Maa shaa Allah kuwa soo dhaweeyey maatada Allah ha ka farxiyo. Dadkaan maatada ah noloshoodii hore mid ka fiican Allah ha siiyo. Kuwii soo raafayna xaqa Allah ha fahamsiiyo aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲
😂😂😂 waar hada online ayaaba lagu diraa lacagta, adiguse dagaal kale ayaad ku jirta laakiin talo Waa kaa baahday waana lagu yaqaan daanyeer yahaw. Dadka reer Lascanod iyagaa gobolkooda Ka taliya dabcan adigu maba tegi kartid cabsi awgeed RUclips Ka kasoo hadal.
Dulmi walba oo la sameeyo waxaa ka dhasha cuquubo aan sinaba u hareyn reer sool waa dad gob ah laakiin gun aan nexeyn ayaa heysta waana laga bixi doonaa insha allah allena waa arkaa waxa ay faleen
Subxaallah waxaan oo kale wax la arkay ma ahan, Waa ummad Allah ka cabsi ku yar tahay. Waxay waxaan u sameynayaan waa istus iyo xukun raadis laakiin dambiga laga galay masaakintaan waa mid sugaysa oo Allah swt kala xisaabtami doono.Reer laasxaanoodna waa in ay iska qabtaan Somaliland sababtoo ah magacooda la isticmaalay.
Hawa maxay ka xishoodeen ilmo iyo waarid baa lakala reebay waxay ku hadleen nimankoidii isku sheegayay madaxda waa kuwii qoorta har cad ka soo qabtay oo sidii arigii baabuurta xsmuulka qaada dabada u soo galiyay oo aan u aabo yeelin haweenay uur leh aabo iyo hooyo waa yeel ah saqiiro aan qaban karin gaarigaa xamuulka sidii dhagxaantii ku soo gurey naa indhaha wax loo wada jeedo haka xiran gunta gunterda qof kii damiir lehi waa ka ooyaa waxa lagu dhigey xoolahoodii baa lagala harey caruurihii baa qaar laga soo tegay marka baa la geeyay masjidyadii waa ceeboobeen intii ka shaqeysay shacabka qaar baa la qaba marka laga reebo maamooyinkii baraha bulshada ka harey laakiin cuqubadaa waa mid ku maqan dadkaa wax ma garatada ah ee duliga puntland viva mar walba saas baa u caawi saan dadka dhiban hada ka hor markab rakaab wadey oo ka yimi yeman waa celiyeen acuudu bilaah dadku dun xumaa puntland baa soo dhaweeyay alaha idin caawiyo waadad nasab ah maashaa allaah
Walhi waa wax laga naxo kibirka badan ma wanagsana shacabka somaliland waa iney ka hadlan wlhi hada iska qaban nimankan siyasiyinta ah rabi ayaa idin caronayo ee iska qabta plz yesan cuqubo idinku dhicin alle raali san kama ahan ee nabadina aad heysatan ha ugu awod shekanina walalihina
Wadaad diin kamaanu wada hadlayn ee arin kale ayaan kawada hadlaynaa ,kuwan diinta kusoo gabadaad tahay ,ee dadka si qarsodiya u beegsada ,arintani waa mid cidi ka dambayso niyow ,waxa wax laayaana waa iyaga hala masaafuriyo ,bal dib dambe dibe u arag cid la dili oo la garan waayo ,dad muslim baad masafuriseen iyo somalinimo ku waxsi sicon meyso ,dantayadana maaha ,kabashada cilmiga gaaban waa lagu kadeedmaa wadaadow
Hargeisa way joogaan dad badan oo reer konfur maxay u tarxiili waayeen. Maxaa keenay intay laascaano yimaadeen in ay dad masaakiin ah ka tarxiileen. Waxay rabeen in ay magaca ka dilaan dadka reer laascaanood. Dadka reer somaliland Waa la haystayaal oo codkooda ma dhiiba. Karaan kii hadla xabsi baa la dhigi. YAAB
Iam so sorry iam sad sorry It's wrong what they did to you guys and I'm so sorry I can't believe this they are ignorant so this is not right right look at those poor kids and all women innocent people I can't feel your pain but I hear you and I see you sorry
Galkacyo guul iyo dadnimo jazakallah khayr Somalia Somali baa leh
Gun baa idin heshay ee soomaali waa gob gob dhashay soo dhawaada ku noolada putland
gobta ma tan badda ku shubta tahriibayaasha, ma tan ciyaalka toogata, ma tan hablaha yaryar kufsata?
This is crazy 😳 thank you so much Portland
masha allah noolaada reer puntland
Somalilander badan oo wanaagsan aan naqanaa magaranaayo kuwa halkaas jogo. Ogaada nin walba iyo maalintiisa. Good luck!
Masha allaah Si fiican Usoo dhaweya Reer Gaalkacyo Shacabka masakinta Xaqdarada lagu soo barakacshey❤
Illaahay haydiin gargaaro
Maa shaa Allah kuwa soo dhaweeyey maatada Allah ha ka farxiyo. Dadkaan maatada ah noloshoodii hore mid ka fiican Allah ha siiyo. Kuwii soo raafayna xaqa Allah ha fahamsiiyo aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲
Subxana Allah, dhaqan Muslim iyo mid Somali ma aha
Subhaanallaah 😭Laailaaha ilalaah Yaa Allaah Caawi Adoomadaada La Dul miyay 🤲😭
reer waqooyi dadkiina soomaali soo raafteene oromo iyo itoobiyana hoostaad ku heysataan nabsigu ma daaho waayo dadkii difaaci laha waaye soomaali itoobiyana dhulka idinka qabsan doona
Dadki soo dhaweeye allaha idinso dhaweeyo aduun aakhiro
Masha allaah gaalkacyo gobanimo soomaali nimo guul wacan
Ilaahay ha ka jaro isaga iyo inta kala shaqaysayba
Muuse Biixi wu fashilmay Walahay Alle ku cebee !
Rabbi u aar dadkaas oo hargeysa iyo muuse biixi daad qaadaa wadooyinku xirmaan meel baabuurta wax keentaa ay ka soo galaan ay waayaan
Qof walboo Soomaali dhab ah oo waddani ah waa inuu joojiyaa isticmaalka xawaaladda iyo bangiga cunsuriga ah ee Soomaali diidka ah ee Dahabshiil iyo Somtel
kaaluf xaasidnimo ayaa adiga kaa muuqata, Dahabshiil doqon maaha, kan Baidhabo ku yaala ama Hargeisa, Muqdisho, Gaalkacayo waxaa haysta nin Laandheere ah oo Local ah, cid taaban kartaa ma jirto, dahabshiil wuxuu haystaa deebaaji, deposit,
😂😂😂 waar hada online ayaaba lagu diraa lacagta, adiguse dagaal kale ayaad ku jirta laakiin talo Waa kaa baahday waana lagu yaqaan daanyeer yahaw.
Dadka reer Lascanod iyagaa gobolkooda Ka taliya dabcan adigu maba tegi kartid cabsi awgeed RUclips Ka kasoo hadal.
MashaAllaah mamulka galkacayo ilahay ajar haidinkasiyo naxarista ad umada unaxarisaten guleysta
Sabra ilaahay khayr ha idin siiyo
😢😭😞😒😭😥😢😭😢😭😪😥 iloohoow u gargaar umadaan somaaliyeed oo muslimiinta Ya Allah🤲🤲
😭😪😥😢😞😥😢😥😢😥
Dadnimo insaan nimo waxeey kudanbaysaa daarood ilove you budlan reer abtigeey noolaada
Dulmi walba oo la sameeyo waxaa ka dhasha cuquubo aan sinaba u hareyn reer sool waa dad gob ah laakiin gun aan nexeyn ayaa heysta waana laga bixi doonaa insha allah allena waa arkaa waxa ay faleen
Musiibo dagdag ah ha ku dhacdi dadki soo tarxiilay masaakintan ayagon la sii ogeysiinin gaalada xita sidan ma sameeyaan.
Ilaahey Manaxee wuu Naxariistaa
Ilahow hana cebeyn haleyska dhiciyo muusi bixi jufadiisa halaga tarxiilo waa in laga bilabo xafad kasto
Subhanallah 😭 wa yaab Ama kak Argagax
MashA alah guul iyo gobanio pudland
Subxaana laah sidaan waa dhaqan nagu cusub gayiga somalida 😭😭😭😭😭😭
Masha allaah reer kalkacyo ajar iyo xasanaad alaha idinka siiyo dadkii masaakiinta ahaa ee aan waxaba galabsan sidoo aad usoo dhaweysiin iyo kuwii waxma garatada ahaa eesoo tarxiilay waa yaab tarxiilka wadamo ayaa lagu yaqaanay ee somaaliya dhexdeedana ma tarxiilo ayaa Laga bilaabay
🥺🥺🥺 qofkii qof muslim ah u gar garo Allah ay u gar garay
Subxaallah waxaan oo kale wax la arkay ma ahan, Waa ummad Allah ka cabsi ku yar tahay. Waxay waxaan u sameynayaan waa istus iyo xukun raadis laakiin dambiga laga galay masaakintaan waa mid sugaysa oo Allah swt kala xisaabtami doono.Reer laasxaanoodna waa in ay iska qabtaan Somaliland sababtoo ah magacooda la isticmaalay.
sharaf iyo wanaag reer laas caanood somali allah ha ka saaro
Amiiin amiiin wll
aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
Walaahi waa wax laga xishoodo Shacab soomaaliyeed oo wadankooda laga soo musaafirinaayo Allow Naga qabo dhib wadayaalka qalbigooda dhex jiifa Qabiil iyo qurankiisa
Subxana laah.
Waa in isaaqa joga somalia garahaan jufada muse bixi laga tarxiilo o lala warego xolahoda ayago qawan diyaarad sara
Gaajo laguma hunqaaco laakiin sax maaha masaafurintu
Masha allaah👍🏾👍🏾👏👏
qaraxa meshina la jooga
Eelaay waligood aala tarxiili jirey Siyaad bare xamar waa ka tarxiili jirey. Eelaay dhulkooda haku iimaansadaan dhulkooda . dhulkii hawiyey qabsadeen aduunkana hawiyey ugu neceb yahiin!
Waa. Saxa. Dad. Cunk.qarxiiso
Puntland Alow dowr ilahay nabada haidinbarakeyo gul iyo Gobonimo rer Puntland
Allah Akbar
Soomaaaliyeey ha degdegina Somaliland Waa dad qayr iyo quraan badan ka xishooda
Putlandna waa waajib na saraan Marti caydh ah kuu timi
Hawa maxay ka xishoodeen ilmo iyo waarid baa lakala reebay waxay ku hadleen nimankoidii isku sheegayay madaxda waa kuwii qoorta har cad ka soo qabtay oo sidii arigii baabuurta xsmuulka qaada dabada u soo galiyay oo aan u aabo yeelin haweenay uur leh aabo iyo hooyo waa yeel ah saqiiro aan qaban karin gaarigaa xamuulka sidii dhagxaantii ku soo gurey naa indhaha wax loo wada jeedo haka xiran gunta gunterda qof kii damiir lehi waa ka ooyaa waxa lagu dhigey xoolahoodii baa lagala harey caruurihii baa qaar laga soo tegay marka baa la geeyay masjidyadii waa ceeboobeen intii ka shaqeysay shacabka qaar baa la qaba marka laga reebo maamooyinkii baraha bulshada ka harey laakiin cuqubadaa waa mid ku maqan dadkaa wax ma garatada ah ee duliga puntland viva mar walba saas baa u caawi saan dadka dhiban hada ka hor markab rakaab wadey oo ka yimi yeman waa celiyeen acuudu bilaah dadku dun xumaa puntland baa soo dhaweeyay alaha idin caawiyo waadad nasab ah maashaa allaah
Yaa rabi ilaahayow garab sii
Wallahiina Ethiopia si fiican u soo dhaweya wixii somali ahna dhulkiisa usoo diray. Koley somali ayeey joogeen somali waa usoo dirtay.
Hargeesa inaan kadago baan rabay ticketkii waan badalay 50 dollar oo fee kaa u ma qalmaan inaan seeyo xaaran bay katahay dhul gariir alla idinku rid
Sas ha dhihin wlky mamulka le habar 🤣iyo inta laqabta arinkan inu sax yahay
@@nasteha874 magaca soomali yaa nooga reebo waxa 😅
Eebow nabad nasii yaarabi
Biniadanimo Xitaa Malaho Somaliland Walaltinimo Islam Xitaa Weey Aqaani Wayeen
ilahow u gargaar yaa rabi
Anyone from issaq clan need to be deported to hargeysaa and seize their business
Hambalyo somaliland viva somaliland cadawgu hajabo
Dhilo naya soomalilandi wa gun
Naa anba reer lascanod ahay naagtaada somaliland guraysa inkaae alle hakurido somaliland dad maaha lascanodna waaku qalad Inay dad somaliyed musafiriyan
Gun gun dhashay weyan
War xitaa Miyaa Wakhti loqabto ay kaga baxan laascaanood
I'M VERRY SORRY WALAHI WALALAHAY I'M ISAAQ BOI WAN KA XUMAHAY WXA IDINKU DHACAY
Qladka waa Reer Laas caanood kameey mudhaaradin arinkan foosha xun
Dadkaan Somali miyaa run sheega #Oromo weeyo run sheego
Walhi waa wax laga naxo kibirka badan ma wanagsana shacabka somaliland waa iney ka hadlan wlhi hada iska qaban nimankan siyasiyinta ah rabi ayaa idin caronayo ee iska qabta plz yesan cuqubo idinku dhicin alle raali san kama ahan ee nabadina aad heysatan ha ugu awod shekanina walalihina
Gunnimo ayaa karaacday reer Somaliland .
Wadankiinu ha idinkufilnaado hanagusoo noqonina. GUUL REPUBLIC OF SOMALILAND.
What ? Warya aqas
Ado nin raga hada saas uhadleeso dumarkina sauhadlayan war waxaan waa aduunyo wax eeqiimo ledahay maleh midakale dadkaas mela dagan mawaynayan lasocda umad lesku diraayo ina noqono walaahi wan kaxumahay alle ayaa xal kumaqan lkn waxan dhihi laha anaga soomalia isku eh hadane is cuneno alle qalbiyadena isku fur yarabi
@@umusuheyb3192 balan waxaan kuqdnay ina isaq tarxilno meelkasto u aya jogan
@@xamdacandocigaal9687 wll muuse waxo sameyay shacab lagama araayo blse alle ayaa uga araayo shacabka oosaas ugalay iyo caruurta aan waxbo ogeen allow ada xalkumaqan
Wadankaaga waaba joogtaa
Xabadaa reer laascaanood wey fahmeen sxb waxa dadka laayaba waa iyaga niyow runtaa wanaagsane 100 qofbaa la garan layahay cida dishay
Jahlibaa ku daashaday manaad fahmin waxa laga hadlayo islaanimo hadaan wax kuugu sheegilaa jawaabtaadan aqaan jahligaa mugdigaa leh
Wadaad diin kamaanu wada hadlayn ee arin kale ayaan kawada hadlaynaa ,kuwan diinta kusoo gabadaad tahay ,ee dadka si qarsodiya u beegsada ,arintani waa mid cidi ka dambayso niyow ,waxa wax laayaana waa iyaga hala masaafuriyo ,bal dib dambe dibe u arag cid la dili oo la garan waayo ,dad muslim baad masafuriseen iyo somalinimo ku waxsi sicon meyso ,dantayadana maaha ,kabashada cilmiga gaaban waa lagu kadeedmaa wadaadow
No comment
Subxanallah wata somaliya sidasa u danbaysay
Wan ka xumahay waxa ku dhacay dadkena somaliyed
Re plndnow waa wllihiin somaliyed muslin ah garabkiina ah waajib weeyan inad soo dhaweysan, somali waa mid
Subxanalah sidan mey mare soomoli nimadii ilahow u gargar dadkan
gobgobi dhashay reer pudlanf
Idoor ba hesta sool😭 bal ilmo caruur ma wax dilo yahu
Allah dhib badana wadankeyga maliga musafirina ajnabi neh ma icusuriyena? Inte ada marka😒
Si fiican ayey idin yeleen, habaar ayaa qabteen
adiga ku farxaya qof muslin dhibtiisa ayaa 7wa hawarood qawa oo ilahayna ku casiyay
ASC SOMALIYEEY ISAAQA WAA DAD GOB -GOOB DHALAY LAKIIN MUUSE BIIXI WAA SHAYDAAN ILLAHAY UMADISA KU SO DIIRAY
Wallhi waxan wa tarikh xumo war dadka reer lasacanodo ceebtan ka dhidhiya yaa darawushi waxan sax ma ah
Niicda joojiya oo wadankiina jooja oo hagajista niic oo ma bahna
somila👏
Tuupta buufaya Somaliland guul
Garowe laguma so dhaweyn waayo mar hora laga saarey
Waxaa jira wada raf ah oo Lascanod kasoo baxda oo dhanka laamiga ee Garoowe aan soo marin.Burtinle ayay laamiga kaga soo dhacdaa,Waa raf laakiin masaafo aad u yar ayay markaa Gaalkacyo ku tagayaan oo wareega dheer ee laamiga Garoowe ayaa meesha ka baxaya qofkii Gaalkacyo u socda.Halkaa ayay soo mareen sidaan filayo
@@Qabooje haa wey dhici karta
Waa. Sax. Deweersato
Difference between punt and ...,gob iyo gun😄
@@sayid6649 laheeste waaxid
Caqligaada is reflected in your choose of words.Laheeste.walle Darawishta magaca aa wadatid qabrigeey dhax hunqaacayaan.
🤮🤮🤮🤮 waa ahlu qabrigii Darawiish oo caqligaada wiswis lajiifi la'
Astaghfirulah ileen isku levelba minihine.
Cuqdad badan baa kaaheesto hoowlahaa maistiri.yaaba kaalahadlay dhinaca.biriqnumadaada qarso.qof aankugaraneen maxaad udareensiini inaad cuqdadeesantahay oo dhib qabtid.waa kaa naxay walahi.wiil soomaliyeed baatahay Allah kucaafiyo lakin yaa lagaadareemin dhibaatadaa khaaska kuu ah media.waa igatalo somali diidooow.
ajar wu shaqesty dadki sodhaweyay
Puntland Galkacyo Bay ku qisaasta eleyda malin kasta anagu nabad baanuba ku raafnaye..
Gaalkacayo dad gob ah
ISAAQ.WA.DAD.XUUN.ISAAQ.WA.DAD.XUUN
ISAAQ MA AHAA DAD XUUN WAA DAD AAD IYO AAD UU WANAGSAN
MUUSE BIIXI AYAA XUN EE SIYAASAD AYAA KA TAHAY LAKIIN MUUSOW WAA MALIN ADUUNYO BARI WAA MALIIN AQIIRO
Isaaq dhan ha dulmin wax u hal shaqsi sameeye🥺
Wll qabiil dhan waxbo hadhihin ninka madaxda uhaayo waaye dhibkaas allow ada nomaqan
axax waan ka xumahay hooyooyinka sidaa loola dhaqmay muuse ilaahay weydiiyaa
Kkkk. Waa sax. Qarxiiso. Hancuniina
Wa in dhulbhante laga so tarxiile konfur galbeed
hhh inder dhulba hante isga xukuun mila tari ku jiira ee wax dadka siida u gaalya waa isaq
Sorry 😔 😭 masakinta Allaha ugargaro
IIDOOR.UUF.IIDOOR.UUF.IIDOOR.UUF
Iidior iyo lascanod maxa isu keney ma idoor ba ku xoogey
Soomali waa waasheen
Soomali soomaliya dhexdeeda laga Tarxiilayo waa ii KOOW
SACUUDI MAY IS MOODEEN
Bisinka😔
Idorka halaga qixiyo wadanka intisakale oo dhan
Walaahi waa xanuun waligeed lama arkin lkn dhibaatada laguma raago aduunka waa harka labadiisa galin
حسبي الله ونعم الوكيل فيكم يا من كان السبب في ذالك. لكم يوم لأن الدنيا سلف ودين والله يقول( وما ربك بظلام للعبيد.) وانتم ظلمتم عباد الله
الله لا يهلك القرى و أهلها المصلحون، سنرى مذا سيحصل لهم
Soomaali dadka madaxda uha maalinba afkay doonaan ayay noosaaraan hada kuwan sowkuwii iyaguba mastaafurin iyo toogasho isugudaray war ismadhaantaan shacabka soomaaliyeed Allah ayay sugayaan ee igusawir weykadaaleen
Nayahee orod hoosta dhaqo oo huurada iska caday puntland kuma taqaane.get a shower
waa markii 2aad oo reerwaqooyi soomaali denbi ka gelayaan markii markabka iyo laascaano waa waxan weøigeed soomaali ka dhicin sowmaad ogidin inaad meelwalba daadsan tihiin oo ku noishihiin gobolkaste
Hargeisa way joogaan dad badan oo reer konfur maxay u tarxiili waayeen.
Maxaa keenay intay laascaano yimaadeen in ay dad masaakiin ah ka tarxiileen. Waxay rabeen in ay magaca ka dilaan dadka reer laascaanood. Dadka reer somaliland Waa la haystayaal oo codkooda ma dhiiba. Karaan kii hadla xabsi baa la dhigi. YAAB
Iam so sorry iam sad sorry It's wrong what they did to you guys and I'm so sorry I can't believe this they are ignorant so this is not right right look at those poor kids and all women innocent people I can't feel your pain but I hear you and I see you sorry
😍😍😍
Jisaarka Soloporta oo ka eedsheeganaya puntland u dira warkaan
Reer puntland waligood bey kalkaslinjireen oo hooyo iyo aabo u ahaayeen soomaalida.
Isku afba matihodin ee maxaad lajoogtaan dadkaas
Waa in dhulbahantaha isaaqa dega konfur laga tarxiilo o xolahoda lagu warejiyo shacabka ey dhaceen bililqeysteen waa in cashar lo dhiigo
Somaliland islaamino xataa may fiirin miyaa dadka muslimiinta wa walaalo allaah ayaa walaaleeyey
sowdigii ley naayey waa alshabaab dhahaayey kkk
Puntland waxaan leenahay inta kale ee ku hadhey Somaliland na, naga kaxeesta oo meel dejiya.
Uff isaqland dheh magaca somali dhig cuqdad yahay socota.😂
@@nasteha874 sax basro buufsan weeye halayaabin 😅