Asxaabey 3 Dan qof ma 1 qofaa mawariyaha madilaagiyaa ama kii ay Ku dhacday qisadan inta Ila qabta a an waxba kafahmin bilowga vediogan like Anna arkoh
@@muhudiinmaygag2345 oo hada adiga Sidan mad Ku cafimad qabta allow kucaafi adiga qalbigad ka xanuunsantahayee jawab kle inan kusiyoh uma qalantid inan Ku duceeyo ma ahane madama ad tahay wll somaliyed oo an wadagno muslimnimo
inta Qabyaalada Neceb👍
Somali Mohamed(Scw)❤
Allow somalia Nabad nooga Dhig waku baryaye😓😓
Wll somalia iney nabad noqoto hda jeceshhy like saar☝️
Yaa la amiina wayabe nuckasto sanaa
Fanankii shektay alshabab soo. Ma tihid orodoo. Ma xkamada aad kuuma sher gareynayo
Asxaabey 3 Dan qof ma 1 qofaa mawariyaha madilaagiyaa ama kii ay Ku dhacday qisadan inta Ila qabta a an waxba kafahmin bilowga vediogan like Anna arkoh
Ha
Ada hada gargar u bahan wlhi
@@ciilrirehusen3613 maxad kawada ada gargaar ubaahan iidheeg
Anigu baa waan yabay dilagii ayaa cawaa kula jecel ayaan ka sheekanay share garay
Waxa kaan aqarinyo aa all shabab noqodaye
Hoyada haa share gareeyso
Like ii saar wll
Subxanalaha ilohow somaliya nabad noga dhig😥
yaa qiso cajib
SUBHANAL AAH
Fanprog
Ciwanka mesha.kuqoran iyo shekada farqiya udhexeya
Somalia wlhi waa la isla meeraysanayaa maalin dhowna waxaan maqli doonaa wasiir alshabaaba eray bixin tiisuna noqon doonto wasiirkii dilaaga ahaa. Musalsal weeyi
Waa war ka dhageeysanaya kan
Waar niyaw hay sheekayn saw ma tihid fanaankii al shabaabka ahaaa
qof ku jecel raac ayan kula talinlaha
War maxaad kahadlaysaa muxuu ahaa qofku 🤔🤔
Subxanalah
Wa cajiib lkn anigu waxan kula talin lahaa midka ayada jecl ha raacdo wayoo ninkaa tagay looma ooyo
Midka gadaal ka yimid ama baska gadaal kasoo raacey ha iska raacdo taladeyda waa taas
Wiilkan dowlwda hasoodayso dhalinyarada yayna naga dhamayn plz alshaydan baanaga dhameyay wiilaaha Allow wiilsheena nooxafid yaa alaah caalamu islam dhalinyarada lagadhameyay!
Ninkaan wuu dhidiyaa hadana meel dheer buu wax kafiirinayaah oo muxu hortiisa hoos wanna garte warqado ama tel aya uyalo oo uu ka aqribayo shekada
Waan grn la ahay arinkaan socda fanankii miyaa hadana wariye isu bedelay markiisii hore shabaab miyuu ahaa waa maxay musiibada socota Alloow u gar gaar somalida!!!
Dadka dilijirtay makahadleee
@@muhudiinmaygag2345 oo hada adiga Sidan mad Ku cafimad qabta allow kucaafi adiga qalbigad ka xanuunsantahayee jawab kle inan kusiyoh uma qalantid inan Ku duceeyo ma ahane madama ad tahay wll somaliyed oo an wadagno muslimnimo
Qadaadweyn waa wada alshabaab waxaanu sugnaa waa wasiiro alshabaab ah iyo raysal wasaare alshabaab ah
Abdiqadir Mohamed rer marqaan laan
@@ruwaydaruwayda8759 qadaadweyneey ka idin haystaa alshabab ah markaa maxaa meesha idiin yaala
Abdiqadir Mohamed bacasow adiga bal maxanadher tahay
Abdiqadir Mohamed soow adiga itobiyanka cabuda war hush
@@ruwaydaruwayda8759 hhhhhh adeer nabad oo diintu iimaanka ka horaysiisay ayaan haysanaa allena ugu mahadnaqnaa
Inanka sucuudiga jooga raac ee ku jeex jeexay dharkiisa
Tuuug khayaanoole ah tufuuu
sheekadi dab iyo cudur meel mawada galaan cunigii xanuunsado waalagubi jiray hadaa haduu xanuun heynin uu qusli waayo hooyadis dheelineysa calooshey waxaa kuyaal dab balaaran oo weydiyay waad qusli weyday galkacal dartis baan kuugubay inaad xanuunsantahay baan isdhahay
Aniga waxaan ku talin lahaa midka agteda jogo ine gursato
Sir qof madaxa oo la dilayuu ka war bixinayaa waa sirdoonka al shabab💀💀💀
Inuu alshabab yahay 🤬 wey ka muuqataa balaayada caqliga xayawaanka leh 😹🙈🤫🤫🤫🤫😱
Waaa khayiin ee kan ku jecl Rac baan odhan laha zxb
Waa beentii khayiin weeyan dalkiisii khiiyamay iyo dadkiis u khiyamay anaga ariiya dilgan indhah adag
Beenlow
Suhur adiga miya og in u wadankisa qiyamay wax adan ogeyn naarta ha ku galin
Oo kan madilaaga mise????
Mafahmin
Video marka uu duubayay ayuuba warbixin sarbeeban u gudbinayay al shabaab
Wll midka aya jecel ha la noolato gabadha
Ma fahmin warkisa
Shawaab Ayaan rabaa in aan ku biiro bal luuqa I gala soo hadla way iga go an tahay in aan ku biiro
Writte Ahmey mido official
Ha raacdo ninka jirkeeda ku qoray sucudiga joogo hala wadaagto
Sheeko labo labo iga dheh
Qaras ayaa ka qaaday
Muxuu kahad layaa ruuxa
Maxaa kahàdlaysa ma kufahmin
magaca wuu kaa fakady sxb fashil ayaa thy
Muxuu la hadlayaa qofku
Dhiigya cab
Labadodba waa ahlulnaar maxaa yelay 2 doodba kacbo dhisan ayeey dumiyeen
Vedioga dhameystay saxafi films aaway he akhbaarta aad cinwanka ka dhigateen ama views aad kuradinaysan kaliya
kkkkkkkkkk ma ila aragtay beentaas🤣🤣
ar dadkaana dadkan caadi maaha😁😁😁
iska dhaf kii hore ee kan kuqabso
waryaa naga fadhiso lkn su aal alshabaab ma tahayna noo soo sheeg
Waryaa maxasd ka hadleysaa waaba ku kala saari la ahaye
Haana waalin
Xoolo ba tahaye
Niow wixii sheekadan fahamayoow ilah qabadsiiya bal meesha mah comntic lagu raadinayaa yaabye🤣🤣🤣
Kkkkk haday madax sheekadu iskul jirto adiag Kal bixi adigaa yaqaan naagta iyo nin ka sheer Na maheeyne
Benbada nidaa
Fadhigan fadhigaxiga xabsi ayaad aadaysa
Aniga waxaan kula talin lahaa Kan sucuuduga
Waxaan maQlay dayax dalnuurshe inuu Alshabaab yahay
Waa soo xaqiijiiyey
Unsubscrib benaale ciwanka wxa inoga dhigty ka sugeynay nucas mya viws ku radinesa👈
Waxan sugnaba wa ado gungar laka wareysanyo o leh dilki hebal iyo mel fulan waxban ka oga qof dhig muslin wabo wad u egthy balayo indhaha ku cadeysay
Anigubaa waan sugay dilagan inadhaa adag inta la xukumayo
😂😂😂😂😂
Ikimak miyuu xidhanyay maxbuusmiyaa
Zamzam ka wrn wllka oo waxba an geysan hadii la dhihi laha waa dambile maxa daremi laheyd ale ka cabso adiga ma caden karta in u yahay Alshabaab
Argagixiso maxa dhig muslin kugu maqan nacaladii kugu dhacday
Doqon sidan ayuu u hdla nacas ayaa thy Abc abwan isku sheg