WAR RAGII TIKTOK BALAAYO ONE SAVEN LADHOHO AYA NOLOSHA KUWADA QABATEY😂 RAGGOW REPORT BA INO BALAN AH

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024

Комментарии • 290

  • @hawasharaf987
    @hawasharaf987 Месяц назад +135

    Walalyal aan udocoyna reer falestine manta waxaa dhimatay 350 qof halmar ya Allah😢😢

    • @CaishaMohamed-sg3mq
      @CaishaMohamed-sg3mq Месяц назад +4

      الا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم واتوب اليه

    • @ShukriHasan-jx1ie
      @ShukriHasan-jx1ie Месяц назад +3

      Allow hu gar gar amiin yarabi 😢😢😢😢😭🤲🥹

    • @zara5259
      @zara5259 Месяц назад +3

      Ilahy ha ugargaro walalaheyna falastin😢musliminta oo dhan

    • @user-oe6tb2yv4p
      @user-oe6tb2yv4p Месяц назад +2

      Haa wlhi hdan fiirsanyay calool xumo Allaha u gargaro

    • @abdallabro11
      @abdallabro11 Месяц назад +1

      Allow ugargaar ya Allah

  • @habsamouse5994
    @habsamouse5994 Месяц назад +53

    Dumarland afdheeer Allah jano geeyo amen dheh xayaat m.a dheh ❤Faarax lug baasto week waa dhintay😂😂😂😂

  • @Marjuu7
    @Marjuu7 Месяц назад +38

    Dumarland Boqortooyadeyda👑😂❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Месяц назад +40

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤🫶🏻

  • @deeqbare
    @deeqbare Месяц назад +78

    ku sali nabiga صلى الله عليه وسلم

  • @mukhtarzhaafi3952
    @mukhtarzhaafi3952 Месяц назад +38

    Kusali nabi maxamed scw ❤❤

  • @user-wl7sw7ed4u
    @user-wl7sw7ed4u Месяц назад +17

    Hiil dumar Sunta Raga Ka ilmeysiiso😢Waakadanaa hadaa dumarland nhy💃👏kabax💃

  • @AhmedMohamed-wx9wf
    @AhmedMohamed-wx9wf Месяц назад +30

    Kusali nabig scw

  • @asmaanaxariisbdn2105
    @asmaanaxariisbdn2105 Месяц назад +22

    Wasiir nomatihid zaki nimnka wadataye xitaa hadii cebtoda lakeney ader faraxland qaado 😂😂

    • @maria-hv3ky
      @maria-hv3ky Месяц назад +3

      Aniga xitaa fikirkaas kula hystaa
      faarax meeshan wax kama ehee
      Naftaada u nax waziiroow😂😂😂😂

  • @KOKO_BUULE_45
    @KOKO_BUULE_45 Месяц назад +5

    Ku Sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muxamed scw❤😢

  • @salmaanqaan334
    @salmaanqaan334 Месяц назад +16

    Wariirkow one seven waa labo melood oo kutala bosaaso iyo Garoowe zxp

  • @najma2431
    @najma2431 Месяц назад +13

    Wasiirku ha dhaco dumarland sow runtay maha😂😂

  • @Aliiza21
    @Aliiza21 Месяц назад +3

    Dumarland hada nahay fadlan ragow dalka anaga nodhiba ee mel naga fadhista😂😂

  • @shijo2055
    @shijo2055 Месяц назад +9

    قال رسول الله صل الله عليه وسلم
    لَنْ يُفْلِحَ قَوْمٌ وَلَّوْا أَمْرَهُمْ امْرَأَةً❤❤❤

  • @samiaabdikadir4627
    @samiaabdikadir4627 Месяц назад +21

    Guul dumarland😂😂❤

  • @bushroAbdirahman-cy4kv
    @bushroAbdirahman-cy4kv Месяц назад +9

    Waziir wamaxay waan ku wadanee waad naga soo horjeedsatee viva dumarland😂❤❤

  • @user-zn2oj1hm5z
    @user-zn2oj1hm5z Месяц назад +14

    اللھم صل علی سیدنا محمد

  • @safia5932
    @safia5932 Месяц назад +6

    Waziir maxa isku ogtahay hee😂 viva dumarland❤

  • @gymforlivegymforlive7515
    @gymforlivegymforlive7515 Месяц назад +5

    Wasiirka dhanka raga ayuu lajira Dofar yar waye 😂😂

  • @somali_shorts-m
    @somali_shorts-m Месяц назад +1

    Kusaliya nabiga muxammad scw ❤❤❤😢

  • @MohmudTallan
    @MohmudTallan Месяц назад +14

    KU SALI NEBIGA ‏اللَّهُــمَّ صَلِّ وَسَـــلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَـــا مُحمَّد ﷺ❤️

  • @hanisaciid9655
    @hanisaciid9655 Месяц назад +5

    Dalka 4 sano nagu Aamina ragooow Anagaa dal la yaqaaano kasoo saareynee😂 idinka waa na wareriseeeene😂😂😂

    • @user-tu9zj5nd7q
      @user-tu9zj5nd7q Месяц назад

      Waaa marka wadanka dhan Eitopiyo wada siin laheed 😂😂😊

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ Месяц назад +5

    Reero badan ayaa jira oo maanta gabdho bilaan Ragg badan masuuliyadii saarneyd way gabeen runta hala isku sheego.

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Месяц назад +5

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga please ❤

  • @Maxamuud.cali15
    @Maxamuud.cali15 Месяц назад +4

    Saraakiisha waa idin salamayaa👋🏻

  • @shijo2055
    @shijo2055 Месяц назад +4

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    يا وزير شر
    لَنْ يُفْلِحَ قَوْمٌ وَلَّوْا أَمْرَهُمْ امْرَأَةً

  • @Garshishe
    @Garshishe Месяц назад +2

    Wllha aniga ba rag aan caadi u aqaano baa ku jira
    Aniga laftigyga baaba baqsan

  • @ikraancabdulleciise7680
    @ikraancabdulleciise7680 Месяц назад +4

    Waaziir waad lexatee viva af dheer 😂

  • @qaaliomer240
    @qaaliomer240 Месяц назад +5

    Wasiit Waa khaldanthy ma nin gabdha xumeyey baaa legend ah raligelin ka bixi arkinka

  • @qaaliomer240
    @qaaliomer240 Месяц назад +3

    Wasiit Waa khaldanthy ma nin gabdha xumeyey baaa legend ah

    • @barirahahmed4230
      @barirahahmed4230 Месяц назад

      Mxay xumeyeen tedakale nagaha la iska wadanaa maxay yihiin. Naa ilahay haloga cabsado dadka ceb aysan lahayn dusha laga saarayo. Rag bdn aqaanaa o Ben laga shegay

    • @Saabariiniita
      @Saabariiniita Месяц назад

      ​@@barirahahmed4230 hadaaa taqaano ma waxa qarsoona u ogthy waxaadan ogeen ha u dagaalamin

    • @OO9O9
      @OO9O9 Месяц назад

      ​@@barirahahmed4230naya pickme, Nin caabudnimada jooji, nimankaan shaxaariyaasha reeraha leh miyaad ka xuntahay in la qarxiyo? Ninkaaga miyaa ku jira kuwa la so dhigey?

  • @Kariwanone
    @Kariwanone Месяц назад +3

    Xayaad qurux nolashaa ujabtay dhabar adeeg dheer kadib nolaaha ukuftee ay sii kufsanaysaa😂

  • @abdiwalihassan2737
    @abdiwalihassan2737 Месяц назад

    Kusali xabiibkeena Muhammed scw Scw Scw scw ❤❤❤❤

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 Месяц назад +1

    Afdheer in badan bey soo qarxisy😂😂😂

  • @Moproya
    @Moproya Месяц назад

    Asc walaal kusali nabiga scw ❤

  • @deeqohussein3584
    @deeqohussein3584 Месяц назад +1

    Waziiir Saturday eeg wey cabadayaan ka qaad mesha kulahaa miswalpo luuqa uso galayaa😂😂😂❤

  • @anisamoha6321
    @anisamoha6321 Месяц назад +1

    Waziir kadaay ciyaarta arinkaan waa run dadaa oghy baa lasoo dhigy waxa lakuqoryneh waa sax

  • @Hariiribrahim
    @Hariiribrahim Месяц назад +1

    Ma garan karo qofka fariinteyda arki doona lkn si naxarisleh waxan kaga codsanaya inaad so booqoto chanalkeyga 😢❤

  • @hindiafsomailah
    @hindiafsomailah Месяц назад +1

    Shamuuri waa alcoholic xashiis cab ah marnaba ha isla meel dhigina inanta huuno horey u soco alaa macak

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 Месяц назад +1

    اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤

  • @Qalbi132
    @Qalbi132 Месяц назад +4

    Ragga laso qarxinayo waa zaaniyaal challenge haka dhigin nio

  • @hawokayf1795
    @hawokayf1795 Месяц назад

    maya warkaa waa run waaye 😂😂😂😂 inta lakeenay akhyaar ma ahan walalkey❤❤❤

  • @axmedyuusuf965
    @axmedyuusuf965 Месяц назад +1

    Afdheer waxaa ka daran Hiil Dumar, Shalay marka ay isoo galineeysey 4000 ayey mareeysey Hadana 21000 ayey maroosaa
    Walee Yaab wan aragtey. Meel aan la iga soo wicin Malahan

  • @nurfunny6411
    @nurfunny6411 Месяц назад +1

    Shumeeray in uu fashil noqon doono socodkiisaan ka karkaayi

  • @hodonabdullahi6382
    @hodonabdullahi6382 Месяц назад +3

    One 7 insha allah Xamar iyo Hargeisa ,Kismayo waa sosocdan mardhow👏👏👏👏👏👍👍👍

  • @AminMurzal-n7h
    @AminMurzal-n7h Месяц назад +1

    Aar wasiir wana lawadaaye ILLAHY aan lenahy

  • @feisalabdimohamed1282
    @feisalabdimohamed1282 Месяц назад +1

    Naag markaan xil u dhiibeyno wadanka iney cusbo nagaga badinyaa maa rptaa waziir 😅

  • @casisajano
    @casisajano Месяц назад +1

    zakiyow ceeb ilahay ha asturo awoowe hay ayaa ka dhex qadaynayo channelka afdheer wlhi markii an arkay in uu awowgay ku jiro dhibanaysha wan isku naxay dhinacna😮 waan ku qoslay wlhi igu soo duceeye niyad jab iyo calacal ayuu melafadhiyaa igu soo duceeye inuu ka qado amiin 😂

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 Месяц назад +2

    Wasiir cadi uqarartee anigaba adaa igadarane 😂😂

  • @ZagalZidiiq
    @ZagalZidiiq Месяц назад +2

    waziirow toosbaad u leexatay 😂 fifa af dheeer😂😂

  • @user-ji5in8vj9r
    @user-ji5in8vj9r Месяц назад

    Wasiir one seven waa maqayad garowe iyo bosaso ka furan 😂😂😊

  • @rayskapoi7032
    @rayskapoi7032 Месяц назад

    One seven waa waa Meel coffee Oo puntland magaalooyinkooda oo dhan ku taal sida garowe bosaso😂😂😂

  • @ZacdiyaZiman-hw4zc
    @ZacdiyaZiman-hw4zc Месяц назад +2

    Malmahan wan arkayey mafahan sanen kkk afdher wa tagtay kkk

  • @user-ee9mn3dd9l
    @user-ee9mn3dd9l Месяц назад +1

    Horay uma arag, haddaan eegay mise 31k ayuu marayaa!!😅😅😅😂😂

  • @alishaalexa4099
    @alishaalexa4099 Месяц назад

    Naagnool xayaati qurux 🎉 dumarka waa caqli socdo😂

  • @hayatquruxomar3305
    @hayatquruxomar3305 Месяц назад +3

    Dumar is one ❤

  • @farahfartun3961
    @farahfartun3961 Месяц назад +3

    Guuul dumarland

  • @lovely-r8m
    @lovely-r8m Месяц назад +1

    Wasiir maxa qaldande faraaxland ina tahay mantale is cadaysaye nagu kala wade waxa isku ogatay miya sowada bax wisarada waca 😂😂

  • @Jama143
    @Jama143 Месяц назад

    Ilaahow af dheer naga qabo adaa weynoo waaxida baanu taagan nahay😂

  • @Xaamudcosmatics
    @Xaamudcosmatics Месяц назад

    waziie abaalawe waa challange ma ahan qarxis 😂😂😂😂 ragaw bahasha challange haa la badsho hal dhinac u rarantahaye😂😂😂

  • @sacdiyacismaanw.a6338
    @sacdiyacismaanw.a6338 Месяц назад +2

    Ragii amaal laawasha ahaa waa la soo qabtey 😂

  • @bisharojamac3108
    @bisharojamac3108 Месяц назад

    Wasiir ragu waa kuwa Puntland faddarada la iskama hayn naaga jacaylkoda lkin in dumar buu dhameyey la dhaho waa dumar dayacan baa jooga😂😂😂 lkin ilaha na dilaya wadada qayb aan laga marina ku jira 😂😂😂

  • @NajmaCabdulaahi
    @NajmaCabdulaahi Месяц назад

    War manta jacfaan bardhere lagu soo dhaweeye❤

  • @salomuxiyodiin3967
    @salomuxiyodiin3967 Месяц назад +1

    Hadaad aragto qof dumar ah oo ay kula kacday waxay heshay daanyeer wayn

  • @Xafsa_said
    @Xafsa_said Месяц назад +1

    Kuwo bdan aan garanyo been kamaysan shegin anagu hdaan dumar nhy wa nagu socotaa😂😂😂

  • @musinhoosman-du9hi
    @musinhoosman-du9hi Месяц назад +1

    Guul-dumar la'an 🎉

  • @user-lb2gz4gw5g
    @user-lb2gz4gw5g Месяц назад

    Wasiir guushood xagee kaa jirtaa ileen xaliimo marwa hooyo marna abayo marna xaas

  • @Somaalilyrics-x8f
    @Somaalilyrics-x8f Месяц назад

    One zeven wa mehrada shekaduba ka bilaabatey wxey ku taala magaalada Garowe gaar’ahaan xafadda villada puntuland

  • @Somaliclips12106
    @Somaliclips12106 Месяц назад +1

    Wax walba tiktok live ka dhacay Oo ku dhafay hada rabtid waxa ka helasa page Kan mahadsanid❤

  • @user-zx2tx6il3v
    @user-zx2tx6il3v Месяц назад +2

    Qeebta beydhabo markii la gaaro Hala ii Waco ani 😂😂

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 Месяц назад +1

    Qiyaanada iyo dumarka aad hagaranaysan xaranta aad qudatan farax saa inii gashay ee isdaba qabta 😂😂😂

  • @umufoziyaumufoziya2655
    @umufoziyaumufoziya2655 Месяц назад

    Wasiir lkn rag waxa laga sheegaa runtahaa meesha kujira oo macalamin ah gabdhaha yar yar dhibateeya

  • @fatimaaismail8775
    @fatimaaismail8775 Месяц назад +1

    Zaki adigana birri afdheer baakusooqaadanaysa😂😂

  • @user-uo5hk4xg4c
    @user-uo5hk4xg4c Месяц назад +1

    Gabdhaha waa inaa hantideyna udhiibabaa si eey wax noogu qabtaan😂

    • @wardaabiib1446
      @wardaabiib1446 Месяц назад

      Noo dhiibta haaa anaga idiin fatsamayn😅

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda Месяц назад

      Somahin 😂😂

  • @sadiaamir5503
    @sadiaamir5503 Месяц назад

    Qofkii caqli leh wxs MA aminayo coz wax cadeena malahan tdkle wxs oo fadexada qofkas MA uso tagnaa😂

  • @Suadgobbe
    @Suadgobbe Месяц назад +1

    Afdheer qurbahay ku soo wajahantahay.

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 Месяц назад +1

    Wasiir wan kusalamay salan kabacdi
    Tiktok wakujabnay hadan ragnahay 😂😂

  • @SukritiXasan
    @SukritiXasan Месяц назад

    Gabadhaan hadaan u fiirsadey waa doqon aduunku u kufey sababtoo qofka waxa uu alle u qorey buu helle ayadaa allaa u qorey asagana alle umma qorin ayada Markey magaciisa shegeyso umma quurto guuleyso walal tan kle waxan arkey ayadoo yaseysa gabdho reer hargeysa ah mana fiicno qofku markuu caanyahey inuu dadka saaro ma aha wa iney ummadu usinaato kama xumi hormarkeeda lkn waa iga talo digashada ha joojiso

  • @fatimaibrahimfatimaibrahim3214
    @fatimaibrahimfatimaibrahim3214 Месяц назад

    Wcs wall zaki waziir wa ninkaas afdheer labaxy

  • @anababdullahiyusufmumtaaza8742
    @anababdullahiyusufmumtaaza8742 Месяц назад

    Walaahi aniga mid aan aqaano ayaa ku jiro waana dhilay ku soco afdheer

  • @HalimaCabdicasis-zd1zt
    @HalimaCabdicasis-zd1zt Месяц назад +1

    Waxs la iska yeeli maayo raga waa laso qarxiyey 😂😂😂😂

  • @raxmaumuzakariya
    @raxmaumuzakariya Месяц назад

    Ganacsade jirde3xuseen diite kaba laawe uunlaaw waan maqlay ganacsato xaliimo kuuseey waligeey ma maqlin runeey yaa kusheego

  • @raxmoabdinuur6503
    @raxmoabdinuur6503 Месяц назад

    allah ku sharfo libantena wanasisay❤

  • @xalimamaxamed6583
    @xalimamaxamed6583 Месяц назад

    Salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalamsalalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalamsalalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalamsalalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalamsalalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam❤❤❤❤

  • @deeq9159axamedXusen
    @deeq9159axamedXusen Месяц назад

    gaabdhaha Somalia 🇸🇴 ♥️ ❤️ yaa hanoladan❤❤❤❤❤

  • @Hariiribrahim
    @Hariiribrahim Месяц назад

    Illahey dartii isoo booqo zxb chanalkeyga 😢😢😢

  • @mariamm.sheikhw1522
    @mariamm.sheikhw1522 Месяц назад

    Zaki bin Haji isn't easy😂

  • @saaraxasan9374
    @saaraxasan9374 Месяц назад

    Zaki bin xaaji walhi hadaan dumarnahay anagaa ugu badan daawashadaada hadana why aad marwalba dumarka u liidaa uğruna faraxdaa dhibkooda ama kan dhibo marka lasoo qabto u difaacdaa bas calashaan nin uukula yahay hada nimankaaan kuwaa sinaysta kuwaa gabdho caruur ku inkiray bal sababta aad uleedahay ninkii inta lagu soo qaato waa legend inoo sharax which means ragaan caruurtooda Inkiray hadana iyagoo xaasle yaal ah sinaysta waad taageersantahay dumaroow please like saara hadalkaan jawaab buu ubaahanyahay iska comment ma ahan ileen walaashiis hadii caruur lagu Inkiri lahaa saan made heen.

    • @OO9O9
      @OO9O9 Месяц назад

      Haweenka nimanka dawanaya caqli ma qabaan. Doqomo view lagu lot heley

  • @aliabey7029
    @aliabey7029 Месяц назад +1

    Wazirkaa halocimamathoo yq 1m an geynaa halmar Dadklaa cml waa ee asagisa mxa ugurebten sxpyalow ninkaa kliya ee nagaqusliyaaa eee

  • @hazantima4901
    @hazantima4901 Месяц назад

    Wazir dood qabna hada Rag nahy sabbto ah shamuuri Gabdho qiyaney Nairobi iney ugu wacen lacagtisa ku bashalen 😂

  • @user-qv6pz3sl2x
    @user-qv6pz3sl2x Месяц назад

    Wan zeven waa meel maherada oo bosaso kutala daan yeradaa aada wazir😂😂

  • @user-xr7dn6lq8c
    @user-xr7dn6lq8c Месяц назад +1

    Waziir waxas kaa yeli meyno 😅

  • @caynabyare3133
    @caynabyare3133 Месяц назад

    Weligay ma maqal 😂😂😂😂 Wasiir Boossaso iyo Garowe ayay kutaalaa😂😂😂

  • @NUURIYE.
    @NUURIYE. Месяц назад +4

    Xaliimo kun shiling ciyaar ciyaar ugama baxaan iiimaanka bel😂😂😂

  • @koodbuurmediaprodaction7214
    @koodbuurmediaprodaction7214 Месяц назад

    shekadan dumarland iyo ragland bedel adeer

  • @user-ry8uv9jr8x
    @user-ry8uv9jr8x Месяц назад

    Allah is one ❤❤❤

  • @maryamacabdi-qg1sz
    @maryamacabdi-qg1sz Месяц назад

    Raga gabdhaha guurka uga baxo oo sirsirto walaso qarxina 😂

  • @ayubsaid9744
    @ayubsaid9744 Месяц назад

    Wasiir ninkaas waa la gaday oo waxa gaday dadkii uu aaminay ee wxba ha noo buun buunin😂😂😂

  • @Saabariiniita
    @Saabariiniita Месяц назад

    3 beri cadeymo lagu keeni rabaa suga ha dagdagina

  • @DajiyafarhanFarah
    @DajiyafarhanFarah Месяц назад

    Wazir hadaan kaa yeelo ilahow bisaad Ika dhiig 😂😂😂 ii amin kulaha Manta wa malinti kaliyaad ee ka tashtey habarteed baay ka tahy wazir ha is haradiin biyo cafi caab wa kuwi ugu ficna kulaha ma soconeyso taan kuligood eey weyan duyusinta baas 😅😅😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Boqorka.figradaha
    @Boqorka.figradaha Месяц назад

    military iyo polece markaan ku.arkaaba yaabay