WAR RAGGAN XASUUQ AYAY TIKTOK KA WADAANE YAAN OGA DACWOONA🤣 WASIIRKI XITAA KAMA XISHOON FUNNY WLHI🤣

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 авг 2022

Комментарии • 1,6 тыс.

  • @mohedabdi8677
    @mohedabdi8677 2 года назад +914

    Socodkan playstoreka makala soo dagtay

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 года назад +449

    iyadoo dadku si gaar ah u mashquul sanyihin hadana waxa jira ruux wanagsan oo qoralkeyga aqrinaya M.A ❤

    • @yaxyejaamac7630
      @yaxyejaamac7630 2 года назад

      The l engend Facebook kugu arky😂😂😂

    • @samirhaaji2832
      @samirhaaji2832 2 года назад +2

      Haaa Saan cml u qaraabo like waa iga banaanka

    • @Goldenboi2288
      @Goldenboi2288 2 года назад +1

      Inader iska Naso😂😂 meelkasta waa kugu arkaYe😂😂

    • @xasanaxmed8688
      @xasanaxmed8688 2 года назад

      Sxp meel kaste waan kugu arkaa un sababta xita maganayo

    • @cabdixamiidcabdulaahi2152
      @cabdixamiidcabdulaahi2152 2 года назад

      lagend hadal kumadhibo zxp😍🤩

  • @maxamed1202
    @maxamed1202 2 года назад +508

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine all Allah created is prophet Muhammad ❤❤❤

  • @abaabala
    @abaabala 2 года назад +183

    The best person ever, the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad ﷺ

  • @apdulahixaliye2115
    @apdulahixaliye2115 2 года назад +15

    Ilahey haku dambi dhafo qofkii aqriyo qoralkan

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 2 года назад +297

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW❤❤❤💞💞

  • @HanaadAli
    @HanaadAli 2 года назад +148

    Wasiir naga raali noqo lkn raga wlhi New idea bey wtan🙏😂😂😂

    • @maandeeq12
      @maandeeq12 2 года назад +1

      ISOO RAAAC WLL PLZ ALLE HKU DHAWREE 🙏

  • @anitaanita9659
    @anitaanita9659 Год назад +26

    اللهم صل على سيدنا محمد طب القلوب ودواعها وعافيه الابدان وشفائها ونور الابصار وضيائها وقوتي الارواح وفدائها وعلى اله وصحبه وسلم

  • @kingmahrez3116
    @kingmahrez3116 2 года назад +5

    The best person ever, the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad ﷺ ❤

  • @maamuus2023
    @maamuus2023 2 года назад +156

    asc qofkii muslim ah like ha saaro❤️

    • @maandeeq12
      @maandeeq12 2 года назад +1

      ISOO RAAAC WLL PLZ ALLE HKU DHAWREE 🙏

  • @maarikali4133
    @maarikali4133 2 года назад +161

    Nin,kii ugu Horeyay ayaan Ahay Lasoco hooy Wasiir 😂🥰

    • @maandeeq12
      @maandeeq12 2 года назад +1

      ISOO RAAAC WLL PLZ ALLE HKU DHAWREE 🙏

  • @electronicparacticsengshek6488
    @electronicparacticsengshek6488 2 года назад +112

    The best person ever the most knowledgeable and profet Muhammad SCW ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @mohamudsalad5405
    @mohamudsalad5405 2 года назад +35

    wasiir wlhi beer xanuun baa nagu dhacay sidaanu u qosleynay 🤣🤣🤣🤣

  • @sacdiyacismaanw.a6338
    @sacdiyacismaanw.a6338 2 года назад +96

    Wasiir naga raali noqo sidaan ma mudneyne👌👌 socodkaan waa another level walahi 😂😂🤣🤣😱

    • @maandeeq12
      @maandeeq12 2 года назад

      ISOO RAAAC WLL PLZ ALLE HKU DHAWREE 🙏

  • @kamaalazuura388
    @kamaalazuura388 2 года назад +60

    Wasiir Naga raali noqo waaku wadanaa lkn qaabkaa ufadhisey ayaa IGA gadnaayey wllhi 😂

  • @abdiadenhassan8985
    @abdiadenhassan8985 2 года назад +2

    Saraakiisha sida loo socday manta wasiirka maa keenteen ar team dhiiqaa 😃😃😃😃😃😃😃

  • @dervishgunge3062
    @dervishgunge3062 2 года назад +27

    Keliga walo warer waye, Halagula waasho wanag weye🤣
    All legends dhiiqada ku jiro 🤣🤣
    Salamullah wasiir Zaki bin Hajji 🥰👋🏻👋🏻
    Legend marka bes nagu qaado 👋🏻🤣

  • @ilhaankhadar8675
    @ilhaankhadar8675 2 года назад +32

    Wasiir LA aanta waa Abaar naga rali noqo 🥰❤

  • @kingcheetah4377
    @kingcheetah4377 2 года назад +63

    The best person ever the most knowledgeable and the
    Most shine all ever created is prophet mohammed scw

  • @abdihakimbashirustadh6139
    @abdihakimbashirustadh6139 2 года назад +11

    Legend always Legend Zaki the Waziri💟💟💟💟

  • @mohamedmowlid7239
    @mohamedmowlid7239 2 года назад

    Wsc waziir welcome back legend hore usoco legend legend

  • @ikraancabdiraxmaan6131
    @ikraancabdiraxmaan6131 2 года назад +43

    Wasiir in mar mar lagu soo agmaro waa wacnatahaye iska dulqaado😂😂

  • @nafisamaxamuud7411
    @nafisamaxamuud7411 2 года назад +6

    Wasiir adi usha xagee u wadataa ma geda ari ku raacaysaa 😂😂😂😂😂

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 2 года назад +1

    Wlhi shan jeer ka badan waan qoslay
    Waziir naka raali noqo
    Wa dhalinyaro cajiib ah oo dadka ka qoslisiiyo

  • @abdullahisimba8276
    @abdullahisimba8276 2 года назад +26

    Team dhiiqo waa another level socodka dadka Caanka oo aad moodo in lagu tugsayo ayeey seytahy ufashilaan😂😂😂😂

  • @jawahirjalaqsn9584
    @jawahirjalaqsn9584 2 года назад +62

    😂😂😂😂😂saad usocoteen ma waziir kii bey kutimid bahasha kep goin brother Legend

  • @moliidabdi1527
    @moliidabdi1527 2 года назад +1

    Wasiir markii aan arkay muqaalkii ay ka dobeen jiilka cusub saan uqoslayay waan dalay hhhh

  • @Maidaxasan123
    @Maidaxasan123 Год назад

    Saa kuu tageero wlhi zaki bin xaji hore usoco 💖🥰🥰

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 2 года назад +24

    socokan😂waye kan team dhiiqo
    legend wasiirka. played with it
    raali noqo wasiirka wan ku fanaa adiga 🙏💯💯🙏

  • @loukmanfarah1835
    @loukmanfarah1835 2 года назад +7

    Zakii bin xaaji wasir form Djibouti 🇩🇯 wan ku salamay huno

  • @kingkaled8790
    @kingkaled8790 Год назад +1

    Wazir diqo aya ku jirta hhhh
    Ada fadhiga kakacee kaxa xabii 🤣🤣

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 2 года назад +37

    Vlog kale baan kaa rabnaaa si mid kale lagaaga soo sameeyo🤣

    • @ahmedabdi9092
      @ahmedabdi9092 2 года назад +2

      Dhiiqo Maageline😅😅🤣🤣🤣

  • @khalidma4793
    @khalidma4793 2 года назад +21

    Waleee saad ufadhiday buu socodkii kaalumay 🤣🤣🤣🤣waziir raalinoqo

    • @zakibinxaaji
      @zakibinxaaji  2 года назад +10

      🙄🙄🙄🙄

    • @samsamjaamac2143
      @samsamjaamac2143 2 года назад

      Wasiir anagaa kaaraali galinayna saraakiisha hadaanagay naga raali noqo

    • @hodanmohamed8046
      @hodanmohamed8046 2 года назад

      @@zakibinxaaji nabar xaqdaro wasiir

  • @nabiilosmaan1516
    @nabiilosmaan1516 2 года назад +6

    Wasiir Usha sidii macalin quraanka u haysata maad so dhigi jirtay🤣😹

  • @qeysarsenal4065
    @qeysarsenal4065 2 года назад

    Tiktok inta love ka soo sartaan kamid ahay u welcome bro

  • @maxedjamamaxud2865
    @maxedjamamaxud2865 2 года назад +22

    Best RUclipsr waa ku salaamay zaki bini xaaji👍🤣🤣🤣

  • @apdizhakuorkazhka2714
    @apdizhakuorkazhka2714 2 года назад +35

    Waziir naga raali noqo dhiiqo lugaha kula jirtaye😂😂😂😂

  • @mawahibhassan2852
    @mawahibhassan2852 2 года назад +2

    Nabar xaqdaran Allah kaga 🤗dhigo wariis

  • @faatmamukhtar3367
    @faatmamukhtar3367 2 года назад

    Waziir anoo barnaamija dawanin aa like kusaaraa wlhi you are so fun 🤩

  • @kamaljama9312
    @kamaljama9312 2 года назад +12

    Masha alla zaki bin xaaji ninka kaliya aan update ku bartay hapen kasta iyo muqalkan cusub keep going pro ✍ dadalkaga sii labo jibaar 📌 pin zhp

  • @cammarsudi4437
    @cammarsudi4437 2 года назад +48

    Waziir Ani Horta Sarkaal Noocee Ah Ayaaad II Magacaabee ?😂

  • @Sir-Hajji-10
    @Sir-Hajji-10 2 года назад +1

    😂😂😂😂 wasiir naga raali noqo manta serching ka Ayaa ku soo qabta 😂😂😂

  • @abdikanikb4286
    @abdikanikb4286 2 года назад +1

    Waziir adi dartaa ayaan usoo dawaanay team dhiiiqo 🤟👏🥰

  • @MSS_INTIZAM
    @MSS_INTIZAM 2 года назад +3

    Wasiirka adiga wax kudhaman jiray asbucan adaa lagugu dhamaday wad kujirtaa asbucan😂😂😂😂nagu qaado😂🥰

  • @ayaan0332
    @ayaan0332 2 года назад

    Zaki bin xaaji video aad soo dhigto oo aanan daawan majiro RUclipsr aan sidaasi ula socdaa majiree wllhi
    Taageero ugu horeya ee in aan ah
    Mooyee qof in uu iga horeyo umaley maayo pin isii hee

  • @yayaabdi1628
    @yayaabdi1628 2 года назад

    Wasiir naga rali noqo wa ku wadana gar iyo gardaraba madaxa no sarantahay🥰🥰

  • @Cm_Ahmed
    @Cm_Ahmed 2 года назад +30

    #Waziir talented guys ka oo kale in la garab istaago ayey mudanyihiin #keep it up #waziir ....... lkn su'aal dharka intee ka keenaan😂😂😂😂😂😂✌

  • @hamdasamadudub7214
    @hamdasamadudub7214 2 года назад +11

    Wasiir walagu hayaa maanta 😁😁😁
    Dhiiqa lugaha ku galiney😁😁😁😁✌

  • @ismailidow7350
    @ismailidow7350 2 года назад +12

    Legend always legend ✌️✌️

  • @maryanxasan9771
    @maryanxasan9771 Год назад

    Hhhhhhhhhhh sikastao ani waa ku taageeraa vidyoowyaashada markan aarkaba waan iska qosla xitaa anoo 😡xanaaqsan🥰🥰🥰🥰 macan😘😘wad mahadsantahay markad qososho wan qosolaa🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @maahirmaahir4751
    @maahirmaahir4751 2 года назад +19

    Waziir naga raali noqo 😂😂
    ✌✊

  • @fatthihaji8056
    @fatthihaji8056 2 года назад +6

    Waziir intee dad soo jafeysey iska dul qado waaa markage😂🤣🤣

  • @hamdimoulidfarah7016
    @hamdimoulidfarah7016 Год назад +1

    Wazir raali noqo lkn socodka maxa wayay 😂😂fologa marka dawanayay xita madaremin 😂😂

  • @reasiadas4010
    @reasiadas4010 2 года назад

    Videoga anigo bilaabanin si fiican Raali Galin Ka bixineena taleefan dadow Ka daawanooya Hawl Aduun Respect Sxb

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 2 года назад +20

    Qof gudan Camal Baad u soconysaa Ku Yeenooh waziir Waa difaac Galaysaa😂😂

    • @hidig6135
      @hidig6135 2 года назад

      Asc wllo Adigo mahadsan subscribe inosar mahadsanid ❤🫀👍

  • @Somalikick8
    @Somalikick8 2 года назад +72

    Legend always Legend ❤ ♥ 💯

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 Год назад +1

    #Aar kuwanaa iyo wasiirkii oo ishelay Jah.🤣😂

  • @mumtasnafisa9510
    @mumtasnafisa9510 Год назад

    Wasiir raali noqo HHhH socodku lkn waa app day 🤓😅😍

  • @mankayare2379
    @mankayare2379 2 года назад +5

    Wazirka jeclidaa raectionka dadka kale necbidaa raectionkaaga nagu qaado tan😂😂😂😂😂😂😂🙏🏿

  • @Shamrek
    @Shamrek 2 года назад +5

    Waziir biin biin taageere nomber 3 aan ahay 2 Lee iga horeysa 😂waziir naga raali noqo😥

  • @farhiyamumin6464
    @farhiyamumin6464 2 года назад

    Wlahi waa iga qoslid abowe ilhaye hakuxafido wasiir❤❤❤❤❤❤

  • @ahlaammohamed3196
    @ahlaammohamed3196 2 года назад

    RUclips 2 qof lee uso galaaa zaki bin hajji from Facebook iyo ruweydo style gabadhaas boqda chanelkeda ❤❤

  • @leilaadam6295
    @leilaadam6295 2 года назад

    Wasiir lugahagan kahelay saw farax luga baastaba adaa uhoreeya igu qaado wasiir wa first comment an channelkaga ka bixiyee😃😃😃😃

  • @aminaxashxash5965
    @aminaxashxash5965 2 года назад +3

    Kkkkkkkkk legend always legend 🤣👑

  • @emka7374
    @emka7374 2 года назад +6

    wasiir bal naga raali noqo tan wee naga dhacdee🤣

  • @wayelkagamer9491
    @wayelkagamer9491 2 года назад

    Team dhiiqo ayaga dharka tosho🤣🤣 talent leyihin waziir🙈

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 2 года назад

    Group anigu waan ku heystaah walahi😂😂😂😂

  • @zunduzabdykarim8810
    @zunduzabdykarim8810 2 года назад +3

    Wazir vlog kle baan rabnaa😂😂😂

  • @nasuutahir6025
    @nasuutahir6025 2 года назад +3

    Wasiir naga raali noqo 😭😂😂😂😂

  • @asadabdi1591
    @asadabdi1591 2 года назад

    Zaki tagerahada ahy huray usoco ina adeer 😍❤️

  • @maryamoruun1532
    @maryamoruun1532 2 года назад +2

    Wasiir dharka waala,soogadaaa kalarkana waaala,iskafiirinaaa🤣🤣

  • @hamifook3752
    @hamifook3752 2 года назад +3

    Wasir waa ku kudhacday iska dulqado kkkkkkkkkkkkk🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @malabey197
    @malabey197 2 года назад +3

    Wax lee xiirxiiran kulahaa hdda lagu soo qabanaa😂😂😂

  • @dauudnuursulub930
    @dauudnuursulub930 2 года назад +1

    wazir cawa jafitan ma jiro lkin ben igu qabo

  • @abdirizakbakar9038
    @abdirizakbakar9038 2 года назад

    Jiilka cusub waan idin so dhawey naya balse waziirka halaga leexdo hadii kale kabtan idin la gishana ogada taas jaw jaw 😂😂

  • @mohan_farah
    @mohan_farah 2 года назад +3

    WASIIIR NAGA RAALI NOQO✌🏽🙏🤣😂

  • @amaalcabdikariin4086
    @amaalcabdikariin4086 2 года назад +5

    6hour 15k like another level❤️

  • @daadaosmaanhafow792
    @daadaosmaanhafow792 2 года назад +1

    Waziir nawar xaqdaran🥰🥰😇madaxa nosaran tahay🥰🥰

  • @kingbeegsade
    @kingbeegsade 2 года назад

    Wasiir walaahi saan u qoslaayey waan daaley lugihii shiina culay waa la keenay waan ku qoslay

  • @mascuudcade454
    @mascuudcade454 2 года назад +6

    Waziir 500k coming son insha allah zhp macan 🇩🇯🤩🇸🇴😍

  • @engyahyeahmedabdisalam8618
    @engyahyeahmedabdisalam8618 2 года назад +4

    War aad ban ku salamy wasiir 😂

  • @user-yz9ou2he7k
    @user-yz9ou2he7k 2 года назад

    Wasir naga rali naqo 🙏🙏🙏😜sarakisha waa idin salamay 😍😅

  • @hashimsuley1644
    @hashimsuley1644 2 года назад

    Ninkii so joog laga wyo so jiifa laga helaa
    Waziir waa ku heystaa 😄😄😄

  • @maankapoi977
    @maankapoi977 2 года назад +3

    Waziir Naga Raalinoqo🙏🙏😂

  • @sumayaadam1727
    @sumayaadam1727 2 года назад +3

    Waziir waa caadi udul qaado😂

  • @mustafaelhaaji3302
    @mustafaelhaaji3302 2 года назад +1

    Wazir sifac isku fiiri bal Waa socod kadiii 🤣🤣

  • @cayuush1756
    @cayuush1756 2 года назад

    Best RUclipsr wn ku salmy waziir

  • @liibaancabdi2174
    @liibaancabdi2174 2 года назад +15

    Waziir waligaa ha raali noqon 😂

  • @sahalmoumin3525
    @sahalmoumin3525 Год назад +2

    Soory wazir plssssssss

  • @cumar_bulshawi
    @cumar_bulshawi 2 года назад +1

    Kuwan wlhi mudo yar caan kunoqdeen wax cusub laimaden lkn dharka mele kakenan ma aqano 😂😂😂

  • @Suhuur1
    @Suhuur1 2 года назад

    Saki xaji wasiir hore u soco

  • @husseinabdi1130
    @husseinabdi1130 2 года назад +4

    1:55 waziir xanaaq maaa kaa keenay “war socodkaan Maxaa waye qof gudan cml aad u soconoysid” waa kaaa hayaa waziir
    Blse usha wey kugu dhacday adaa caan noqdee u dulqaado from UK 🇬🇧
    Hana xanaaqin waa lakala maxanaaqaan 😂
    Waziir naga raali noqo sharaf korkaada ha ahaato walal sare

  • @mohadiaz8714
    @mohadiaz8714 2 года назад +5

    Waziir naga raali noqo😂😂

  • @kawthershire4782
    @kawthershire4782 2 года назад +1

    Keep going aboowe ❤️

  • @Pubgymobile-1
    @Pubgymobile-1 2 года назад

    Walaal shanta salaad ilaali ilahay ha ku xifdiyo.

  • @kayfcali1136
    @kayfcali1136 2 года назад +3

    Wasiirka nin iga cilmi badan kulhaa waa lyla wadaga dhiqada shiine iyo yaxbul kaarlo🤣🤣

  • @fatmamohommed8279
    @fatmamohommed8279 2 года назад +55

    Legend always legend 🥰🤩

    • @hidig6135
      @hidig6135 2 года назад

      Asc wllo Adigo mahadsan subscribe inosar mahadsanid ❤🫀👍

    • @khaalidkeyofficail8957
      @khaalidkeyofficail8957 2 года назад

      WLLKA ILAHY DARTI SUBCRIBWS UGU ZAAAR

    • @maandeeq12
      @maandeeq12 2 года назад

      @@hidig6135 ISOO RAAAC WLL PLZ ALLE HKU DHAWREE 🙏

    • @maandeeq12
      @maandeeq12 2 года назад

      ISOO RAAAC WLL PLZ ALLE HKU DHAWREE 🙏

  • @cabdiqaadirmaxamed8850
    @cabdiqaadirmaxamed8850 2 года назад

    Wasiir vlog kale noo soo duub 😂😂😂

  • @somalilivegamer158
    @somalilivegamer158 2 года назад

    wllhy waka miid ahay dadki love 2000 kun marayi

  • @abdirizakuk9732
    @abdirizakuk9732 2 года назад +7

    💯🔥