Bilaa Gacmo ku cun | challenge adag

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024

Комментарии • 393

  • @hodanahmed9167
    @hodanahmed9167 Год назад +58

    Maaweel is so hilarious 😂😂

  • @IsBaToorECRF
    @IsBaToorECRF Год назад +26

    Lapadan nin iyagaa meesha shidayeee iyaga soo celi😂

  • @theonlydiamondyouknow
    @theonlydiamondyouknow Год назад +25

    In case you are feeling low, just watch this video 😂😂
    Dhakhtar ❤

  • @salmaan_saciid8685
    @salmaan_saciid8685 Год назад +30

    Maaweel is too funny 😂😂

  • @amranmukhtaar4731
    @amranmukhtaar4731 Год назад +15

    Wlhi wan raftay😂😂 Allaah ha ka farxiyo dhakhtarow🥰 next challenge Basbaas kusoo dar gaastu haku kacde😂

  • @mabzuud9478
    @mabzuud9478 Год назад +7

    Weligay waxan u haystay inuu qays xaraabad yahay lkn maawel aya ka daran😂😂😂😭

  • @suheipmohamet8903
    @suheipmohamet8903 Год назад +10

    YuotuberkayGa DhaktaR keep GoinG BrotheR funny challenge soo Badi❤😂🎉

  • @khaalidmaxamedcumar6230
    @khaalidmaxamedcumar6230 Год назад +14

    wlahi dhakhtaroow funy waaye ❤️❤️❤️ ilahow xajka nabad nagu gee

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi Год назад +7

    Maaweel is funny wlhi
    what a lagend 🦁😭😭😂
    He said wxn ku idHi sHp fitness kani wuu shaqayn laayahee 😂

  • @musdimohamed5127
    @musdimohamed5127 Год назад +6

    maweel ma dhagool baa😂😂, by the way you made my day keep going mshallh❤🎉

  • @somaliwould1430
    @somaliwould1430 Год назад +9

    Dhakhtar xagu Noo Wadaa wakas adhi inaga dhige 🐐🐐🐐😂😂😂

  • @nimcomaxamed6442
    @nimcomaxamed6442 Год назад +35

    Maweel waxn ku xasuusta shekadii gabadha wayn e khadra😂 walsha ba kula soctan is laha😂😂😂😭

  • @munisha4698
    @munisha4698 Год назад +8

    Maweel kuso celi mar kale Qowdhan Ck kuso dar😂

  • @hoodoilkacaz8228
    @hoodoilkacaz8228 Год назад +10

    Cabdi samada maweel is not easy 😂😂

  • @amiiraismail2402
    @amiiraismail2402 Год назад +13

    cabdi Karin ali shaxa iyo qawodhan soo qabo😂

  • @jassiemuse8366
    @jassiemuse8366 Год назад +8

    Teamkan without mawel is nothing 😂😂😂maweel barmajik kasto kuso dar😂😂❤❤

  • @bintfosia
    @bintfosia Год назад +4

    Maweel la'aantii waa abaar.
    🖤😫🫶🏻

  • @naciimamaxamedmaxamuud1880
    @naciimamaxamedmaxamuud1880 Год назад +4

    Masha allah challenge waali ah noo keentey
    Waxaa noo keentaa bidixo iyo niyadsame 😂😂😂😂

  • @ayaansahalyuusuf9482
    @ayaansahalyuusuf9482 Год назад +3

    Wan ku xiiisnay malmahan 😢 Ee Barnajimijka ex Garac no keen inader waliba dadka caanka ah 😊

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Год назад +9

    Three Legends always dhakhtarka and qays qeyser and c/salan maweelo another's levels best hard work 😀💯💪💯👍😂❤

  • @Jibrilosman-oi5xb
    @Jibrilosman-oi5xb Год назад +4

    Hhhh funny wlhi Abdisamad maaweel 😂 lkn qowdhan iyo maaweel isku soo qabo 😂😂

  • @mohamedhussein8083
    @mohamedhussein8083 Год назад +4

    Next game waxad ka dhigtaa chicken iyo caagad miis lagu ciyaarayo
    Kaftanka iyo qosolka maaweel iyo qays uun kaso dhig challenge insha allah

  • @aminaahmed9339
    @aminaahmed9339 Год назад +2

    Maweel waa funny kulahaa ma sucuudigad kasoo aragtay😂😂😂

  • @zukhrahassan8014
    @zukhrahassan8014 Год назад +11

    Maweel waa funny 😂😂😂

  • @moctarkhadar4608
    @moctarkhadar4608 Год назад +9

    War pahasha Qaji iyo Cadaab ka dhig ragu yaney raxeysan 😂💔

  • @Qalbi_kaaba2211
    @Qalbi_kaaba2211 Год назад +1

    abdikariin ali shaah iyo qawodhan labadaas legend marka kle noo keen😂❤

  • @BaahiyeChannel1
    @BaahiyeChannel1 Год назад +1

    Allow qofkiii isoo booqda Cimrigisa raaji🤲🥰❣

  • @ZamzamCumar-yv1mt
    @ZamzamCumar-yv1mt Год назад +5

    Kulaha faantaduu dibnaha ku casayn jiray😂😂😂

  • @Siralichannel
    @Siralichannel 7 месяцев назад +1

    Xafadahaayaga 1000sh ayaa laga siyaa LAVITA Waa sharaab kaad cabayseen😂😂🎉

  • @haboonabdirahman3561
    @haboonabdirahman3561 Год назад +2

    Maaweelku suu uhadlaa aaa iii uuuu waaxay waxasi🤣🤣

  • @nadajamac8405
    @nadajamac8405 Год назад +1

    Dhakhtar wixiiba dhadhamiz ku dhameyay 😂😂😂😂

  • @MariyaSiciid-j6f
    @MariyaSiciid-j6f Год назад +6

    No soo baadi😂 wllo❤

  • @xamdaismail3200
    @xamdaismail3200 Год назад +5

    Maaweel is not easy❤😂😂

  • @mabzuud9478
    @mabzuud9478 Год назад +1

    Maawel qosolkii iga dhameyy wlhi waxay suu u hadlayoo😹😂😂😂😂😂😂😂❤️❤️🖤

  • @axmedibrahim8320
    @axmedibrahim8320 Год назад

    Cabdale jamal iyo c/kariin so fadhisi

  • @Zelma73
    @Zelma73 Год назад +1

    War dhakhtaroow raga qaji iyo toon u keen waxay sidani way raaxaysteene😂😂

  • @ikraanabdilaahi8812
    @ikraanabdilaahi8812 Год назад

    Adiga ha lagugu sameeyo nio dhakhterow😂😂😂

  • @kinggacan442
    @kinggacan442 Год назад +1

    Best youbers qayas dhakhtar ft maweel 🤴🏽

  • @nimcoxariircali4919
    @nimcoxariircali4919 Год назад

    Cabdi kariin alli shaah kuso xigsii iyo maweel
    Waxad kusii xigsiisaa qays iyo qawdhan dhakhtaroow

  • @HodanMohamud-le7yg
    @HodanMohamud-le7yg Год назад +1

    Baldhadhamiyoo bisinka uuqabo maaweel is not easy 😂😂😂😂😂

  • @barwaaqoibraahim4962
    @barwaaqoibraahim4962 Год назад

    Masha allh wllhi wan jecly washadiina saddexdinaba . Wilal ixtiram leh oo wxy donan iskaga hadalba tihin . Hore usocda hunayaal❤️🥰

  • @nagipmhedaliofficial3517
    @nagipmhedaliofficial3517 Год назад +1

    cabdikariim cali shaaah soo fadhiisi zxp😂

  • @shacnilaki3065
    @shacnilaki3065 Год назад +2

    Walahi nays weye nosoba diya abdale jamal iyo khalid sike soqabta

  • @hodanisaxaaq-sw9cm
    @hodanisaxaaq-sw9cm Год назад +6

    Maweel wa funny😂😂😂

  • @mumtazshire9866
    @mumtazshire9866 Год назад +1

    Aar bisada u qabo kulaha mawel isn’t easy wlhy wa funny 😂😂

  • @maryamabdi632
    @maryamabdi632 Год назад +6

    Masha allah my brothers ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Cirguje2023
    @Cirguje2023 Год назад +2

    Waa challenge cajiiba lkn ninkaa maaweel waa xaraabe caadiya

  • @Muureahmed
    @Muureahmed Год назад

    Abadala amal Mawliid Qawdhan iyo liicaato seddexdaa noogu soo xigsii

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 Год назад +5

    Dhakhtarow habenki dhawayd 18 may cali jirde maxad naga eegaysay indr maad nala hadashid ama naga jeedsatid😂😂

  • @daadirelmi1408
    @daadirelmi1408 Год назад

    Challeng Qu’aan ah ka so dhig dr 👨‍⚕️

  • @nimcomaxmednimcomaxmed6134
    @nimcomaxmednimcomaxmed6134 Год назад +1

    Maweel waqac maydhan walalhi ❤

  • @hindamuxumed-ll8qq
    @hindamuxumed-ll8qq Год назад

    Mashalaah three legends dhakhtar maaweel qays qeyser keep going prathers

  • @ikraanikto
    @ikraanikto Год назад +3

    ❤❤ dhakhtarowu soobadi walahi wankahelay jalanjigan❤❤

  • @khadramahad9976
    @khadramahad9976 Год назад

    Chanel adina waxn usoo galaa maawel wllhi qosol miidhan ninkani😅

  • @somdelivery
    @somdelivery Год назад

    Ninkaan Abdirahmaana cashuu meesh au soo doontey 😂😂😂

  • @iqraahmed7360
    @iqraahmed7360 Год назад

    Zxp maaweel waa fany wllhi m allh

  • @inaabdu-j3w
    @inaabdu-j3w Год назад

    Maaweel maxaa codkisu kudhacay
    Dhakhtaroow bwe muna faysal noogu so dar ❤😂

  • @MarwanuurMarwiita-yh3oh
    @MarwanuurMarwiita-yh3oh Год назад

    Alla qayso ha igu dirin dee 😂 maxa donaysa in aan ilko beelo😂😂😂

  • @bureeqo548
    @bureeqo548 Год назад +1

    Niyadsame bidixo iyo khaalid ck soqabo maawell hakaso tagin😢😅

  • @naahidah5567
    @naahidah5567 Год назад +1

    Ala maweel jecliyayeey 😂😂😂🫶🫶🫶

  • @IdmanIdman-qc8mx
    @IdmanIdman-qc8mx Год назад +5

    Good challenge👍

  • @hodokhadar195
    @hodokhadar195 Год назад

    Huuno mcn wan idin tagera ilahy ha idin daysto ❤❤

  • @arwaahaa-zx3tn
    @arwaahaa-zx3tn Год назад +1

    Qaays qasar ma anakuu nagu leyhy dadkeno waaa dad caajisa bari exmkii jamcadan leyhy hadana waan ka jecladay in aan idiin dawado😢

  • @Hiigsiga7908
    @Hiigsiga7908 Год назад +2

    asxaab igu qaaliya waana sadexda nin een aadka utaageero

  • @hawokinabdi418
    @hawokinabdi418 Год назад

    Walal mcn soobadi jaanla jiga waan kahelay aad ayuu uqosol badanyahay😂😂😂

  • @Najax-n2h
    @Najax-n2h Год назад +1

    Wllhi wanka helaY zhip soo badi dhakhtarow😂😂😂❤❤❤

  • @samdaiid7712
    @samdaiid7712 Год назад

    Qaysar waa doqom muu labada jilib ku qarxoyo jabista😅😅😅😅

  • @nayramahmed7682
    @nayramahmed7682 Год назад

    Maawel waa itixaan haduba vidio ku jiro waa qaraaxo 😂 baasto Iyo suqaar ama bariis iyo chekin u bedel 😂

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 Год назад

    Walaladey qaliya nolada qeys oyo dhaqtar iyo maweel next abdala jamaal iyo madar maxamed ayaanle so qabo❤

  • @UpdiwahaapRaage
    @UpdiwahaapRaage Год назад

    Maaweel legendary kaliye hargaysa ku hayo

  • @Abdulkga
    @Abdulkga Год назад +2

    Aad ayaa u fiicantihiin waana dadaalaysan runtii. Laakin, talo yar: marka aa challenge duubaysaan, hal gabadh ama laba kusoo dara , waayo habluhu waa qurux, dhalinyaro badan(dhanka wiilasha) ayay soo jiitaan. Stage 3 nin ama 4 nin keligood soo fadhistaan waa dhaqan Carbeed aynaan shaqo ku lahayn walaalayaal. Good luck - next time inshAllah!!

    • @khadarhariir
      @khadarhariir Год назад

      Hablaa ku Hor 0rdey Channelada dumarkaaad Ka Ag dhowdahay Cabdi khasaar00w

    • @Abdulkga
      @Abdulkga Год назад

      @@khadarhariir nin khaniis ah ayuumba hablaha ka xanaaqa oo aan ku farxin. Habluhu dunida ayaga qurxiya oo dhadhan iyo macaan u sameeya. Adiga waxa kaa cadhaysiiyey bal noo sheeg?

    • @khadarhariir
      @khadarhariir Год назад

      @@Abdulkga Dumarku Yagaa os yaqaaana Ee Ka Ag dhawow hablaha Sister

  • @starwarchannellsomali3790
    @starwarchannellsomali3790 Год назад

    Shp kay maxamuud dhakhtar iyo masuulada kale salaan sare

  • @RaxmaAhmed-yn2kb
    @RaxmaAhmed-yn2kb Год назад +1

    Cabdale jamaal so qabo

  • @nuraldin2656
    @nuraldin2656 Год назад

    Dhaxtar zxp 👍 bn kusiyey nin dagan legend bd tahay 😂 isku gobolna weyn kaso jeedna ✌️lol

  • @mushtaaqxayd7686
    @mushtaaqxayd7686 Год назад

    Maawel Gastric buu ka cabanaya Rani daa dhibtay😂😂😂😂

  • @afnancilmi4655
    @afnancilmi4655 Год назад +2

    Mawliid & khaalid ck sxp qli🙏🙏🙏🙏🤞

  • @shaadiyaabdirashed1484
    @shaadiyaabdirashed1484 Год назад

    Kaluun😂 maaaweel ayaa jecel dhakhtaraw soo badi barnaamijka wll

  • @HananGelle
    @HananGelle 8 месяцев назад

    Wll ma ph bad barateen bacteria da halkaa laydiinku sheegay

  • @naemaahmed4005
    @naemaahmed4005 Год назад

    waa madow meeshaad wax ku duubeysaaan laydh if weyn isticmaala si muuqaalkiina loo daawan karo

  • @asliidii12
    @asliidii12 Год назад

    Mesha aad ku duubten manshallh wa Mel quruxbadan

  • @khadarmaxamed4542
    @khadarmaxamed4542 Год назад +1

    Var qays intay usoo baxday no hand ayuu izka dhigay😂

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 Год назад +1

    😂😂😂😂 qeys deg deg uso jesana maawel cabaar si jeeda dhaqtar asxaabtisa so badi

  • @Qurux-ej2cz
    @Qurux-ej2cz Год назад +1

    Noso badi wll abdale jamaal iyo khalid ck ❤😂

    • @nimcodegan1530
      @nimcodegan1530 Год назад

      Wllo dhakhtar abdala jamaal iyo qawdhan please Wllo kusoo xiji

  • @apdikhalaqothman4239
    @apdikhalaqothman4239 Год назад +3

    XagE ka dhacdayy paryahaN ❤

  • @NajahMoh-sw3kl
    @NajahMoh-sw3kl Год назад

    Next Qawdhan Iyo Khaalid ck 😂

  • @Mustafemasri
    @Mustafemasri Год назад

    War dhakhtaraw maaweel cod macaanaa inan muu ahaado waan guursan lahaaye 😂😂

  • @aminashire5954
    @aminashire5954 Год назад +1

    Mashaallah ❤ so nice that guy make kkkkkkk😅

  • @munacismaan2896
    @munacismaan2896 Год назад

    Wllo dhakhtarow kuwan markale inoogu soo celi qays qayser iyo maaweell biliis 🙏 wllo qali

  • @hamiitho
    @hamiitho Год назад +1

    Abdkariin cali iyo abdlla jamal

  • @sheekha.
    @sheekha. Год назад +1

    Qeys ma Abdirahman baa ladhaa.

  • @ArwacCabdile
    @ArwacCabdile Год назад

    War labad langed ee madar iyo cabdikariin Ali shaah❤

  • @xamdabilan-6900
    @xamdabilan-6900 Год назад

    Intah suugaysay. Sidoo kale jalnjigi waliga ma samysay so da kana😂

  • @haboonabdi1482
    @haboonabdi1482 Год назад

    Cabdirahman iy mawel tartan gaadhi baa ay sameynayn meel baad istagaysaa qofka ku hor yimada

  • @fatimahooda5507
    @fatimahooda5507 Год назад

    Chicken 🐔 next ka dhig Dhakhter

  • @roodabdi10roodabdi10-mp5ge
    @roodabdi10roodabdi10-mp5ge Год назад

    So badi lkn meeshu waa madow brother 😂

  • @maxamedcabdiraxmaan5298
    @maxamedcabdiraxmaan5298 Год назад

    Abdala jamaal keen zp. Dhakhatrow 😅😮

  • @hafsaothman4798
    @hafsaothman4798 Год назад

    maaweel waa xaraabe ma sidaas bu u hadlaa seriouly mise wuu xarabeynayaa kkkk

  • @bridgepodcasting
    @bridgepodcasting Год назад

    😂😂😂😂😂😂😂 war sxb ana aqoontii way shaqeyn laadahee bahalada ma isku badhax tirna 😂😂😂😂😂

  • @queensuhayla-k5l
    @queensuhayla-k5l Год назад

    Horay usocda wllalahy qaali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aasiyaabdulqaadir284
    @aasiyaabdulqaadir284 Год назад +1

    So badi abowe qeys hka so tagin wxi kle adiga ku dayay so raacaya