XAAWO KIIN IYO XUSEEN SHIRE - HAR II JIID (OFFICIAL VIDEO)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 янв 2025

Комментарии • 1,5 тыс.

  • @ismailyoung1639
    @ismailyoung1639 4 года назад +316

    Waaba soo gashee hadaa iga danbeyso ha ila dhaafin Thanks wll

  • @suldaanmohamedosman1592
    @suldaanmohamedosman1592 5 лет назад +122

    Xasayn Shire wuxu u'eg yahay Aabahay Ilahay haunaxaristee markaan dhagaysto heesihisa Aabahay ayaan xasusta 😢😢

  • @abdullfantastic88
    @abdullfantastic88 4 года назад +66

    Heestaan waxaa ku xasuustaa jaceyl keygii hore markaan kasoo tagayey baan intaan magaalada geeskeda meel cidlaa intaan faraysanay baan heestaan io kuwo kaloo macaan shidanay hadana meel kuma sheego Anfac allow kudaa nolosha wax badan baan ka bartay 💔

  • @wayel6515
    @wayel6515 6 лет назад +117

    Maaantay waa malin isniin ah 2019/2/4 heestaan waxay igu leeda xasuus waxaan dhagaysan jiray xili aan haystay lamanahygii aan aduunka u jeclaa oo aan joogay dalkii qastan casimada galmudug ee cadaado lkn maantay waxaan joogaa maxsico waxana safar u ahy USA insha allah riyadayda malin waxaan sugayaa inay ii rumowdo

    • @nadiifoxasan7598
      @nadiifoxasan7598 5 лет назад +1

      Insha alllh wad hele wllky niyada qeer usheek aniba sasoo kle an udhagesan jiry

    • @ubahchanal2435
      @ubahchanal2435 5 лет назад +2

      Hhhhhh wad doqowday bee hda meqad jirtaa xagedsa ku sugan thy waa hdiiba aad baraha bulshada aad joogto

    • @hodanali7994
      @hodanali7994 5 лет назад +1

      Aamiin rabi wax kaa farxiya haku siiyo

    • @calibaashi3821
      @calibaashi3821 5 лет назад +1

      😭

    • @libanalibarre4491
      @libanalibarre4491 4 года назад +3

      Sxp hada waxn filayaa canada wad gashy Soo ma ahn maanta waa 08/06/2020

  • @NataashaMohamout
    @NataashaMohamout 11 месяцев назад +207

    Hestan aya dib uso boqatay 2024 like isaar😢😂

    • @amiin1245
      @amiin1245 9 месяцев назад +7

      😂😂

    • @kamaal937
      @kamaal937 7 месяцев назад +6

      aniga😢😢

    • @GANDARSHE-tr8hz
      @GANDARSHE-tr8hz 5 месяцев назад +3

      Weli waan xisayaaaa hestaaan ❤

    • @NafisoCabdullahi-v9k
      @NafisoCabdullahi-v9k 5 месяцев назад

      ​@@kamaal937mmkmkmq7

    • @ZamiirCade-s2l
      @ZamiirCade-s2l 4 месяца назад +2

      Waba marki kobad an caadi u dhegysto marka laga rebo yaranti TV ga😂

  • @sa3idmohamed777
    @sa3idmohamed777 2 года назад +69

    Heestan Ayaa soo booqday hada 2023 oo ila mida ha dhaafin heestan waan Ku qayli jirey🤣

  • @eminemmusic3192
    @eminemmusic3192 7 лет назад +113

    *_xuseeen shire ciyaar,jcl ama,dhaaanto jecel wxiii taageraa u ah like iku cawiyaa_*

  • @sadaqxashi7801
    @sadaqxashi7801 3 года назад +35

    Maanta waa 21/01/2022 heestaan xasuus gaar ah igu LeedahaY Hda waxn ku suganahaY cabudwaq sanadka danbe i.a meel kle oo kasii qurxoon rajeynaa
    Ader xusen io xawa kiin Favourite singers🔥❤

    • @bushraclaah3488
      @bushraclaah3488 2 года назад +3

      🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻i.a waad garesa aniga marka dhagesanaye Somali Aya joge cawa Aya so boqde RUclips ka waxana joga Saudi Arabia 🇸🇦👈😭 i.a Mel kawanagsan Aya rajena🤲🏻🤲🏻

    • @talesamevlog7463
      @talesamevlog7463 2 года назад +1

      Sandan kani kaag ma noqdey huuno qali😞💘

    • @mohamedqadar9986
      @mohamedqadar9986 Год назад +1

      Ciyaal cabudwaaq

    • @AnasCabdiqani-nd4ue
      @AnasCabdiqani-nd4ue Год назад

      Sxb manooshay
      Ciyaa cw😂

  • @sulekholove1646
    @sulekholove1646 5 лет назад +62

    2019 waqtig orda badanah illhow khaatumad khayr noogu qatim kuligern aaaamiin 😭

  • @RiyaaqcaLi
    @RiyaaqcaLi Год назад +34

    Ayyyyyy Heestaan wax bdan Raadinayay runtii ugu danbayn cawa ano heeso qaraami ah iska dhagaysanaya iga soo hor baxday😢❤❤Hanadooow Hanadoow Hanadoow Hbeenadan marka uunku Hoydee Aadmigu hurdaa baan hiifaa nataydooo Kaligay Hugmaayaa😭🤴❤wiiLkii uhoreeyay aan Jeclaady ilaa hdana jeclahay suldaanka qalpigayga Hanad❤Love you so much Gcaliyhayga❤ilahay ha iikaa daayo mcn❤😢4/8/2023❤21:00😢❤

  • @maxamedismacil9619
    @maxamedismacil9619 2 года назад +18

    Wali arday ban ahay dhigta school secendery hal sano ayaa ii dhiman ilahay ban ka baryaaya nolol fiican oon ka hello xasas wanasagn oo diinta iyo dhaqanka iyo nasabkaba ilahay u dhameyey ayaan ilahay ka baryayaa ilahow ilahayow inta idhiman nolosha farxad iigu dhamee amiin amiin
    11 bishii todobaad 2022 malintii sadexaad ee ciidul adxa weeyi

  • @mohamoudbuuhoodlaawi1243
    @mohamoudbuuhoodlaawi1243 3 года назад +368

    Waxaan hubaa inaa Heestan miraha macaan aad dib usoo booqatay😊 hadaa iga danbeyso like isaar🤗😂

  • @mugorimui1881
    @mugorimui1881 10 лет назад +37

    Thumbs up for Hawa kiin and Hussein shire!

  • @sergioali5659
    @sergioali5659 3 года назад +99

    New year 2022 still listening my favorite song
    Xuseen ShirE
    Xaawo KENE

  • @RazlerV
    @RazlerV 2 года назад +10

    The 1st time I listened to this song i was in public boarding high school in Kenya and was shooting on a chic from a Neighboring mixed school and i wrote her down some of the lyrics, she until then said she can't do with a sujuu who can't make romantic lines in Somali, the song was 3 days old and she didn't hear at that point. I bagged the chic with Shire's lines and it went for a while until she left for Canada with her cousin 3½ years. Legendary Song in my books. I'm watching again because i saw the lady Yesterday evening visiting my ICU patient in a hospital I'm working at. I didn't know she was back cause we weren't communicating.
    Waa sheko deer.

    • @Quruxsan55
      @Quruxsan55 Год назад +3

      It means you have feelings for her still, reach out and try to work it out if she’s single and you are also.

    • @dayibahmedmahamed9857
      @dayibahmedmahamed9857 11 месяцев назад +1

      you must have been lucky to have radio/music in School. Waa aduun daktari. I hope the patient she visited recovered!

  • @boqoradaafrica9929
    @boqoradaafrica9929 4 года назад +213

    2020 cidii daawanesa like yan leyga paqiilin Somali wyn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💓🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdurrahmanaden2822
    @abdurrahmanaden2822 6 лет назад +124

    2019 wixii daawanaya 👉 ha igala bakhaylin

  • @aminahassan2935
    @aminahassan2935 7 лет назад +434

    qoftan qosalkeeda aan jeclahay si fcn u fiiriya qofki igu raacsan gacanta taaag✋✌✌✋☝☝☝

    • @thecaptain5300
      @thecaptain5300 7 лет назад +2

      Amina Hassan. 👍

    • @100.10-j
      @100.10-j 7 лет назад +1

      Dugsi miyad dhigesa balwayahay😂😂😂😂✋

    • @umunadar8748
      @umunadar8748 7 лет назад

      Amina Hassan ☝️

    • @mohaisse6010
      @mohaisse6010 7 лет назад

      Amina Hassan sidooo kle

    • @alimoh6875
      @alimoh6875 6 лет назад

      Amina Hassan ✋✋✋✋✋

  • @shariifali2288
    @shariifali2288 2 года назад +39

    Can’t believe its almost 8years..from know..time flies so fast thumps up to this masterpiece!!!!

  • @cabdicasiisyusuf895
    @cabdicasiisyusuf895 Год назад +7

    waa hestii ugu horeysay een ku maqlo kalamada aboowe 2023 imikana wax walpa ayay na bareen ilaa magacii qaliga ahaa ee shuun ayay meel khaldan u bixiyeen aaar re xamaraa😂😂
    from duriyada ✌️

  • @geeska
    @geeska 10 лет назад +9

    Wow wax baa ka dhacay! XAWA KIIN boqoradda codka ! Ciyaar jecel waaba abwaan iyo fannaan isku darsaday love them'll!

    • @munasarxusen-ky1co
      @munasarxusen-ky1co Год назад

      8 sano ka hor baad commentigan bixisay salan sare hada noshahay wll 14 bisha marso 2023 dawanaya ani😳😁

    • @ZafiyoCumar
      @ZafiyoCumar Год назад

      Wll manoshahay 😂

  • @RabicAbdi-yn2vr
    @RabicAbdi-yn2vr Год назад +6

    Waa Abaaro 5:17 am Heestan
    Waxaan wada joogna Aniga iyo gabadhan Adunka ugu jecelahay rahma
    Hesta xasuus goniya❤😢

  • @kundiidahmed7615
    @kundiidahmed7615 4 года назад +24

    7,aprl 2020 hadii ad iga dambeyso waxan kuu rajeynayaa cimri io cibaado suuban liketa ha hilmaamin

  • @CabdifitaxDaahir-mt8ft
    @CabdifitaxDaahir-mt8ft Год назад +6

    Haben qamiis ah 15 . 11. 2023 muqdishi hadaa iga dan beyso isoo ducee kaga yaba ina dhintee ax asxbeey ax 😭😭🌱🛩✅️

  • @RealFriend-ul9rm
    @RealFriend-ul9rm 9 месяцев назад +97

    Who watching again 2024

  • @khadradiriye9412
    @khadradiriye9412 10 лет назад +64

    i love xaawo kiin how she sings and how she covwers herself abaayo you are wonderfull keep it up and keep going.

    • @ilyaasmahamed7248
      @ilyaasmahamed7248 6 лет назад

      khadra diriye

    • @axmednuur2737
      @axmednuur2737 5 лет назад +1

      woow

    • @shaffeecxassan2607
      @shaffeecxassan2607 Год назад

      Njh

    • @shaffeecxassan2607
      @shaffeecxassan2607 Год назад

      Jurjsmkwmkmsmduerueiirjekidkdkdkieljeenlenffldyekehoee7eiueurujaiejeodeihrkekjeejejhdkrhirohxhßjuzzjdjfuduisslkznzpxlslldlhsoejwiseheishkoskeejjwenbewbjkskakkakkskskuilmyuujmmysusks

  • @ridwaanmohmed9938
    @ridwaanmohmed9938 10 месяцев назад +3

    Heestan yaan dib uso boqdeyyy still 2024😂❤

  • @ramlanor3713
    @ramlanor3713 5 лет назад +25

    heestan markee soo baxday io hadee 2020 maalmo inooga harsan yihiin isku siyaa u xiiseya👌

    • @abdishakuursantoz6210
      @abdishakuursantoz6210 5 лет назад +1

      Waxaaan xasuustaaa anooo ciyaal dhagaysan jiray 2013kiiiii maantanaa waaa 2020 jeneury 222keediiiii💗💗💗💗

    • @exqalbitagay7334
      @exqalbitagay7334 4 года назад +1

      Ma nooshahay hada

    • @hibaqxasan3552
      @hibaqxasan3552 3 года назад +1

      Xaawowwww

    • @hibaqxasan3552
      @hibaqxasan3552 3 года назад

      Ok

    • @cilowali4662
      @cilowali4662 2 года назад

      @@exqalbitagay7334 2 sano wlhi hadey noshay way soo hadli lahed abyo😮😢

  • @حمدي-ب5ث
    @حمدي-ب5ث 6 лет назад +61

    2018 ayan dhagaysnya
    Xawa kiin qosolkedan jeclhy nolow habo 😍😍
    Farta taag qofkii iladhagysnya 2018 ☝

  • @barlinali3350
    @barlinali3350 10 лет назад +14

    Waaw amazing Abdi shire/ Hawo kiin killed it. Such a beautiful due together

  • @ayannaabdirahman3833
    @ayannaabdirahman3833 3 года назад +130

    2021 still is my favorite song ✊

  • @nasrahassan8619
    @nasrahassan8619 3 года назад +52

    Still listening 3 February 2022 my favourite song 🥰🥰🥰🥰

  • @mhdstudio5534
    @mhdstudio5534 6 лет назад +20

    2019 wxaa qaadi rabo ani iyo jclkeyga yaa ii deedsan taas wali sisaan kamac stly iyo codba

  • @cabdirisaaqsheekeeye9147
    @cabdirisaaqsheekeeye9147 8 лет назад +30

    xaxaxa kulahaa macanaa caadi ma ahaan iyadana xexexexe yaaaa see camal

  • @nihalmohammad8934
    @nihalmohammad8934 8 лет назад +71

    Aboowe macane macane aboowe ❤❤❤ caadi ma ahan

  • @HanaHana-lw8ct
    @HanaHana-lw8ct 4 года назад +6

    Saxibadaay faiza daqane 😘wan kusalamay qali 🤣wlhi hestan waxan kamaqalnay marki nogu horeysay mzee marqansan 🤗anago jogno meel tulaaa ah 🤩xaaa xaaa lee kuhayaaa anaga yaaab iyo qosol 🤣😂😂😂mantana wa waxan kalajogna Malaysia 🇲🇾 iyo London 🇬🇧heestan xasus notahay ✅😻

    • @mustafaadan1850
      @mustafaadan1850 3 месяца назад

      Zei gacal wa ikan anigo leh zeynab ad uu dirtid ayan arkay qoralkada xasus ayey nagu ledahay I miss you 😔

    • @mustafaadan1850
      @mustafaadan1850 3 месяца назад

      Wan ka qaday mcney ❤❤❤😊😊

  • @kaamilmilyare110
    @kaamilmilyare110 3 года назад +10

    Yaa 2021 ila dawanoyo heestan still love this song🥰🥰

  • @arsenalshorts5713
    @arsenalshorts5713 2 года назад +20

    Back the days when songs use to 9min long 💯🔥

    • @sundus5099
      @sundus5099 Год назад +1

      😅😅😅😅😅😅

    • @arsenalshorts5713
      @arsenalshorts5713 Год назад

      @@sundus5099 less than 3 min nuguwaleen malmahaan 🤣🤣🤣

  • @cabdirisaaqsheekeeye9147
    @cabdirisaaqsheekeeye9147 8 лет назад +26

    abow macaan macaan aboowe abaay macaan macaan abaay aad baan u jecel ahay heestaan anigaba jaceyl iigu abuurtey

  • @saacidabshir9324
    @saacidabshir9324 3 месяца назад +5

    Waaba soo gashee hadaa iga dambeyso 2024 like ta haila dhaafin😮😂

  • @safarkaaakhiro9145
    @safarkaaakhiro9145 6 лет назад +72

    Who's still watching 2019😂😂💕💕👌

    • @abdirisaaqiise141
      @abdirisaaqiise141 5 лет назад +1

      its me i waching every year and every week or every day because i like thia song

    • @Xirkayoome
      @Xirkayoome 3 года назад

      2021 november

  • @NaturalEmotionss
    @NaturalEmotionss 4 года назад +11

    2020 dad waa dadkii hore❤🥰

  • @saciidougaascabdulqaadir6355
    @saciidougaascabdulqaadir6355 5 лет назад +11

    Maanta waa malin arbaco saacado waa 4:37 taariiqduna waa 25/12/ 2019 decber waa malin xasuus leh OO sanadka cusub soodhow 2020 well come

    • @Kaaafiyo
      @Kaaafiyo 4 года назад

      Maantana waa malin arbaco sacadu waa 4:16 tariqduna waa 16/12/2020 waxa sodhaw 2021 wow halsano kaso waregtay

  • @zakariyexasan1345
    @zakariyexasan1345 Год назад +4

    Love haa ilaa dhaafi walkay ama walashey Caawa nolashayda waa Tarikhidi igu xumeed aan so arkay lkn wa laga baxayah ciyalkayga hooyado ban caawa kala foganay insh allha guul ban u rajenaya hadu allha idmo wan jacelhay kaamil ciidna lama simen lkn waqtiga so dhamaday Asxabta iga dmabeya wan inaa salamya love haa ilaa dhaafi 7 /28/2023 😢😢😢😢😢😢😢

  • @nurah7209
    @nurah7209 8 дней назад +4

    Who watching again 1/16/2025 🎉❤

  • @deeqaluula4665
    @deeqaluula4665 5 лет назад +5

    2010 bay ahayd markii iigu horaysay aan maqlo hbeen bay ahayd 11:00 safar baan ahaa ethopian u socday
    Caawa 11:40 insha allaah waxaan safar u ahay beri dalka turki illow riyadayda ii rumeee

  • @abdimaalikmohh7306
    @abdimaalikmohh7306 22 дня назад +1

    Heestan miraha macaan waan hubaaa inaa dib ugu soo labanaysid 2025/1/3 hadaa iga danbeysid love isaar ❤😊

  • @dunidabadhkeed4583
    @dunidabadhkeed4583 7 лет назад +20

    Yaa dawanayah 26/2/2018kiii Jecliya Xaawo kiiiin

  • @husseinadar5177
    @husseinadar5177 5 лет назад +1

    Soomaalida qaarkood waan ka yaabay xaax xaax ayay la yaabanyihiin war waa jiibis laxanka ayaa lagu qurxiyay wax aad fahmeysiin malahan ee isku xishooda Heestaan waa HD innaba caadi maahan Mr Hussain iyo Hawa kin , thanks ayaan idin leeyahay.

    • @iamaworrier3649
      @iamaworrier3649 5 лет назад

      Sax bro lkn each umoodaan sexy kkk waa dad negative ah

  • @Yoniskey
    @Yoniskey 2 года назад +12

    2023 still is my favorite song ✌️

  • @fadxijano9364
    @fadxijano9364 Год назад +2

    1m keep 1.5m keeb gowing

  • @caaliyaabdi6374
    @caaliyaabdi6374 3 года назад +5

    2021/7/27 ban dhagaysanaya waan u xiisay heesta cidii iga danbaysa liketa isku muujiya❤🎉

  • @kuzibra2474
    @kuzibra2474 7 лет назад +154

    2018 inta daawanaysa like isaar

  • @baxsanbeelo9024
    @baxsanbeelo9024 4 года назад +5

    07/12/2020 habenimo isniin sii baxeso talado so galeyso😍bishi udanbeysay sanadkan dawanaya ya iga danbeyo😍🥰😍❣💪

    • @jamaal_cademaazim1487
      @jamaal_cademaazim1487 3 года назад

      Yaa kale hee..03/03/2021 .kuna beegan galab arbaco qamiis sii geleyso..ee mawada daawana caawo aan xasus ku geliyee? Baxsan.beeloy

    • @hamsikabdi7743
      @hamsikabdi7743 3 года назад

      @@jamaal_cademaazim1487 ✋

  • @zannaqurux2830
    @zannaqurux2830 2 года назад +15

    2022 still is my favorite song✌️

  • @hassanlucky835
    @hassanlucky835 3 года назад +10

    My 🎵 2022 legend 🙌 ❤ only understand

  • @anissahassan804
    @anissahassan804 5 лет назад +6

    Hello xussein chirre I want to do it a xaflaad when the Ramadan finich you are the best legend style voice as well x x

  • @xubimj3810
    @xubimj3810 7 лет назад +58

    Hestan 2017 qof dhagesta ma idinku jira like isar qofki mar dhagestay anig ku hesta ila hada 🤣😂😂

  • @sedraaml9701
    @sedraaml9701 8 лет назад +121

    Xuseen shire hadu i qabi lahaa walhi sidaan kama yeleen wayo waa nin in la ilaashado mudan 😀😀😀😀😀

    • @nazra101-o
      @nazra101-o 8 лет назад +8

      fanaan 😊fanaan ha gursado iyagaa is fahmayee lool
      aduu taageer uun fanaan in la tagero ayuu ku ficanyahay bes.

    • @ikraanosman3450
      @ikraanosman3450 8 лет назад

      ليان محمد hhhhhhhhhhhhh

    • @ikraanosman3450
      @ikraanosman3450 8 лет назад

      ليان محمد Haa wlh

    • @ikraanosman3450
      @ikraanosman3450 8 лет назад

      lol lool haa

    • @xayle8888
      @xayle8888 8 лет назад +5

      qurankariim

  • @fathaahmed2001
    @fathaahmed2001 3 года назад +8

    Hanadoow hanadoow
    Hanadow habeenadan
    Marka uunku hoydee
    Admigu hurdaa baan
    Hiifa naftaydon
    Kaligey hugmaayaa
    Jaceylkad horseedaa
    Heegada dusheediyo
    Himiloyin i saaroo
    Halbawlaha i goyee
    Halcadayey halcadayey har i jiid.

  • @ramlanuur3548
    @ramlanuur3548 7 лет назад +17

    ilaahya amarkiis ninkaaan xuseeena isteelkiisa ka helaaa haduu xaasle ahaa laheeen walee kama hareeen

  • @ibraahimshakulyare3018
    @ibraahimshakulyare3018 7 лет назад +23

    who's watching in the stiil. 2017❤🎧
    kama dhaamado heestaaaN❤❤❤❤👌

    • @rra1ma
      @rra1ma 7 лет назад +1

      Ibraahim Shakul Yare aniga my dfr😈

    • @ibraahimshakulyare3018
      @ibraahimshakulyare3018 7 лет назад

      Unknown Girl waku jedo my nagtedii an fury😁

    • @rra1ma
      @rra1ma 7 лет назад +1

      Ibraahim Shakul Yare ixi ima furin my duliyow

    • @ibraahimshakulyare3018
      @ibraahimshakulyare3018 7 лет назад +1

      Unknown Girl
      Ma isku key dhajine agah sawniga tectka ku jaryy my nag fiyoow waa
      Ku jcla lkn een een😁😁

    • @rra1ma
      @rra1ma 7 лет назад +1

      Ibraahim Shakul Yare kkkkkk kir yuhudka thy cune😇😍🤗✌️✌️piece

  • @MaalmoFilms
    @MaalmoFilms Год назад +7

    After 9 years still listening 👂 ❤fav song 🎵 6:04

  • @rabiaismail3471
    @rabiaismail3471 4 года назад +3

    Woow 1.9millions who listening 14.3.2020 madhallah xussein Shire iyo Hawa kiin both of the artist the are good voice style as well

  • @MrSendrik
    @MrSendrik 2 года назад +1

    M-allaah Waa Hees jacayl ah, oo Macaan,,Afsomaaki Sax. Original ah
    Guul iyo gobanimo. Husseen Wadani Wadankiisa jecel♥️✌️

  • @saynabcabdi1090
    @saynabcabdi1090 2 года назад +5

    2022/6/6 still is my favorite song🥺
    Heesta malinti igu horysay an maqlo malin taldo ahayd ano yar dhegeystay walina wn xasust

  • @lakisaid1096
    @lakisaid1096 4 года назад +2

    Wali kama dhergin heeeestan wan xisa hadba mar ku dhuftaaaaaa ilaaa 2020 dawanaaa lke👌 inta ila mida

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 3 года назад +6

    Woow 2.3 millions vieuws I am listening 6.59 am on the 31 March 2021 both of the artist are excellent keep going forward🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇺🇳🇺🇳🌸🌷👍💜

  • @caddeeyembaxnaan7600
    @caddeeyembaxnaan7600 4 года назад

    Heesta marka ay baytka hore dhamaato , harqadayee har iijiid , xawo kiin siday musica ugu dheelayso aad ayaan uga helaa marwalbo intaa yar

  • @NAJIIBB123
    @NAJIIBB123 Год назад +6

    2024 still ❤🫶

  • @ZakariyeAhmedmire
    @ZakariyeAhmedmire Месяц назад +1

    My favourite song 2025❤

  • @abdikadirmohamed5429
    @abdikadirmohamed5429 5 лет назад +11

    2019 inta dabanaysa farta taaga

  • @A.Salahrealman12
    @A.Salahrealman12 2 года назад +2

    hussein shire welcome back fanka somaliyeed

  • @abdullahihassan7353
    @abdullahihassan7353 5 лет назад +7

    Who is watching June 2019 adeer like ta ha ila dhaafin😄

  • @hamdiabdullhihilkaz707
    @hamdiabdullhihilkaz707 3 года назад +1

    Cod halaasi macaan 2 legendary fanaaniin qiimo leh ereyo iyo codba looga haray kuwa aan aadka u qiimeyo bey iiga mid yihiin waxaan soo boqday 25/October 2021
    Hadii aad gadashey soo boqatay like ha iladhafin mhdsnid❤❤

  • @dalmarbare4379
    @dalmarbare4379 7 лет назад +8

    Xawa kiin iyo Hussein shire 2014ki ila 2017ki kama dalin wali way icusubtahy aniga

    • @rra1ma
      @rra1ma 7 лет назад

      Ahmed Bare Haa walahi

  • @Omer-m4v5i
    @Omer-m4v5i Месяц назад

    Hodaney habeenadan sida gèel haraad gubay hogashii da' aysiyo hilaac baxay arkaayaan hami iyo hawaal kacay hees lama dhihi karo tan murti iyo macaan 2014 meelahaasan maqlay hadana 14.12.2024 ❤

  • @saynabcabdi1090
    @saynabcabdi1090 2 года назад +7

    2022/7/20 still is my favorite this song😭😭

  • @MrDhambaal-p2p
    @MrDhambaal-p2p Год назад +2

    ❤Respectful 🙏

  • @sumayoabdirahmanmahamed6568
    @sumayoabdirahmanmahamed6568 5 лет назад +14

    Yaa dawanaya 2019 like ii sar

  • @omarabdi4359
    @omarabdi4359 Год назад +1

    Heestan mabahilmaami karo wlh❤❤❤😢😢😢

  • @anascayka2105
    @anascayka2105 6 лет назад +15

    2019 hadaad dawaneso like

  • @zakariyebootanzakariye4178
    @zakariyebootanzakariye4178 6 лет назад +4

    Wlhi hestan caadi maahan xiligi iigu horaysy o sn dhagaysty wxay ahayd 15/1/2013 wxan joogay mareergur galgadud Somalia
    Manta 28/8/2018 isli Nairobi kenya waxba lagama qaban karo husein shire iyo hawo kin

  • @yusufguulofficial
    @yusufguulofficial 4 года назад +9

    The old is Gold👏👏👏👏

  • @burhanofficial9276
    @burhanofficial9276 2 года назад +2

    Heestan maxaan kuu xasusta ani iyo gabar an is jeclen aya hada kaa hor ayan wada dagesane marka gabada hadana ifka ilama jogto waa qiso aniga i qabsatee marka gabadi adunka aan ugu jeclaa maa hayo hadana weey igaa hoysesa allaha unaxaristo waa gabada qalbigeyka Mar walba kuso lalabato allow kunaxariso waa gabada xarir kaa naga daxeye 😭😭😭💔💔

  • @najkaladannuur1853
    @najkaladannuur1853 7 лет назад +10

    wey is qalden dadkan alow yaa usheego qof kas inlasoo can bixiyo rabo in uu utago xusen yare in uu yahay Aabaha fanka😎😎😎🔒♥♥🔫

  • @cabdirahmanmutawakilcabdir9270
    @cabdirahmanmutawakilcabdir9270 Год назад +1

    Ahsan song. Dadkii legends eh ayaa i fahmi karo like ..plz only lgnds

  • @AyanleYussuf-t9u
    @AyanleYussuf-t9u 5 месяцев назад +3

    8/2024 still wan Huba inad ila dawaneyso like sar hdad iga dambeyso 😅

  • @adanharednor3192
    @adanharednor3192 2 года назад +1

    2014 aniga joogo meel baadiyo ah soo xasuustay wallhi waqti quruxbadan buu ii ahaa illhow cimriga noo dhere

  • @Shamuure.officially979
    @Shamuure.officially979 Год назад +3

    30/5/2023 still watching this song one of my best memorable song hadadan iga danbeyso like iisaar 😢

  • @dabshide3878
    @dabshide3878 5 лет назад +2

    esh cala hees ....cishqigad horseda hawl aan dhamaniyo hami igu abuuro halbawlaha igoye harqadaye hadh ii jiid.....nice ....song
    Like isaara intii igu racsan

  • @wadaniabdisamad92
    @wadaniabdisamad92 5 лет назад +7

    2019 inta dhageysaneysa farta taaga☝☝

    • @cilowali4662
      @cilowali4662 2 года назад +1

      2022 war nio ma noshahay 😮😢😭

    • @wadaniabdisamad92
      @wadaniabdisamad92 2 года назад

      @@cilowali4662 alxm wa nabad qaba bro.

  • @maxamedcabdulaaahi9522
    @maxamedcabdulaaahi9522 2 года назад +2

    2022 ayaaa fiir sanaaaaya

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 4 года назад +8

    Dhoola cadeyntedan kuhaystaa💖😊

  • @cabdilaahibadalaadan-m6y
    @cabdilaahibadalaadan-m6y 4 месяца назад

    waan hubaa inaad mar uun soobooqan heestan aadka u macaan markaa soolaapatO liketa hayla dhaafin guulaysta soomaali wayn jigjiga idinka soosalaamayaa ilma aderoyaal🇰🇼🇰🇼🇸🇴🇸🇴💔🙌

  • @hodanhappy279
    @hodanhappy279 8 лет назад +4

    cabdi good dad now asap mahe Hestan wa best husen shire xawa Kino masha allh

  • @QaalidCabdulaahi-g4j
    @QaalidCabdulaahi-g4j 6 месяцев назад +1

    2024 lamarayaa still my fv song wyeH 😂❤

  • @sadiad4116
    @sadiad4116 10 лет назад +12

    Wow I love Husseen shire iyo xaawo kiin

  • @mssshukri-vg7uv
    @mssshukri-vg7uv Год назад +2

    2023 aan dhageysanoYaa hestan waapa jeclahy
    Cabdiyowww❤😢 ayaan u bedeshay

  • @naimaalpinaimaalpi7028
    @naimaalpinaimaalpi7028 3 года назад +4

    2021 ya ila daawanooyo😂💪