HARGEISA VLOGS
HARGEISA VLOGS
  • Видео 344
  • Просмотров 1 349 931

Видео

HARGEISA BIYIHII ROOBKA OO QULQULAYA
Просмотров 2,3 тыс.2 часа назад
HARGEISA BIYIHII ROOBKA OO QULQULAYA
WAKHTIGA LAGA SOO BAXO SHAQOOYINKA HARGEISA
Просмотров 1,8 тыс.День назад
WAKHTIGA LAGA SOO BAXO SHAQOOYINKA HARGEISA
GALABTA ROOB WAYN OO HARGEISA KA DA'AY
Просмотров 5 тыс.14 дней назад
GALABTA ROOB WAYN OO HARGEISA KA DA'AY
MAXAA KUSOO KORDHAY HARGEISA 2024?
Просмотров 5 тыс.14 дней назад
MAXAA KUSOO KORDHAY HARGEISA 2024?
KHAYRIYADA HARGEISA OO LASOO BUUX DHAAFIYAY
Просмотров 4,5 тыс.21 день назад
KHAYRIYADA HARGEISA OO LASOO BUUX DHAAFIYAY
WADDO CUSUB SUUQA HOOSE EE HARGEISA 2024
Просмотров 2,5 тыс.21 день назад
WADDO CUSUB SUUQA HOOSE EE HARGEISA 2024
HORUMARKA XAAFADA JIGJIGA YAR HARGEISA 2024
Просмотров 1,6 тыс.21 день назад
HORUMARKA XAAFADA JIGJIGA YAR HARGEISA 2024
BOQOL JIRE OO HORUMAR BADAN SAMAYSAY HARGEISA 2024
Просмотров 5 тыс.21 день назад
BOQOL JIRE OO HORUMAR BADAN SAMAYSAY HARGEISA 2024
DHISMAHA UGU WAYN HARGEISA 2024
Просмотров 4,6 тыс.21 день назад
DHISMAHA UGU WAYN HARGEISA 2024
HARGEISA DOWN TOWN 2024
Просмотров 82821 день назад
HARGEISA DOWN TOWN 2024
WADADAN MA SHEEGI KARTAA? HARGEISA 2024
Просмотров 820Месяц назад
WADADAN MA SHEEGI KARTAA? HARGEISA 2024
HARGEISA OO DHISANTAY 2024
Просмотров 2,2 тыс.Месяц назад
HARGEISA OO DHISANTAY 2024
SUBAXA HORE EE CAASIMADA HARGEISA 2024
Просмотров 1,7 тыс.Месяц назад
SUBAXA HORE EE CAASIMADA HARGEISA 2024
HARGEISA OO GALABTA ROOBAN 🌧
Просмотров 4,4 тыс.Месяц назад
HARGEISA OO GALABTA ROOBAN 🌧
REER HARGEISA GALABTA SUUQA HOOSE
Просмотров 1,5 тыс.Месяц назад
REER HARGEISA GALABTA SUUQA HOOSE
XAAFADA MASALAHA HARGEISA
Просмотров 1,3 тыс.Месяц назад
XAAFADA MASALAHA HARGEISA
WADADAN NOO SHEEG? WAA HARGEISA 2024
Просмотров 1,2 тыс.Месяц назад
WADADAN NOO SHEEG? WAA HARGEISA 2024
GANACSIGA KA FURAN JIGJIGA-YAR | HARGEISA 2024
Просмотров 2 тыс.Месяц назад
GANACSIGA KA FURAN JIGJIGA-YAR | HARGEISA 2024
NEW HARGEISA OO HORUMAR BADAN SAMAYSAY
Просмотров 1,7 тыс.Месяц назад
NEW HARGEISA OO HORUMAR BADAN SAMAYSAY
ILA DAAWO BADDA-CAS VILLAGE HARGEISA 2024
Просмотров 1,4 тыс.Месяц назад
ILA DAAWO BADDA-CAS VILLAGE HARGEISA 2024
HARGEISA OO U BAAHAN BIRIIJ 3AAD
Просмотров 2,5 тыс.Месяц назад
HARGEISA OO U BAAHAN BIRIIJ 3AAD
ILA SOCO SUUQA XAAFADA JIGJIGA-YAR | HARGEISA 2024
Просмотров 4,1 тыс.Месяц назад
ILA SOCO SUUQA XAAFADA JIGJIGA-YAR | HARGEISA 2024
HARGEISA CITY 2024
Просмотров 2 тыс.Месяц назад
HARGEISA CITY 2024
ISOO RAAC SUUQA BARI EE HARGEISA 2024
Просмотров 1,6 тыс.Месяц назад
ISOO RAAC SUUQA BARI EE HARGEISA 2024
QURUXDA WADOOYINKA HARGEISA 2024
Просмотров 1,2 тыс.Месяц назад
QURUXDA WADOOYINKA HARGEISA 2024
SUBAXA HORE SUUQA HOOSE HARGEISA 2024
Просмотров 6 тыс.Месяц назад
SUBAXA HORE SUUQA HOOSE HARGEISA 2024
WADADII BEERTA XORIYADA HARGEISA 2024
Просмотров 5 тыс.Месяц назад
WADADII BEERTA XORIYADA HARGEISA 2024
CAASIMADII FANKA ~ HARGEISA 2024
Просмотров 2,4 тыс.Месяц назад
CAASIMADII FANKA ~ HARGEISA 2024
WADADA KOOWAAD EE HARGEISA 2024
Просмотров 2,5 тыс.Месяц назад
WADADA KOOWAAD EE HARGEISA 2024

Комментарии

  • @betterdayz99
    @betterdayz99 4 часа назад

    Thanks brother for your videos. I really like how you are filming amazing god bless you OMG, your videos reminds me when I used to be there everywhere in our beautiful city hargeisa ❤❤

  • @user-uf1ih4uf5z
    @user-uf1ih4uf5z 6 часов назад

    Masha allah ilaahay amniga iyo horumarka hayno siyadiyo guul wadanakeena somaliland ❤❤❤❤❤

  • @SomaSooooda-dm7vs
    @SomaSooooda-dm7vs 14 часов назад

    Hargayisa fari kama qodana mooge wali waxa badan ayaa ku sugaya

  • @user-yx2mi5ir9x
    @user-yx2mi5ir9x День назад

    Ma sha Allah

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 День назад

    Magaaladan aasaaskeedii ayaa khaldanaa dadyowga reer hargeisa berigii ay kusoo noqdeen dalka in magaaladan laga guuro ayey ahayd oo umada banaan cidlo ah la dejiyo inta buuro kala koreeya umada la dhex dejinayey, buurahaas magaalada ku hareeraysan ayaa dhibaatada iskaleh oo biyahan kusoo ceLinaya magaalada,

  • @fuaadmaimed6380
    @fuaadmaimed6380 День назад

    Masha allah

  • @hassanshowle4879
    @hassanshowle4879 День назад

    Xafadeydii

  • @musj21
    @musj21 День назад

    KASINA WU QAYILAYA 👀 😂😂

  • @Sucaad1234
    @Sucaad1234 5 дней назад

    Masha Allaah tabaaraka Raxmaan Alla ha kuu barakeeyo walaal

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 6 дней назад

    Mar haday falaadadihii shaaha lagu fuudayay ay yaalaan waa si wanaagsan 😅😅

  • @muusakahin4135
    @muusakahin4135 6 дней назад

    Waar metropolitan ayay noqotay

  • @ayaanhaybe8246
    @ayaanhaybe8246 8 дней назад

    Adiga qof hal mar ku daawada kugu soo noqon maayo . Sababtoo ah wadaad duubaysa maxa laamayda lagu falaya dee duub guryaha oo sifiican korka uga duub xafaday tahay iyo kolba halkaad maraysana noo sheeg

  • @user-tj2pr2bu5x
    @user-tj2pr2bu5x 9 дней назад

    Harageisa walahi wee weynatee ma garanayo

  • @user-uf1ih4uf5z
    @user-uf1ih4uf5z 9 дней назад

    Ninkii shaqo raba mawaayo

  • @user-uf1ih4uf5z
    @user-uf1ih4uf5z 9 дней назад

    Masha allah ilaahay amniga iyo horumarka hayno siyadiyo guul wadanakeena ❤❤❤❤

  • @lubnaibrahim8508
    @lubnaibrahim8508 10 дней назад

    masha allah

  • @ahmedyaasiin5881
    @ahmedyaasiin5881 10 дней назад

    Shaqo mataal dalka imika qofka dawlada u shaqeeya ama dahabshiil ama Telesom ayaa ugu wanaagsan ilaahay xaaladda adag bulshada sharfan ee reer somaliland haka saaro

  • @AAboyare
    @AAboyare 10 дней назад

    Hargeisa city.

  • @MoneyOn_Air
    @MoneyOn_Air 13 дней назад

    video ga gacantaada lulata ka dhex muuqataa wamaxay

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-1020 13 дней назад

    💚🤍❤️ Masha Allah Hargeisa Somaliland keep going Reer Somaliland cadwgiina Rabi ha jabuyo Ameeen 🤲

  • @nuuxmaxamed4724
    @nuuxmaxamed4724 13 дней назад

    Waxaan baakin waa dhaafay Wadadii bartankeedii uu dagay

  • @muusakahin4135
    @muusakahin4135 15 дней назад

    Color ka hagaagi mahadsanid

  • @Abdulkga
    @Abdulkga 15 дней назад

    Roob magaalo ku hooray ramaas soo bixin maayo, laamiduu ku rafta. Cabdilahi Cabdi Shube - ilaahay ha u naxariisto- waa Hargeisadii hore.

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg 15 дней назад

    Wali fari kama qodana hormarka hargiasa dirnijku wuu yaar yahaye biyuhu maha inu daada dheex galo inaa mooge waa inu ilaa afar in jineer dibada kaa Keena sida jarmalka amaa jayna faanku yaanu ku hodiin ee wax badan baa ku sugaya

  • @zahromowlid5790
    @zahromowlid5790 15 дней назад

    Manshaallah

  • @user-ko4tf9fc8u
    @user-ko4tf9fc8u 15 дней назад

    Isaaq uun baa iskala wada smland ma keligiin baad degtaan maxaa kuu diiday axmad ismacil samatar ? Borame

  • @MahadSaciid-wz5ob
    @MahadSaciid-wz5ob 15 дней назад

    Corky wuxuu darooraa hadji cadil shubayaa Gabaygi cisman salax khalif sheekh mahamud general wold clasik player helecopter checking leg beacouse champion leag final

  • @maxamuudibraahin5219
    @maxamuudibraahin5219 15 дней назад

    Maansha alaah

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4gg 15 дней назад

    Ggjkjg

  • @user-lu8vx9bb6x
    @user-lu8vx9bb6x 15 дней назад

    ?????

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 16 дней назад

    Magaalada Hargayso waa meel aad usoo iftiimaysa oo maalin walba sii fidaysa maashalaah Ilaahay dalkeena ha mideeyo.

  • @munahaybe6749
    @munahaybe6749 18 дней назад

    Hargysia way dhismatay lkn wado foolxun goorma iska daynayna

  • @ridwankk2187
    @ridwankk2187 18 дней назад

    Masha Allah Somaliland

  • @nuuxmaxamed4724
    @nuuxmaxamed4724 18 дней назад

    Somaliland waxaa kunool bulsho ilbax ah oo nabda jecel

  • @sabrinaa8488
    @sabrinaa8488 18 дней назад

    Wadadan ay uu dhamaatey waa maxay walaaxawla.

  • @lander2023
    @lander2023 18 дней назад

    Subhannallah the honesty to leave your possession with just a wrap from the rain overnight. Love my people. long live Somaliland. Down the hateful enemies of our people.

  • @zahraahmed972
    @zahraahmed972 19 дней назад

    Ma Sha ALLAH

  • @h.f679
    @h.f679 20 дней назад

    Very ugly no side walks no drainage just a rushed job by the Mayor as usual appointing local khaat eaters to do big jobs Throw it all in the bin won’t last 5 years let alone 10.

  • @omaryn6
    @omaryn6 20 дней назад

    magalda hurmar baladhn ba kasocda dhanka kalena wxa challange ku ah cimilda

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm 21 день назад

    2024 umadii soomaaliyeed isku mashquulsan tahay. Waa umad aan dunidaan waxba ku soo kordhinin subhana allah.

    • @princehigh-flierp8965
      @princehigh-flierp8965 20 дней назад

      CADOWGA 1AAD EE JAMURIYADA BARAKAYSAN WAA SOMALIA GUUL WALAALAHA ETHIOPIA 🇪🇹

  • @AhmedBulshawi
    @AhmedBulshawi 21 день назад

    Laamiyada puntland baaba idinkaga horaysa dhinac dhismaha qaabka loo dhiso

  • @AhmedBulshawi
    @AhmedBulshawi 21 день назад

    Laamiyada puntland baaba idinkaga horaysa dhinac dhismaha qaabka loo dhiso

  • @AhmedBulshawi
    @AhmedBulshawi 21 день назад

    Laamiyada puntland baaba idinkaga horaysa dhinac dhismaha qaabka loo dhiso

  • @The-flash_real
    @The-flash_real 21 день назад

    Masakin sharma boy aa diyaarad usoo fuulay cawaantii sanbkii ayeey hoos dhoobteen kacoo gaalada ugalaa maxaa naga galay inaga

    • @princehigh-flierp8965
      @princehigh-flierp8965 20 дней назад

      Sanab maaha ee WAADIYAARADII CASHUURTA REER SOMALILAND LAGU SOO EEBIYEY EE CADOWGII SOMALIA IYO ADEERKAA GACAN KU DHIIGLE AFWEYNE, ODAYGII SUULIGA KU DHEX BAKHTIYEY UU CASHUURTA REER SOMALILAND KU XASUUQAAYEY EE MAKII DAMBE XAQU DIRIRKII SNM SOO RIDEEN WEEYI. ITS CALLED MONUMENT AND ITS WAR MUSEUM KKKKKKK

    • @princehigh-flierp8965
      @princehigh-flierp8965 20 дней назад

      🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹

  • @lander2023
    @lander2023 21 день назад

    Hargeisa Council should ask small business owners to repaint their offices to improve the aesthetics and landscape.

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 21 день назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-lo4tm6vn5b
    @user-lo4tm6vn5b 21 день назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @qomayoxildiid
    @qomayoxildiid 21 день назад

    It’s too late for them,guys, billions of money received and 2024 dadka Wadadan yar ba la tusey. War dadkan xilka haya wa la cadabeya 😂😂

    • @smartmustafemedia8511
      @smartmustafemedia8511 21 день назад

      Dawlada Hoose ma adaa Million siiyay?

    • @qomayoxildiid
      @qomayoxildiid 20 дней назад

      @@smartmustafemedia8511 why do you guys always defend thieves??? Dad aan right and wrong kala sarayn bad tihiin, man. That road is not going to last, the cheapest way is what these clowns now.

    • @h.f679
      @h.f679 20 дней назад

      Facts full of sheeps leading sheeps the country’s very behind I went there not to long ago funny thing is people there think this is something lol

    • @qomayoxildiid
      @qomayoxildiid 20 дней назад

      @@h.f679 funny thing is, Somali word for civilian is Rayid which is the name for longhorned cattle found in Tigray region of Ethiopia😂 it’s like they don’t want to be free and live in dignity. How long do we need to continue singing the kompaya, “dadku xoolo mahan”. Happy 4 of July, happy Independence Day, suckers

    • @galeyrtours9193
      @galeyrtours9193 20 дней назад

      @@qomayoxildiid aqoontu maaha luuqad qalaad . se intanad dhaliil la soo boodin ma daraaseysey dawladaha hoose . marka aad is ticmaalayso erayga tuug miyuu kula hawl yar yahay ....... golaha deeganka hada jooga waxay ka wax qabad badan yihiin kuwii hore ....... sidaas baanu ku taageersanahay alle hanoo barakeeyo xildhibanada wanaga wada

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 21 день назад

    Wadada why fool xumo utahay dad yaqana ma dhisin miya waba foolxumo lamiga may ka bdiyen ama si qaldn u dhisen

  • @MubYus
    @MubYus 21 день назад

    Waa wadow anaagsan oo casri ah, oo cusub.