" Nin Faqiira Ah Yaan la Guursan "Dardaaran La Siiyay Habalaha?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 94

  • @ShariffAsmaraAsmara
    @ShariffAsmaraAsmara 3 месяца назад +6

    Sheqaada waxaan leyaahay dhinaca gurka iyo nasibka iyo calaafka Rabi.swt ayaa gacaanta nogu haya Alx Alx Alx Anigo hanti haysanin ayaan gursaday mantana nolool wanaagsan ayaan kulaa nolaahay reerkeyda iyo nolool farxaad leh ayaan kwadaa noolnahay ilaa hadaa Alx dinbaan iskudoraanay alx manta/ kusaliya rasulkena subaan scw

  • @SOOMAALIY-1960
    @SOOMAALIY-1960 3 месяца назад +8

    Nin aduunyo joogaw maxa aragtii kuulaaban bal islaantaa weyni waxay ku hadleyso daya ma waxay mooday Wadanka Somalia 🇸🇴 dad jooga ina hantiilo yaal yihiin waligeed ayaa sidaa nolosha taal dalkeen hooyo sida aheed ila burburkii dalka markaasay dhalinyardii iska hor keeneysa waar is guursad aduunya waa la helaa lawaayaaye😮😮😮

  • @mdd7492
    @mdd7492 3 месяца назад +1

    .. war ileen tan oo kale.. anagana waxaan taaganahay gabar aan bikra aheen ha gursan 😂

  • @Axmed-h2h
    @Axmed-h2h 3 месяца назад +9

    Horta waa sax in ninku haysto wax uu gabadhanku biiliyo lkn asalku waa diinta aduunyo waa lahelaaye.

  • @dr.h.a2899
    @dr.h.a2899 3 месяца назад

    إن يكونوا فقراء يغنيهم الله من فضله ❤❤

  • @prime10mviews7
    @prime10mviews7 3 месяца назад +8

    Eedo ilmada yaxaaska naga daayo caruurtaadi ka wardoon

  • @CISMAANCG
    @CISMAANCG 3 месяца назад +1

    Walaalay Sida aad udhigayso ma aha masaladu waayo allah ayaa ku yiri quraanka
    وَأَنكِحُوا الْأَيَامَىٰ مِنكُمْ وَالصَّالِحِينَ مِنْ عِبَادِكُمْ وَإِمَائِكُمْ ۚ إِن يَكُونُوا فُقَرَاءَ يُغْنِهِمُ اللَّهُ مِن فَضْلِهِ ۗ وَاللَّهُ وَاسِعٌ عَلِيمٌ
    Sidaa darteed waa in la lagursadaa faqiirka haduu heli karo masruuf iyo marashi Nabiga (scw) wuxuu ku nikaaxiyay nin faqiir ah xadith kii
    التمس ولو خاتما من حديد

  • @osmandhiblaawe739
    @osmandhiblaawe739 3 месяца назад +3

    Walaal ceeb ma lihid laakiin intaas waxaa ka horreeya kuwa haatan gaaloobaya ayaa idiin jooga oo kaniisadihii baa idinku soo badanayee bal meeshaas dib u eeg oo amxaarada gaaleynta idinku waddo iyo xerada abaarso indhahaagu ha qabteen horay usoco

    • @fathiayu3868
      @fathiayu3868 3 месяца назад

      Amxaarad ku khafiiftaye imisa african kala jaada ayaa idinka iidiin jooga burindi keniyaati yugandhiis you named

  • @highhigh7476
    @highhigh7476 3 месяца назад

    Waaaaaawo this is another Level, waaye damate diinta Allah a umaqan عش رجبا ترى عجبا

  • @kawsarcabdiraxaman7495
    @kawsarcabdiraxaman7495 3 месяца назад

    Haa khayr kisu kuma quseyo

  • @aminamohammedibrahim9396
    @aminamohammedibrahim9396 3 месяца назад +1

    وجزاكم الله خيرا جزاء❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤

  • @Waayoarag98
    @Waayoarag98 3 месяца назад +2

    Xagga guurka way ku khaldsntay sheekhadu. Fataawigaa inay gasho mu ahal uma walaashay inay iska dhaafto ayaa u fiican xagga guurka, mujtamac faqiira ma habluhu ha guumoobaan baa.

  • @mohamedbarre4189
    @mohamedbarre4189 3 месяца назад

    Habar waalan!

  • @OlaOli-d5i
    @OlaOli-d5i 3 месяца назад

    Rizqiga ALLAH Ayaa Bixiyo. Habaryarta dinacaas waykufogaatay.

  • @ismalurebulshaawiyoutubechanel
    @ismalurebulshaawiyoutubechanel 3 месяца назад

    Tolow mid yar ma leedahay, anaga hanoo geysee, Allah ha barakeeyo

  • @abdiabassi8857
    @abdiabassi8857 3 месяца назад +2

    Alla ya arka ninkeeda faqiir ayu ahaa.

  • @mohamedbarre4189
    @mohamedbarre4189 3 месяца назад +1

    يا معشر الشباب من أستطاع منكم الباءة فل يتزوج!

  • @axmedcabdi-cv5cd
    @axmedcabdi-cv5cd 3 месяца назад

    isha, sixirka iyo xasadka ilaahay umadda ha qabto, burburka qoysaska saamayn bay ku leeyihiin

  • @guledh4521
    @guledh4521 3 месяца назад

    Jaahilad faqariga waa ayad ihaahay waan qurux xooluh waa fidino jaahilad xageed kuilaawday Ayadaan quduu fuqaraakum Rabanaa Yursuuqkum!!!!

  • @aminamohammedibrahim9396
    @aminamohammedibrahim9396 3 месяца назад

    ما شاء الله تبارك الله

  • @aasiya-t3y
    @aasiya-t3y 3 месяца назад +1

    Wll miyaanad walalo iyo wiilal aad dhashay jirin dhalinyatadu aduunka way u da a yat yihiin. Xooluhuna xaga ilahay bay ka sugayan hadana xogoda

  • @abdulahijama6614
    @abdulahijama6614 3 месяца назад

    Asc waxaan layaabanaha hadaad u fahanteen qof aan waxbahaysa ha guursanina in ay ka wado qof aan tajir ahan maaha micnuhu waa qof subixii foofa oo irsaaqad radiya rabina talo saarta guursada waayo qof aan foof tegin waa faqri nabigeenii subanaana taji wuxuu kutilmaamay qofka soo tosa isaga oo cafimaad qaba nabdoon malintaa wixii u cuno oo xalaalana helikara hadaba waakaas qofka ay shergeyso e aan faqriga aad habeenkii oo dhan lasoo jedo waagu marku baryana seexda hadhawna wixii u cunelahaa xaaraan iyo xalaaba kuraadiya xitaa hadey dhiiglageleyso waa kaa faqriga ay ka digeyso e rabigiin culimada uga baqa

  • @maryanomar1878
    @maryanomar1878 3 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @marwo5431
    @marwo5431 3 месяца назад

    waa runteed mamadu nin aan aqalaqa lahaan ha gursanina gabadhow

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 3 месяца назад +1

    Bisinka Astakhfirulah xajiyada ilahay kabaqo sidagan wax u sheeg cadifada yaree hooyoyinkuba khaladka qaybay kayihiin habluhu qaybay ka yihiin Abayashu qaybay kayihin Inamada kaligod ha eedayn warun 5sano inlaysla socdaa wa khalad lakiin waxa ubahan inlaga hadlo xolahan tirada badan ee la burburinayo 1 xafladaha tiradabadan Hotel lada imisa jeer bay gabadhu badalataa gadhiga lasharaxayo minxisadaha tobananka ah ee dharka isku eg kulba loogalinayo Xeedhoyinka Xadka kabaxay ee 10nka Bus lagu galbinayo yaradka iyo gabatiga kararka loo samaynayo ee Hotel lada wawayn loo kiraynayo ee lagu kaftamayo waxa soo dhana wiilkaa laga rabaa xaguu kakeeni haye marka waxasa u bahan inaga hadlo iyo qadka mukhadaradka ah xaqa haloo nodo Gabdhaha ha laga waniyo waxaso fasahada xaqiiqada ha lawajaho

  • @AbdirahmanAbdi-ls9kk
    @AbdirahmanAbdi-ls9kk 3 месяца назад

    🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️

  • @habibmohamed1969
    @habibmohamed1969 3 месяца назад

    Mise wax rabta nagah kuligoga garo ka dhigti

  • @HassanKhalif-t5y
    @HassanKhalif-t5y 3 месяца назад +1

    Ani caraa iqabatay islaantan inbadan baan dawanayay

  • @gudbifariinta3958
    @gudbifariinta3958 3 месяца назад

    Waa qabiilkee tani hunguriga weyn

  • @maxamedaashaguur
    @maxamedaashaguur 3 месяца назад

    Liiska cabdiraxmaan cabdishakuur waa u dhowdahay inaad ku biirto

  • @saidmohamuudhassan3405
    @saidmohamuudhassan3405 3 месяца назад +2

    wajiga miyuusan cawra ahayn indhaha iyo bushimaha sida ay ka siinaysoh iyo afka war diinta hala bartoh markaasay dadka wax daliilka waa kaas ayaada qurankaas ayaa u daliil ah
    وَلا يُبْدِي زِينَتَهُنَّ إِلَّا لِبُعُولَتِهِنَّ أَوْ آبَائِهِنَّ [النور:31] الآية، والأدلة في هذا كثيرة: منها قوله جل وعلا: ...

    • @QadanShire
      @QadanShire 3 месяца назад

      Wajigu cawro maahaa wll waajibna maaha inla asturo

  • @Saynab-k9r
    @Saynab-k9r 3 месяца назад +2

    Weligeed bay jirtay hablo sheekhya ahi hargaysa lkn behind hijab dada waxa ugu sheegi jireen lkn dumrakan tii diinta taqaanayo ti jaahilda ahayd ka wada qaylinyaa social media waa dhibaatoooyin dumrku ku qarinayaan dhaibaatooyoin gudahood ku jira

  • @asmafarax7311
    @asmafarax7311 3 месяца назад +1

    Horta Gabdhahan Yaa Ku yidhi Dadka Wacdiya Oo Codkiina Cidkastaa Ha maqasho Codkinu Waa Cawro Guryihiina Ku Ekaada

    • @fathiayu3868
      @fathiayu3868 3 месяца назад

      Waxa ku yidhi markii nimankii ay kaalintoodii buuxin waayey oo ay ayagii isku meereysteen

    • @asmafarax7311
      @asmafarax7311 3 месяца назад

      @@fathiayu3868 Waxa Culimo ina Wacdida Miyaanad Arag ma Xaqdaray Ku Hadlaan Sheekh.Mustafe Sheekh Dirir. CABDIRASHIID CALI SUUFI KINIWAAWI UMUL. MARKA KUWAAS LA WAAYO HASOO BAXAN WAA XAQ

  • @husseinomar9333
    @husseinomar9333 3 месяца назад

    Waa mama warertay oo an waxba garanay

  • @saeedjama361
    @saeedjama361 3 месяца назад

    Faqri allaha kugu salido!!!! Diintaad ku ciyaaraysaa ummadda allaha kaa qabto!!!!

  • @nihaayamedia3493
    @nihaayamedia3493 3 месяца назад

    Waa sheekadii ictisaamka .....kkkk

  • @ahmedsuldan2498
    @ahmedsuldan2498 3 месяца назад

    Eedo gabdhaha
    Ha lugoyn
    Oo suuqa haka xidhjin

  • @abdif1256
    @abdif1256 3 месяца назад

    Asc xadiiska sacluuk, nabigu csws faqiir ha guursan ma dhihin ee kee baan ka xushaa raggaas bay gabadhu kala tashatay rasuulka csws.

  • @omarmohamedhassan1212
    @omarmohamedhassan1212 3 месяца назад

    War haweenka halla aamusiiyo

  • @axmedcabdi-cv5cd
    @axmedcabdi-cv5cd 3 месяца назад

    Islaantu Waa warmoog, goorta ay nooshahay u sheega...

  • @Twa917
    @Twa917 3 месяца назад

    Mamo . Umadu ma wada haysata hanti mamo

  • @mahamednur8039
    @mahamednur8039 3 месяца назад

    Sheekhada xanaaqsan gabadhaha waqtika haka ridin anaga xilkaan donaa dhalaynaa ee ceelka haka gurin
    Aaba ayàan ahay gabadhayda yar ayaa ka aqlibadan oo kudhahday waa waqti seejis islaantan xanaaqsan

  • @mubarikahmedallaale9628
    @mubarikahmedallaale9628 3 месяца назад

    Sheekhadu waa qoloma horta

  • @SHAAFICI19
    @SHAAFICI19 3 месяца назад

    Candho weyn

  • @ShariffAsmaraAsmara
    @ShariffAsmaraAsmara 3 месяца назад

    Faqirka Allah.swt ayaa ujogaa Edo

  • @fatimahashim5596
    @fatimahashim5596 3 месяца назад

    GABADHAASI RUNBEYSHEEGTEY ILLAAHOW NOOBARAKEE( NINFAQRIYA WAA WEELMADHAN KOW WAABEENAALE LABO WUUIIMAANL'AYAHAY SADEX UMADUU ISKUDIRAA ILLAAHOW HANALAKULMIN

  • @fathiayu3868
    @fathiayu3868 3 месяца назад

    Hadal wanaagsen waa sadaqad laakiin haduuna isaguba hadal fiican ku odhan why should I

  • @Global.Nature1
    @Global.Nature1 3 месяца назад

    Waad qaldantagay marka umadodhami ma tajirbaa naa xisho

  • @CabdimaaligCali
    @CabdimaaligCali 3 месяца назад

    Kkkkkk

  • @abdulhaq6643
    @abdulhaq6643 3 месяца назад

    Mamadan way ku khaldantahay erayga ah haguursan nin fiqiir ah.

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 3 месяца назад

    Maaha cawro

  • @CadeCabdi-ee7ll
    @CadeCabdi-ee7ll 3 месяца назад

    Tan hala qabto wabaastar iyo mida kale lajirto makar foonka uhaayo

  • @CabdimaaligCali
    @CabdimaaligCali 3 месяца назад

    Naa ilahy kabaq alle kabaq wxad adegsanaysa xadis been hakudarin man istadaaca 😅😅😅😅😅😅

  • @ismailhassanjehow4714
    @ismailhassanjehow4714 3 месяца назад

    Mamadaani jaahilsanaa af aamusan waa dahab walahi

  • @aliahmedyacin721
    @aliahmedyacin721 3 месяца назад

    Lacageey lacageey
    Dadka kala labeeyaay
    Haween lahashadoodaay😂

  • @zakihussein9147
    @zakihussein9147 3 месяца назад

    Dumarka kuwa qaa,qaawanida suuqa ku maraya wacdi oo wax u sheeg , iyo kuwa raga gacmaha haysta suuqyada

  • @khalidraygal4110
    @khalidraygal4110 3 месяца назад

    Nabigu kaa kaliya lagama warin saxaabi uyimi naba o yidha nolashii ayaa igu adkaatay wuxu yidhi nabigu guurso midkale waxay wadata risiqeeda wu kasii adray sadexee buu yidhi

  • @AbdirahmanAbdi-ls9kk
    @AbdirahmanAbdi-ls9kk 3 месяца назад

    Naagahaan hantiti aay ka daceen masakiinta somalida oo laga soqaadi jiray carabta ayeey ku kibriyaan

  • @Axmed-h2h
    @Axmed-h2h 3 месяца назад

    Dhalinyaradu hayska ilaaliyaan
    Wadasheekaysin malaayacniga ah ee iska socda uun iyo in meel lagh gaar noqdo yacnii wiil iyo gabadh kala marxami meel ku gaar noqdaan,iyo wixii lamida waa sharaf darro iyo danbi.

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou 3 месяца назад

    Nin faqiir ah haguursanina waa khalad waa khalad waa khalad diinna magaranayso tani gadhkiina way cayday

  • @rudwaansulub4835
    @rudwaansulub4835 3 месяца назад

    Waa gadheer kolay naagtaasi khayrmale noocase wadanka kabuuxa

  • @hassantimabul4566
    @hassantimabul4566 3 месяца назад

    War islaanta halala taliyo awal ayey tirade ka batten qaarkood aan guursan hadana intay raadineyso mid lcg leh intey radineyso ayey duqoobayaan ama macsi ku dhacayaan

  • @abdiabassi8857
    @abdiabassi8857 3 месяца назад

    Haweenka so ki codka salada hamujinina layiri ma aha kuwaaan masaajidka ayeey dawaan kaqodbeendonan .

  • @Maxdheg
    @Maxdheg 3 месяца назад

    Internet ka ayey wax yar ka soo urursatay markaas ayey umadda la hor imanaysaa

  • @mohameddhagjar4592
    @mohameddhagjar4592 3 месяца назад

    DUMARLAND, XITAA WADAADADOODII SIDAAN MIYAA KKKKKKK
    AJAANIBTAA NA HURAN EEDO

  • @saidmohamuudhassan3405
    @saidmohamuudhassan3405 3 месяца назад

    hadalkan uma bogin waxa ka hor imaanaysaa diinta islaamka ah
    qof walba Waxan ka codsanaya inuu diinta bartoh bila caleylk hablo hamaasada qaaday ayaa jirah
    ( xadiiski nabiga laga waryay gabar baa u timid oo ku tiri nabi alow naftayda ayaan kuu hibeeyay nabiguna ma diidin mana aqbalin isagoo nabigaas ah ayaa asxaabi meesha fadhiyay ayaa yiri Nabi allow anigu igu hibee nabiga waxa uu yiri maxaad haysataa wax xoola ah waxa uu yiri Maya wax agab saxan ah ayuu yiri markaasu nabiga yiri diinta see ku thay waan ku fiicanahay xaafidna waan ahay waan kugu daray ayuu nabiga yiri
    qof walba Waxan ka codsanaya inuu diinta bartoh bila caleylk hablo hamaasada qaaday ayaa jirah

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 3 месяца назад

    Tani.waywaalantahay.wadaadadii.baakadhekh.hadlaaya.dhekh.nabiga.baratay

  • @Mohamedelmiabdoulah
    @Mohamedelmiabdoulah 3 месяца назад

    Hhhhhhhh

  • @mubarekosman5709
    @mubarekosman5709 3 месяца назад

    War naagtan njnkeedii maye
    Dadka haka qabteene

  • @nimcoibraahinnimcoibraahin
    @nimcoibraahinnimcoibraahin 3 месяца назад +1

    Hablaha ayaad niyada kaga ciyaaraysaa inaanad kuwaad dhashay kawarhayn ayaa dhici karta

  • @abdirahmanismaciilfurre4001
    @abdirahmanismaciilfurre4001 3 месяца назад

    War kaagaas ku noqo ,

  • @سعيدحسن-ب8م
    @سعيدحسن-ب8م 3 месяца назад

    Kkkkkk
    War naagaha wadada iyo ragga wadaada way iskuu dheereeyaan guur iyo galmo bay rabaan kkkkkk
    War xishooda oo dalka ka xixhoodda kkk

  • @abdillahideheye2748
    @abdillahideheye2748 3 месяца назад

    Camal olole doorasho ku jirta

  • @khaliifhussein
    @khaliifhussein 3 месяца назад

    Tani way dawakhday e yaan lamaqlin

  • @maryanomar1878
    @maryanomar1878 3 месяца назад

    Sax maamo😂😂😂😂

  • @youssoufabdi1738
    @youssoufabdi1738 3 месяца назад

    Suqdu maxy ledahy

  • @farah2748
    @farah2748 3 месяца назад

    معنى الباءة لغويا ً
    الباءة او الباه هي الجماع، أو القدرة الجنسية على الجماع.
    «يا معشر الشباب، من استطاع منكم الباءة فليتزوج؛ فإنه أغض للبصر، وأحصن للفرج
    كما قال رسول الله صلى الله عليه و سلم
    ذا كان هذا الرجل مرضي الدين والخلق ، فلا حرج عليك في الزواج منه ، ولو كان فقيرا ، لما روى الترمذي ( 1084 ) من حديث أبي هريرة رضي الله عنه أن النبي صلى الله عليه وسلم قال : ( إذا خطب إليكم من ترضون دينه وخلقه فزوجوه إلا تفعلوا تكن فتنة في الأرض وفساد عريض ) وحسنه الألباني في صحيح الترمذي
    وليس الفقر عيبا ، فالمال يغدو ويروح ، والفقير قد يصبح غنيا ، قال تعالى : ( وَأَنْكِحُوا الْأَيَامَى مِنْكُمْ وَالصَّالِحِينَ مِنْ عِبَادِكُمْ وَإِمَائِكُمْ إِنْ يَكُونُوا فُقَرَاءَ يُغْنِهِمُ اللَّهُ مِنْ فَضْلِهِ وَاللَّهُ وَاسِعٌ عَلِيمٌ

    • @farah2748
      @farah2748 3 месяца назад

      Way khaldantay wadaadani
      Sabaabtuna waxay daliil uso qadatay xadiis ka hadlayaa ninkaa guursan karaa wa ninka cafimaad qabaa ( ninka gabadhaa ama naagtiisa jimaac la sameeyn kara ama u tagi kara) ka aan intaa awoodi karin wa ino soomaa si uu dhawrsanaado
      Lakin wadaadani lacag iyo ha too ka dhigtay الباءة wana khalad
      Culumadu badankoodo waxay iso raaceen inay hamadaa iyo jimaac tahay

    • @farah2748
      @farah2748 3 месяца назад

      Qof kastee oo muslin aha wa wajiib ino diintiisa fahmo oo garto
      Si aan iso sixi karno
      War walaalayaal iyo hoyo wilasheydoow guursadaa mid iyo 2 iyo 3 wuxoo ALLAH idiin qoray
      Gabdhuhuu wa guur u joog
      Hadaad guursan waydaan walee dibjir meel kale ka yimi ayaa gabdhihiina guursanayaa

    • @farah2748
      @farah2748 3 месяца назад

      Fadlan ha lug goynina habllihiina
      Rasuulleeni salaha calayhi wa salam baa idin faray inaa ilaashataan dumarka
      وأقرب الناس للرجل بعد والديه زوجته، وهي الصاحب بالجنب، وقد أمره الله سبحانه بإكرامها والإحسان إليها، قال تعالى: وَعَاشِرُوهُنَّ بِالْمَعْرُوفِ {النساء: 19}. وقال -صلى الله عليه وسلم-: خيركم خيركم لأهله، وأنا خيركم لأهلي. رواه الترمذي ( 3895 ) وابن ماجه ( 1977 ) وقال الترمذي: هذا حديث حسن صحيح. وقال: أكمل المؤمنين إيمانا أحسنهم خلقا، وخياركم خياركم لنسائهم. رواه أبو داود ( 4682 ) والترمذي ( 1162 ) وقال: حديث حسن صحيح.
      إن إكرام المرأة دليل على الشخصية المتكاملة، وإهانتها دليل على الخسة واللؤم، فما أكرم النساء إلا كريم، وما أهانهن إلا لئيم.
      وإن الزوج مسؤول أمام الله سبحانه عن زوجته، وعن تعامله معها، قال رسول الله -صلى الله عليه وسلم-: كلكم راع، وكلكم مسؤول عن رعيته، والرجل راعٍ في أهله، وهو مسؤول عن رعيته. متفق عليه.

    • @farah2748
      @farah2748 3 месяца назад

      She is mistaken
      Then meaning of the hadiith is not what she is claiming

  • @habibmohamed1969
    @habibmohamed1969 3 месяца назад

    Ya kugu shegey nini faqir ha gursani halake ku kente horta bax dinta si fican baro

  • @salatabdullahi1269
    @salatabdullahi1269 3 месяца назад

    Wahabiyadu naag iyo nin wa iskumid been wax ay ahen bay iskadigan

  • @muhsinosman7265
    @muhsinosman7265 3 месяца назад

    😂😂 qoftan wabaa Sheikh Mahamed idirs o dumar ah lee waxaan. Xasuusta Sheikha mahamed idiris Ee khudba jimca kaa hadlayaa Arimaha Somalia masajidka Armu so dumaa baan isk irii siduu u kheyliyaay wadaadka qoftan Hada waa Saas camal

  • @saidmohamuudhassan3405
    @saidmohamuudhassan3405 3 месяца назад

    wajiga miyuusan cawra ahayn indhaha iyo bushimaha sida ay ka siinaysoh iyo afka war diinta hala bartoh markaasay dadka wax daliilka waa kaas ayaada qurankaas ayaa u daliil ah
    وَلا يُبْدِي زِينَتَهُنَّ إِلَّا لِبُعُولَتِهِنَّ أَوْ آبَائِهِنَّ [النور:31] الآية، والأدلة في هذا كثيرة: منها قوله جل وعلا: ...