Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Daljirka dahsoon wuu saxay waana dadkii aan magacyadooda lagaranayn Qof iga danbeeya ha waydiinina
Sax waaaye
Masha allah barnamijkan wllhi waa u riyaaqay gacan ayaa utagay anga m.a allaha idin xifdiyo❤❤❤
caaga madhige wuu saxan yahay daljirka daahsoon waa dadkii hore qaranka wax uso qab tay hadane aanla aqoon in ❤❤❤❤❤❤
Taalada daljirka dahsoon waxa ay astaan u tahay qabuuraha askartii soomaaliyeed ee u dhintay difaacidda jamhuuriyadda soomaaliya ee aan la aqoonin fadlan like saar si ay dadku ugu haldoomin jawaabtana u fahmaan
Aniga xataa sidees baan u qaan, waliba askartii ku dhimatay dagaalkii kowaad iyo labaad, oo aan magacyadooda lagaraneyn.
@@ayaanshire-ed9og Aad iyo aad
Saxky cagmadhige guuuuul wacan 👍👍💯
Afka Ali wankusalami sxb qali tagyera nambar 1 👍👍 Gul wacan plz barnamijkaan markastoo nosogaali sxbow
Daljir ka daahsoon wuu saxan yahay Daljir aan la garaneynin. Wye 👏👏👏👏👏
Cagma.dhige wuu saxanyahay daljirka dahsoon wuxuu utaganayahay qofkaste oo qaranka somaliyeed usoo halkgamay oo aan la aqoonin
Saxibkey afkacali horii usocoo wankuwataa keep going
Barnamijyada noocaan ah Soo badi waa kala faaideysi 👌🙏🤸
Marhaba Mr Afka Ali adi baskaba raaligalinta kabixisen barnimijki hore qaladkisa wan niqa aqbalnay from jabuuti
Isoo duceeya😢😢
Waji cidhiidh damiin weye wlhi waan fuuray hhh😂😂😂😂😂😂😂vFunny weye wna barmaamij aad u faaido bdn sxb soo badi
nasteexowaankaxumahayxaaxibguulaankularabaybalsenasiibkaayaankuudiiday❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa sax
Cagmadhike waa kajawabay waa sax
AQOON WEEDAARSIGA. WAA MUHIIN. WAX HALABARTO😊😊😊
Keep moving
Daljiirka dahsoon waa sax 😮😮😮
Waa firida galayda jawaabtu
m.a barnamijkan saan u jeclahay kusoco afka cali hanaga joojin plz
Waslasoodaten muqala ❤
Afka kali. Classmate so.baaadi❤
Darjirka darsoon waa siduu oga jawaabay cagmadhige 8 dhibcood bey shaqeysteen laki iyo cag madhige
Waa qalad 2dagmo eelbaarka waa wadaji iyo xamar jabjab waabari intuu ka soogalaa km4 meeqa dagmo ayuu ku yaalaa kalabarta
Wa beeen daljirka daahson wa sida u uga jawabay qof kasta ooo dalka u dhintay oo ana laqon aya loga magac daray haben walba qald aya dadka ugudbinesan
Daljirka dahsoon ma ahan sirdoon ee waa qof waliba oo dalka u dhintay ee aan magaciisa lagaraneenWuu saxanyahay yarka.
Team koko
Falembo qish nagada dheh manne come on 😂
Haada
Afka cali barnaamijkan soo badi
Iskulka wa la qurxiyy yaaah😂😂
Wabari kumajiro
Jabuuti xuduD LaMa WadagTo
Wllh afka cali videoga waigasodahise msajidka cisha marki san loga sobaha wskuga tashanaye ninka maha kudacay ankuhay next igasodaqsa bari i.a
Soomaaliya waxay xuduud dhuleed la leedahay somaliland Ethiopia iyo kenya
Cagamadhige si sax ah ayu kaga jawabay,Daljirka dahsoon iyo nabad sugid waxba iskamagalin
Asxbta wan idin salamay ❤❤❤
Wll galaydhaka waaye
nasteexo hayeey wiji cariiri damiin ilaheey qabta
Jabka waye
waji cariiri boisaso wax kaweydiiya😂😂😂
Masteexo ana ku imanaya😂😂
Waji ciriiri😂
Labadaba ha leeyga jaree u dhiib
Waa jabka weyi
Qofka haduu kajwaabi waayo oo liska tiraayo intee lagu Arkay waxaan gem maaha😅
waji cariiri reee miyi uurleh😂caanaha kulaha
Barnamijkaan marka kudhahday waa jecelnahay asaga dhanaa lawaayey 😂😂😂 hada maa lakeenay😂
Boqorka hada waa galeyer
Jabka
Waax neefka ariga qaadi karo lkn geela usan qadi karin waa guska waye, bila qooq ! 😂😂😂
Sorry 😢😢😢😢❤❤❤❤ nastexo indho
Jabka waaye
❤❤❤❤
Soo badi😂
3*2=6. 2+2+2=6
Kaaraan shibis yaaqshiid
❤
Sxb afka Cali sualo haya iicodey an so diyariye
Barnamijkan waa ku heysanaa
😢2x3 and 3+3
Barmajika aad,ufcn, sida,suasha,O'Day m,sdo
Bil ( dayax kaga haboon)
Daljirka dahsoon waa dad badan oo la aqaonin qaas utahay ee sii dhibcaha
I,well bay appollagys
Kiiloomitir 0waa shabeele no cabdul casiis
Nasteexo❤❤😂😂😂 sorry
Ciidankaqarankasomaliyedwaye😅😅
Sxip afka Ali aniga rayi ayaan kuku darsanaah sxip Aniga waxaan qabaa teamka kafaa iideysi helo inaanan su,aal aanan la weydiin oo laga bootiyo maadaama eey 2 point eey qaateen oo teamka xiga loo wareejiyo su,aasha
War gabadha nastexo indho ah maxad Kala donten wajicadhiidhi damiinka
Daljirka dahsoon ardayga saxan macalinka qaldan
Caga ma dhige ciyaal gowel ma ahan 😄😄
Radio hargeysa wey Shaqeysa ilaa Dowladi somali ila tan muuse Biixi 😂😂 wey shaqeysa
Su aasha 3 tiro markii leesku daro iyo markii leesku dhufto 6 keeneyso halee fanhansiiyo
1×2×3=61+2+3=6 waakas walal
Dal jirka dahsoon soo caga madhige sheeegay baa saxan ee halagu laabto
😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤
Abaska su,aalo ma kuusooqoraa
Su,alpha,ku he's hiya, group 3
Keysane kusoodar
Kmo waa juba
Hhhh
Boqorka haada ma gor goraa misa wa galeyr
Cawa falenbo maxa ku dhacay
Kuwaan waxba ma baran miyaaa wnba ka yabee
1x2+3=6😂😂😂
waji cariiri waa reer gobol jahil ah hhhhhhhhhh
1*2*3=6
Daljirka dahsoon wuu saxay waana dadkii aan magacyadooda lagaranayn
Qof iga danbeeya ha waydiinina
Sax waaaye
Masha allah barnamijkan wllhi waa u riyaaqay gacan ayaa utagay anga m.a allaha idin xifdiyo❤❤❤
caaga madhige wuu saxan yahay daljirka daahsoon waa dadkii hore qaranka wax uso qab tay hadane aanla aqoon in ❤❤❤❤❤❤
Taalada daljirka dahsoon waxa ay astaan u tahay qabuuraha askartii soomaaliyeed ee u dhintay difaacidda jamhuuriyadda soomaaliya ee aan la aqoonin fadlan like saar si ay dadku ugu haldoomin jawaabtana u fahmaan
Aniga xataa sidees baan u qaan, waliba askartii ku dhimatay dagaalkii kowaad iyo labaad, oo aan magacyadooda lagaraneyn.
@@ayaanshire-ed9og Aad iyo aad
Saxky cagmadhige guuuuul wacan 👍👍💯
Afka Ali wankusalami sxb qali tagyera nambar 1 👍👍 Gul wacan plz barnamijkaan markastoo nosogaali sxbow
Daljir ka daahsoon wuu saxan yahay Daljir aan la garaneynin. Wye 👏👏👏👏👏
Cagma.dhige wuu saxanyahay daljirka dahsoon wuxuu utaganayahay qofkaste oo qaranka somaliyeed usoo halkgamay oo aan la aqoonin
Saxibkey afkacali horii usocoo wankuwataa keep going
Barnamijyada noocaan ah Soo badi waa kala faaideysi 👌🙏🤸
Marhaba Mr Afka Ali adi baskaba raaligalinta kabixisen barnimijki hore qaladkisa wan niqa aqbalnay from jabuuti
Isoo duceeya😢😢
Waji cidhiidh damiin weye wlhi waan fuuray hhh😂😂😂😂😂😂😂v
Funny weye wna barmaamij aad u faaido bdn sxb soo badi
nasteexowaankaxumahayxaaxibguulaankularabaybalsenasiibkaayaankuudiiday❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa sax
Cagmadhike waa kajawabay waa sax
AQOON WEEDAARSIGA. WAA MUHIIN. WAX HALABARTO😊😊😊
Keep moving
Daljiirka dahsoon waa sax 😮😮😮
Waa firida galayda jawaabtu
m.a barnamijkan saan u jeclahay kusoco afka cali hanaga joojin plz
Waslasoodaten muqala ❤
Afka kali. Classmate so.baaadi❤
Darjirka darsoon waa siduu oga jawaabay cagmadhige 8 dhibcood bey shaqeysteen laki iyo cag madhige
Waa qalad 2dagmo eelbaarka waa wadaji iyo xamar jabjab waabari intuu ka soogalaa km4 meeqa dagmo ayuu ku yaalaa kalabarta
Wa beeen daljirka daahson wa sida u uga jawabay qof kasta ooo dalka u dhintay oo ana laqon aya loga magac daray haben walba qald aya dadka ugudbinesan
Daljirka dahsoon ma ahan sirdoon ee waa qof waliba oo dalka u dhintay ee aan magaciisa lagaraneen
Wuu saxanyahay yarka.
Team koko
Falembo qish nagada dheh manne come on 😂
Haada
Afka cali barnaamijkan soo badi
Iskulka wa la qurxiyy yaaah😂😂
Wabari kumajiro
Jabuuti xuduD LaMa WadagTo
Wllh afka cali videoga waigasodahise msajidka cisha marki san loga sobaha wskuga tashanaye ninka maha kudacay ankuhay next igasodaqsa bari i.a
Soomaaliya waxay xuduud dhuleed la leedahay somaliland Ethiopia iyo kenya
Cagamadhige si sax ah ayu kaga jawabay,Daljirka dahsoon iyo nabad sugid waxba iskamagalin
Asxbta wan idin salamay ❤❤❤
Wll galaydhaka waaye
nasteexo hayeey wiji cariiri damiin ilaheey qabta
Jabka waye
waji cariiri boisaso wax kaweydiiya😂😂😂
Masteexo ana ku imanaya😂😂
Waji ciriiri😂
Labadaba ha leeyga jaree u dhiib
Waa jabka weyi
Qofka haduu kajwaabi waayo oo liska tiraayo intee lagu Arkay waxaan gem maaha😅
waji cariiri reee miyi uurleh😂caanaha kulaha
Barnamijkaan marka kudhahday waa jecelnahay asaga dhanaa lawaayey 😂😂😂 hada maa lakeenay😂
Boqorka hada waa galeyer
Jabka
Waax neefka ariga qaadi karo lkn geela usan qadi karin waa guska waye, bila qooq ! 😂😂😂
Sorry 😢😢😢😢❤❤❤❤ nastexo indho
Jabka waaye
❤❤❤❤
Soo badi😂
3*2=6. 2+2+2=6
Kaaraan shibis yaaqshiid
❤
Sxb afka Cali sualo haya iicodey an so diyariye
Barnamijkan waa ku heysanaa
😢2x3 and 3+3
Barmajika aad,ufcn, sida,suasha,O'Day m,sdo
Bil ( dayax kaga haboon)
Daljirka dahsoon waa dad badan oo la aqaonin qaas utahay ee sii dhibcaha
I,well bay appollagys
Kiiloomitir 0waa shabeele no cabdul casiis
Nasteexo❤❤😂😂😂 sorry
Ciidankaqarankasomaliyedwaye😅😅
Sxip afka Ali aniga rayi ayaan kuku darsanaah sxip
Aniga waxaan qabaa teamka kafaa iideysi helo inaanan su,aal aanan la weydiin oo laga bootiyo maadaama eey 2 point eey qaateen oo teamka xiga loo wareejiyo su,aasha
War gabadha nastexo indho ah maxad Kala donten wajicadhiidhi damiinka
Daljirka dahsoon ardayga saxan macalinka qaldan
Caga ma dhige ciyaal gowel ma ahan 😄😄
Radio hargeysa wey Shaqeysa ilaa Dowladi somali ila tan muuse Biixi 😂😂 wey shaqeysa
Su aasha 3 tiro markii leesku daro iyo markii leesku dhufto 6 keeneyso halee fanhansiiyo
1×2×3=6
1+2+3=6 waakas walal