BEELAHAGABOOYETUMAALAHADNAGOODAWAJ WAANA UMAD CARABEED MADHIBAAN WA e SOMALIDA KALE AYA IIIAH IS RAACAN WAA E AAD IYO AAD U KALA FOG KUWA KALE MA ARKIN DNA GOODA YAA ISKU DARAY MARKI HORE UMADA AAN ISKU SINJI AHAYN AYAA MADAXA LAISU GELIYA SOMALIDA WAX BADAN BA KHALDAMAY
@@AbubakarAbdilahi-w3b waxay ka dumaysaa dadka sodon sano haraadanaa ee oomanaa beeshii haraaday ee xoolo miyi bay ku faanijireen ee xoolii yaraana ka baxeen eesoo caydhoobay Subeer awal Alleayaawaxsiiyay oo Taajiriinta Soomaliduba waa iyaga carsoo sheeg taajir garxajisa kkkkkkkkkkkk
Walaahay kaasi boqor maaha waa danayste gabooye hayska bedelaan
❤😂
❤
Xilal ka gaboye:
1-Maxamed cali waji - wasirka wasarada warfafinta
2-xildhibaan barkhad batunn- gudomiyaha maxkamada saree
Waa bilahi towfiq.
Waalakala shakiyay😢😢😢😢😂😂
😮😮😮😮
Dadkani waa dadkii la odhan jiray Isaaq ee degijiray Hargisa.
Waa Baydari Kingdom..
Kani waa hadalka madna, waar wax gabooye layirado ama Boqor la yirado ma jiro, Hargeysa wax walba waa laga maqli 7:03
Niyow suldaanka gobooye muu baalashan iska daayo kkkkk walahi qof bani adam ah inuu xayaan isku eekaysiiyo waa khalad
ADEER CIRRO KU DARSADA TALADA LAAKIIN S/LAND HA DHEX DHIGIN.
Guuuuuul somaliland viiva somaliland
Dad la heysto oo iyagana is heysta.
Boqorka gabooye iyo xasan sheekh oo abgaal ah ama gabooye ah waxaan kawadaa waa aniga imadhaafto wixii laliqo oo dhan..
Wakuwa ciladoodii
Xu.mayad
Gabooye hargeisa Cid Marti ugama aga from isaaaq
Huwantaa xaarmajo ushaqeesa dameeeero xaarmajo 😊
@AyaanWaano
Samir iyo imaan sadiqa adeerka muse judaan 😂 ♥️
BEELAHAGABOOYETUMAALAHADNAGOODAWAJ WAANA UMAD CARABEED MADHIBAAN WA e SOMALIDA KALE AYA IIIAH IS RAACAN WAA E AAD IYO AAD U KALA FOG KUWA KALE MA ARKIN DNA GOODA YAA ISKU DARAY MARKI HORE UMADA AAN ISKU SINJI AHAYN AYAA MADAXA LAISU GELIYA SOMALIDA WAX BADAN BA KHALDAMAY
Oday ha ilaabin dad badan oo Wadamada jaarka ah ayaa hogaamiya Siyaasada Ciro. Gabooye waa Somalilander . Ciro iyo Huwantu waxba Gabooye uma hayaan. Hadanay dalka idinka dumin Wadani walaahi waad ladan tiin. Waar Somaliland Ilaashada.
Walaahibaanan ilaalineynee hadu miyaan ragii xoolahayga dhcy uumbey kadumeysaa
@@AbubakarAbdilahi-w3b waxay ka dumaysaa dadka sodon sano haraadanaa ee oomanaa beeshii haraaday ee xoolo miyi bay ku faanijireen ee xoolii yaraana ka baxeen eesoo caydhoobay Subeer awal Alleayaawaxsiiyay oo Taajiriinta Soomaliduba waa iyaga carsoo sheeg taajir garxajisa kkkkkkkkkkkk
@@AbubakarAbdilahi-w3b subeer awal wa madhacaan waadad shaqo yaqaan xataa isma shaxaadaan
Walhi Adeeer arinkaasi maahin arin idin qabta Boqorku inuu isku koobo wasiirkaa beesha Gabooye Looo balan qaadey xaraam calayk Adeer Hawshaa Shir jaraaid kasoo saara Hadaanu nahahy Reer sh Isaxaaqna Waan idinku garab taagnahy Gacan birana Waan Idinkaga Qabneynaa Boqor Iiman Hayeelina Yaan Dhiigina Leydinku dul cunin
Wan dareemay in boqor axmed iiman uu cadaadis ku hayo beesha inta
Boqorkaasi wuu soohalgamay isagaa uqalma waxkaste inankiisa ayaa xaq uleh
Reerkan waabay inagu fideen
Adeer dadka aad la hadleyso cidna ma garaneyso.
Boqorku wuu soo halgamey intaad muuse juudaan daba ordeysey
أخذت زمانكم، خلي الجيل الجديد يحكم.
Wan dareemay in boqor axmed iiman uu cadaadis ku hayo beesha inta