ERDOGAN SİDDEE WELİ XİLKA UU KU HAAYAA SIRTA KA DAMBEYSA MAXAY TAHAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024
  • Channel-kani ANNAGA PRODUCTİON waa chanelka ugu wayn ee bahda Annaga Media, Waxaan kusoo gudbinaa Chanelkani mowduucyada kala ah;
    1-Science-ka
    2-Poltical Analysis and strategy (Si joogta ah)
    3-Diinta İyo Sayniska (Burburinta Shubhooyinka Sayniska).
    4-Psychology
    5-Tafsiirka Quraanka oo Afsomali keliya ah.
    Mowduucyadani iyaga oo xagalo kala duwan, Ayaad Chanelkani ku daawan doontaa. Si joogta ah ayaadna Chanelkani muuqaal ugala soo socon kartaaa, Haddii aad tahay qof daneeya mowduucyadani waxaa uu kanaalkani uu muuqdaa mid aad wax badan ka faa'idi doontid.
    Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; www.facebook.c...

Комментарии • 36

  •  11 дней назад +6

    Qaybta labaad ee muuqaalkani: ruclips.net/video/t3WUHlAZ-mQ/видео.htmlsi=L5ligyWyqWYlW1Wr

  • @haawasandol4068
    @haawasandol4068 10 дней назад +2

    Masha allaha. Channelk. Wan jeclahay

  • @AxmedMaxamed-li8zh
    @AxmedMaxamed-li8zh 11 дней назад +3

    Wakusalaamay❤

  •  11 дней назад +8

    Muuqaalkani io muuqaalka xigga qoraaladoodii ''Falanqeeyaha İsbuuca'' Ayaan kusoo dari doonaa, Si aad u hesho PDF-kooda isha ku hay ilaa beri Groupyadeena :
    mesenger-ka m.me/j/AbYGU_rmL9jAlt8M/ ama kusoo biir
    Telegramka t.me/boost/annagaproductions
    HADBA MİDKA AAD ADEEGSATO .

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 6 дней назад

    Rajjp tayyip Erdoga❤❤Guul insha allah ❤❤

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 11 дней назад +1

    ❤ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee Daafaha dunida ❤😂❤

  • @hamzaaboubakar8116
    @hamzaaboubakar8116 11 дней назад

    Ustaad osman❤

  • @CiiseDiinCabdulqadirCapt-tx1pf
    @CiiseDiinCabdulqadirCapt-tx1pf 11 дней назад

    Mahadsanit macalin❤

  • @Shucayb_Maxamed
    @Shucayb_Maxamed 11 дней назад

    Thank you My brother ❤

  • @Boqoldile1
    @Boqoldile1 11 дней назад

    Good job wll

  • @ahmedosmanshidane1840
    @ahmedosmanshidane1840 11 дней назад

    الله اكبر
    ولله العزة ولرسوله وللمومنين

  • @funnier77
    @funnier77 11 дней назад +1

    Mhdsnd ustad

  • @Abdimalikhassan-sm2wn
    @Abdimalikhassan-sm2wn 11 дней назад

    ❤❤❤❤ustaad🎉🎉🎉

  • @ismaanjamal55
    @ismaanjamal55 11 дней назад

    Ustaad muwduuc kahadlayo sacudiga io yaman xirirka kadheyo io cida asalka ah

  • @mohamedmaya9280
    @mohamedmaya9280 11 дней назад

    wanku salamey wll

  • @AbdirahmanMulac
    @AbdirahmanMulac 10 дней назад

    Siyaasi muslima oo bisil waaqica adduunku halkuu marayana la socda.waana halyayga hoggaanka u ah inta islaamka u madaxda ah qaladse wuu yeelan karaa.

    • @AliAmino-w5x
      @AliAmino-w5x 8 дней назад

      Haduu Muslim yahay muxuu u xasuuqay shacabka Muslim ka ah ee shiicada ah ee Suuriya iyo Ciraaq, maxaa soo galiyay oo dadkaas u laayay. Waa siyaasi Wahaabi ah oo argagaixiso ah gacanta Shiicada ama ahlu beytka ayuuna ku bixi doonaa Insha'Allah.

  • @sharmakeofficial4254
    @sharmakeofficial4254 11 дней назад

    Erdogab. Waxa la mida muse bixi😂❤

  • @abdikhadaraxmed-sg6yd
    @abdikhadaraxmed-sg6yd 11 дней назад

    somalia ayaa u baahan in cidkasta laxidho sabab la aan oo xamar isgadh siinta laga jaro oo magalada lakala xidho

  • @xasansuudi4565
    @xasansuudi4565 11 дней назад +1

    Dadka turkeyda waxan u rajeynayaa iney maalin iska tuuran dictator erdogan oo ay Dib usoo ceshtaan democracy uu ku caano maaley dalweynaha turkiga

    • @Anwaar.aadan.maxamud
      @Anwaar.aadan.maxamud 11 дней назад

      Hhhhhh democracy maha wax islamku leyahay e maad dhahdiid u soonoqda diintina o isku mamula

    • @xasansuudi4565
      @xasansuudi4565 10 дней назад

      @@Anwaar.aadan.maxamud dadka turkeydu iyagaa difaacayay islaamka mudo 700 sano ku dhaw balse dhabarka ayaa laga qaniiney oo carabta ayaa ingiriis iyo france usoo raacdey , deeto secular democracy bay qaaten anaana booqdey ee dictator strong 💪 men erdogan baa Raba inuu ku qasbo

    • @Anwaar.aadan.maxamud
      @Anwaar.aadan.maxamud 9 дней назад +1

      @@xasansuudi4565 wanku fahmay adigu kuwi aya tahay e ralinoqo islamku asaga gacanta sare yelanaya mar walba alle ayana balan qaday taa dhawan waxa sonoqon donta khilafadi islamka iyo boqortoyadi calamko dhan katalin jirtay the ISLAMIC EMPIR
      Xaaged adi kolka

    • @xasansuudi4565
      @xasansuudi4565 8 дней назад

      @@Anwaar.aadan.maxamud 😂😂🤣🤣

  • @xasansuudi4565
    @xasansuudi4565 11 дней назад +1

    Dadka turkeyda waxa waajib ku ah iney Dib usoo celiyaan kemalism idea

  • @xasansuudi4565
    @xasansuudi4565 11 дней назад +1

    Erdogan waa dictator strong 💪 men ah waa la ridiyaa Mar dhow

    • @AliAmino-w5x
      @AliAmino-w5x 8 дней назад

      SHICIBKA Erdogan ayayba ku kacsan yihiin waxayna ku heystaan maa kitaabka nalahu xukumo, waa dadka ugu baahida badan maanta ee jecel in diinta lagu dhaqmo, waxaana u sabab ah markii democrats la qaatay ee xanibtay wax waliba oo qafka karaamadiisa ku xirneyd sida barashada diinta xijaabka salaada Kamal wuu tagay dhaqankiisana wuu raacay asalka ayaa mar waliba bulshada ahaanaysaa, qofna kuma noolaan karo dhaqankiisa mid ka duwan.

  • @maxamadbashircali2268
    @maxamadbashircali2268 8 дней назад

    War adigu mawaxad ushaqaysas gulan

  • @mohammedbashiir8186
    @mohammedbashiir8186 11 дней назад

    Ust Erdugan Dunida Muslim ka ah waxa laga aaminsanyhy Qof halyeey ah oo Falastiiniyiinta u gargaara 😂 dhinaca kle Israel 🇮🇱 ayuu xariir ganacsi hoosaad la leeyhy !!!!!!

    • @AliAmino-w5x
      @AliAmino-w5x 8 дней назад

      @@mohammedbashiir8186 Hal mid ayaa jirta oo jaahilnimo ah Soomalida aaminsantahay, Qof kaligiis halyay ma noqon karo, Halyeey dalkiisa ayuu u yahay ee ciidan Muslim u dhiibtay ee dhahay na hogaami majiro marka siduu halyay kugu noqonaa?. Caqli xumada iska daaya waxaa rabtiin in reer stanbull la qixiyo adinkana aa daawataan taas dadkiisa ma yeelaayaan haduu Israel isku taago waala ridaa, Erdogan wuu fahansanyahay caqli xumada carabta ee ah kaligaa dagaalan

  • @MohamedAbdiHassan-j5e
    @MohamedAbdiHassan-j5e 11 дней назад

    Waxad mooda warkagu inu dhinca u janjeedho ugaaas secm qabkad wax u falaqaynayso been badn aya ku jira ee ma adiga laga dhex hadalaya brother 😂

  • @AliMohajim
    @AliMohajim 11 дней назад

    Wuxuu yahayba Erdogan waa nin meel iska saari Kara cadawgisa gudaha iyo dibadaba manta isagaa loo baahan yhy

  • @KIKAMOHAMED-y4f
    @KIKAMOHAMED-y4f 10 дней назад