Guure Media
Guure Media
  • Видео 184
  • Просмотров 1 188 647

Видео

'kaah Iyo Wadani Isku Biirimayaan Ee Way Iskaashanyaan Waxa Ay Wada Dhisayaan C Raxaman " Maxamuud
Просмотров 1532 часа назад
Guure Media Ugu Kaalay Warar Xaqiida Ku Salayn , Baramaamujyo Xiiso Leh Iyo Madaadalo
"Waxaynu Gabogabaynaynaa Isnacaybka Qabyaalada Kaligii Talisnomada "Xil Maxamed Abiib
Просмотров 762 часа назад
Guure Media Ugu Kaalay Warar Xaqiida Ku Salayn , Baramaamujyo Xiiso Leh Iyo Madaadalo
"Waddani iyo Ururka Kaah Cayaar Saxiibtinimo ayay Ciyaari doonaan"Guddoomiyaha Waddani Xirsi
Просмотров 242 часа назад
Guure Media Ugu Kaalay Warar Xaqiida Ku Salayn , Baramaamujyo Xiiso Leh Iyo Madaadalo
Hada Jeedinta Heshiiska Xisbiga Waddani Iyo Urursiyaasadeedka Kaah
Просмотров 642 часа назад
Guure Media Ugu Kaalay Warar Xaqiida Ku Salayn , Baramaamujyo Xiiso Leh Iyo Madaadalo
Waxa Lagu Heshiiyay In Xisbiga Wadani Qaybka Siiyo Kaah Xukuumada Uu Soo Dhisayo Xisbigu
Просмотров 1352 часа назад
Guure Media Ugu Kaalay Warar Xaqiida Ku Salayn , Baramaamujyo Xiiso Leh Iyo Madaadalo
" Balanteenu Waa Somaliland Mid Ah Iyo Guusha Qaranka Somaliland " Musharax Cabdiraxmaan Cirro
Просмотров 2122 часа назад
Guure Media Ugu Kaalay Warar Xaqiida Ku Salayn , Baramaamujyo Xiiso Leh Iyo Madaadalo
Xisbiga Wadani Oo Eedaymo Culus U Soo Jediyay Xukuumada Kuna Tilmaamay In Macdan Tii Dalka Ay ...
Просмотров 3667 часов назад
Guure Media Ugu Kaalay Warar Xaqiida Ku Salayn , Baramaamujyo Xiiso Leh Iyo Madaadalo
Ragga iyo Dumarka Ayaa Balanta Ka Baxa Reer Hargeisa oo…….?
Просмотров 1,2 тыс.9 часов назад
Guure Media Ugu Kaalay Warar Xaqiida Ku Salayn , Baramaamujyo Xiiso Leh Iyo Madaadalo
Waxa Ay Cilmibaadhayaal Sheegeen In Isticmaalka Qalinka Qoriga Uu Xidhiidh La Leeyahay Xusuusta,
Просмотров 1039 часов назад
Guure Media Ugu Kaalay Warar Xaqiida Ku Salayn , Baramaamujyo Xiiso Leh Iyo Madaadalo
Kubaro Online quraan-ka iyo sunada nabiga.Machadka Hadyi Sunna online oo ah xarun online
Просмотров 4312 часов назад
Guure Media Ugu Kaalay Warar Xaqiida Ku Salayn , Baramaamujyo Xiiso Leh Iyo Madaadalo
Waxa Magaalada Hargaysa lagaga furay Xarun Caafimaad oo noocedu ku cusub yahay dhulka soomaalida
Просмотров 29412 часов назад
Guure Media Ugu Kaalay Warar Xaqiida Ku Salayn , Baramaamujyo Xiiso Leh Iyo Madaadalo
Farqiga Guurkii Hore Iyo Guurkan Hada. Maxaa Is Badalay ?
Просмотров 30316 часов назад
Guure Media Ugu Kaalay Warar Xaqiida Ku Salayn , Baramaamujyo Xiiso Leh Iyo Madaadalo
Abwaan Muuse Ali Faruur oo 20 Sano ka Hor Waxa Maanta Taagan Gabay Ka Tiriyay,
Просмотров 34819 часов назад
Guure Media Ugu Kaalay Warar Xaqiida Ku Salayn , Baramaamujyo Xiiso Leh Iyo Madaadalo
" Xildhibaanku Waa In Uu Intiisa Ku Eekaadaa " Xildhibaan Ku Cadeeye
Просмотров 1,3 тыс.День назад
Guure Media Ugu Kaalay Warar Xaqiida Ku Salayn , Baramaamujyo Xiiso Leh Iyo Madaadalo
Ma Jiro Xildhibaan Xilka Laga Qadayaa Hadii Cid Wax Laga Qabanayo Cidi Qaranka Jabisaya Xil Maydhane
Просмотров 1,2 тыс.День назад
Ma Jiro Xildhibaan Xilka Laga Qadayaa Hadii Cid Wax Laga Qabanayo Cidi Qaranka Jabisaya Xil Maydhane
" Xil Maxamed Abiib Sharci Ayuu Ku Socda Xukuumadana Iska Soo Eedaysay " Gudiga Joogtaha Ee Golaha
Просмотров 35 тыс.День назад
" Xil Maxamed Abiib Sharci Ayuu Ku Socda Xukuumadana Iska Soo Eedaysay " Gudiga Joogtaha Ee Golaha
Xaalada Golaha Iyo Go Aankii Xilka Qaadista Xil Maxamed Abiib Maxaa Ka Dhacay ...
Просмотров 7 тыс.День назад
Xaalada Golaha Iyo Go Aankii Xilka Qaadista Xil Maxamed Abiib Maxaa Ka Dhacay ...
Dhakhtar Casriya oo Markii U Horaysay Hargeisa laga Keenay,
Просмотров 138День назад
Dhakhtar Casriya oo Markii U Horaysay Hargeisa laga Keenay,
Farqiga U Dhaxeeya Dadkii Hore Iyo Dadka Hada Nool
Просмотров 539День назад
Farqiga U Dhaxeeya Dadkii Hore Iyo Dadka Hada Nool
Dhibaatooyinka Ay Mobileladu Ku Hayaan Calamka Iyo Caruurta Yar-yar
Просмотров 92День назад
Dhibaatooyinka Ay Mobileladu Ku Hayaan Calamka Iyo Caruurta Yar-yar
Xildhibaan Maxamed Abiib waxa loogu Hanjabay in Xiniiyaha laga Jaro ………..”Xil Barkhaad Batuun,
Просмотров 3,8 тыс.14 дней назад
Xildhibaan Maxamed Abiib waxa loogu Hanjabay in Xiniiyaha laga Jaro ………..”Xil Barkhaad Batuun,
Jingadii U Horaysay ee Hargeisa la keenay Ayaan u Quraan Ku Akhriyay Abwaan Muuse Ali Faruur,
Просмотров 3,4 тыс.14 дней назад
Jingadii U Horaysay ee Hargeisa la keenay Ayaan u Quraan Ku Akhriyay Abwaan Muuse Ali Faruur,
Maxaa ka Dhexeeya Cayilka (Buurnida) iyo Cuntada
Просмотров 13314 дней назад
Maxaa ka Dhexeeya Cayilka (Buurnida) iyo Cuntada
"Faqiirku Waa Ka Aan U Doonayo Ee Guurka Loo Fududaynayo " Nasiima Aadan Siiro
Просмотров 1,1 тыс.14 дней назад
"Faqiirku Waa Ka Aan U Doonayo Ee Guurka Loo Fududaynayo " Nasiima Aadan Siiro
" Nin Faqiira Ah Yaan la Guursan "Dardaaran La Siiyay Habalaha?
Просмотров 13 тыс.14 дней назад
" Nin Faqiira Ah Yaan la Guursan "Dardaaran La Siiyay Habalaha?
Ma Jiraa Qof Aad Waydiisan Lahayd Cafis Ama Aad Iska Cafin Lahayd ?
Просмотров 45714 дней назад
Ma Jiraa Qof Aad Waydiisan Lahayd Cafis Ama Aad Iska Cafin Lahayd ?
"8 Sanadood Ayaanu Gabay Ku Colownay Muuse Iyo Maxamed Kaahin Oo Aanan Wada Hadal“Abwaan Muse Q.1AAD
Просмотров 11 тыс.14 дней назад
"8 Sanadood Ayaanu Gabay Ku Colownay Muuse Iyo Maxamed Kaahin Oo Aanan Wada Hadal“Abwaan Muse Q.1AAD
Maxan Ka Naqana Ninka Trump U Noqonaya Ku Xigenkiisa Iyo 5 Ta Dal Ee Ay Ku Yalan Masajida Ugu Badan?
Просмотров 45514 дней назад
Maxan Ka Naqana Ninka Trump U Noqonaya Ku Xigenkiisa Iyo 5 Ta Dal Ee Ay Ku Yalan Masajida Ugu Badan?
“Wariye Axmed Siciid Cige iyo Hablaha Warbaahinta Waxa uu?
Просмотров 4,6 тыс.21 день назад
“Wariye Axmed Siciid Cige iyo Hablaha Warbaahinta Waxa uu?

Комментарии

  • @rashaabdallah7400
    @rashaabdallah7400 День назад

    Waa kulmiye wax qabad kisii waar doorta oo huwanta ka hadha

  • @rashaabdallah7400
    @rashaabdallah7400 День назад

    Qaylawayne iama og taas waanu uvu naqaanaaa wax kale ma haysaa muusa abor way ku yaqaanaan waxa aad tahay maanta ayaad ururkkii la moos gashY mulkiiliihii oofwareen damiirlaawe awelba quus baad ahayd bal waxa aad keento hala arko tuug ilaatuug waxa halkaa ku geeyey ee xisbivii adiga ooyar gadhY kaa saaray waa iimaanla aan waayo qofku haduu lacag barto wuu waashaa adiga ayaa la mifah xagee holabar ceclo kuuvugu xeraysantahau waar faqasha adigaa ah anagu maihin qaylawayne

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 4 дня назад

    Geesgaas Weji Waatusaale OO qofah

  • @fadumoahmed2609
    @fadumoahmed2609 4 дня назад

    Kasoco adeer shekadas wey dhamatay

  • @museegeh5320
    @museegeh5320 5 дней назад

    Wejiyow haddaa maxaad la milliqsanaysay hadaanay haddaanay xannun lahayn.

  • @Raaqiyariyaaq
    @Raaqiyariyaaq 6 дней назад

    Masha allah hibaaq waa gabadh karti badaNn❤

  • @MaxamedNuur-sc7qb
    @MaxamedNuur-sc7qb 6 дней назад

    Mash Allah ❤❤🎉🎉🎉

  • @abdihassanboulhan7047
    @abdihassanboulhan7047 6 дней назад

    Haye seedi

  • @user-vx7qp3mi9x
    @user-vx7qp3mi9x 6 дней назад

    Maxamed Abiib madaxwayne. Ayuu. Noqonayaa. Muuse khamriilana. Wuxuu kudanbaynayaa jeelmajnuun. Insha Alaah

  • @LakiJama-eu6bh
    @LakiJama-eu6bh 7 дней назад

    Aduunka waxan ugu jecelhy inan jilaa noqdo anan soo ban dhigo hibada alle isiyay allaw marun isii

  • @phprince5153
    @phprince5153 7 дней назад

    Ahmed Saciid Cige, wuxuu ahaa halyay soomaaliyeed oo aad u qiime badan

  • @NimcocabdiNaasir
    @NimcocabdiNaasir 7 дней назад

    Masha Allah ❤

  • @user-du2ni2qp8c
    @user-du2ni2qp8c 9 дней назад

    Aan kula taliyee fanka ka soo bax❤❤❤

  • @boorowcade2636
    @boorowcade2636 9 дней назад

    Muuse biixi tuug tuug dhalay

  • @boorowcade2636
    @boorowcade2636 9 дней назад

    Muuse biixi waa garac

  • @JohnTheworld-to1ob
    @JohnTheworld-to1ob 9 дней назад

    Guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamudcali2236
    @maxamudcali2236 9 дней назад

    waad mahadsantihiin gudiga jogtada marhadaad muse iyo kooxdisa aad kahortimadaan sharcidaradi ayay sodhobdhobeen

  • @makahilmead4725
    @makahilmead4725 9 дней назад

    Walaahi hero man ayd tihiin xildhibaan canbe iyi xildhibaankaa kale saas ayaa loo baahan yahay in runta la isku adimo jaaaalayaaaal

  • @user-wr6tc3cw5l
    @user-wr6tc3cw5l 9 дней назад

    Geesi nimo gudigu

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 9 дней назад

    Maxamed abiib waxaa looga cabsaday shacabka uu heysto iyo taageeradiisa gilgishay somaliland . runtu waa sidaa ... runtu waa sidaa

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 9 дней назад

      Adeer cidna ma cabsanayso wiil yar baad tahay balse xuldhibaanadani in been lagu haysto bay ogyihiin iyo sheeko Muse soo dhoodhoobay

    • @abdimuse7911
      @abdimuse7911 9 дней назад

      @@mhassan0163 yaa wiil yar ah, Biloo waad iska Hadashay, Beri Hore oo aan dhaweyn Dawaco ayaa Tidhi, Isha Cali Ninkii Dayay, Digniin wey ugu Filan Tahay....

  • @ilwadmed3465
    @ilwadmed3465 9 дней назад

    Maschallah taabarakallah issaq waa goob walahii

  • @MaxamedKoosaar-ce1uk
    @MaxamedKoosaar-ce1uk 9 дней назад

    Gebawaxan meesha ka hadlayaa waa wada qaran dumps ee ka dareera meesha aybaad tihine

    • @abdilahicodka3116
      @abdilahicodka3116 9 дней назад

      Hoyadaadii dhilada ahayd ee dawarsan jirtay ee mijinta lagu wasi jirtay was

  • @maxamedabkow9461
    @maxamedabkow9461 9 дней назад

    Muuse biixi Horay ayo ubilabay burburinta somaliland markii uu ss khatumo ladagay lakin manta xil hadii ee kudhaqaqilahayeen fal kadhan ah maxmed abiib macaga so iyo dimuquradiyada ee mudo dhet sheganesay manta aye udhamanlehed ee iska qabta muse oo bad iyo beri midna anan dhafenen

  • @user-lh6yk4sy3o
    @user-lh6yk4sy3o 9 дней назад

    Xildhiwanimow xiil qado.. Kuwana xildhiwana.. Yaladiif

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 9 дней назад

    Mahamed Abiib waa is baraxay oo waa kii cadowgii ,faqashtii ,indhaha ka camuudeeyay , Somaliland maa tuulada reerku dago ee caasha mahamod iyo khadiija mahamood hadii la taabto sidii dhoobo daareed ilaa badhan la eryanayo ,waa dimuqraadi la murmayo lays qancinayo , Dadka aanu haybta wadaagno ee reer Djibouti ,iyo Ethiopia dagaanka ku ahna waxaan leeyahay idinkaa u baahan in aan idin xorayno ,ee ha dhagaysanina kuwii somali halkaa dhigay oo ay ka qabsatay uun in aanay somalia wax noqon oo qasnaato,somalilandna habaar iyo xisti iyo xasad uu la daba jooga ,somaliland inagaa le ee Beenta qoladaa jabtay ha dhagysanina,

  • @user-gb8tt8oq2e
    @user-gb8tt8oq2e 9 дней назад

    Waa guul

  • @wiilocabdul6383
    @wiilocabdul6383 9 дней назад

    Guuul maxamed abiib cadaaladu ha waarto

  • @user-fe6kx1ue5m
    @user-fe6kx1ue5m 9 дней назад

    Maxamed abiib 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳

  • @user-fe6kx1ue5m
    @user-fe6kx1ue5m 9 дней назад

    Maxamed abiib 💪💪💪💪💪💪💪💪💪✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✊✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️

  • @user-fe6kx1ue5m
    @user-fe6kx1ue5m 9 дней назад

    Maxamed abiib 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪✊💪✊💪✊💪✊💪✊💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @user-fe6kx1ue5m
    @user-fe6kx1ue5m 9 дней назад

    Maxamed abiib 💪💪💪💪💪💪💪💪✊💪✊💪✊💪✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊

  • @user-fe6kx1ue5m
    @user-fe6kx1ue5m 9 дней назад

    Maxamed abiib 💪💪💪💪💪💪💪✊💪✊💪✊💪✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @user-fe6kx1ue5m
    @user-fe6kx1ue5m 9 дней назад

    Maxamed abiib 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪✊💪✊💪💪💪💪💪💪💪✊✊✊✊✊

  • @samiyaibrahim3683
    @samiyaibrahim3683 9 дней назад

    waarkadarer tug baad tihin qaran tumis baad tihin .kuwa isleh inikana..waalanidarerinaya 😂😂😂😂😂😂

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y 9 дней назад

    MUUSE BIIX WAA JAAAHIL DHAN TAY KALA GEE GAY BULSHA DA SOMALILAN WAXAA GODAY ASS KHATUMO IMI KANA WAXAA GU I AWDAL TATIS AWDAL TATIS AWDAL TATIS GUUUUUL IYO GOBONIMOO AWDAL TATIS

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y 9 дней назад

    SIDIII ASS KHATUMO WAA INAY REE AWDAL TATIS AAN GAADHANAAA GUUUUL SHAAA IYO AAN KUBADA GUULSHA AAN DHALINAAA AWDAL TATIS AWDAL TATIS

    • @user-gb8tt8oq2e
      @user-gb8tt8oq2e 9 дней назад

      Sida wax loo qoro baro marka hore majidho land baad tahay kolaybee

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y 9 дней назад

    💯💯💯💯💯SHACAB KA REE AWDAL TATIS WAA INAAA DHABAD DIMUQARDIDAA CAGTA SAAR NAAA OO AAAN YEELANAAA DOWLADA AAAN LEENA HAY OOO AH AWDAL TATIS AWDAL TATIS AWDAL TATIS AWDAL TATIS

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y 9 дней назад

    XALDHIMAAN MAXAMAD ABIIB HADIII LA ER YOO TANI WAA MID DHABDA CAGTA U SAAAR TAY GUUUUL SHAAA REE AWDAL TATIS WAA MAD AAN SOOONAQON SIDIII ASS KHATUMO OOO KELE GUUUUUL REE AWDAL TATIS WAA INAAN HALNAA DOWLADA AAAN LEENAHAY O AWDAL TATIS

  • @mussasheikh143
    @mussasheikh143 9 дней назад

    Kuwani waa qaashin,waarr ninkani qanan buu ka horyamid in ladilo way tahey

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y 9 дней назад

    GOLAHA WAKIILAD SHAQ FII CAN BAAAAD QABTEEEEN BEENTA LA SOOO DHO DHOOOBAY AYAAAD LAA SHEEEN XALDHIMAAN MAXAMUD ABIII. GUUUUUL GUUUUUL

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y 9 дней назад

    XALDHIMAAN MAXAMUD ABII GUUUUUL EED BEEENTA EE MUUSE BIIX AW SOOO DHO DHOOBAY

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y 9 дней назад

    HADBAN HAAAAN MA BUUX SHOOO WAY DAY TAY WAA AWDAL TATIS

  • @CabdiCali-mj1ze
    @CabdiCali-mj1ze 9 дней назад

    Ma.tihidin.waxaa.tihiin.cadawga.S.L.maxamed.abiib.waa.qaran.dumis

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 9 дней назад

      Naga Amus doqon yahay qaranna garan meyside wallaahi inaan xataa aabbahaa wax la weydiin weligee, Ina Digsi xagato

  • @user-gn3vu1kg3t
    @user-gn3vu1kg3t 9 дней назад

    Guul guul

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 9 дней назад

    Cajiib ilma adeerayaalow reer sheekh isaxaaqow awdal waxaad siiseen 13 xildhibaan Soolna way idinka tagtay SAMAROON iyo CIISE wayku xigaan hadaydaan caqli yeelan naga daaya qabyaalada iyo eexda naga daaya amxaarada please stop 🛑 this nonsense

  • @nimoadam3508
    @nimoadam3508 9 дней назад

    NO NO NO 👹👹👹😡😡😡😡👎🏻👎🏻👎🏻👎🏻👎🏻👎🏻👎🏻

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu 9 дней назад

    Masha alaah heego wey lagodey meesha ay qabsataba wey go,u waayo waa daalumuin Amma kulmiye

  • @Jscali263
    @Jscali263 9 дней назад

    Kaasi Diiday waakii kulmiye inuu iska sharaxo loodiiday wadani kasoobaxay balse ku balan furay mabda male sheekhu

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 9 дней назад

      Shiikh maaha waa sida Samaale oo kale diinta waxay ka dhigtaan cover ay isku qariyaan oo aad rumeysato weligaa shiikh qofka iska dhiga ka feejig noow 😊

  • @zakariamaftux278
    @zakariamaftux278 9 дней назад

    Waa guul gudomiye