Isku day inaadan qoslin | challenge qosol badan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024

Комментарии • 503

  • @asmamohamedmahamoud7393
    @asmamohamedmahamoud7393 Год назад +38

    😂😂😂 qays ayaa ugu qosol badan
    Wlhi video ugu qosolka badnaa weye mahadsanid dhakhtar

  • @epthikanihamzeko9152
    @epthikanihamzeko9152 Год назад +24

    10:58 dhakhtar emotional damage 😂😂😂

  • @iammustafe5850
    @iammustafe5850 Год назад +44

    Dhakhtar is had worker man 🥰🥰

    • @mamielmi
      @mamielmi Год назад

      Dhakhtar shannel wan kusodhaweynaya wll

    • @mamielmi
      @mamielmi Год назад

      Iyo qayr qaysar

  • @hamdaabdelkadir8821
    @hamdaabdelkadir8821 Год назад +20

    barnaamijkan ayaa funny ah part 2 soo sameeya 😌
    Hormar wcn wllo

  • @Khaliiid212
    @Khaliiid212 Год назад +52

    Maawel was just chilling😂😂😂😂😂

  • @ruunhaaji7137
    @ruunhaaji7137 Год назад +37

    Kilyahaa icasaadey adinka qosolkiina aanba ku qoslayaa 🤣🤣😂😂😂😂

  • @xalwokismaayo2699
    @xalwokismaayo2699 Год назад +7

    Inta Tiktok kaso Aragtaye so carartay sidayda Farta taaga.😂🥰

  • @boojadheere
    @boojadheere Год назад +3

    Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤

  • @quenhani5248
    @quenhani5248 Год назад +17

    So badi dhakhtar keep going brother 😂😂

  • @abdihafidbayoto6864
    @abdihafidbayoto6864 Год назад +64

    Wahl zaid baan u qosley wallhi 🤣🤣🤣😂😂😂🤣

  • @zuleikhanoura2701
    @zuleikhanoura2701 Год назад +9

    Alle haydinka farxiyo sidad nooga qosli seen😂😂😂🙈thankz dhakhtar

  • @fartunaaliii9126
    @fartunaaliii9126 Год назад +8

    Alllh qosol badnaa🤣🤣 wlhi wilkaa asaga io magaca wa isku egyihin Niyadsame👏

  • @Abdiqanisaleban8154
    @Abdiqanisaleban8154 Год назад +6

    Waar maaweel maxaa ku dhacay kulaha Subxaanallaah 😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Год назад +15

    Four legends always legends keeps goings dhakhtarka and qays qeyser and maxamed and bidixo another's levels challenges prt 2😀💯😀💯

  • @AlhamdulillAh_247
    @AlhamdulillAh_247 Год назад +9

    Wll biyaha yaa lagu ciyaarin oo dad baa ka ooman iska shactireysta balse Halaga daayo biya fadlan waayo biyaha wey khasaarayaane JizakAllah😊

    • @MuunaBashiir
      @MuunaBashiir 4 месяца назад

      Dadka ka oman intey ku dawanayan ayay ku gadanlahayen

  • @nimcoabdimohammed536
    @nimcoabdimohammed536 Год назад +12

    Qosol iguma hadhin maanta team so funny wlhi mansha allh🥰😁😁😅😅

  • @ramlahusseinhassan6236
    @ramlahusseinhassan6236 Год назад +2

    Masha Allah afarta wiil ee an jeclahy oo aan taageero Allah idin dhowro

  • @zeynabdjibril7041
    @zeynabdjibril7041 Год назад +9

    you funny whli ma brother keep going form Djiboutien 🇩🇯🤣🇩🇯🇩🇯

  • @Abdiqanisaleban8154
    @Abdiqanisaleban8154 Год назад +14

    Challenge is funny walahi 🤣🤣Sniper aa ku qoslay walahi 🤣🤣🤣🤣😄

  • @CHAMPION-003
    @CHAMPION-003 Год назад +7

    Barnaamij aad u qosol badan ahaa runtii Siiba video_ga abdizamad 😅😅😅
    Dhakhtar channel ku xidhanahay

  • @ironlady8943
    @ironlady8943 Год назад +11

    😂😂😂 Waan idin wataa legends lkn maaweel khiyaamada jooji biyaha badh baad liqaysaaye🤣

  • @munaabdinour2322
    @munaabdinour2322 Год назад +7

    Amarka ilaahay nin madaw meel walba isagaa ugusoo jiidasho padan m.a inkaztoonan magiciiza garaneen but jiniyuu leeyahy wiilka koodhka madawi😂❤😊😊🙈🤣inta madaw uun paa like ta xaq uleh wxii f*to cazi hay dhaafeen😱😬🤭😂😂😂😂

  • @ceeblacali8850
    @ceeblacali8850 Год назад +2

    Afar kala daran wllhi waxan u qoslay si aan waligay u qoslin alle dambigeena ha dhaafe waan idin salamay dhakhtar iyo teamkiisaba🥰♥️

  • @radwaAhmed351
    @radwaAhmed351 Год назад +5

    Bal aan qoslo waye markiina dhakhtar ❤️😂😂😂maweel aragtidiisanbaa ku qosolyaa😂😂😂zxpka markad shaqo ka dhiganaysiid waa iska siida

  • @bosschannel6468
    @bosschannel6468 Год назад +8

    Masuul Dhakhtar aad baan kuu salaamay Sxb adigiyo asxbtaadaba. Waxaynu barnaamij tartan ah ka samayn doonaa Entertainment Games sida Ps5 Iyo dubnada waa hadii uu Ku qanciyay waxa Ku baxayana anaa kafaalo qaaday Insha allah. Maadama aynu habeen kuwada ciyaarnay Dubnada mesha game-ka ah ee Gen. Jidhif inankiisu furtay ama area Daarul eman Mahadsanid.

  • @ayuushiomar8516
    @ayuushiomar8516 Год назад +6

    Wlhy wan ilmeyeeyy saan u qoslayey xaafada xataa waa layga saray qosol dartii 😂😂😂

  • @khadardirirkhadardirir2358
    @khadardirirkhadardirir2358 Год назад +7

    Waaar qaYs qaYsarow maawel ka dhamow wa leGend e😂😂

  • @caskaoficiall9116
    @caskaoficiall9116 Год назад +9

    Keep going pR⁰ MohaMud
    Younges funny 😂

  • @lamatabtan8949
    @lamatabtan8949 Год назад +7

    Ani iyo saxibke caawda waan qooyney intan chalanchiga idin kula jiirney🤣🤣🤣🤣😭

  • @esraaa2238
    @esraaa2238 Год назад +5

    Wlh sa uqoslye 😂😂😂 prt 2 noso samy dhaqtrow💗

  • @sundusmaxamed6498
    @sundusmaxamed6498 Год назад +1

    Horay usocda pro qays and dhakhtar iyo dhmntinba wlhy iga qosliseen 😂😂😂😂

  • @nadajamac8405
    @nadajamac8405 Год назад +1

    Mnsha allah wa jeclahay wlhy wiilashena somaliyed 😢😢😢 allah muraadkoda u sahal

  • @zeinabinaaboubaker3001
    @zeinabinaaboubaker3001 Год назад +5

    Waa funny wlhi part 2 so same plz 🤣🤣

  • @diamonddiamond6415
    @diamonddiamond6415 Год назад +3

    War hedhaha qosol nagumu hadhiine part2 baanu idiinka sugaayna ✋✌

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Год назад +1

    Baraka Allah Tabaaraka Allah

  • @shukriahmed351
    @shukriahmed351 Год назад +2

    Hurdaydii duhurka wad igaga ciyaarteen wlhi part2 plz😂😂😂😂

  • @macaankamedia1
    @macaankamedia1 Год назад +4

    Maweel was just chilling 🤣🤣🤣

  • @hudapilicsan7700
    @hudapilicsan7700 Год назад +2

    Soo same part two (MHD) WAA KU TAGEERA WLLKEY TEAM DHAKHTAR CHANNEL

  • @QamarAhmed-u9c
    @QamarAhmed-u9c 3 месяца назад

    Zoo badi Dhakhtarow wlhi Qosol gariir baad nagu rideenee😂😂😂

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 Год назад +1

    Dhaqtar iyo Qeys wlhy wan jeclahay laba legend barmamijkinu ima dhafo♥️🥰

  • @asmishciiltira8964
    @asmishciiltira8964 Год назад +5

    🤣🤣waxad tihin 4 wiil oo badanka iga qosliyaaa

  • @zaraendho7595
    @zaraendho7595 Год назад +4

    😂😂😂😂😂😂😂😂 ala beerka meesha qays aya ugu qosol badan marksta asaga ugu horeya

  • @muhiemzahid
    @muhiemzahid Год назад +2

    I want this RUclipsr to become one of the best top youtubers in the world he's super talented keep it up dhakhtar never look down ❤❤❤❤

  • @sagalsiman1249
    @sagalsiman1249 Год назад +1

    Harta waxa tihiin inamo aan aad ugu xidhanahy wnjeclay inaad jaalantiga soobadisaan dhakhtar iyo qays qaysar iyo maaweel maahee labadakale male janal galab wanaagsn siwayn baan idn kuxidhnahy ee laakiin markaad samaynaysaa jalantiga isoowaca

  • @mabzuud9478
    @mabzuud9478 Год назад +4

    Dhakhtar marka ugu danbaysa waxa uu u keenay reaction kay ka bixiyeen qosolkii iga dhameeyay😂😂😂😂😂💔😹😹😹

  • @fartuunhassan165
    @fartuunhassan165 Год назад +1

    Asc guys m..a waan nga qoslisen hory inta in kabdna waan suguyna wll doctar we love you😍

  • @qumanqani1655
    @qumanqani1655 Год назад +3

    Ahahahaha 🤣🤣🤣🤣 xitta qaab uqosolkii waa iga lumay caawadan

  • @djcaska2178
    @djcaska2178 Год назад +8

    WaXaaN Ku QosLeY MaWeeL 🤣🤣🤣🤣

  • @abdimaxamed7193
    @abdimaxamed7193 Год назад

    Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatu dhamaantiin uguhor ayn waxaan idinkula talinayaa inaad jaaniska faa iideystaan kuna camirtaan cibaado iyo dikri aadbaanan uga helaa muuqaalada aad sooduubtaanwllhi qosolbaan is xajinkariwaayey biyo aan afka kuhayo daaye
    Dhakhtar qeysqeysar bidxo iyo niyadsame aadbaan idiin salaamayaa caafimaad cibaado iyo camal suuban baan idiin rajaynayaa

  • @maxamedismaciil6842
    @maxamedismaciil6842 Год назад

    Wlhi qosol iguma hadhin suuxnay qosol dartii sxbayaal soo badiya waxayaalahan ookale

  • @ilwaaddahir4991
    @ilwaaddahir4991 Год назад +7

    😂😂😂😂😂wlhi waa fanny san u qoslayey wan raftay part 2 noso sameeya

  • @cfataaxxasanawali433
    @cfataaxxasanawali433 Год назад +2

    Zxp ma inan dhinto ayad rabtan 🤣🤣
    Zxp so badi legends

  • @hobbabdi6938
    @hobbabdi6938 Год назад +5

    Bart two incha Allah waa funny wlhi noso badaya walalday ❤️

  • @najaxkhalid5287
    @najaxkhalid5287 Год назад

    Alh mnsh allh inamada yada ale hanodayo quruxdii oo niman mnsh allh

  • @arliininacabdi6643
    @arliininacabdi6643 Год назад +1

    3:20 wa labo naGoodo isla ficiltamaye😂😂Aar Qeysaa😂😂😂

  • @hibakeif7528
    @hibakeif7528 Год назад +1

    Challenge wa ka helay lkn halis waye biyaha dhibato idin geysa Karan tubada Hawadey adi karan ma ila fiicna wixi Qatar ah wllyal iska daya

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 Год назад

    Anigu waxaan kuqoslo ma’arag maandhooyinoow. Cunto karintii aaway qaybtii 2aad?

  • @raxomoha5481
    @raxomoha5481 Год назад +2

    Wwww vido macn keep going dhamantiin🥰

  • @iqromohamed5210
    @iqromohamed5210 Год назад

    Dhakhtar wlhi afar Tina wani jeclhy iyo mowlid saam🥰🥰🥰

  • @najahqueen2199
    @najahqueen2199 Год назад

    M.a allh nohah soo badiya waa xarabadee

  • @roodamaxamuud5976
    @roodamaxamuud5976 Год назад

    Pls waxa aad ku qosleesaan si fiican noomaqashiiya

  • @princessgacal3678
    @princessgacal3678 Год назад

    Mohamud dhakhtarr
    Qays qayser
    Bidixo
    Niyadsame
    4 legenders❤️❤️❤️

  • @muwaahib-haldhaa
    @muwaahib-haldhaa Год назад +4

    Kkkkk wllhi saacad baan rafanayay😂😂😂😂

  • @tayasiirsaed3345
    @tayasiirsaed3345 Год назад +1

    Walahi daacad baan uqosalay thankz dhakhtarr🥰🥰🥰

  • @rahmaabdi3799
    @rahmaabdi3799 Год назад +2

    Dhakhtar camankiisa ku qoslayaa anigu😂😂😂

  • @Mohamed_dayib77
    @Mohamed_dayib77 Год назад +1

    Dhakhtar Channel Waxaad Soo Dhigtay
    Muuqaal Wacan Oo Qosol Badan🤣🤣🤣

  • @ugaasmacnaawi5388
    @ugaasmacnaawi5388 Год назад

    Shb dhakhtarow mawliid saam maxad uso qaban ladahY nio

  • @ikranahmed3001
    @ikranahmed3001 Год назад

    pls part two wllo dhakhtar

  • @raxmaabwaan867
    @raxmaabwaan867 Год назад

    Waan ku taageeraa wll horay u soco soo badiyana

  • @faraxcabdi7268
    @faraxcabdi7268 Год назад

    wiilashayada keep going brother s

  • @y.c.m6989
    @y.c.m6989 Год назад

    Zxb Shakhtar soo badiya

  • @Ebraahem_Yahye
    @Ebraahem_Yahye Год назад +2

    @Maawell Dalkaagih baah kuso Noqonasah 🤣

  • @IE57
    @IE57 Год назад +1

    Waan beercasaade runtii 😂😂🤣

  • @ikranesmail9454
    @ikranesmail9454 Год назад

    Dhakhtar. Chilling so bdiye 🎉

  • @Fatima-cj1ut
    @Fatima-cj1ut Год назад +3

    😂😂 Ala maweel wlhi qosol weeye

  • @rahimakaise5611
    @rahimakaise5611 Год назад +1

    Alaaa ninka riyaha ku mareysanaya waa xafadahayga wuu xanunsanaya 😭😂😂😂😂😂😂

  • @abdirisaaqmaxamed230
    @abdirisaaqmaxamed230 Год назад

    Indeer ragaas malinkaad soo ka xayso ayey meshu shidantahy

  • @xamdiabdi8896
    @xamdiabdi8896 Год назад

    Part 2 noo soo samiya plz

  • @adamabdulaahi385
    @adamabdulaahi385 Год назад

    Masha Allah dhmantiin illhy haidin xiftiyo

  • @yurubdheemanraqiyomahamed1110
    @yurubdheemanraqiyomahamed1110 Год назад +3

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 qaysqeysar Abdisamd buu idinku jafay anigaaba kuqosly ninkas wlhi

  • @MustafeCigal
    @MustafeCigal Год назад

    Kaliyaata guushu waa dhankiina keepgoin😊

  • @ahlamhoussein7480
    @ahlamhoussein7480 Год назад

    Dhakhtar in Pilling mad su labatay mise djibouti 🇩🇯bad jogta wali tu et magnificent 👌♥

  • @Asdar12345
    @Asdar12345 Год назад +1

    Biyo miyanad ka dhargin mnTa

  • @khalidyusuufat000r8
    @khalidyusuufat000r8 Год назад +6

    DhakHtar wqN ku waTa neo Hodan QaYLaaN kaa sOo SaLaMaYa😂

  • @garmaaturotterdam2938
    @garmaaturotterdam2938 Год назад

    Dhakhtar goorma ka soo laabatay jabuuti

  • @ruweydoshucaybabdikarin7234
    @ruweydoshucaybabdikarin7234 Год назад +1

    Dhakhtar wllo part two madar ku soo dar 🙏

  • @hassanabdull2853
    @hassanabdull2853 Год назад +2

    Nabi Muhammad SCW

  • @natashaahmed8385
    @natashaahmed8385 Год назад +1

    Qosol iguma hadhin nodo badi wll challengeyada

  • @halabuurpedraqamar5664
    @halabuurpedraqamar5664 Год назад

    Waan isku dayoo wlhi waan saxday saddex saac baan qufacayey inkaar baad iga shaqaysateen🤣🤣🤣🤣🤣

  • @quenoflucky3953
    @quenoflucky3953 Год назад

    Wlhy saan u qoslayey waan fuuray keep going pro😂😅soo badi

  • @raxmamaxmed2183
    @raxmamaxmed2183 Год назад +1

    Wlhi beerkii ba I casaday wiilasha dhib badan

  • @xidigtisuhura1505
    @xidigtisuhura1505 Год назад +1

    Qays qaysar inka qosol badan ma jiro 😂😂❤

  • @dayahahmedmedia3105
    @dayahahmedmedia3105 Год назад

    Nio codka sifiican looma maqlo mobile ka microphone 🎤 ka u dhoweeya codkiina kaweyn kan mobileka eh

  • @abdifatahbakisto
    @abdifatahbakisto Год назад

    Part 2 pls😁😁

  • @faysaabdi7316
    @faysaabdi7316 Год назад

    Video ga ninka riyaha agtaagan waan garanayaa wuu waalanyahay
    iid baa la dhahaa waa reer hargaysa

  • @xil_diidofficial7287
    @xil_diidofficial7287 Год назад +1

    Waxad ku dartaa dhakhrow
    Qofka waxa isaga sigaara uga qosliyey
    Ambe se qaybta, amba erayga ka qosliyey waa arigtidayda uun

  • @munasiciid9286
    @munasiciid9286 Год назад

    Wllhi bilaahi funny lkn inder dhakhtaro challenge xigaa adkeed zo noqo dee

  • @caashadahir1422
    @caashadahir1422 Год назад

    Anu waxan ku qoslya wajiyadin marka aad biyaha cabtaan

  • @nastexoabdimahad8643
    @nastexoabdimahad8643 Год назад +1

    anaga nola imaaaysaaan waxan dhataqda 😂😂

  • @Masscanada879
    @Masscanada879 Год назад +1

    Daacd uqoslay wllhi soo badi abwe😭😂😂😂😂😂😂😂😂