SAAKA & XAAFADA NEW HARGEISA | HARGEISA CITY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 окт 2024

Комментарии • 7

  • @Layla6793
    @Layla6793 Год назад +3

    Asc Walal
    Walal wadankii waxaan ka soo maqanahay labaatan sano. Ilaahay nabad qab ha igu soo celiyee
    Walal waxaan jeclaan lahaa hadii aad sameyn karayso, ii soo duub Dugsigii hoose dhexe ee Sheekh Bashiir ilaa Saldhigii booliska ee u dhawaa Sheekh Bashiir! Fadlan adigoo mahadsan. I really do appreciate it Walal. Aad iyo aad ayaan uga helaa video yadaada. Waad mahadsan tahay Walal

    • @hargeisavlogs
      @hargeisavlogs  Год назад +1

      Wms wll, aad baad u mahadsan tahay waanan kuusoo duubi doonaa Dugsiga Sheekh Bashiir inshallah

    • @Layla6793
      @Layla6793 Год назад +2

      Aad iyo aad ayaad Walal u mahadsan tahay
      Insha Allah

    • @siciidali4034
      @siciidali4034 Год назад +1

      Sheekh Bashiir sanadkee ayaad dhigan jirtay anigu xiligii cawil maamulaha ka ahaa ayaan dhigan jiray uuladdii ayaan ka bilaabay 1995 kii !!!!!

    • @Layla6793
      @Layla6793 Год назад

      @@siciidali4034 Siciidoow malaha maadan dhalan wakhtigaan dhigan jirey
      Waxa maamule ka ahaa sheekh Saban Allah u naxariis tee
      Waxaan ka baxay
      1985

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Год назад +1

    1988 Subax Khamiis’ah Ayaa Iigudabeysey😢

    • @Layla6793
      @Layla6793 Год назад

      Ma wadankii ayey kuugu danbeysey wakhtigaas