Asc labadiina waad qaladan tihiin ilamahan yar kadaaya duradurinata ilaahay ka cabasada soshalmidiyaha ka deyasata sheekoyinakan bilaamacnaha ah way itiri wan iri way Faraday way oyaday dhukhadhukh Hanna iyo hebala kale war danatiina waxaas ma ahan ilamahasna Dan uma ahan waad isaqaawiseen oo waad isaceebeyasen oo ilamahan yar ee masakiinaka ah gaaladii idhadheheeda ku soojeediseen ilahay ka cabasada shaqo kale daydayda cadowaga isaka qariya baraaaaraqda isaka dhaafa 😡😡😡 subaxanaAllah
❤❤❤❤❤❤ eeboow machine iyo sheekadiina youtubka ha uga handling waligaa dambe initially hore best ha ahaato nin rag rag dhalay aa tahay aabe fiican walaahi ilaaheey ha idin xafido ❤❤❤❤❤❤❤
Talo ayaan ku siinayaa gabadhii aad kala tagteen war ay leedahay ha soo qaadan naagta hana layiraahdo waa shaydaan soomaali la dhex dhigay in aad soo qaadato waxay sababaysaa in aad qiimo u yeesho waxa ay wadaan talo iska dhaaf war ku saabsan xaaskaagii hore
Brother keep your head up she nothing worth u listening her voice miss her 👈 she not use her own brain those ladies not going to babysit her forever 👈 when he hit reality does fake friends is not going to be around her 👈 she give me same energy of CK ex wife now she alone n all fake friends gone n ck move on 👈 just give her few months karma is B 👈 Mohammed life move on brother now u know all enemies shameless dahir alasow in too 👈 u are handsome man, u make cute babies ❤❤❤❤❤❤❤❤ i wish you the best 💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋
Muniiro waan kuu fadhinaa noloshaadadabe kuwii jareertan soo kaxeeso oo gaalada ah naag nin gaal laseexatey oo jareer ah ayaa dad cayneeso cajiib boga baa kugu taalo ee ha hadlin hanna afwen waan ku arkeenaa❤❤❤❤
Maniira ha la weediiyay 5 teedii Caruur aheed ee kale 2 Frenc 3 Somaliland iyo Jabuuti hada ayey maahir YARE Ka dhigaysaa curadkii waa kii 6 xaad. naa Shugri yay ku waalin
Somalida wa rumour mongers, omar dawa uu kunasto aya lasiyeey oo isbitalka oo familkisa ka codsadey in telephone ka laga qaado Dee haduu nastana koley wa lasoo masafurinayaa.
Alle kacabso aduunka wa laga dhimanaya wajiga ha iska ha leen ninkale oo ku guursan doono wu ka cararaya sirtaada maxaad o qar San wesay ninka ilmo Ayaa isku dhashen dadka hadii hesheen wayan si Sharaf leh Ayaa lugu Kala taga
Masha allh Cadow Allah iidnka qabto Maahor & Hooyadiis aamin like saar & subscribe thnks
War shaqo kale raaadso muniira shaqo hakadhiganin
😂😂😂@@umulkhayrmaxamuud4187
@umul❤❤❤❤khayrmaxamuud4187
Asc labadiina waad qaladan tihiin ilamahan yar kadaaya duradurinata ilaahay ka cabasada soshalmidiyaha ka deyasata sheekoyinakan bilaamacnaha ah way itiri wan iri way Faraday way oyaday dhukhadhukh Hanna iyo hebala kale war danatiina waxaas ma ahan ilamahasna Dan uma ahan waad isaqaawiseen oo waad isaceebeyasen oo ilamahan yar ee masakiinaka ah gaaladii idhadheheeda ku soojeediseen ilahay ka cabasada shaqo kale daydayda cadowaga isaka qariya baraaaaraqda isaka dhaafa 😡😡😡 subaxanaAllah
@@umulkhayrmaxamuud4187 yes yes i am With u gys
Farxada Hana uma bogin Canugaas Hana & gaalada Allah ka qabto
Amiiin
Allahum amiin
❤❤❤❤❤❤ eeboow machine iyo sheekadiina youtubka ha uga handling waligaa dambe initially hore best ha ahaato nin rag rag dhalay aa tahay aabe fiican walaahi ilaaheey ha idin xafido ❤❤❤❤❤❤❤
Muniiro maahir aabo beeca ah muheleesaa mar walab maahir aabihiis waa mahamed buskut muniiro mahamed waa kaa qarineeso aad hoosta ka gelisay oo aad leef leefi jirtey muniiro hanna yee kaa qadan maahir waa ogaan doontaa shirqoolka ay wadato hanna waa qorsho ween maanta maalin aanaheen ayaad ka sha leen doontaa mahamed af daboolandahab❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤
Mohammed midan alle ayaa ku dhafiyay mahir iyo waxa kale alle siyay allah amandado Lkn muniro qof fican ma ahan
Asc walal please maad iska deysid gabadhan ilmaha kuu dhashay? Waxan waa ceeb dadkuna wuu idinku daalaya waana lagugu nacaya iskada gabadh codkeda aad soo qadanayso sheekadana soo afjar
Muniiro afka qabso wey kuu roon tahay maahir mahamed ayaa aabihiisa ah meelkasto aad geesaan maahir mahamed aadan ayaa layerihadaa mahamed naagahan warkooda iska dhaaf waa maafiyo sidaa shaley go aansatey qaado waxaan waa naago ka aamus runta wey soo baxeesaa muniiro waxaan u qabaneena inta sannadka ka dhiman mahamed in aad la dhiiqeesato ayey rabaan af dawoolan dahab
War niyow Naagtan iyo qashinkan eey wadato maad iskday sid kahadalkooda iyo bunbuunintooda.
Waa run muxuu lasoqaatey muu iska ignore gareeyo
War waxan hadal maba maqlaayo. Qoftan afaraheeda kabax ayaa laga kari la'yahay.
Xiisa warkooda uma qabee intay sheekadan cusubtahay oo la wadwado ka faaideysoo ka bariisey uu isleeyahay
Wuu shaqeesanaayaa 😂😂😂
Iska shaqayso oo ka bariisre laakiin haka hadlin naagtan umuuqata mid caqliyar
Ilaahay hacaafiyo Omaar. Maskinkaas waxii helay waa wax lalayaabo Subxanallah 😢😢
Asc mohamed wan kusalamay bro salan kadib mid kuleeyahy bowe iskada afaraha muniira wax waliba wiikada maahir ku ilow naagtan afaarahed kabax hadarensinin iney ifka sarantahy io iney katagtay tona hamasoqadin wiilkada xiriiri ogow🙏🏻masuuliyada Aabanimo kasobax gabadha hadalkeeda caba hakuugu dambeyo🙏🏻🙏🏻🙏🏻
Talo ayaan ku siinayaa gabadhii aad kala tagteen war ay leedahay ha soo qaadan naagta hana layiraahdo waa shaydaan soomaali la dhex dhigay in aad soo qaadato waxay sababaysaa in aad qiimo u yeesho waxa ay wadaan talo iska dhaaf war ku saabsan xaaskaagii hore
ASC BUSKUT WAA KU SALAMEY HABARTAN HANA WAA DAYUUSAD AAN AQLAAQ LAHEYN OO MA XISHOOTAA ABKEY DULI AYAGAA ISKA KAA YAQAAN MUNIIRA CUNUGEDA AYADAA HOOYO U AH ADIGUNA ABAAD U TAHAY CID WALBANA ADINKAA ISAGA DHOW BALSE MUNIIRA WAXEY U EG TAHAY QOF TALADA LALA WADAAGO OO DANTEDA AQOON BALSE DADKA WAXAA UGU LIITO QOFKA LOO SHEEKEYO OO LA DIRO AQIRKANA MEEL XUN BUU KU DANBEYA
ILAAH. HA ISKUXAFIDO. MUNIIRA
IYO. AMIIRA.
Subxanallah Allahu Akbar mounira mashallah habo 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯😍💜💕
Maxamed please kagabso gabadhan sharatada ayay dilaysa hadaladeda hasoqadanin
Waan kaxumahay habo ilaaheey hagabadbaadiyo inshaalaah wuu fiicnaanaa
Maxamed buskudow sida adokale naagtaani umacalibana
adigu waxad tahay maansha Alaah wil waxbadan firinaya laakiin qofkani wa eber lakin wad karaysay👍👍👍👍👍👍🫶🫶🫶♥️♥️♥️🫶🫶🫶
Ninkaan maxaa ka qaldan maxaa kasoo qaadeysaa hadalkeeda yaab
tan maxad uso qadan walalow
Maxamad naagtas alle Ayaa ku dhafiye gabar ka fican Ayaa Helesa Ayada iyo ilmaheda meshe kadhacayan hadhacan muniro wakar kesa waxa e sameneyso
Naagtaan Wiilki Hadiii lasiiiyay xateee. Weli War Maysiii wadaa ?? Ninka sitooos Ah igu Noqo iska Dheh Baayo😅
Nniciimo Niinkeey rabtaa kuwii hore sowteey kaso caraartaay
@@zamzamadam4811 😂😂😂
@@zamzamadam4811 sowmaaha
Kana aad nugu waa sheen iydana ku wee dii hore hala raadiyo oo haraad satori maxamedna in ay ku soocaan baxday rabtay
Yaab waaye naagtan yeey suuqa ku geen maskiinaay dib baad ka ogaan dheh
Habar doqon baaa dhashay vidoe eena ka duube
Maxamad Adiga Oo'👨🍼'Aabahii Eh Hadii 😡'Cadoowga Laga'Guuleeysan Doono Hadii Aad'Noqotin 2'Dan 👵👵'Habrood Isku'Daay Meeshii Eey'isla'Gaaran 👀'Indha Ka'👀'Fiirso.
Inshaa'Allah 💪Guul & Gobanima Ku'Noolow Kuna'🪦'Dhimo.
👵Duq Filsan Hadii uu'Wax'Yar Oo'🧠'Caqli Jiro Waxeey Ogaan'Laheed 🤔Toloow Maahir 👵Duq Hana Mise 🍪Buskut Yaa'Xiga?❔️
🤔Toloow Yuu'ku'Abtirsadaa?❔️
🤔Toloow Yaa'iga'🤰🤱'Dhalay Maxamad Mise 👵Duq 🙄Hana?❔️
Muniiraay hadaad ilmaha haysato buuqa jooji, mohamed asagaa ilmaha dhalay, dadkle buuqooda kabax baan ku oranlahaa.
Brother keep your head up she nothing worth u listening her voice miss her 👈 she not use her own brain those ladies not going to babysit her forever 👈 when he hit reality does fake friends is not going to be around her 👈 she give me same energy of CK ex wife now she alone n all fake friends gone n ck move on 👈 just give her few months karma is B 👈 Mohammed life move on brother now u know all enemies shameless dahir alasow in too 👈 u are handsome man, u make cute babies ❤❤❤❤❤❤❤❤ i wish you the best 💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋
😂😂😂😂😂😂😂
Muniiro waan kuu fadhinaa noloshaadadabe kuwii jareertan soo kaxeeso oo gaalada ah naag nin gaal laseexatey oo jareer ah ayaa dad cayneeso cajiib boga baa kugu taalo ee ha hadlin hanna afwen waan ku arkeenaa❤❤❤❤
Iska daa cunsuriyeynta jareer kama fiicnid
Hana aqiro galo. Ma jogtee xagee haleysaa nabibiyo ayaa tahy
Maniira ha la weediiyay 5 teedii Caruur aheed ee kale 2 Frenc 3 Somaliland iyo Jabuuti hada ayey maahir YARE Ka dhigaysaa curadkii waa kii 6 xaad. naa Shugri yay ku waalin
Subxannal allahu akbar
Yaab xasbiya Allah
Cadaawgu yaawaayee 😂😂😂 waad ifahaantaan filayaayee
Muniraa dadaawaaleeyaa lkn waay kashaleenee yaraa suug qurboodhaann cadoow waayee 😂😂
Maxad ogu saddin ine shalayso maskinta xamilada isku buuqday
Nagahan inad warkoda so qadataba qalada
Yaa kaa qaadanaayey been aa is ku sheegaaysaan runta waay imaan been na waay yaaa ku la haayn doono ku wii horaba waa tuurtay
Sow naaagaba hadaan ku xidhato jar bay kaa tuurayan
War ilaaahey yaqaaano war gabdha iska daaa hasooo qadan codadadjeeda amaaan sii hadaaa ka rooonthy
Views raadis mala dhihi karoo 🤣🤣
Car hadal hamaqlo. Ceeb waye intan kabadan. Qoftan ha iska dhaafo.
Maxamedoow gacantaa adigaa isku gowracayee maxaa kuu geyey markii hore tan inay saan sameyneyso waa filayay dad ayaa walaayo
Muniiro waa naag qiimo leh
BUSKUT AF DABOOLAN WAA DAHAB W
Intaa ad so qadanayso walahi ban buuq ka harayn ma waxa wayday waxad veiws ka heshid
Nagtan Hana layiraxdo wa jajuus social ka, iska ilaliyaa
Félicitations munira ❤❤
War naagtaas kahar bisinka cunugii hadey kaaqadatay qalaas danahaaga kale iskaraaco😏
Wiilka yar waa ilgoy Aabihii waa u darsade Maniina maa dhacay
BUSKUT AF DABOOLAN WAA DAHAB QOFKA ISKA HADLO WAXAA DILEY KAN KA AMUSEY
Maxamadoow.hadaad.aragtay.maasaygeyga.mar.danbe.gabdhaas.fiidiyoowkeeda.ha.soo.qaadan.mar.danbe.maxaad.fiidiyowkeeda.ka.rabtaa.naagtii.saan.ogaa.kuu.gashay.war.hadalkeeda.iyo.arimaheeda.ha.dhegeysan.ka.laan.dheerey.oo.allah.kaa.wadee.ka.har.ayada.iyo.naagaha.xun.ee.la.socdo.ha.daawan.hana.lahadlin.banaanka.ka.mar.nin.fiicanaad.tahee.kafiirso.waxaad.fayuus.ka.raadineyso
Haaa wudhahay daqadan ka bodaa
Yaakudirsaday adiga ayaa qiyaarkaa ubaxday ee yaa kuudirsaday 5000 kun kulahaa.
Waa beenaale ninkan familkiisa qof aan aheyn looma ogola
Somalida wa rumour mongers, omar dawa uu kunasto aya lasiyeey oo isbitalka oo familkisa ka codsadey in telephone ka laga qaado Dee haduu nastana koley wa lasoo masafurinayaa.
Alle kacabso aduunka wa laga dhimanaya wajiga ha iska ha leen ninkale oo ku guursan doono wu ka cararaya sirtaada maxaad o qar San wesay ninka ilmo Ayaa isku dhashen dadka hadii hesheen wayan si Sharaf leh Ayaa lugu Kala taga
Walee.nagah.somaliyed waa.la.yabay.Anigu.ninbay gursanysaa sadex bari. Baa waxay.dhahdyaa.Anaa.nin raged.hanti.malinba la.isku.dhaco.kiba mah waxa xaran.inaad ka.warto.guriga.nolshada iyo.ninkaga.dumar.masxdo.yaraa
Nagta Munera la leeyahay aqlaaq hayeelato
Yaab badanaa farxadeeda xaa naga galey adigase xaa ku daba dhigey codadkeeda weli u daba socotaa fiyuus raadis lee mii iimaanka Allaha kugu sugo
Xaa dhacay ow aga hadliwaayey, xaad u maleeyheey
Ilma xanun ayaa sida dhahay eeyda been ta badan
Hhhhh
Beenlow
Mohammed midan alle ayaa ku dhafiyay mahir iyo waxa kale alle siyay allah amandado Lkn muniro qof fican ma ahan