Shanta golaha sare ee kacaanka waad qaladeen. 1.Mohamed ziyaad bare 2. Mohamed Ali samatar 3. Ahmed saleban dafle 4. Husein kulmiye afrax 5. Ismacil Ali abokor
Yaaa ila fahmeey dagaaal aan dadka loo camirayooo oo blze sii srbbaaa ana loo galaa fog yahay😅😅😅dadka waxa laa tousaa qosoool blze .........waaa fahneeey abooo
Scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤
Allahuma sali cala nabiyana Muhammad scw scw
Afka Ali the legend of all, he is talented with so many things and i really wish him success in everything, soon u will reach far
Keep going Afca
Afka cali waxa aad ku soo dartaa idiriska iyo captan bara 🙏
Thank you very much I see it again GaladI’m so proud of him
Barnaamijkan waa ok marlwba hala keeno❤ caaga iyo barankiga kana ka mcn wayo wa aqoon
Siyad bare❤
Wangrty sax Wan yaabey thanks sidaad uga bixisey raaligelin
salallaahu caleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️
Shanta golaha sare ee kacaanka waad qaladeen.
1.Mohamed ziyaad bare
2. Mohamed Ali samatar
3. Ahmed saleban dafle
4. Husein kulmiye afrax
5. Ismacil Ali abokor
A iyo z
From my baydhabo ❤keep going bro❤❤
Wadada wadnaha wiilka waa saxay. Waxaad ku dartay wadooyinkale oo magacyo kale ayeey leeyihiin.
From Australia 🇦🇺 soo badi sxb
KAALAYA WADADA WADNAHA SIDI AAN KU AQIIN MALAGA BADALAY FROM TARABUNKA TO ISGOOYSKA MIRINAAYO
❤
Kh SH. DH. SOOMALI
P. V. Z. ENGLISH
Waaa run laazcaanood way ka baxdaaaaaaa baradho
Xita baladwyne ka baxda
@@abdiseed3363 sow mahaaaaaaa lagayapeeee inaaan la dhaafin oo meeshay ka baxdo kaliyaaa lagu intifacsado
Waa maslax wlh waahersare suaalahan wadaniga ah waa faaiido toosa inoowada walaalayaal
Su'aasha ugu danbeysay waala sheegay waxaadna ka garan kartaa meesha laki eegeysay iyo siday ula soo booday
9class ayaa ka horeeyey kan kanina waa kii 10 naad 🎉😅
Wadada wadnaha waxey ka bilaabataaa isgoyska tarabuunka kuna dhamataa liido circle(xilligii hore) hadda na isgoyska florenza
Iga codsi wye barnamij kan Ina ka qeyb qaato ii ogolaada waa marki labad aan codsi so dirsanayo 🙏🙏
Wadada wadnaha waxay ka bilabada tarabunka sanco aye ku dhamada wa sax qofki so qoray safarada turkiga😂😂 fadlan cilmi baro dhaha😂😂
Cawo dad damiino ah la keeney❤
🎉🎉
Càwa su alaha wa adeeg😂❤
Kun shilin
shanqol shilling
poqol shilling
Konton shilling
labatan shilling
Toban shilling
Shan shilling
Shilling
Nus shilling
Kumu
Tano
Lacagta wadan kina barta wadamada islamedba wataqanane
Aduunka lama arag bad xuduud noqota xuduud waa dhul ma aha bad hada Rushka iyo USA xudud miyay leyihhin hada bada way is xigaan
Halxirale keen❤
❤❤❤❤
Shanta golaha sare waad qaladay ee iska sax waxay kala ahaaheen
1. Maxamed siyaad barre
2. Maxamed cali samatar
3. Ismail cali abokor
4. Ahmed saleebaan dafle
5. Xuseen kulmiye afrax
Shanta Golaha sare waad khaladeen Ismail Ali Abokor miyaanu ka mid eheen
Afka jack cadnan maxa u haystaa soo qabo lagenka ❤
Ninkaas half mark ayuu lahaa mxa yeelay Kal bar wuu shegay
Maslax
Waxaad ku soo dartaan idiriska iyo captain baara
Afka Cali suasha ah Wadada wadnaha qofka soo diyaariyay waa qof anan isagaba aqoonin Tarabuunka ilaa sanca ayaa ah sida saxda ah
Maya walal Sanca weey dhaaftaa isgooyska degmada Kaaraan ayuu ku dhacaa ilaa isgooyska Mirinaayo
Part 2 sxb
Cxds waxaa laga soo gaabiyay CIIDANKA XOOGA DALKA SOOMAALIUA ee ma ah xulka.
Cidna kumaba oranba xulka ee xoogga ayuu yidhi
Seyga ayay saxay
Dabiinadii away marwo buldhuq iyo busteeyo😂
Macalinka j....n k. A AFKA CALI DAGAHALEY Soshek
Adc
Waa qalad waa Ukraine maaha Russia
Barnamijkaan waa jeclhy dadkna madwadaan yaaap
Wanku wataa zxb mr. Afka cali
Saygaxaaji❤
❤❤
Tartanka aqoonta saan cml ah noso badi xalwo kariye
M.a wamahad sthy
I.a barnaamijkan inaan la joojin rajynayaa
Duba daxyar igaquslisi runti "gacantadha daji kulaha🤣🤣🤣🤣🤣"
Shillinka kenyatiga wa lasisticmalaa gar ahan gedo beledxawo
English Z P V Soomaali DH SH KH
War Kan lee noso galiya hada kadibna 😂😂😂😂😂😂
Letters that are found in english but not somali
= V
=P
.=Z
Letters that are found in somali but not english
=Dh
=Kh
Alfabetada ayaa laga hadlaa ee maahan luuqadda dhan. Balse waxey ka tageen oo aad ku saxan tahay P.
Dh kh sh ku dar
Somalia hadi dollar iyo shilin somali la istic malo lacagihi kale maxa la tirinay maxa lo riday 😌😳😲
P somalia kuma jirto ku dar😂
Kii 11 waad waaye ku laabta xisabta
Kh
P biforbeen katagte
Macalinka jiimka
Dadka geography dheh 😂😂😂 physics beeel😂😂😂
Actor ka Dollar ka wa qaladay $2 dollar ba jirta
Xoolo waaye
Dalka wa dalka siyasad wax la dhahayo maleh
V
Cr7 26 .4 M❤❤❤
200 wad xilmamten dhee😂
Afka Cali sxb Boosaaso wadan miyaa mise waa gobol oo gobolada Soomaaliya kamid ah 😂😂😂
Asc❤❤❤❤❤Asc❤❤❤❤❤❤❤Asc❤❤❤
P
Pbiforbeen katagte
Yaaa ila fahmeey dagaaal aan dadka loo camirayooo oo blze sii srbbaaa ana loo galaa fog yahay😅😅😅dadka waxa laa tousaa qosoool blze .........waaa fahneeey abooo
Wadanka boosaaso kulahaa
waa loo shagay
JEELUUKASAALAKSEEXIYEQOTOMIYEDHAXDHIKTEBARBARDHIKTE
XALWAKARIYE
Been badanaa wadada wadanaha miyaa shaleemo nasar hor martaa wadada wadnaha waxaay ka bilaabtaa tarabuunka ilaa sanac waye shaati beer
Wadada wadnaha miyaan isgooyska mirinaayo ku dhamaan oo bada ah Sanca waxaa ku xiga isgooyska degmada Kaaraan kadib isgooyska mirinaaya u dabeeya
Been aad ku sheegtay wadada wadnaha