Wlhi hooyaday haday xalada ku jirta o malinwalba qof ubarida wllkey o libiiya ku xidhan alle hawnaxariisto hooyoyinka somalida way dhiben walidka ragi😭
Hadan is helno wlhi waan u samraa baa tiriye ku duldhimana weligay kama tagen 😢 ilahyow dhalin yar bn nahay rabiyow isku kaya calaf Aniyo Abdilahi hasan 😢😢🤲🤲
Hanti xalaal oo aad meel kala dhigi weedo Allah haku siiyo hadaad Like ii Saarto😢❤
Caanta Koko udhiig magaceda😂
Aniga iyo Adiga Aqrinaya Qoraalkan ilaheay Qabrigeena beeraha janada kamid ha Nooga Dhiigo Balse waxa ilaa kabaryaa inuu janada Nagu Kulmiyo dhamaanteen./,,,امين يارب ❤😢
Amiin yaa Allah
Ameen ya rabii
Aamiin wll
aamin yaa allah aamin🤲
Aamiin yaa rabi 🤲🤲
ilahayow nolosha inta dhiman hakala geynin rabiyoow dar alle idin jeclhy😢😢😢😢❤🎉
Deeq darajo wa wiil aqlaaq iyo daganan ka muqato m.a
Lamaanahana allaha isku barakeyo ubad qeyr qabana rabi ha kala siiyo❤🤲🤲🤲
Amen😭
Amiin abaayo
Ilhy ubad khayr qabta hadiiyo
Amin
Wareysigii Ugu Horeyey Bilow iyo Dhamaad Anoo Wax Yar Xitaa aan Is Dhafinin aan Dhamaysto M.a Lamanahayga Guuleysta Mar Walba Sidaana Uwada Jira Idin Alle ❤
Podcast waxuu kuwa kle kaga Duwanadey wuna ka qurux badanadey ilhy Haku guuuleyo wllky keep Going ❤
Mashallah labadaan lamane eee yaryar waaa dad qaluub wanagsana Gabadha Waaaa maskin happy ah İska frxsan videoyadoda wan dawada wilkaasna wiil xaskisa jecel Allah waxaaan uga rajeynaaa ineey noloshoda u quruxbdanaato owlaaad bari ahna Allah siiyo.❤
Allah waxan idin kaga baryaa kuwa isku barakoba allah idin kadhigo awlad bariyana allah idin dhex dhigo❤
Ilahay haisku barakeeyo lamanahan ubad saalix ah rabi hasiiyo mashalah barakalah ❤
MashaAllah Allaha idin barakeyo famil qurux badan nolal qurux badan aya idin rajenaa iyo owlad bariya Allaha idin siyo amiin yarabi
Assam iyo Ramla insha allah upad baariya illhy ha idin siiyo insha allah
Madaxweyne Abdi Mohamud Omar We missed Dagaaanki Awoowe❤😢
Anu ramlo oo kaleh waan nahay allow azam koleh ii sii 🤲🥰 waxan nahay labo iska sobola hadna is jecl 😢i am really love U
Wlhi hooyaday haday xalada ku jirta o malinwalba qof ubarida wllkey o libiiya ku xidhan alle hawnaxariisto hooyoyinka somalida way dhiben walidka ragi😭
ilaahoow ramalo iyo asaam ubada qeer qabo sii yaarabi 😢 ani ramalo camal waa ehee ilaahiyow nin asaam camal isii 😢😢😢
Alxm ogu danbeen wey heleen
amiiiiiiiin yaarabi😊
La qaybso dhib mleh faataxo u geey gabarta
Maansh alllh lamano qimao badan weye ale haiskinadan wllhy wanjeclhy lamano kudashomudan❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉 guulysat ❤❤❤
Masha Allah lamanhayga ubid Qeyr qabo Allah haidin siiyo🎉🤲🤲
Allahuma barik dhalinyrdan❤️
Podcast kaaga wuxuu kaga duwan kuwa kalle kaaga waa mid aqlaaq ku dheehan
@@MaxamedabdirixmaanUgaas thanks walaal
Alle ubad baariya ha siiyo lamanahan qarnigan ❤🎉🤲
Illhayow haku kiin barkeeyo yaaa raxaman yaaa rabi noo naxariso waanu ku jecelnahay adigaymahadakusugantahay adoomahaga nahe Salalallalahu caleyhi wasalalam الحمدلله 🤲🏻🤲🏻🕋🕋
Hadan is helno wlhi waan u samraa baa tiriye ku duldhimana weligay kama tagen 😢 ilahyow dhalin yar bn nahay rabiyow isku kaya calaf Aniyo Abdilahi hasan 😢😢🤲🤲
M.a Allah kusahlo😊
Mashallah tabarakallah wa ilmo yaryar o ad u qurux bdan ❤❤❤❤❤
M.nzha allh lamanaha kaliyeen taageero ilhy hysu kiin daayo ubad khyrqabana alle haydin siiyo asaam io ramlo ❤🥰 deeq darajo wll adna hory usoco sida quruxda badn eed uwarysato dadka akhlaada io xushmada kudheehan ayan wax lasiisto lahyn wlhi wiil dagan oowanaagzan tahy
Ubad baariyaala alaah ha idin siiyo
Masha’Allah may Allah protect you both abaayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wlhie ilaa markaan video ga bilabtay wn oyayey alle haysu kiin daayo aamine yaarabi ramlo anigana isooo ducee sidado keleh inan nin bariya helo😫😫😭😭😭😭😭
Ilahay waxan ku waydinyaa nin wanagsan oo Bari ah inaad hesho wlll
English hada rabto ina barato RUclips keey casharo so galiya ❤Like ii Sara aduunkan wll lagu yaha
English
𝐖𝐚 𝐮 𝐛𝐚𝐡𝐚𝐧𝐞𝐲
Mar hada is helo waan usamraa maahe wa udhimaana ilhow naskukaya sin❤
Masha Alllah family Qurux badn waye Alle Ubad Qeerqaba hasiyo jira oo joga Abid♥️🤲🤲 DeeQ darajo Asane waa wiil dagan oo furfuran m.a♥️🫶
Masha.alaah Fmily.qurxoon
Ramla waa gabar yar oo aqli badan masha allah
Say masha Allah ilhy isku daa ubad qeyr qabana hasiiyo wllhi dad aan iskula jeclahy ❤😢
Jah lamanexeygii anislajeclaa mar un inan arkoo iniko lajgo manta Deq in the building❤🎉
Deeq makarofanka naga hagaaji wn ku wataaye lph❤
Walahi naxaristoda❤ m.a wan ilmeyay walahi ❤
Ubad ay ku farxaaan allah siiyo🤲🤲
Ramlo iyo azaam rabi swt haa iskukin barakeyo
Allah iskukiiin daya ubad baaariyal ah Allah idinkala siiiya
Somflix waxad ku amanantahy dagnantada ❤
illahiyow ilmo sii ramloiyoazam ❤❤❤
Masha Allah azam io ramlo laamanha ugu jeclahay tiktok❤❤❤❤
Maa Shaa Allah may Allah bless you guys keep going
Ilahay ubad khayr qaba haydin siyo❤️
M.a Allah wax qery qabo ha siyo
Deep darajo adigana zxp waxaan ku leeyahay keep going wllky
Alla abyo ramlo ooyintaa iskaga midnahay hadaa iska badshid waxaa iskaga bafadhay iisheeg alle haiku kiin barakeeyo❤❤❤
Allahayow ubad kheerqabo siii yaa Rabbi
Amiin
Ilahay ubad kher qabo sii🎉❤🤲
❤❤❤❤❤mash allh isku waara abid ubad kheyr qaban alle hydinsiiyo
ALLAH HA IDING KU
IRSAAQO ILMO CAFIMAD QABAAN OO BARI YAAL
AH 🤲AZAAM 💕RAMLA.
Msha allh lamaanaha qarinaga ralmlo hasaam msha allh Alle hadinabarakeeyo wAa lamaanaha aan jaclahay ilhy awaad saalax aha Alle hainkala.siiyo
Ubad baariya allah idin siiyo fmily kaliya aan taagero tihiin❤❤
Mansha alaha isku barakoba o isku wara cafimadqab ban idinrajeynaya ❤❤❤❤❤❤❤
Masha allah ilaahy waxaan baryayaa inAy farxad ku wada noladaan Masha allah aamin dhahq❤❤
Ilmo baari Allah idin siiiyo 🥺
Ilhow isha dadka daciifka ka xijaab lamanahan yaryar awlad bdana sii o bariya
Allow ubad qeer qabo seee🤲🤲
Amiin 🤲🤲
Msha allah Alla ha isu kiin daayo ubad baariyana alla ha idin siiyo 😍
Manshalah Allow isku barakee
Ubad khayr qaba oo ay ku farxaana Kala sii yarabi ❤
Ilohow mid azam cml ii sahal😭🤲🏼
Masha allah lamanahaygii alle aysgu kiin barakeeyo❤
Masha allah guleysta
Mash Allah isku waara kuwaygki Allah ah in siiyo aubhda khar qabha.. ❤❤❤❤❤😮
Illhay ha idin barakeyo 🎉
Team barca like sara
Marka hada ma ciyaarba laga waramaya. 🫠
😂😂?
Visca💙🫀
C. M. C. CABDI MAXAMUD CUMAR 🎉🎉🎉🎉
Mashallah.. lamanaha kalih an tagyera, my role model nolal wcn oo wngsn
Sxb waraydiga lamaanahaan noosoo badi❤❤😊
Mssha allah walaliyaal❤❤
Cute and humble
Goat Messi🐐💙
Goat cr7 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Ilaahayoow ubad baari ah sii yaa rabi😢❤
Ramlo iyo asam love buran walhi🎉❤
❤
Tamiiim iyo ftuuuzhna zo qbo deeqow
M.a aloow famlkan awlaad bari ah siisi
Masha allah walal qali❤❤😊😊
M.a ilahay ubad bariye ha idin siyo 😢❤
Ramlo waa fariid yar❤❤❤❤
Ilhow ubad qayrqabo sii❤
M a allaah ha idin siiyo ubad baariya
M.a ilmo khyer qaba ala hasiiyo❤ qoyskaan
@@Maymun-m9l amiin
Amiiin yarabi
@@Somflix01 amiin
Amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin
Ameeeen ubad bariya ah
This couple uffffff🥺😍🫶✨
Masha allh ❤
Masha Allah isku waara ubad Allaha no siiyo❤
mashlh allha ininbrkeyo aqira io aduun wxa jeceshiih allha idin siiyo
Msh alaah ale hayku daayo asaam iyo ramlo
M.a ilahy ilmo kheyer qaba hasiiyo❤ qoyskagaas
Amiin
Mansha allah qoys quruxbdn
ilahey awlad baariya ha idin siiyo💯🥰
Mashallah walal 😊♥️♥️
Mashalah kuwan ookale❤️🤴👸
❤❤❤❤❤❤
Masham Allah ♥️ ♥️ ♥️ 🎉🎉🎉
Masha allah kuweygii ❤❤
Manshah wll iskuwaara inbadan❤❤❤
Allaaha siiyo oowlaad baari eh❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
Lamanaha kaliya ee kudayasho mudan😢❤
Yaa raabii awlaad siiii lamanaha jeclaaa❤
Jacaylka dhabtaihi haduu kugudhaco waligaa qalbigaaga kamabaxayo qofkaas Aniga 15sano qofbaan jeclahay rajana kamaqabo inaan helayo xataa xajka intaan tagay ayaan Alle kabaryay inuu qalbigayga kamasaxo iisooduceya inqofkaas Qalbigayga Alle kamadoobeeyo😢
Deeqow Part 2 soo duub
Allow Awlaad Sii ❤️❤️❤️❤️❤️
Mnsh Allah wll ♥️