Deg Deg Baarlamaanka oo Xil ka qaadista Xasan Sheekh ku Hanjabay Xariga iyo Caburinta

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya,Caalamka iyo madadaalo nagu soo biir#Subscribe_Like_Share_XidigahaTube

Комментарии • 11

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 Месяц назад +3

    Xidhibaanadaan waa dambiilayaal doortay xasan sheikh iyagoo og inuu laayey xildhibaano badan teeramkiisii hore waxayna ka qaateen lacag oo ay doorteen maanta oo dalkii meel u fiyow aysan jirin haddii uu Caawa lacag siiyo beri way ansixinayaan waa kuwii ansixiyey in laba jinsi isku mid ah inay isguursadaan waa kuwii ansixiyey in lagu qaban gaaro 18 sano waa tuug aan ilaah ka baqayn.

  • @CumarXasan-p3l
    @CumarXasan-p3l Месяц назад

    Xildhibaanadu waa tiirka lageeyaa,sababtoo ah waa qaa'inul wadan,hadaan kuwaas la toogan waxba ma hagaagayo

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh Месяц назад

    Barlamaanow ha laydiin maqlo sharcigana iyo Inla badbadiyo dalka iyo dadka.
    Voice up for the voiceless

  • @MuqtaarKhalif
    @MuqtaarKhalif Месяц назад

    Vxildhibaanoo bxasan. Shee ma Aha min kuAnyo Hadal. Ee. Xildhibaanoo. Tilaabo. Makaaadi. Kartaan. Xasn. Shee bHadii kale Budhubudhaada. Kadaaya shacabka soomaaliyeed. Aad idinka. Udoorateen. Masiibo. Qaran idinka. Golaha shacabka. Ayuu ilahay idin. Xisaabinayaa

  • @mustafeahmedaden3137
    @mustafeahmedaden3137 Месяц назад

    Xasan gurgurte siyasadiisu waay uraysaa

  • @JamhuriyaSalah-xo8un
    @JamhuriyaSalah-xo8un Месяц назад

    Afawarqi abaal bu idinku leyahay e inad ku hal qabsato maha Mr dhuxulow wad sambariraxdey sidi xasan sh ama la arka adigo rali gelin bixinayo

  • @user-rd9hw6bz5f
    @user-rd9hw6bz5f Месяц назад

    Kani.waa.lo.jir.waa.ayo.waxan.neefka.ahi.

  • @user-gg4fb9ju8m
    @user-gg4fb9ju8m Месяц назад +1

    Xidhibaanadu waa dameero xasanka ay ka cabaadsyaan ayagaa kursiga ku fariisiyey inaad cabaadaan ma aho dulqaad lahaadaa wan ogeen jejabkuu idin buxiyey

  • @osmanmohamed4760
    @osmanmohamed4760 Месяц назад +1

    “Asalaamu Calaykum “
    War horta yaa xukuma dawladan!? War wixii halaabay waxaa ha leehay Baarlamaanka!!! MW Xassan ma, halaynin! XshM shaqdiisi ayuu wataa wax laxisaabtamayana ma, jiraan oo waa loo wada Nacamleeyn !!! Sababtu waa sharcigii somalia oo Noqday lacag iyo yaa Awood leh. Anigaa iri Anigaa iri …. Ok I said …. Ok I said…..

  • @safiasheikhahmed5170
    @safiasheikhahmed5170 Месяц назад

    kuligiin inlaydin xidho waaye waayo waad hadalbadantiin run ahaatii hadalkiinu waabilaa nuxir balday pudlan buunaf karaadinayaa dhuxulow waa waxdhintay mw xasan sheekh birgacanuu dalka kaqabanayaa ee adkaysda baqbaq looma baana

  • @user-rd9hw6bz5f
    @user-rd9hw6bz5f Месяц назад

    Adduunka.been.iyo.yooyootan.waxba.ma.gooyaan.reer.ceebeed.xunxun.