HEESTII ISLA TIIRIYOO IYO CODKII QOOMAAL

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 фев 2025
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    Licensee: Phostine M Wafula
    Registered Project Name: SSR
    License Date: May 6th, 2020
    Item License Code: C2E6PTUD4J
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

Комментарии • 26

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 7 месяцев назад +6

    Markeey soo baxdey intii universal ka dawan jiray waan salaamay 🙏🫡

  • @jama-ahmed4159
    @jama-ahmed4159 2 месяца назад +4

    Waxaan ka daawan Jiray Universal TV Anigioo Jooga Burco togdheer SomaliLand

  • @Msh28888
    @Msh28888 11 месяцев назад +4

    Heestan waxay lamid tahay heesta soomaliyey tosoo❤

  • @Ibnbaali
    @Ibnbaali 2 года назад +6

    Fanaan weyn. ❤️❤️❤️

  • @maxamedabkow9461
    @maxamedabkow9461 4 месяца назад +2

    😢😢😢wx tagay tiigsi maleh ee magacena yanan latirtirin talo walestusaa tii allane wa goni mel leskugu imado iyo goni goni faiido makeento wx tagy tiigsi maleh ee yann lakagtagin somaliyey😢😢😢

  • @MaxamedsomaliMaxamedsomali
    @MaxamedsomaliMaxamedsomali 3 месяца назад +1

    Legend qoomaal qoqoin

  • @MaryanMaxamedmahad
    @MaryanMaxamedmahad 3 месяца назад

    Abe qomal from jalalqsi ❤

  • @khadijocumar2267
    @khadijocumar2267 Год назад +1

    ❤❤❤Kgs😊🎉

  • @yaxyemawliid7621
    @yaxyemawliid7621 Год назад +1

    Hees may baa luuqda lagu qaadayaa❤❤❤

  • @abdiqani33
    @abdiqani33 9 месяцев назад +2

    2024🎉

  • @mohamedeprahim1926
    @mohamedeprahim1926 5 месяцев назад +4

    Waltabi tigsi malee ay len shal tabnee

  • @FAAD21
    @FAAD21 2 года назад +1

    Legend Qoomaal

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 4 года назад +4

    war ilahay ka cabsada bahada SNTV Walalkeen Qoomaal Wuu ka towbad kenay fanka Maaalmo ka hor xita wareysi uu bixiyey Dareen iyo qushuuc aya ka muuqtay Marka ka saar wuxu dhahy ma jecli in aan dib isku xasuusto

  • @fardowsaand-rh8lx
    @fardowsaand-rh8lx Год назад +1

    🎉🎉❤❤❤❤

  • @Abdullahi868
    @Abdullahi868 4 года назад +3

    War muslim hadaa tihiin ninkan haniyadjabina hana kanixina plz kadaya waxan qurunka alla uga gargaaray .miskiinka wuuba xanuunsanyahay allaha cafiyo

  • @mariyomaariyo3004
    @mariyomaariyo3004 6 месяцев назад

    Isla tirinoy wa hees dhaxalgal ah nolow khomal

  • @salaamsalaam6993
    @salaamsalaam6993 4 года назад +2

    War nibkaan waa katoobadkeenay.. E waydiiya isaga inuu raali kayahay waydiiya.. Ilahay kabaqa

  • @worldtoday1331
    @worldtoday1331 2 года назад +3

    Isla tiirinooy Qaranka somaal,
    Fankii wuu ku tebay ee kusoo noqo fanaankii umadda somaaliyeedoow.

  • @Siciid15
    @Siciid15 5 месяцев назад +1

    v

  • @yuukasedow
    @yuukasedow 4 года назад +1

    Illah kabaqa ninkaan wuu iska dhafay fanka dabi ha haka dhaxlina illah wuu idin jeyda iska dhafa sheka

    • @Mahuba22Mahuba22-yg2dt
      @Mahuba22Mahuba22-yg2dt Год назад

      Yaa qad isaga ku idhi marki hore

    • @Mahuba22Mahuba22-yg2dt
      @Mahuba22Mahuba22-yg2dt Год назад

      Adba wad dhavaysana

    • @Knaan-ro6eo
      @Knaan-ro6eo Год назад

      Ilaahay wax la dhaho ma jiro

    • @amranali6867
      @amranali6867 Год назад

      ​@@Knaan-ro6eoIlaahay waa kan jiritaankan ku siiye ee koonkaan ku keenay Doqon xun baa tehee allaha u towbad keen oo diinta si fcn usoo baro waalidkii ku dhalay baa qasaarayee Allaha kuso hadeeyo

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan 2 года назад

    YAA salaam OLD is gold 🦻

  • @farxiyadahir6244
    @farxiyadahir6244 4 года назад

    War wlaaalayaL illahy ka cabsada oo ka saara muqaaLkan foolxumo uu ka dhex baxy hadaba wadine