5:00 daqiiqadaas heeska bilaabanaaya oo fasiir ah soo gali aad bay u macdahay heestaas magaceeda waxaala dhahaa Hooyo Leelow eeayada waxaa ka mid ah " Luqun-dheer iyo niikis aala haayaa ninki soo labaayo, hooyo leelowee luquntaas kajabaa iyo laabta" saaxib ayadoo fasiir ah soo gali waa cosdi Mida kale Heesaha soo badi dheesha iyo amaanta yaree video qurux badan si uu kuugu noqdo
Afgooye waxan idin ka soo salamaya waqooyiga yurub waan u xiisay Afgooye xaafadeyda balguri xaawataako dhagax tuur all Afgooye
Dhiiga ayaaa isoo Jiitay Reer Afgooye iska dhal ayaan Ahay ❤🥰
Masha allah walhi dad wa hore igu danbeysay wn ujeda abti waliyow iyo dad kalo bdn meshan ayn idinka sosalamaya 👍🙏🙏🙏🙏🙏💪💪💪💪💪💪💪💪💪
Anaa ugu horeeya Ibrahim sxb lake dhac igu dheh waa walalka baashi ganajeri🙏🙏
Masha allaah wll qaali
Xasuuuuus war nio team afgoi media show xasuuus ayaaad igiliseeen muuqaaladan soo badiya
msh Allh Afgoi media
horey usocda
Afgoi Media mahadsanid sxb qali asxaab mar hore igu dambeysay ayaan arkaa Xaawotaako boys Kiimow, weliyow Ahmadey Aflow iyo qaar kaloo badan
Asc wll kali ibrahim wanku wata hoorey cusoco
5:00 daqiiqadaas heeska bilaabanaaya oo fasiir ah soo gali aad bay u macdahay heestaas magaceeda waxaala dhahaa Hooyo Leelow eeayada waxaa ka mid ah " Luqun-dheer iyo niikis aala haayaa ninki soo labaayo, hooyo leelowee luquntaas kajabaa iyo laabta" saaxib ayadoo fasiir ah soo gali waa cosdi
Mida kale Heesaha soo badi dheesha iyo amaanta yaree video qurux badan si uu kuugu noqdo
Mr kiimow m.a geedka wuu kawalay wlh
Masha allah xafida allah dhamantina blse away dad bdn ayn tabaya ee away watab yaqay sobadi wllo qali 🌹🌹🌹🌹
Thanks
Hormar wacan afgooye 👏👏👏👏👍
Zxb ibarahin sobadi kuwan
Okle hor mar wcn afgoi i love you
Xijaabkii ayey meel uga dhaceen kuwaan iney iska bixiyaney eheed
M.a eng from marwaz tv tube
Diqii damaley doon dooonis adwaaye hhhhhhhh keep goin pro
Dhag i dhafooraa nahay dhaadhaan asi lee dhumaaa
Rir afgoyi so dhawada
Waaw nice song keep going xasuus hore ayad igashey ❤❤🧡💛💚💙💜🤎👏👏👏👏👏👏👏
Wax kale Afgoye media
Hormar wacan team doondonis
Keep gowing
From whtsappka groupka viewska
Keep lbx
From waabuuwaa official
Horey usocda
Keep Going
Dadaalka aad ugu kirtan Kor uqaadiska dagmadiina aad ayaa usoodhabee nee naa saaxibiyaal
Lacibki hore iftin lafle cali muudey
Keep going
Waaw Caada Dhaqameedka Reer Afgoi. Bro Ibra Hore usoco From Hubaal Media
Wwwww
the best video ❤❤🙏🙏
Maasha allah good job
Masha alaah good
Masha allh
Lafle halyey wayn kooxda iftin ayuu 9 uqaadan jiray laduqobay
M.sh
👍👍👍👍👌👌👌👌👌✌🏽✌✌🏽✌✌🏽✌
Nice
Wax kale iga dheh
Kiimow io asxaabtiisa
Dadkan kabanka tumooyo Haley soo qabto kkkkkkk from saaj official
Good
Hore usoco bro
Runti anigo yar igu dambeysay
Xasuus ahaaaa
Wwwwww
Daryeel male dooq jeceel waleesku daneysahaa
Keep going team afgoi medea show
Sac
Bbbbbbbbbb sas waye😍
M.sh💜🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Waxaan kaa soo booqday groupka viewska
Lafle io kiimow rag adag is helay