Dadkii laga soo saaray Laascaanood oo ka hadlay siday wax u dheceen

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024

Комментарии • 85

  • @fatimajama4838
    @fatimajama4838 2 года назад +3

    Allahu agbar aad iyo aad buu qalbigu ii xanunay kuwa waxaan sameeyey ilahay iyo qabriga su'aalo inay jiraan ma oge

  • @duniyalayla567
    @duniyalayla567 2 года назад +3

    This history will never be forgotten.
    Somaliland sideey uu dhaqantay, wa wax xeerka xaquqal islam iyo xaquqal bili adaan kaso horjeda. Wadankasto dunida aya sidaan laga ogaleen
    Ilaheey dadkaas xaqoda ilaheey hakaso saaro

  • @amiirhanad8440
    @amiirhanad8440 2 года назад +3

    War wadanka anaga leh wadankini aya nabad la idin geeye halkina jooga

  • @Loml-chi
    @Loml-chi 2 года назад +1

    Asckm subxaanallaah subxaanallaah subxaanallaah inaalilaahi wainaa ileyhi raajicuun

  • @saidaabdi6566
    @saidaabdi6566 2 года назад +2

    Waa wax laga noxo waan ilmeeyey bedel qeyr qabo ha idin siiyo

  • @mahamedgaraadwiilsoomaliye3815
    @mahamedgaraadwiilsoomaliye3815 2 года назад +3

    Ax ax wlhi waa wax laga xumaado😭😭

  • @hsdhhddndkdk9997
    @hsdhhddndkdk9997 2 года назад +3

    Cuquba cidii gasha ayadaa lagu ciqaabaa 😭😭😭😭😭😭

  • @amaladan5579
    @amaladan5579 2 года назад +1

    Its something I don't understand and will never understand. Subxanalah what the world would say

  • @daryeeltv9564
    @daryeeltv9564 Год назад

    Nabsiga ma doogoobo mana dhumo.Allaahu Akbar.

  • @ridwaanmohamed2796
    @ridwaanmohamed2796 Год назад +1

    Dadkii reer laascaanood ee yidhi naga saara dadkan amaankayagay khatar kuyihiin iyo dawladii ka yeeshay labaduba cuqubadii way dhadhamiyeen.

  • @amiirhanad8440
    @amiirhanad8440 2 года назад +3

    Waar cawam la soo ururiya tihine ader wadanka anaga leh been shega la idin yidhe kuwa hadhayna xaga tuka raq ka jiita somalialnd ana leh alabtadana wan ka daba kenayna

    • @lail111
      @lail111 2 года назад

      warrya ya thay adigu idoor so mathiid bastaryahow xagee ba ku ledhay lascanood waad kibirtayn wale.

  • @icetay521
    @icetay521 2 года назад +3

    Waa ilmeeyey dadka somaliyeed oo laga qaxiyey laascaano soodhawaada waxan joogaa garowe. Aad iyi aad baan uga xumahay in dalkoodi hooyo la sheegto

    • @abobasement346
      @abobasement346 2 года назад

      Naclad kugu dhacday museh iyo ina kahi dhulbahantow iskah merah cebtah waxa meshah marayah waa carur iyo dumar waxaa dadkinah dilayah waa ina kahi iyo muse bixi e magaladinah ka sarah iyo kuwah u shaqeyah

  • @zakishow24
    @zakishow24 2 года назад

    From zaki19

  • @aminofarah9279
    @aminofarah9279 2 года назад

    Subxaanalaah,Walaahi waan ooyey,
    Soomaali, Soomali baa leh
    Ilaahow , uquwadooda inta ,raali ka
    Aheyn,ka qajeey,

  • @MohamedB614
    @MohamedB614 2 года назад +3

    Reer Khaatumo hadan nahay wan ka xunahay! Reer Konfuroow SL wata!

  • @magacmeeshii3204
    @magacmeeshii3204 Год назад +1

    Awees geedoow iyo jareertii xasuuqday reer somaliland. Waxad. Weliba in la gubo ayay ahayd abihiin wasa.

  • @fatimafarah8189
    @fatimafarah8189 Год назад

    Cuqubadii dadkaan laga galay waaheen buu ilahay ka tusay, Subxanallah

    • @mohameddeeq9352
      @mohameddeeq9352 Год назад +1

      Nin habaar qabaa oo lacnad ah baa wadanka haysta

  • @marwankhan6969
    @marwankhan6969 Год назад +1

    Waxaan ku faraxsanahy in la tarxiilo dadka sharci darada ku jooga jabuutiba weysoo tarxiishaa

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi 2 года назад +1

    0:13 verY sad😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥 wlhy waa jiriricoodaY😭😭😭😭😭

  • @funy194
    @funy194 2 года назад +5

    Kuwaas khayr laguma ogeen Waxay dhahaan siyad bare ayaa naxasuqay dadka waxay ku samaynayaan uma jedaan miyaa sharaf maleh dadkood iyo madaxdooda umaddii ayaa nacday wlhi

    • @magacmeeshii3204
      @magacmeeshii3204 Год назад +1

      Ma rabno umad iyo kalaab noo timaada nagu kibirta. Wan wasayna waliba wixii no yimaada.

  • @iyigunler9509
    @iyigunler9509 2 года назад

    Alaahu akbar ilmaha yaryar qalbigay ixanuunjiyeen ee quruda badab maasha alh ilaahay meel kawanaagsan oo mustaqbal fiican aad kaceshaan wajahadda ha idiin saaro insha alh

  • @amirsuhail919
    @amirsuhail919 2 года назад +1

    100k coming soon ❤️

  • @xalaanxareed8911
    @xalaanxareed8911 Год назад

    Soomalaan waxa waxdin yeelay siyaasiiyintaa shacabka soomali laan aad ayay uga xunahay dad soomaaliyeed oo dalkoodii laga masaafuriyey waa wax layaab leh

  • @AminaLuckyOfficial
    @AminaLuckyOfficial 2 года назад

    oooh YaaAllaah

  • @ahmad123geele7
    @ahmad123geele7 2 года назад

    Wixii dawladii soomaaliyeed ka dagaalamaysay

  • @halimamohamed7431
    @halimamohamed7431 2 года назад

    Nabsi kii galaa waa laga gudaa waxaan waa dulmi cada subxaanallaah Allaahu Akbar

  • @zakifamily5277
    @zakifamily5277 2 года назад

    Zaki 3

  • @faayali1097
    @faayali1097 2 года назад +1

    Xasbunalaah tan waa godow reerkofur aad kagasheen halaag alaha ku koobo kii gestay .

  • @user-nb5rb9ft5k
    @user-nb5rb9ft5k 2 года назад

    Subxaanallah 😭😭😢

  • @abdirixiin__maxamed
    @abdirixiin__maxamed 2 года назад +1

    Wxiii lagu zoo zary horta ma og tihiin

    • @lail111
      @lail111 2 года назад

      Wa been warrya dadkani wa da masakiin ah oo idoorland ka dhiganayso scapegoat.

  • @rayan781
    @rayan781 2 года назад +2

    sorry wankaxunahay hadan nahay shacabka somaliland

  • @nai.anaima2319
    @nai.anaima2319 2 года назад

    subxaana laah hadalkii xataa waa bedelmey qowdhan miiran beynoqdeen weykudhasheen

  • @kabarodadkasaaxiibkaa5165
    @kabarodadkasaaxiibkaa5165 2 года назад

    Ax waan ka xumahay

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 2 года назад

    Subxan Allah war dadkan halacawiyo cawra ku cartay iyo horgalayal walan

  • @rayanahasanabukar4391
    @rayanahasanabukar4391 2 года назад +1

    dadka haloo cesho xoolahoodii laga soo afduubay cuqubo baa soo socoda xadaa soomali nimadii hadaad diideen islaanimo ma ilow deen reer abtiyoow walahi waan murugooday xadaa yahuud saas umagali kari ani

    • @lail111
      @lail111 2 года назад

      na reer abtiyoo lahenay reer abaha usheg iyo tuugi Musa bixi ee sheykada ka danbyee anaga munafaqda nagala bax iyo reer abtyioda beenta ah.

  • @Nsiye11
    @Nsiye11 2 года назад

    Zaki5

  • @umubashiirchannel8250
    @umubashiirchannel8250 2 года назад +1

    🤯🤯🤯😭😭😭😭😭

  • @Loml-chi
    @Loml-chi 2 года назад

    Intee uqubadaas laga aadayaa yaarabi

  • @mohamedisaaq5920
    @mohamedisaaq5920 2 года назад

    Walaahi dhulbahanto waa laceebeysy martidood hadii gurgooda lagala baxay iyga ayaa ku xiga in lagabixyo magaalada walee dad dhiig leh ma ah maxee uleeyihiin darawiish aanahay daraweesh waa dadkii diidi jiray gumeesi hada dhulkooda ayaa sidii falastiin loogu gumeesanoyaa

  • @ziradmanshaallahmahamedali6987
    @ziradmanshaallahmahamedali6987 2 года назад

    Suxanaallah

  • @allaboutpeace4240
    @allaboutpeace4240 2 года назад

    😥😥😥😥

  • @axmedcali9167
    @axmedcali9167 2 года назад

    Zaki4

  • @iftinxussien6347
    @iftinxussien6347 2 года назад

    Arintaan reer LAS CAANOOD iyo shacabka Somaliyeed ayuu Muse BIXI oo gaalo u adeeg ah. OO XUDUUD RAADIS AH. ( Muse haloo sheeko xuduud ma jaridoontit InshaAllah...)

    • @magacmeeshii3204
      @magacmeeshii3204 Год назад

      Xuduudka ma siilkii hoyada bu maraa? Soo kaxays tijaar cawar afka laydinka wada wasi.

  • @amiirhanad8440
    @amiirhanad8440 2 года назад +2

    Waxa kliya eed nagu leedin waa hantidina taasna waa la idin kenaya lkn wadanka ana leh 💚🤍❤️

    • @lail111
      @lail111 2 года назад

      uff goon bathay warre ha na shegayn.

  • @fatimajama4838
    @fatimajama4838 2 года назад

    Waa runteed

  • @magacmeeshii3204
    @magacmeeshii3204 Год назад

    hoyadiin muse was awees geedoow u taga kalaab kibirtay.

  • @farhiyamaalin9986
    @farhiyamaalin9986 2 года назад

    hanaka maanta hadii wadamadan aan joogna sidan laynoo wadaraafo mawanaagsan tahay hata caruurteena yaan nagala reebin Alla maquruxbadna guriga wax badanba,iga kala daadsan waa,in waqti laysiya subxnallaah

  • @sadiaabdulahi6311
    @sadiaabdulahi6311 2 года назад

    Soomaalida waxaan kayaabay, qolo jasta tuulada ay daganyihiin bay dadka ku ciqaabaan markay wadan kale tagaan oo qof wadankaas u dhashay wax ku yiraahdana qaylay afka furtaan oo waxay dhahaan wuu ba cunsuriyaynayaa oo maxaan u diidnaa in layna cunsuriyeeyo taasi anagayba inaga soo askuntaye.

  • @marwankhan6969
    @marwankhan6969 Год назад

    😅🤣🤣🤣🤣🤣

  • @adanhassan7607
    @adanhassan7607 2 года назад

    Dadku waa sheekeen inay dhulbahante dad fiican yihin laakin xoog loosheegtay

  • @abdikadirhassanabdi2143
    @abdikadirhassanabdi2143 2 года назад +1

    Dhulbahante waa nasab. Waxa waxaan ka dambeeya waa soomaali diidka. Hadhow iyaga oo ku haya siyaad barre ayaa na xasuuqay.

  • @iftinxussien6347
    @iftinxussien6347 2 года назад

    SIYAASADII MUSE BIXI ...XEEBEY KEENTAY.

  • @geelleguure8808
    @geelleguure8808 2 года назад

    Waa cuqubo aad u wayn.

  • @voiceofthehero8143
    @voiceofthehero8143 2 года назад +1

    Propaganda.

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 2 года назад

    Aakhiraa xisaab taalaa. Waxaan aad uga xumaaday aawey wadaadadii siiba kuwii S/land iyo kuwii kaleba. Taariikhdaa buug mugdiya ugali. Insha'Allaah. Muuse xisaabta sii badso inan gumayd baad noqotay. Mideeda kale filinka dhulbahantoow dad masaakiin ah baa lagu jeediyay.

    • @eyesbigboi4001
      @eyesbigboi4001 2 года назад

      Siilkii hooyadiin bey xisaabi taalaa qadaadweyn fooqal jareer dhulka maad nagu haysataan nadhaafa nacalaa idinku taalee

    • @lail111
      @lail111 2 года назад

      @@eyesbigboi4001 Warre gormi lascanood dhulkadi noqotay bastaryahow cadowgayna tahay qof walba oo somali ah wanu so dhwanayna adiga sheeshayee cadow ah oo dhulkayne nugu haysta bathay laakin wa ini ka argosan doona burhiina inu ku cillini doona bi idiniallah

  • @kooshinkaarshe1665
    @kooshinkaarshe1665 2 года назад +1

    waar hooy ina qaraxoow deegaankaagii iyo beerahaagii aada. shaqo la.aanbaaba nagu rideen.

    • @lail111
      @lail111 2 года назад

      warre shut up dhulbahante ma matashiid waxa wax qarxyia waa idoor wagash dadka maskiinta anu aragno inani argaxisho ahen qof walba oo indho leh woo arka.

  • @ayaanachinese3132
    @ayaanachinese3132 2 года назад

    Or my Allah this is not acceptable this people I have every right to be whatever they wish to live I am from Northern somalia but we are the enemys with in the somalis people

  • @AminaLuckyOfficial
    @AminaLuckyOfficial 2 года назад

    nasiib daro iyo calool xumo

  • @kooshinkaarshe1665
    @kooshinkaarshe1665 2 года назад

    markaa imaneyseen ma alaabaad sidda teen. naa ordahaya oo deegaankiinii iyo beerihiina aada. camala.aanbaaba nagu rideene.

    • @fatimahabdifitah9160
      @fatimahabdifitah9160 2 года назад

      Ma adaa ushaqeeyay xoogode ku iibsadeen Ayaga leh

    • @kooshinkaarshe1665
      @kooshinkaarshe1665 2 года назад

      @@fatimahabdifitah9160 digsi bey ka tageene ma daareyka tageen.? kkkkkk

    • @blocksaar6514
      @blocksaar6514 2 года назад

      @@kooshinkaarshe1665 war illeen daaroodkuba mooryaan bay leeyihiin hhhhh oo ma xoolahoodii ay shaqaysteen baad qaadaten mooryaaneey hhhh

    • @lail111
      @lail111 2 года назад

      @@blocksaar6514 Warre ya ku yidhi kani wa darood waa idoor. Darood waxba ma dhiciin Idoor ba dadka rafay oo xoolohodi dhacay iyaguba wa kuwa shegay ciidii ka danbaysay inu Moryanka Musa bixi yahai.

    • @lail111
      @lail111 2 года назад

      @@kooshinkaarshe1665 warrya hoy afkada xidho idoor wagaash no ma hadli kartiid.

  • @guled669
    @guled669 2 года назад

    I love Somaliland but this break my 💔 only something you love can truly break you heart. I urge the international communities to strongly condemn this disgraceful act.
    I cried when this news reached me

    • @lail111
      @lail111 2 года назад

      Give me one good reason why you love Somaliland? warre wax isku fal oo dabo dhiliif nimada iska dah uff.
      Instead of crying do something about it 🙄emotional faraxs these days.

  • @farhiajama5944
    @farhiajama5944 2 года назад

    War ileen adeer borobogaando shaqayn maysee hanti maydin haysane waad tuugsan jirteene jooga dhulkiina

    • @lail111
      @lail111 2 года назад

      Na xagay ba ku taqanay ilhay ka baq Idoor wagaash.

    • @farhiajama5944
      @farhiajama5944 2 года назад

      @@lail111 😂😂😂😂😂

  • @fadumomohmed2040
    @fadumomohmed2040 2 года назад +1

    Been daaya dagaankiina ayaa la idiin diray

    • @ahmedyusuf6752
      @ahmedyusuf6752 2 года назад +5

      Fadumo mohamed waxaad tiri beenta daaya dalkiin ayaa la idiin diray waxaan kugula talin lahaa anigoo wiil soomaaliyeed oo walaalkaa ilaahay u toobad keen oo dulmi qof ilaahay abuurtay lagu sameeyey muslim iyo gaalba ha ahaadee haku raaciin waxaan kalee ku sheegayaa in qabriga kaligaa lagu galindoono oo qabiilka aad aamiinsan tahay kula galidoonin waxna kuu qaban karin ee dadka ku leh waa lay dulmiyey ee aad Lee dahay beenbay sheegayaa cafis waydiiso

    • @nafisamohamed7598
      @nafisamohamed7598 2 года назад +1

      What been malin aya jirta oo laxisabin dadka awoodanah waa alllah aya iskaleh not somalalilan