Documentary | Fursadaha Bannaan.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Fursadaha Bannaan waa documentary aanu ugu kuurgalnay soo bandhigga dhinacyo shaqo oo bannaan, jaaniskooduna furan yahay, dhalinyartuna ka hawl gali karto.

Комментарии • 24

  • @abdullahiaxmedmoxed3165
    @abdullahiaxmedmoxed3165 Год назад +27

    Run ahaan tii Documentary -yada noocaan oo kale ah bulshada baahi weyn bey uqaban , bulshada wey ka daleen muuqalada entertainmen - ga ah , waad mahadsan tihiin Astaan TV 📺.

  • @SOMALIBADBOY
    @SOMALIBADBOY Год назад +10

    Astaan tv, zxpyl barnaamijyada dhalinyarada sidan oo kale noo soobadiya, thanks this is useful documentry.

  • @salmanhassan2523
    @salmanhassan2523 5 месяцев назад +1

    Documentary gan runtii aad ayuu u fiican yahay, dhinaca waa motivation iyo inaad la timaado curin cafimaad qabta oo halal ah.
    Mahadsanidiin

  • @Amineta860
    @Amineta860 Год назад +3

    Masha Allah wa documentary loo baahnaa 🥰

  • @AbaadirigaAbaadiriga
    @AbaadirigaAbaadiriga Год назад +5

    Teamka hargaysa aad ayay uga liitaan teamka muqdisho waxaan fari lahaa in ay kor isusoo qaadaan oo ay badiyaan barnaamijyadan oo kle👋

  • @Ilyaasabdirahman
    @Ilyaasabdirahman Год назад +2

    So badiya insha Allah ❤❤❤❤

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 Год назад

    Mnsha Allah Astaan Tv Documentary | Fursadaha Bannaan.
    Barnamijkaa soo badaiya Iinsha allah

  • @daadir2020
    @daadir2020 Год назад +1

    Masha alaah soo badiya barnaamijyadaan

  • @mohamedfarah2420
    @mohamedfarah2420 Год назад +4

    Wax lagu farxo weyeh inan aragno dadkena somalida oo fahmay muhimada ayledahay farsamaha gacanta.

  • @abdiyahya3816
    @abdiyahya3816 Год назад +1

    Wlhi waa documentary fican

  • @khadaribrahimjama9546
    @khadaribrahimjama9546 Год назад +3

    Great documentary thanks astaan team . 🙏

  • @drnoradin21
    @drnoradin21 Год назад

    Mahadsanidiin Astaan Tv

  • @ali-eidjibril6860
    @ali-eidjibril6860 Год назад +3

    Barnaamij qiimo leh ayaad samayseen siiwada idinkoo diirada saaraya dhinacyada kale ee farsamada gacanta iyo fursadaha kale ee aynu kuyarahay.

  • @aminaabdi5878
    @aminaabdi5878 Год назад

    Tuusale meeherad shidaan oo aad taqano
    Magalo kale kabilo

  • @sheekhulkulimedia7308
    @sheekhulkulimedia7308 Год назад +1

    Asxaabta iso boqda

  • @daadir2020
    @daadir2020 Год назад

    Mogadisho ka soo sameeya

  • @Kokoo-27
    @Kokoo-27 Год назад +6

    Rag waxaa ugu caqli xun ninka Naag is cadaysay ilmo cad Ka sugaya😅😅

    • @buraale134
      @buraale134 Год назад

      Kkkkk

    • @Nimcaaleaadan
      @Nimcaaleaadan Год назад

      Kkk oo hadhow markay dhasho ilmo madow xanaaqaayaa runtii waa arin cajiiba 😆😆😆😆

  • @timiromacalin3209
    @timiromacalin3209 Год назад

    Wanibari yaa astaan dugmeytiri yuubtuub ka hala soo digo

  • @diintakaliya
    @diintakaliya Год назад

    Barnaamijjkan aad ayuu u fiicanyahay sidoo kale maxaa wadanka kamaqan lkn l asammenkaraa?

  • @Seeker0.1
    @Seeker0.1 Год назад

    Alxm aniga waxaan ahay farsamo yaqaan waxaana kumaareyaa waalidkeyga reerkeyga M.A cilmiga technology gana waxbaan kabartaa

  • @ismalurto654
    @ismalurto654 Год назад +2

    Dumar waxaa ugu caqli xun mida aaminta mid ku yiri dunida adaa kuu jeclahay isagoo waalidki illaway sis ha sugin inuu beri ku xasuusto markuu saaxib kale helo 😅

  • @mohamedahmedabdi4668
    @mohamedahmedabdi4668 Год назад +3

    I hate dhiiri galin wlhi waxaasi wax dad lagu dhiiri galiyo maahan dadkii aan waxba baran ee mudada ka shaqaynayay baa ku dhiban oo xayaatul kalab ku nool waxan is lahaa barnaamijkan waaa muhiim oo waxan malaynayay wax cusub ayay soo kordhinayaan sida maalgalin hal,abuurro iyo warshado yaryar oo qaarkood joogo 10k-100k sida mashiinada beeraha iyo wax soo saarka wadanka oo wax kusoo kordhinayo dhalinta shaqo iyo income fiican ka helayaan ganacsatadan lacag waa haayaan haday qof waxbartay oo jaamacad soo dhameeyay ku dhiirigalinayaan makaanik iyo badeeco shiinaha lagu soo sameeyay dariiqyada wareeji bishii waxa aad ka faa,idaysid waa wax ka yar $150 xitaa kiro ma bixiso waxa kale ay dhalinka ku hodaan shaqo internship ah oo si bilaash ah ugu shaqaystaan ay dibada isaga tuuraan arday fresh ahna qaataan hadana iska sii tuuraan iyago oo aan wax shaqo ah siin