CLASS ROOM SUAALO WADNAHA NA JARAY AYUU NA WEYDIIYAY GALAD DIIRIYE GROUP KEE BADIYAY ?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024

Комментарии • 95

  • @madadaalo250
    @madadaalo250 2 месяца назад +3

    Nabigeena Muxamed ah aan ku salino scw scwscw scw scw scw scw scw

    • @maslahabdi-w7o
      @maslahabdi-w7o 7 дней назад

      Allahuma sali cala nabiyana Muhammad scw scw scw

  • @halimaomar6179
    @halimaomar6179 3 месяца назад +3

    1.adan cade
    2.abdirishid cali sharmake
    3.siyaad bare
    4.cali mahdi
    5.abdiqaasim
    6.abdulahi yusuf
    7.shiikh shariif
    8.farmaajo
    9.xasan shikh
    Waryaaa 9 madaxweyne ba so martee su.aasha wa sax

  • @CabdullahixumidiidCabdul-pw2cw
    @CabdullahixumidiidCabdul-pw2cw 3 месяца назад +6

    Afka cali hore u soco Muuqaalada taxanaha ah sidaan u wad insha alaah

  • @bashiirbashka2831
    @bashiirbashka2831 3 месяца назад +7

    Afka Cali wuxuu sameeyay Qish isagoo adeegsanaaya Taleefankiisa muqaalka markuu marayay daqiiqada 7:55 ( Todobo daqiiqo iyo konton iyo shan sakin.)

  • @cabdallaccmn2256
    @cabdallaccmn2256 3 месяца назад +5

    Macalimoo soomalia 9 maxad Wayne soo Marty hidii Markle lagu daro soo laawashada xasan shiikh waa 10 madax Wayne

  • @maxamedcali4444
    @maxamedcali4444 3 месяца назад +2

    Jwabtada qalad wayed daadiyaha,,,
    Dalka 9 madax weyne ayaa soo martay
    1-Aaden cabdulle cisman
    2-Cabdi rashiid cali shar marke
    3-maxamed siyad bare
    4-Cali mahdi maxamed
    5-Cabdi qasim salad xasan
    6-Cabdi laahi yusuf
    7-Sheeq shariif
    8- Xasan shiiq maxamud
    9-Maxamed cabdulahi farmajo

  • @inamahad-uy9ze
    @inamahad-uy9ze 3 месяца назад +3

    Shibiray dhulka joogo waa 5 afar geetka waxaa saaran waa 7

  • @AbdinaasirDheere
    @AbdinaasirDheere 3 месяца назад +3

    Lakiiin kuwa mobile 📱 isticmaalooyo bee afka

  • @CabdullahiXaylemaxamuud
    @CabdullahiXaylemaxamuud Месяц назад

    maxamad siyaad bare

  • @KhadarMK12
    @KhadarMK12 3 месяца назад +2

    Wcs, Afka Cali kaalay adi comments ma aqris miyaaa? 🤔 Cinwaanka calyada ah 😂 oo aa la fasiri karin class room macnaheed 🤔 Class room❌ Classmates✅ next video gaan cml nagga plz. Hana ceebeenin 😊 👍

  • @KiikoJr123
    @KiikoJr123 2 месяца назад

    Maxamed siyaad bare waxa uu ahaa Sareeye Guud

  • @abdullahimohamedali8397
    @abdullahimohamedali8397 Месяц назад +1

    Dadka dhahaa waligay xamar kama bixin ma socod aya wax lagu bartaa mise waxbarasho lagu qaataa

  • @adnanfarahhashi3300
    @adnanfarahhashi3300 3 месяца назад +1

    Balaala halaguso daro barnamijka wa shactiro miiran wey nagu baxda aniga iyo qoyskeyga

  • @AxmedIsteeloo
    @AxmedIsteeloo 2 месяца назад

    Waxa soo marey waa saagal 1adan cade 2cabdiirashid 3 siyaad bare 4cali mahadi 56cabdiilahai yusuf 7shekhe sharif 8 xasan shekhe 9 farmaajo

  • @husengarad
    @husengarad Месяц назад

    Adancade c/rashid maxamed siyad cali mahdi cabdi qasin c/haahi yusyf sh sharif xasan sheeq maxamed c farmafo 9 aya somartay madax weynahi 4 waa cali mahdi

  • @ilkacase0000
    @ilkacase0000 Месяц назад

    ❤❤❤❤

  • @Saabo607
    @Saabo607 2 месяца назад

    Waa qalad 9 madaxweyne soo martay labada xasan sheekh 10 ku noqonayaa hadii hal laga soo qaato waa 9 madaxweyne

  • @xaawoaxmed1972
    @xaawoaxmed1972 3 месяца назад

    Mashallah waa aina ud uwangase❤❤❤❤❤❤❤ walo bahanyah wacyegslin ta hore usoco

  • @SumayoAhmed-us6iy
    @SumayoAhmed-us6iy 3 месяца назад

    Muqaaladiina qaylo ladaawan Wayne nagadaaya qofka xitaa qal qal kuridaysaan😊

  • @jabradirshe8209
    @jabradirshe8209 2 месяца назад

    4 iyo 5 kala yhn gedka waxa saran 5 marka xisabsk

  • @IkraanXareed
    @IkraanXareed 2 месяца назад

    Macalimada xisabtan Ahy ilen isma ogen😮😅

  • @husengarad
    @husengarad 26 дней назад

    Jagada iyo darajada labey kalayahi

  • @saidahmed2430
    @saidahmed2430 3 месяца назад

    Team Afka iyo Nakata sagaalka 9 madaxweyne wey sheegeen waa sax hadii Xasan Sheeq labo mar laxisaabona waa 10

  • @saidnourainan5223
    @saidnourainan5223 3 месяца назад +1

    Dadkani Iskuullo ma galin waligood.

  • @husengarad
    @husengarad Месяц назад

    Afka cali kamaheyeno barnamki tartan aqonedki😊

  • @Mudysaransoor
    @Mudysaransoor 3 месяца назад

    Keep going afkaa cali

  • @Fatherofali1
    @Fatherofali1 3 месяца назад

    7 kuwa kor 5 kuwa hoos wlhi videoga jawabta ma dhameysan pause an geliyay

  • @BasraAli-nk1je
    @BasraAli-nk1je 3 месяца назад

    Soon soonfur sidataal seko arafo safar mawliid labada bildhuro sabuux iyo waaberiis halka maqan waan ilawsanahay e halagu daro

  • @axmadaybarodo
    @axmadaybarodo 3 месяца назад +1

    Afka ca
    Li one like

  • @AbdirahmaanJirde
    @AbdirahmaanJirde 2 месяца назад

    Madax waynaha falastiin way qisheen wllhi😂

  • @xuseencabdiqadir9161
    @xuseencabdiqadir9161 3 месяца назад

    Wiliba wuxuu ahaa General kii 2aad midkii ugu horeeye ee General noqdo wuxuu ahaa General Da’uud

  • @omarmohamedmoalim5182
    @omarmohamedmoalim5182 3 месяца назад +1

    10 madaxweyne ayaa soo martay
    1.adan cade 2.c/rashid 3.C/risaq.4.Maxamed Siyad 5.Cali Mahdi 6.C/qasim 7.C/llahi Yusuf 8.Shekh Sharif 9.Xasan Shekh 10.Farmajo Saas wax u fama

    • @GeediAbdi-ue3zi
      @GeediAbdi-ue3zi 3 месяца назад

      Cabdirisaaq goormu madaxweyne noqday 😂
      9 madaxweyne waaye
      Cabdirisaaq madaxweyne ma noqon ee raisul wasaare buu noqday sanadiii 1964-1967

  • @xuseencabdiqadir9161
    @xuseencabdiqadir9161 3 месяца назад

    General Maxamed Siyaad Barre miyaa garan weydeen. Wuxuu ahaa General

  • @feis9082
    @feis9082 3 месяца назад +1

    40.000 iyo 40 sos iyo 70 miljan iyo bar

  • @ShucaybxasanIbnujidaal
    @ShucaybxasanIbnujidaal 3 месяца назад +1

    9 madaxwayne
    C/qaasim salaad

  • @ugbaadjimcaale3981
    @ugbaadjimcaale3981 3 месяца назад

    Afka cali madaxwaynaha falastiin Google weydiiyey😂var

  • @AbukarCali-oi3lx
    @AbukarCali-oi3lx 3 месяца назад

    Hebel atax yadka ayu ku dhusay ayu noqday nakata wayo 4 atax yad aya laga dhadhicin waye

  • @sacdiamacalin127
    @sacdiamacalin127 3 месяца назад

    Waakahelney❤❤❤❤❤❤

  • @CabdiSaaq-fo4xi
    @CabdiSaaq-fo4xi 5 дней назад

    Yaasir carafaad

  • @NuurtoCabdullhi-pl5tq
    @NuurtoCabdullhi-pl5tq 3 месяца назад

    Suu,aalo fiican❤❤❤

  • @shamsomohamed520
    @shamsomohamed520 3 месяца назад +1

    Aka stop qayaanada falastiin waa rishgaraysay

  • @CabdullahiXaylemaxamuud
    @CabdullahiXaylemaxamuud Месяц назад

    kuwa geedka saaran 3 hoos 1

  • @bashkacade115
    @bashkacade115 3 месяца назад

    Iska saxa somalia waxa soo martay 10 madaxweyne xasan shekh 2 mar eh inta kle 9 madaxweyne waaye

  • @SalaadNuur-u7f
    @SalaadNuur-u7f 8 дней назад

    War caagadii noogusoocelsha

  • @AbdullahiNuh-w7t
    @AbdullahiNuh-w7t 3 месяца назад

    Plz noso badii lkn Nastixo aawi baryaahan magursaati

  • @ismailaxmed1187
    @ismailaxmed1187 3 месяца назад

    Dadka beenta ka daa
    Madaxwaynayaasheena waa 9
    Kaliya madaxwayna xasan Shiiq ayaa 2 jeer Soo noqday oo lamid ah tiradoo 10
    1 Aadan cadde
    2 Cabdi rishiid Sharma arke
    3 Siyaad bare
    4 Cali mahdi
    5 Cabdi qasim
    6 c/lihi Yusuf
    7 shariif sh Ahmed
    8 farmajo
    9 xasan shiilh

  • @saidnourainan5223
    @saidnourainan5223 3 месяца назад +1

    7 ayaa geedka saaran dhulkana 5 ayaa joogta .

  • @libanali276
    @libanali276 3 месяца назад

    Afka cali qisho sameyay toog😂

  • @abdullahimohamedali8397
    @abdullahimohamedali8397 Месяц назад

    Dad aqoon leh maba ahan

  • @farxanyusuf1342
    @farxanyusuf1342 3 месяца назад +1

    Shactiro badan wanka helay

  • @cabdallaccmn2256
    @cabdallaccmn2256 3 месяца назад

    1 adan cade 2 cabdirshiid cali sharmaake 3 siyaad bare 4 cali mahadi 5 Abdi qaasin 6 cabdulaahi yuusuf 7 shiikh shariif 8 Farmaajo 9 xasan shiikh oo hadane Markle soo laabtay

  • @Koko-media234
    @Koko-media234 3 месяца назад

    9 madax weyne wye hal madax weyne haduu soolaabto waa latirinaa tirada

  • @Cumar-g8k
    @Cumar-g8k 3 месяца назад

    Madaxda dalka soo martay waa 9 dhibcahaas waa laidinka qalday

  • @XasanKhaliif-gk4id
    @XasanKhaliif-gk4id 3 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @abdikadirbulle-e2v
    @abdikadirbulle-e2v 3 месяца назад

    2:05 😅

  • @abdikhadar1948
    @abdikhadar1948 3 месяца назад

    Mucalika wuu qaldanyahay Dalka 9 madaxweyne basomaray

  • @baliilyare
    @baliilyare 3 месяца назад

    mopil firiyen waa qasheyn 😂😂😂😂

  • @Aadancarabo7700
    @Aadancarabo7700 3 месяца назад

    Dumarku 0 waaye wr wax wabrata jaalayaa afka calow adina dadka cilmiga u saaxiibka ah noo keen ileen mesha bootar lama marsanayee😂

  • @CabdullahixumidiidCabdul-pw2cw
    @CabdullahixumidiidCabdul-pw2cw 3 месяца назад

    Tirada geedka saaran waa 7 tirada dhulka joogtana waa 5.

  • @AbdiraxmanMaxamud-j3h
    @AbdiraxmanMaxamud-j3h 3 месяца назад

    Zeko safar

  • @yuusufmaxamed7354
    @yuusufmaxamed7354 3 месяца назад

    Madaxweynayaashu waa 9 marka Xasan labadiisa xilli lagu daro waa 10

  • @abdikadirbulle-e2v
    @abdikadirbulle-e2v 3 месяца назад

    Waa salaada maqriib 4 afaar ataaxyaad

  • @Nur.Ducale
    @Nur.Ducale 3 месяца назад

    Suaasha shimbiraha ee xisaabta waa 7 iyo 5 kor waxaa saaran 7 hoosna 5 😂😂😂😂 waxbarta ma la idinku karo 100 kulahaa😂😂😂

  • @Nur.Ducale
    @Nur.Ducale 3 месяца назад

    Waa salaada maqrib sax wlhi I aamin

  • @ShucaybxasanIbnujidaal
    @ShucaybxasanIbnujidaal 3 месяца назад

    7 geedka saaran
    5 dhulka

  • @farxanyusuf1342
    @farxanyusuf1342 3 месяца назад +1

    Nosoo badi

  • @Bulshobile1
    @Bulshobile1 3 месяца назад

    9 Madax weyne Ayaa Soo Martay Afka Cali Waa Saxan yahay

  • @ahmedasma3856
    @ahmedasma3856 3 месяца назад

    My love
    Afka 🎉100k bon courage

  • @fatima20031
    @fatima20031 3 месяца назад

    Plz barnAAMIJYADAN NOSO BADI

  • @barbatov288
    @barbatov288 3 месяца назад

    Markiisi hore wuxu ahaa jaale

  • @VyzbKartel
    @VyzbKartel 3 месяца назад

    Wan uxiisnay gamekan

  • @ZayidShucayb
    @ZayidShucayb 3 месяца назад

    ciYarta marka LakaLa badiYo HaLays xuJeysto dhadhan uYeeLa 😂😂😂

  • @ZayidShucayb
    @ZayidShucayb 3 месяца назад

    faLeenbo macaLoshi ayaa xanuntay aaway

  • @ramla8285
    @ramla8285 3 месяца назад

    Gabdhahan waa daminyaal wax sobarta

  • @sabriincadey2522
    @sabriincadey2522 3 месяца назад

    Janeraal maxamed siyad barre

  • @ABDULLAHIALIOMAR-t5n
    @ABDULLAHIALIOMAR-t5n 3 месяца назад

    Waa 9kaal

  • @CabdiSaaq-fo4xi
    @CabdiSaaq-fo4xi 3 месяца назад

    Cali mahdi 4

  • @AbdiwaliCares
    @AbdiwaliCares 3 месяца назад

    War afka iyo nakata matukatam miyaa see wax ujiraa

  • @AdenIdriss-nz8xu
    @AdenIdriss-nz8xu 3 месяца назад

    Siyad bare intu noqo madaxwenaha wuxu aha janaqal

  • @AxmadCabdulaahi-s2j
    @AxmadCabdulaahi-s2j 3 месяца назад

    Faleebo haaway

  • @faaraxdheere7277
    @faaraxdheere7277 3 месяца назад

    Waxan damiiinimo way dhaaftay doqonimo bay maraysa dadkan waa wayn waligood meel wax lagu baranayo xata ma tagin miyaaa 😂😂😂😂

  • @Suldaan.Channel
    @Suldaan.Channel 3 месяца назад

    9 madax wayne ayaa dalka soo martay macalinka iga soo badala 😂😂😂
    1 aadan cadde
    2 cabdirashiid cali sharmaarke
    3 mahamed siyaad barre
    4 cali mahdi
    5 cabdi qaasim
    6 cabdilaahi yuusuf
    7 sheikh shariif
    8 xasan sheikh maxamuud
    9 mahamed cabdulaahi mahamed farmaajo

  • @Akdugaldowson1
    @Akdugaldowson1 3 месяца назад

    First coment😂❤

  • @bashiirali320
    @bashiirali320 3 месяца назад

    JUBALAND AFMADOW

  • @mawliidaadan6912
    @mawliidaadan6912 3 месяца назад

    ᴀғᴋᴀ ᴄᴀʟɪ ǫɪʏᴀᴍᴏ ᴀʏᴜᴜ sᴀᴍᴇʏᴇʏ

  • @Bosteyocabdixirey
    @Bosteyocabdixirey 3 месяца назад

    😂😂😂😂

  • @ImranBinAbdiazizKasim
    @ImranBinAbdiazizKasim 3 месяца назад

    Xaliimo wax cunow lee hayan😏

  • @farxanyusuf1342
    @farxanyusuf1342 3 месяца назад

    Hbn wngsn

  • @ilkacase0000
    @ilkacase0000 3 месяца назад

    ❤❤❤❤

  • @abdikadirbulle-e2v
    @abdikadirbulle-e2v 3 месяца назад

    2:05 😅

  • @baliilyare
    @baliilyare 3 месяца назад

    mopil firiyen waa qasheyn 😂😂😂😂

  • @abdulahiulusow7172
    @abdulahiulusow7172 3 месяца назад

    ❤❤❤❤❤