Abo love ,, I’m. Not going lie to you I’m gong be like you when I grow up and what your doing is self love and self care and self treat and keep up the great work don’t don’t give damn what people gotta say cause they hating you so much don’t worry bout them be who you are and your the lead of the community ma sha alalh keep up and be you like u said they don’t love there self and they can’t buy face wash
Aabaha jeceylka potex uu isku duray taasna wax weyn ah maaha oo adduunka oo dhan aa laga isticmaalaa.. Haddii uu jeclaaday inuu isqurxoyo dadka maxaa ka galay oo ay u daba joogaan.. Ha u joojin ibraahim bro hore u soco..
Waa waxa Soomalida rageedii ku dhacey iney kalsoonida ka dhimatey oo wixbarashadii hore ay wateen iney ka tageen oo ay garan waayeen iney hore mariyaan bey nolosha meesha ugu hooseeya joogaan oo is bahdikaan, umadaha kale qof wax soo bartey sidaas iskuma bahdaan oo wey dadaalaan waxbarashadana wey ku noqdaan markaasey weliba heer dare ka gaaraan…
Father of the Love waa Legend Ha Raaxeesto Musqul dhaqid waa zhaqo ShaqaNa ceeb ma ahan Caalamka Dadka musqulaha dhaqa ugu lacag badan Baabaha Jaceylka Keep going Da,du Waa Number Raaxeeso Baaba 👑🦁❤
Nin isku kalsoon iga dheh waa runtiis qurbaha markii layimaado waxaan kusoo bartay dalkeyga hadeysan shaqeyneyn waxa kuugu dhow ood nolol ka heli karto ayaa la aadaa
ku sali nabigeeni muxamed scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ🙏
Diinta ilaaheey ku raaxeeyso meelkale haka readin raaxada
Wasiirka wiilka taagaaro maasha allaah hadaa meeshii ugu fiicneeyd haysaa halkaas kawad waliba dhinaca sports kudar marba dadweynaha dhinacay ubadanyihiin uguwareyso
Waaaaw Aabaha Jeceylka keep going masuul sare
Wallaahi odaygan odayaashii somaliyeed wuu ceebeyey subxanallaah illaahay haw toobad keeno
اللهم يا مقلب القلوب ثبت القلوبنا على دينك 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🥺🥺
❤❤ALLAAHUMA AAMIIN ❤❤
لقد خلقنا الإنسان في أحسن تقويم.
لااله الا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم..اللهم ارزقنا حسن الخاتمة يارب العالمين وتوفنا وانت رضا عنا يارب العالمين
SALALAAHU CALAYHI WASALAM ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Salalahu calayhi wasalam
Salalahu calayhi wasalam
Calayhi salatu wasalam
Calayhi salatu wasalam
Odaga xisaabta ka qaldane raaxaysi waxaan lama dhahee ilaahay haku hanuuniyo waxaan😒
Odayga Age jooga
Dumar iyo wali la badalo maxaa ku qasbay ???
سبحان الله
Ilaahay masaajidka qalbigiisa haku xidho
Sax wllo odayga qofwalba wa sax unbu leyahay wuxu samaynayo wa qof wayn oo wajuga irbado kudurtay alaah cimrigisi wa dhereyey hadana waxfican inu samaynayo moday kolba gabar yar rac casho ge
Waa qof laga caqlibadanyay soomaalina waakawaaleen
Laaliha ilalaahu muxamadan rasuululaah
Abo love ,, I’m. Not going lie to you I’m gong be like you when I grow up and what your doing is self love and self care and self treat and keep up the great work don’t don’t give damn what people gotta say cause they hating you so much don’t worry bout them be who you are and your the lead of the community ma sha alalh keep up and be you like u said they don’t love there self and they can’t buy face wash
Aabaha jacaylka horey usoco mudane masuul wan ku taageeraa
Maashaaa alaaah waarun dad kaaagoobaaahay waa shaqat neee qasab
Big legend is back ❤❤
Keep going brother don’t worry about other people’s opinions 😂😂😂
Waan wataa aabaa jeclka hurey usoc 😮😮
Abaha jacaylka wanku wataa ❤
Kofid la aan ku soco dheh waa isku kalaonahay dheh
kkkk dee adigiibaa jiirnoqday oo lagutijaabiyay dawadii
😂😂😂aati aabe jacelka xididaha lahaa noqonaa
Oday wareersan ayaa tahay xasuusta alle badi towbada badi calaamada dhamaadka aduunka waxaa qeyb ka ah cimrigaga
Aabaha jeceylka potex uu isku duray taasna wax weyn ah maaha oo adduunka oo dhan aa laga isticmaalaa..
Haddii uu jeclaaday inuu isqurxoyo dadka maxaa ka galay oo ay u daba joogaan..
Ha u joojin ibraahim bro hore u soco..
Oday weyn oo barfuun naag ajinabi ka ah raadinaayo waa xalis iyo qaatuma xumo
Kkkkk gefeliciteerd abaha jaceylka
Wa uskudheshi
Abbaha jaceylka waan wata🎉🎉
ninkan hollande caabtooy nolsha ka dhacay ba loga yaqaana lakin somali nin caan baa loga yaqaana marka somalia wa qashin ku nool yaabka adunka
Caaan wuuba yahay lkn umada hadulminin lkn adiga waa taqaaanaaa ee isaga kuma taqaaano
Haduu balwada leeyahay Xaqiiqdii sidaan uma ekaadeen
Odigu fan badanaa😅
Waa kalsooni uu rag badan dheer yahay isjeclow ceeb maaha
odaygu miyuu jiifaa mise wuu fadhiyaa horta😅😅😅😅😅yaab iyo lama arag 😮😮😮
Amiin amiin amiin aallah 🤲
Wazerka ❤ninkan seway mxam
MashaaAllah
Wooow big legend
Abaha Jaceylka Legend
Daawadaan aad difaceyso adoo sariir u saran aan ku sugaa odey
Waziir Kani dadkeena maha😂😂
Walaahi waa run❤
waziirka nin wax bartay waa ku wataa lagend 🫡🫡🫡
Odaygaan xafiir waaye
Aabaha jaceelka waa legend
Macsi aabihii dumar maxaa kudaba dhigay omg 😳
Odaygan hala qabto maxaa gabdhaha ku khafiifiyay?
weqtiki ad ilahey baryi lahed aya la joga e abaha ilahey kacabso wala bimana e hdas cwa noshahy biri ma nolid
Subxanalh waxa donfurkaga muxuu sheygayaa war bax weji naaso waxid dumarka nasohoda aya u ekaatey weligaaga balaayo naarta lagu tuurey aburka ilahey ayad bedeshe
Aaabaha hory usoco
Saaladana ilaaali insha alh
Naftaada hadaad jeceshahy aduun afar maalmood ah iyo raaxadii kamaad fikirteen awoowo
wajiga waa ku fadhiyaa lkn tinta madowas kadaba wataa😂
Aabaha jcylKa biG legend ❤❤❤❤
Sun isaga lagu tijaabiyey buu xayeysiina kawaran hee
Qofkaan gabdhaha godka ku ridaayo halaga qabto wllyalow😂😂😂😂😂😂
Odayga urbadihii miyaa wax udhimay hargab ka weyne codkaa
Ka dhumay 😂
DAD LACAG LASIIYO LAGUMA TIJAABIYEE CARUURAHA LAXADO AYAA QAARKOOD LAGU TIJAABIYAA
SUBXAANALAAH ODAYGAN CILMIGA KU YAR WHY GABOWGU WAA DARAJO ALAAH LAGU MAHADIYAA
Waziirka subscribe waa iga diyaar sxb keep going
Adaba la waregay suliyashi kulaha 😅 saxafadu waa barsho walhi lkn nin weyn horay usoco libax
Wamal xayaatu Dunya ilaa mataacul quruur
Mashaallh ❤❤❤❤❤
Wasiirka suaalha soodiyaarso, suaalaha qaar waad soo celcelinaysaa
Waxa fican in qofka joskisa lodayo aba nolosha haku wacnato
Anigu nin shehk ayan ahay bilaw ila dhamad ayan dhageystay odigan wa gesiy
adaa la wareegay suuliyadii kulahaa ,garac weeyi shabalaaza🤣🤣🤣🤣🤣
Ninka Channelka lahow wareysi garanmeysid ee su'aalaha qaabdarrada ah iskadhaaf, si xirfadeyssn u wareyso Dadka oo qaddarin muuji iyo ixtiraam aad tuseyso qofka kuu martida ah.
Nin kan naftiisa ayuu ku tijaabiyay qalino ay ka faaiidayaan dad ganacsato ah
odaygan quruxda ku waashtay isagoo 70jir ah runta usheegaa
Waa waxa Soomalida rageedii ku dhacey iney kalsoonida ka dhimatey oo wixbarashadii hore ay wateen iney ka tageen oo ay garan waayeen iney hore mariyaan bey nolosha meesha ugu hooseeya joogaan oo is bahdikaan, umadaha kale qof wax soo bartey sidaas iskuma bahdaan oo wey dadaalaan waxbarashadana wey ku noqdaan markaasey weliba heer dare ka gaaraan…
Wallaahi yaab waaye
Miskiin way ka waaleen 😂😂
😂😂😂waayo aragaaa ba'a asaaaqyoow
Waziir waku wataa aniga mustaqbal wanagsan jaaĺle
Qofka Faan badnaa Acuudu billah🤣🤣
Marka aadan xiriir la sameynin, xitaa waad yar tahay 😂
Waa u fadhidaa odaygaan ee ka dhamow madax loos😂
Father of the Love waa Legend Ha Raaxeesto Musqul dhaqid waa zhaqo ShaqaNa ceeb ma ahan Caalamka Dadka musqulaha dhaqa ugu lacag badan Baabaha Jaceylka Keep going Da,du Waa Number Raaxeeso Baaba 👑🦁❤
shaqo waa shaqo
faataale wayeh odaygaan ciyaal xamar iga dheh waziirka waqti kuma dhuminaayi kulahaa😁😁😁😁😁😁😁😁
This old man needs rehabilitation center.
Wazir abdi manan soqabo
Waziirka khacbadan aaku dhacoosa waa is dabaalinooyaa
Ninkan galaa soo dirtay Xasbunallah Xasbunallah arinkani waa very dangerous the way he showing our great youth Xasbunallah shame on you duq quit
Allh umahadnq
Nin isku kalsoon iga dheh waa runtiis qurbaha markii layimaado waxaan kusoo bartay dalkeyga hadeysan shaqeyneyn waxa kuugu dhow ood nolol ka heli karto ayaa la aadaa
Bilal bulshaawi next
Kaas aqoon malahan maxa laga wareesana qof cilmi ama wax so kordhiya ama saamen leh aya la wareestaa
Niyoo waa iga talo suudka badi kala.kalar ka dhig kor iyo hoos maahan aflagaado lkn waa iga talo qurixin
Wajiga duro ama dabada duro duqa tahy wqtigaga waso cunte😂
😮😮😮
Somalyey anigu qalad wen maba arko ninkan u iskafana qar ayaba dinta Cato dumar isqawe aba kadaran
Ciyaalnimadi ayuu qalaynaya Daaya ilmo- odayga
Abaha jacelka ragedi waayey odeyga ka fuuqa amah hooyadin ku dara haadu rabo weysada nah u shuba
Waziir madax weyne xasan shiiq maxamuud Soo qAbo
Guuleso
Odaygu fataale waye😂😂😂😂
Lacg ma badashe gawoo lee ku sugaa io god
Uuuf
Masha allah sxb video io potcast qurux badan oo dadka wax u taraayo hooro u so wasiir waana kugu bogaadinaa sxb
Koley waxaa dareemi karro hadalkiisa ninki qurbo joogo shaqo hayasin waa dardaaran wax ku ool leh
Wazir abdimanan soqabo
Qofku miyuuna ikhtiyaar yeelan karin soomali inter looga baxsadaa😂😂
❤❤❤❤❤
I DON'T like his behaviour.
Odayga nasahan todobadkan inuu soo doranayo yaa diidan kan wax wayn buu sowada
Waar niyaw iska cibaadayso isma ogide 60 jir Ayaad tahaye
🤔🤔🤔🤔
❤❤❤❤❤👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽❤❤