Asc Waxaad khalad u aragtid ka. nasteexee la akiin aflagaado NO.hablana yaan wax laga sheegin walaashii caayaa hablaha caaya. Gabadhana wax ka badan ilaahay ha siiyo weriyanimada waa lagu habsaamaa
Cabdi Salaam Hereri waa nin aqoonyahaan iyo weriye ween oo aad caan u ah , haddii asaga lagu yidhaahdo madaxweyne noqo umaleeyn mayo inuu ogolaan lahaa ; war ninkan iska daaye anigoo aqoon aan lahayn haddii la igu dhihi lahaa Somalia madaxweyne ka noqo ma anigaaba doqon ah inaan ogolaado dadkii aan ogaa inaan madaxweyne u noqdo ?! , dadka maalin caddaan ah ayay cararaan lakin anigu habeen madoow ah ayaan ka carari lahaa oo aan ka dhuuman lahaa !! , waayo Somalia ma joogaan dad la xukumi karo ama ayaga is xukumi kara waxna xukumi kara.......
Mashaallah cabdisalaan hereri wariyaha koobaad ee SOMALILAND Alle haku xifdiyo 🎉🎉🎉🎉🎉❤️💚🤍❤️
1
Mâcha allh abdisalaan herari wuxuu ka mid yahay dadka tirada yar ee somali oo dhani jeceshay runtii waa nin umada soomaliyeed kaalin wayn ugu jira alle cimriga iyo caafimadkaba hakuu barakeyo wll mahadsanid adna wll sagal Waar inanta u kala kiciya janalka go forward wll
Walee sagal guure waan qaatay sida quruxda badan iyo suaalaha amshaxa leh ee ay leganka weydiinayso hore u soco
NINKAN WAA WAAYO ARRAG ...AFTAHAN ...IYO DAGANAAN ...MNSHAA ALLAAH HERERI GUULAYSO INSHAA ALLAAH
Cabdisalaam hareeri madexwaynayaasha iminka jira asagaa ka sharaf , qiimo iyo taageero , jacayl badan.
That's false pro adiga labada midna matihid .balse malaha xunjooji .
Xitaa cirro ninkan waanu doran lahayd hadi laso ciraay siyo
Tuugaa Ina biixi
Maansha Allaah Sagal oo ah weriyaha akhlaaqda wacan ee dada yar iyo weriye weyn Cabdisalan Hereri
Thanks so much guure Media, waxaa isoo jiitey farxada, weji-furnaanta ,iyo magaca inanta barnaamijka qabatey .
Mansha allaah hereri alle cimriga iyo caafimaad kaba hakuu barakeeyo jir oo joog insha allaah shaqsi qaaliya
M.a harari
MashaAllaah suxufiyad aan taagero weyn u ahay sagal guure walaal guukayso InshaAllaah ❤❤
Inantan waa qof vicn Abdi salaan waa qof xadaariya mansha allh
Masha Allah , wll Alle haydin barakeeyo , waa laba qof oo qiimo leh .
Inaanta meesha cad u tabta somaliyeey idinka waxba idinkuma aha iyada lkn wax wayn bay u tahay hore u soco wall sagal guure
Masha Allah cabdisalan hereri iyo gure media guuleysta 😅😅😅🙏🏽🙏🏽🙏🏽🤚🏾🤚🏾🤚🏾
Hareeri runti waa nin caaqil ah
Aadna u kftan wngsan ramadan kreem dhaman Musliminta qasatan
Somali
MASH allah wariye cl salaan hereri
HAAYE HAAYE HAAYE
C/salaan hereri waa ruugcadaa saxaafadeed ee ha ka faaiidaystaan suxufiyiinta yar yar .
Hore uso wll inshaa allaah waad ku guulaysan mihnadaada
Guure media ku xidhnow waar hablaha hala dhiiri geliyo insha allah
Vote for Heriri he’s well qualified to become a president.
Odaygu qorshuhu noogu jiraa, waanu u cdaynaynaa!!
Wa sida sida
Guuremiidhye shaqaalihiisa waanidinsalaamayaa
Inantan wa prof i aamin abdisalan ayey ba shekadu isku dhacday 🙋♂️ wariye mustaqbal cad leH
Very humble Man Allah yacizak
❤sagely hore usoco inader
Masha allah legend abdisalam
MAY MA NOQDEEN
Mansha allah gabadhu waa wariiye siifican akhlaaq iyo aqoon ugu.muqaato
Masha Allaah markab baad sheegteene anigu cabdisalan oo diyarad wada ayan arkey bal xususo Cabdow 🤩
Asc dhamaan wlalaha islamka ah Ramadan Mubarak abdisalaam hereri waa wariya legend ah mashaa allah
herari waa taariikh buuxda illahay ha ku xafido
Sagal guure inaad ka dhigto magaca RUclips ka ayaan kuusoo jeedinayaa walale.
A Salaan Hereeri Sidaasaad Respect. Siyaasadu Waa Qudhune Hagelin, 👍
Maashaa alaah
Asc
Waxaad khalad u aragtid ka. nasteexee la akiin aflagaado NO.hablana yaan wax laga sheegin walaashii caayaa hablaha caaya.
Gabadhana wax ka badan ilaahay ha siiyo weriyanimada waa lagu habsaamaa
Abdisalaan Xawaasheeye
Nio inantani waa inan dhaqanki hore ee wanagsan a leh masha allah. Xishoodka iyo ixtiramka ka muuqda masha allah.
Wan ku hambalyaynaya sagaleey
Almuhim ina Hereri 2024 buu is xoreeyay 😎
👋 Weriye C/Salaan Hereri&Sagal.
Nice
Mahadsanid hereri iyo sagal
Ramadan mubarak 2legend
❤
Waraysi xiiso leh !
C/salan hereri waa legend wllhi ninkaas waan jeclahay
Waaaaaaw nin culus
Walaal hore u soco sagal❤
Sorry manta ayan la kulmay channelkaga❤ saxafiyada mustaqbal leh
Inanta chanel ka halloo kalla kiciyo ❤
Geesi csalan hereri nolow
Masha Allah
Ramadan Mubarak
Sagal guure
Iyo legend c/salan hareri
Ninkan wa legend waanjeclhy wantagera
Masha Allah. Haaye haaye😅
Abdisalan sideed dalkhli ama income u samaysaa
Go forward walaal
Mashaa allah legends abdi salaan
Masha allaah cabdisalaan herire ❤❤❤❤
Hereri waanku salamay
Cabdisalaan hereri waa fanaan
Cod ayuu hayaa wlhy😅
Go
forwad
Waa runtii
Maasha Allah
Haaye ~Haaye ~Haaye 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂I am not sure if you are aware of this
waamayE nololba. iyaa qiimobasdanmurwodumaroo arimaha hoosE EE dumar baan leeyahEy lakiin noloba waamayE cidna kuma booriyeen. inti haystay baaba mas uulyad qaas ah aakhirooy duniba inbadan lays weydiinayo iya
Sagal guure ku qoro wllo inuu nin leeyahay la moodayaaye
Great discussion
Abdisallamo I propose to you on june the film we will make the instruments that r on Djibouti airport. Thanks
Hereri ❤❤❤❤❤❤
Inantani waa wariye aad u xirfad sareeya hala garab istaago haloo kala kiciyo
: : quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoralkeyga aqrinayso😢
😮😮😮
Ninqaaliyaa cabdi salsan
Abdisalan hereri salan sare
Soomaali siyaasadooda wax lagalo maaha waa siyaasad jahli iyo qabyaalad ku dhisan
Abdisalan hereri waxaad tahay nin heer sare aad baan kuu taagera wllo
Hereri❤
Cabdisalaan hereri barigu bbc da joogay waa wariyaha kaliya ee odhan jiray waa inoo wakhtigaa hadii alle yidhaa ilaa iminka
Barnamiki igu xiisaha badna markaan arkay video Gan
Haaye haaye
Sagal guure iyo hereri laba halyey bad tihiin
❤hereri heer caalami
Salan sare ramadan karim mr harari ledgend
csalaanow ha galin zxb siyaasada iskadaa nio
Legend Hereri.
weriye hereri iyo weriye sagal
Hadaan nibiri cunay maxaad iga rabtac😂😂😂 gabadha waa qalbi fiican 🤌🏽🤌🏽
😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮
Waxay ku xiran tahay meesha aan ka moqonayo. Wadan kala danbeyni ka jirto waan ka fekeri lahaa. Laakiin""""""
👍🏻👍🏻
Sagaleeey kaxishoo saxafiga
Sagal gure ku qoro channel ka
😮❤
laba qof oo wanaagsan ... sagal soo badi
Hereri waya arag
MR FASAX HAYSTE
😢😢😢😢
Wow abdisalaan iyo sagal
Ma isagaa martiya!!!!!!
Gabar soomaliah oo yaanyuur dhaqtar uwada buu waraystay
Cabdi Salaam Hereri waa nin aqoonyahaan iyo weriye ween oo aad caan u ah , haddii asaga lagu yidhaahdo madaxweyne noqo umaleeyn mayo inuu ogolaan lahaa ; war ninkan iska daaye anigoo aqoon aan lahayn haddii la igu dhihi lahaa Somalia madaxweyne ka noqo ma anigaaba doqon ah inaan ogolaado dadkii aan ogaa inaan madaxweyne u noqdo ?! , dadka maalin caddaan ah ayay cararaan lakin anigu habeen madoow ah ayaan ka carari lahaa oo aan ka dhuuman lahaa !! , waayo Somalia ma joogaan dad la xukumi karo ama ayaga is xukumi kara waxna xukumi kara.......
Xabadni ma sidaas ayey weriye ku tahy 😅
Waa faasiqin waxan aanan eebe Kaxishooneynin. Bal eynu eegno munkar halkuu kudambeeyo.
Xanunbaa ku haya
Walee kuwa munkarka horseedka uu ah oo kugacanseyray ayaadka alle ayaa xanuunsan oo waliba khasaarsan khasaaro aanan kabasho laheyn.
War ninyohow cidi cid dusha kama saarna. Qof kasta kaligiiba laxisaabi ee tani waa munkar macsi iyo fasahaad albaabada lagasoo rogay. Hadana xishoon maayaan kaaga daran.
@@MohamedMohamud-q6hadu Marka maxad waxaas oo Culays isu saari Wixi xisaàb ah wuxu La Tagi Godke, oo Ninkan U cayaysa kk