@@cabdiqani3108 lkn tan hadii wakhti hore lasoo dedejin lahaa dad badan ayaa hurdada ka kici lahaa🤣 xataa kuwan iyagoo afka xidhan doorashada moqdisho ku gala film koodu wuu fashilmi lahaa balse arin kastaaba wakhti buu leeyahay hada waxa timi wakhtigii somaliland is bari lahayd somalia🤣🤣
@@cabdiqani3108 caalamku awelba wuu ku fiirsanayee waxa ka horeeya in somalia iyo somaliland horta kala gurtaan taas oo lagarabo inay somaliland ka run sheegto waxay sheeganayso oo ay ku jiraan sida talaaboyinka ay hada qadeen ee xukumada moqdisho ka qay lisay taas oo ay caalamka ugu sheekayn jireen meel ay hoos ka maamulaan balse maanta weji kale iyo cambaarayn keliya ku eg🤣 wax badan ayaa ugu jira talaabadan ay qaaday somaliland oo ah cudu dooda amni siday u suganayaan iyagoon cidna kala tashan, taas weeye ku dhaca umadi gaadho marka la iska kaa dhega tiro.
@Nusaibah Mohudin Mohamed in laydin xasuuqaa bay ahayd sidii putland waliba waad noo mahadnaqi lahaydeen markaa nin gurigiisii gaari kari la aa uunbaan gaadhsiine ma waxbaanu u dhinay ninkastaaba magaaladiisa haku ekaado
Good BY SOMALIA😂😂😂
Allaha idiinku nabad yeelo dhulkiina
Soomaali waa soomali lkn idoori wuubukaaye allaha iyagana caafiyo
hodan haayir
urayso
Mid ba calankii Somaliland iska xidhan
Kkkkkkk haa waa arkaa miskiin
Cudur Somaliland laydhaa ayaa idin haya.
Ninkan hctv ushaqeya ee leh mamula somalind maxay tahay halaga eryo shaqada cadawadi ayuu qarsan katiwayay
Ma tv qarnka somali leh hadii kale hargaysa yano soo dhaafin
The Golden Republic of Somaliland
Horta somalidu maxay isu doqomaysaa soo ma oga inaan somaliland looga talin somalia🤣
Qofta aan ogayn somalilad inay go'day hadaba ha iska ogaato dawlada barakaysan.
waabay lasoo daaheen hawshanee🤣🤣🤣🤣🤣
Wllhi waxan kanxa omadan somaliyeed ee beenta lagu seexinayo ee lagu leeya hay Somaliland ingama o ayso
@@cabdiqani3108 lkn tan hadii wakhti hore lasoo dedejin lahaa dad badan ayaa hurdada ka kici lahaa🤣 xataa kuwan iyagoo afka xidhan doorashada moqdisho ku gala film koodu wuu fashilmi lahaa balse arin kastaaba wakhti buu leeyahay hada waxa timi wakhtigii somaliland is bari lahayd somalia🤣🤣
@@soomaalisomalia3758 haa sxp somalia oo kariya mahee calamka oo dhan
@@cabdiqani3108 caalamku awelba wuu ku fiirsanayee waxa ka horeeya in somalia iyo somaliland horta kala gurtaan taas oo lagarabo inay somaliland ka run sheegto waxay sheeganayso oo ay ku jiraan sida talaaboyinka ay hada qadeen ee xukumada moqdisho ka qay lisay taas oo ay caalamka ugu sheekayn jireen meel ay hoos ka maamulaan balse maanta weji kale iyo cambaarayn keliya ku eg🤣
wax badan ayaa ugu jira talaabadan ay qaaday somaliland oo ah cudu dooda amni siday u suganayaan iyagoon cidna kala tashan, taas weeye ku dhaca umadi gaadho marka la iska kaa dhega tiro.
@@soomaalisomalia3758 sxp gobolkee dagtaa
Waa chance ee ka faa iideysta
Mashruuc weeye
Hayadaha ka qaata dadkiina meel geysta lacag
Shaqo halkaa taala
Good byee somali italia no more calacal 1988 1 million ayaad disheen uqubada idinku may idin qabato
somaliland qashinka isa so dhafiya nabadina xajista🙏👏👏
Dawladaha.Puntland.iyo Galmudug
Maamul iyo shacab.wey Mahadsan Yihiin .soomali waa Qoys.Aan sinaba.u kala Jarmeyn..qawleysatadu..maalmo hanagu qaraabteen.
Markaad diyaaradaha nagu garaacayseen miyaanan somali ahayn
@Nusaibah Mohudin Mohamed in laydin xasuuqaa bay ahayd sidii putland waliba waad noo mahadnaqi lahaydeen markaa nin gurigiisii gaari kari la aa uunbaan gaadhsiine ma waxbaanu u dhinay ninkastaaba magaaladiisa haku ekaado
Hargaysa hada wayjoogaan maxaa looga jeedaa waa yaabe
BUSHAARO BUSHAARO BARASHADA CARABI KU BARTA MEELKASTO JOOGTAAN..
waar dhulkiinii aada
Hadalka iska daaya oo dalkiini ku noqda idiin ma fiicna inaad barakac dal kale ku noolaataan
Wixii waxaas ka dambeeyay daadad ha qaadeen iyo duufaano magaalooyinkooda
Walaal shacabku raali ka hayn hana wada habaarin 😣😣😣😣😣😣😣😣
Kulahaa Somaliland ayaa ku danbaynaysa.
Dadkani ma maanta ayay dhasheen horta? Waar heedhe Naa heedhe ama miyaanad jirin aakhirtu 1980----1991? Mise dhamaantiin 2010 kii ayaad dhalateen?
Somaliland waa ay diidday qof tuugsi iyo qarax
Malintaada ayaad sugee ogow taariikhda weey isqortaa war II dhiib adigo leh
Raafaaa
😂😂😂
Iam Reer burco I llam with you may allah make you baraka every step you take this is an acceptable
angu,arika,rali,kamanihin
Anigu.runtiii.koonfur.ban.joogi.jiray.anoo.yar.baanu.kasoo.guurney.malintaan.burco.imi.sidan.u.farxay.ilaahey.uun.baa.ogaa.waxan.ogadey.in.an.dalkeeygii.somaliland.imi.iyo.dadkeeygii.kuwan.raxanweyntu.tolow.maney.faraxsaneyn.maxay.la.cabadayaan.kkk
Adeero Gurigaago ha ku deeqo!
Maamulka Somaliland
Aqas wa wax laga yaqyaqsado waxey somaliland sameysay.
Haa dalkaga ayaad jogtaan, dad lo bahanyahay ayana tahiin. Garabkiina Allah hagalo.
Puntland oo laba nin kala dhex baxday ragii lasoo raafay oo ka mid ah alshbaab
Nabad gala ducaan idinku darnay na dhaaafa qudhun yahaw