года назад

    thanks

  • @haldoormedia9589
    @haldoormedia9589 4 года назад

    Waa chennel cusube igu caawiya wllo zubcerbta

  • @cadefijeey5338
    @cadefijeey5338 4 года назад

    Sxb tanaaad dalka canada kasoo hadal pleas

  • @maxamuudmuxumud6997
    @maxamuudmuxumud6997 4 года назад

    Wey xayaysiiska yar baan ku jeclhy chnalkan Wall hi hore usoco abti

  • @abdirizakanshah4309
    @abdirizakanshah4309 4 года назад

    Zxp tanaad

  • @ahmedabdiqani6243
    @ahmedabdiqani6243 4 года назад

    South africa plz

  • @maxamedkhadar3267
    @maxamedkhadar3267 4 года назад

    Nosoo gudbi Cambodia

  • @islam-salam787
    @islam-salam787 4 года назад

    Bal madawxyne somaliyed kaa yeeli maayo nolol faqri ah ayan ku nolanaya

  • @A.MTOGOX
    @A.MTOGOX 4 года назад

    Uruguay iyo puruguay waa Labo wadan oo kla duwan oo daris ah

  • @antisocialistaUruguay
    @antisocialistaUruguay 4 года назад +1

    URUGUAY!

  • @mohamedwardi6509
    @mohamedwardi6509 4 года назад

    Asc warbixinta jogto kadhin xog ad utayo fican ayaan kaa helnaa kheer allah kusiye

  • @saacidabdikadirhassan768
    @saacidabdikadirhassan768 4 года назад

    wll Waxa iNoo so diyarisa Xogo ku saabsan dalka #Armenia

  • @mohamedcabdiraxmaan7303
    @mohamedcabdiraxmaan7303 4 года назад

    M.a

  • @cabdinuurcabdirisaaq1228
    @cabdinuurcabdirisaaq1228 Год назад

    Belgium kasoo hadal wll plz

  • @shamsudinabdi1288
    @shamsudinabdi1288 4 года назад

    Mudane waad mahadsantahy. Waxaan kaa sugnaaba waa dalka Chilli

  • @caytoaktar2276
    @caytoaktar2276 4 года назад

    Tanaad love you 🥰💯

  • @abdixusen7230
    @abdixusen7230 4 года назад

    Tanaad sxp wa ku salamay

    • @Tanaad
      @Tanaad  4 года назад

      waa kaa qaaday sxb

    • @hassanaarka6173
      @hassanaarka6173 4 года назад +1

      #Abdi xusen wll subsribe igu caawi wllnimo

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 3 года назад

    Kow

  • @abdihayehashi769
    @abdihayehashi769 3 года назад

    Urugway laba jeer bay qaaday koobka aduunka 1930 iyo 1950 oo ay brazil ka qaaday

  • @Monkeypear2184
    @Monkeypear2184 4 года назад +3

    First one✍️

  • @abdalleariif8039
    @abdalleariif8039 4 года назад +1

    M.a Barnamij aan zaid ugu xiranahay
    Alle dartii like igu saar wll ❤🙏

  • @zayfulislaamdaahir4485
    @zayfulislaamdaahir4485 4 года назад

    Sxb waxaan ubaahanay wadanka Afghanistan