CLASSMATE SUAALO WADNAHA JARAY AYUU WEYDIIYAY GALAD DIIRIYE GROUP KEE BADIYAY ?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 июл 2024

Комментарии • 37

  • @Laaki-ny4xh
    @Laaki-ny4xh 3 дня назад +13

    war cawa.igu qaata fadlan like isara 😢😢😢

  • @HuzeynDuqow
    @HuzeynDuqow 3 дня назад +5

    Sxb goobweyn magaala maahan ee waa tuulo, waxana la rabay inaa dhahdaan tuuladey iskaga daraan sheega

  • @xuseencabdiqadir9161
    @xuseencabdiqadir9161 3 дня назад +3

    15 oct 1969 ayaa ladilay waxaana lagu dilay magaalada Laas caanod

  • @abdiqadirnuure8762
    @abdiqadirnuure8762 3 дня назад +3

    Labo butuc guulysta Marwo buldhuuq❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ARSHAAD01
    @ARSHAAD01 7 часов назад +1

    SU'AALAHA CAMAL SOO BADI OO DALKA AH PLEASE

  • @cabduraxmaancabdullaahicar8601
    @cabduraxmaancabdullaahicar8601 3 дня назад +3

    Good by

  • @YasirMohamedMuse-ye5uu
    @YasirMohamedMuse-ye5uu 3 дня назад +2

    Faleenbo nin lawayey sodhawoow🎉🎉

  • @NajaxCawil-kf8kf
    @NajaxCawil-kf8kf 3 дня назад +2

    Lkin soo badi

  • @bilanbabdulahi8442
    @bilanbabdulahi8442 3 дня назад +1

    Faleembo, welcome back 🙏

  • @Scar-Face_Somchennel
    @Scar-Face_Somchennel 3 дня назад +2

    Shaati beeroow bilaaja carab dagmo ma ahan ee waa xaafad meeshaas iga hubi yqe🤣🤣🫡

  • @CabdullahixumidiidCabdul-pw2cw
    @CabdullahixumidiidCabdul-pw2cw 3 дня назад +1

    Afka cali hore u soco.

  • @MusdafRishow
    @MusdafRishow 3 дня назад +2

    Waww afkaa

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 3 дня назад +1

    Somali bada cas malaha wa hindia ocean iyo golf of aden bada cas wa eletria jabtui iyo carabta

  • @abdallafarah7121
    @abdallafarah7121 3 дня назад

    Aad iyo aad Baraamijkan soo badi shb❤

  • @Rihaanaciisaa66
    @Rihaanaciisaa66 3 дня назад +2

    Su aalaha qofkii soo qoray siduu iga qayb galaa😂 wuuba yaqaanaaye

  • @daadiimaxamed164
    @daadiimaxamed164 3 дня назад +1

    Kp going afka cali

  • @user-dh2gr8tq8y
    @user-dh2gr8tq8y День назад

    Indho welcome back❤

  • @user-ho2ts7hi2l
    @user-ho2ts7hi2l 3 дня назад

    toh dheer magaalo mayaa mase waa degmo
    midna mahan Waa gobol halka iska hubiya galad Diiriye

  • @ayaaniita
    @ayaaniita 3 дня назад

    Qurbac iyo qaalin weeye

  • @user-sr4om4xq7l
    @user-sr4om4xq7l 3 дня назад

    ❤❤❤❤❤

  • @farxanyusuf1342
    @farxanyusuf1342 3 дня назад

    Waaaw waaan idiin tagera time buldhuq

  • @user-bq7yq5nm1m
    @user-bq7yq5nm1m 3 дня назад +1

    FaaaLenbo nin Ragedka soceLiYa markasta

  • @Cabdifataaxyoung25
    @Cabdifataaxyoung25 3 дня назад +1

    Hori usoco ❤

  • @Maxkamada145
    @Maxkamada145 3 дня назад +1

    Wabiga meesha bada uga daro waa dhay tubaako 😂😂 goobweyn 😮

  • @user-lh3ug7hi8o
    @user-lh3ug7hi8o 3 дня назад

    Togdheer waa gobal mahan magaalo bro lkn tukaraq iyo talex waa magaalo jwbtaas waa khalad

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 3 дня назад +1

    Kumo iyo tano shilin le waye 😂 hda qaldanen

  • @dr.faatimaabdinasir9745
    @dr.faatimaabdinasir9745 3 дня назад

    Wa barnamijka kaliya an u jeclahay barnamijyadadad keep going

  • @user-mj9tt4jb5p
    @user-mj9tt4jb5p 3 дня назад

    Abdirashiid Cali sharmarke weeye wxaana lagu dilay laascaanod😢😢😢😢

  • @DugsigaTawfiiq
    @DugsigaTawfiiq 3 дня назад +1

    Afka huray usuco.

  • @mohamedabdi8229
    @mohamedabdi8229 3 дня назад +1

    Waxa lagu dilay laas caanood

  • @jaadhigcade2431
    @jaadhigcade2431 3 дня назад +1

    W͟a͟a͟n͟a͟ c͟e͟e͟b͟e͟y͟a͟y͟ 😂

  • @AxmedIsteeloo
    @AxmedIsteeloo 2 дня назад

    Niireg iyo niirig

  • @CaliAxmedQoorey
    @CaliAxmedQoorey День назад

    Ukiyalaha waxeyna usiibey wey indhaweytahay 😂😂😂😂😂

  • @fatimahassanahmed8131
    @fatimahassanahmed8131 3 дня назад

    boosaaso waa bada cas iyo baebaro

  • @xuseencabdiqadir9161
    @xuseencabdiqadir9161 3 дня назад +1

    Adi lee cheating sameenaye

  • @Yeberowosman57888
    @Yeberowosman57888 3 дня назад

    Togdheer waa gobol ee maahan magaalo halkaa iska saxa

  • @Faaraxtahaliil
    @Faaraxtahaliil 3 дня назад

    Togdheer waa gobol waaye cawaan yahay dadka marin habaabinta ka daaya, teeda kale tukaraq degmo ma ahan teamka balaala hadaad dulmineysaan waa jeelkadiin anigu apologies ayaan idin kaga fadhiyaa video ga xiga😡😡😡