Astaan waxaanu ka codanaynaa in hees kasta oo dib loo qadayo ay abwaankii qoray iyo qofkii laxanka saarayba aad soo raacisaan si aanay xuquuqdoodu u lumnin. Anagana waa noo aqoon idinkana waa idiin sharaf
Heestaan aad bay iitaabatay ma'ahan jecel aan qof jeclahay inay ii taabatay ee naftayda saan ku jeclaan lahay baan u dhagaysanayaa. Wadhubaale naftayday ilaqabo hormarkayga oo'iiguhag jidka saxda ah waxba sheelan maayee😍
Heestan magaceed waxaa la yidhaa Shifo, waxaa midhaheeda curiyay Allah haw naxariistee Abwankii waynaa Allah Wayne ee Muhumad Mohammed Kaneeco ❤️😍💖❣️💕💘❤️😍💖❣️
@@amiinmuxumedsoofekaneeco6553 aabo Allah ha u naxariisto adinkuna Samir iyo imaan ha idinka siiyo. Heesta miraheeda xaagen ka Heli karaa? Mise ma igu caawini kartaa. Thanks
No, sxb Hodan cod ma leh taas waan kaa diiday xabeeb ayaa la socota codkeeda beri hore haa làakiin imika maya jiiditaanka heesta ma awoodo Boqorada Codka waqtigan Waa Yurub Geenyo .
Astaan waxaanu ka codanaynaa in hees kasta oo dib loo qadayo ay abwaankii qoray iyo qofkii laxanka saarayba aad soo raacisaan si aanay xuquuqdoodu u lumnin.
Anagana waa noo aqoon idinkana waa idiin sharaf
MIDAASA MUHIMA INAA LA HELO TARIIKHDUNA HADHI
Fikrad muhiima ayaad
Sheegtay runtii
Well said
My favourites singer hodan abdirahman horay u soco wlshey from Djibouti 🇩🇯
Yaa salaam xasuustii hooyo aamina cabdilahi xirsi iyo codkii hodan bilan Abdirahman cismaan maxabe.
Hodan abdi rahmaan dheere Qof aan codkeda iska jeclhy guuleyso dhal faneed 🥰🙏
Always amazing both daughter and her mommy. Luckily I met her at Somaliland 18th May party in San Diego California USA
BIG RESPECT
Hodan waa xaamilo illahay cafimaad hakugu kala keeno
Hodan walaashay waa kusalaamay adiga iyo saxibkay mursal iyo dhamaan caruurta Abtiga u ahay maashaa alah
Hodan only fananad oo codkeede contorooli karto how ever she want vocal teacher waaye ❤
Hodan fariid iyo fananad qaran cod macan degenan mansha Allah
Wooow, wooow cajiiib. Hodan C/raxmaan dheere oo ku shabeelinaysa heestii hooyadeed macaan. Alle ha idin xafido labadiinaba. Waa habeen xasuus leh. Waxaan jawi wanaagsan iyo heestan ku qaatay magaalo xeebeedka saylac. 19 November 2022.
Waaw inaadeer ilaaheey hakuugu wado jawigaaga wanaasan iy xerbta ZEYLAC
Hoygii fanka hodan iyo kabankii nuradiin waa Another level 🎵🎶🎼🔊❤️
Heestaan aad bay iitaabatay ma'ahan jecel aan qof jeclahay inay ii taabatay ee naftayda saan ku jeclaan lahay baan u dhagaysanayaa.
Wadhubaale naftayday ilaqabo hormarkayga oo'iiguhag jidka saxda ah waxba sheelan maayee😍
Caadi maha heestu
@@cabdicasiisindho2287 sowmaahan walaal
Hahaha
@@saynabjimcaleomooniuukkj. Nk. Bbɓ
Like mother like daughter 💟 beautiful voice 💗💗 love it 💕
P9oo
Absolutley100%
❤
Waw Cod Dahabiya iyo Toolmani Cajiiba My fivorite ❤
Subxanalah waxabad mudah cakedah aminah cabdulahi oo wabah shabadah cadkah hooyaded hodan cabdiraxman
Mashah alaah cod wanagsan ilahaay hakuh xafidoh hodaney adigah iyo hooyadabah aminah cabdulahi amiin
Koooxda music kada ayaa sifiican u garaacday. Kabanka ayaa I dilay.wow. il.mo ayaa iga timid markaan xasuustay.heestan. thanks aamina and hodan
Wow fanaan io badh Hodan Abdi Rahman dheere my fav singer 🎤❤️
Yaasalam eshcalaa hees Codka Dahabiga Ee Hodan C/raxmaan
HOOYO AAMINA C/LLAAHI CIMRIGA IYO CAAFIMADKA ALLAHA UDAAYO 🎹🎤❤❤🥀🌹❤
Amiin
wa fananad wayn cod macaan ku raxay sanaysa waxaan la yabay qaabka ay uqadayso hodan legend
My Hodan Abdirahman ax yaa cod🎤🔥❤❤
Fankuba waa hodan 👑💫
❤boqorada Codka iyo fanka Hodan Abdirahman ❤
Natural beauty no qasqas❤❤❤❤
BOQORADA CODKA HODAN INTA IGU RAACSAN IS MUJIYA LIKE👍
Jacaylkii shareernaa
inta badan shakalnaa
Ani shiishka igu riday
Adna damacda kugu shiday
Sheekadii inaga xidhay
Shalaybaa xogtiisii
Ii sheekaytay culimoo
Ma sheekhbaa wuxuu yidhi
Inanyahay sharkoobani
Anna waan shifaystee
Waa shubaale waa shubaale
Allaylehe codkaagu waa halaasi
Waa shubaale ila qabo
Shubaal waa xadhiga wadaanta xoolaha lagu waraabiyo ee laysla qabto,yacanii dhankaaga ila qabo
Boqorada fanka💝😘
Woooof jecliyaa codkaaga Hodan aniga adigaa boqoradayda codka ah
Axsan caleek fanaandi codka dahabiga hodan abdirahman Slaam sare dhamaantiin from minnesota
Kkk
Eeeeeeeeeeeesh calaaaaa cod
Hodan abdiraxmaan fankii oo qof ah
Hodan cabdiraxmaan fanaanada kaliya een fankeeda joogteeyo
Woooow How ever she want vocal teacher cajiib
Waan kaxumahay inaan maqlin heestaan macaan caawa ka hor! Yaasalaam.
Boqorada codka hodan abdirahman ❤❤❤👑❤❤❤❤❤❤
oo sheekh baa waxuu yidhii inan yahay shaar kuma leh anaa waan shiifaysto waa shubaleh ilaa qabo axsan hees
ma sha Allah very nice voce also hoden is beautiful mursal is lucky may Allah protect with her husband mursal Allahuma ☝👏👍
Ayy wxan cod lamadhihi karo 🎤❤️👸🏾
Waa hees hees dhaaftay mnshalh hodan abdirahmaan
Hodan manshaa allah codkeeda walkable wallhi
Hooyadii fantastic Aamina cabdilaahi xirsi waa xusuus igu qaali
Wow xasuus qaali very nice hodan wow anoo yar baan dhagaysnyaa subxaanlaah. Shaqo kugu adkaatiyo wow siddayda.thanks waa shoot dumdanda.
Oo shiikh baa wuxu yidhi❤❤
Sowtu raxma yaa hodan❤️😭
boqorada codka ee qarnigan Hodan abdirahman dheere
Codka: Hodan Cabdiraxmaan
Cuudka: Nuuradiin Cali Amaan
Boongaha: Bishaar Faamoos
Piano: Shabcaan Isko
Camera: Abdirahman Muse
Fuáad Cabdilaahi
Mukhtaar Dhuux
Ismaaciil(Israad)
Sound: Shabcaan Isko
Editing: Axmed Cabdiraxmaan
Director: Caafi Abdirahman
Location: KOW Studio
Soo Saaristii: ASTAAN
2022
Waw hodaney waa laga hadhey ciiyarta from djibouti 🇩🇯🇩🇯
Heestan magaceed waxaa la yidhaa Shifo, waxaa midhaheeda curiyay Allah haw naxariistee Abwankii waynaa Allah Wayne ee Muhumad Mohammed Kaneeco
❤️😍💖❣️💕💘❤️😍💖❣️
Waa sidaas walaal
Thankz
Allah haw naxariisto Aabo.
@@amiinmuxumedsoofekaneeco6553
Aamiin walaalo halyey qaran ba ku dhalaye
Ilahay naxariistii janno ha ka waraabiyo Aabo iyo waalideenteenba Aamiin
@@majorsalah7647 Amiin Amiin wllo
@@amiinmuxumedsoofekaneeco6553 aabo Allah ha u naxariisto adinkuna Samir iyo imaan ha idinka siiyo.
Heesta miraheeda xaagen ka Heli karaa? Mise ma igu caawini kartaa.
Thanks
@@selfieboychannel8338
Aamiin Aamiin. Heesta midhaheedu waatan walaal iyadoo Qoran.
1- Baydka 1aad
Jacaylkii Shareernaa
Inta badan shakalaa
Ani Shuushka igu Riday
Adna Dhamacda kugu Shiday
Sheekadiina naga xidhay
Shalay baa xogtiisi
Ii sheegtay Culimoo
Oo sheekh baa wuxuu yidhi
Inanyahay Shar Kuuma leh
Anna waan Shifaystaye
Waa shubaale ila qabo....
2- Baydka 2aad
Shaqo kugu adkaatiyo
Marna shidanta iyo hawl
Naftu waw Shakimantoo
Waana Sharka Dunidee
Wayska Sheeko Badantee
Waxba Sheelan Maayee
Aan Dhibtayda Sheegtee
Oo sheekh baa wuxuu yidhi
Inanyahay Shar Kuuma leh
Anna waan Shifaystaye
Waa shubaale ila qabo
Hodan ❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
Waa shay hubaale ee maaha waa shubaale
Heestii hooyadeed Amina cabdillahi rabbi naxariis waasaca ha siiyee
War heesta hodan crahman tariikhdeedii ayey haysaa way ku raxaysansysaa mbshllah alle cimriga iyo cafimadkaba hawsiyadiyo mom amina cllahi
Hodan fankii oo qof ah 🙏🏾👍🏿👌🏾
She is talented 😍
Yaaa sallaam dhalfahnaan thanks 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Caashaqu wadaad ma laha walaalow iyo waano kuma haro hasoo qaado hooyadeed heestaa ayaa ugu caansan runtiina ah hees aad u miro macaan mama aaminane halkeeda ayey dhigtay.
Aad bay u cod fiican tahay maasha alaah boqorada codka ama sidaa u heesa ama naga daaya oohinta iyo baroorta
Hooyaded ee iyada dhashay heestana iskaleh bal kawrn
Codka Hodan bay dadku ku mashquuleen Ana midhaha iyo laxanka.
Heestani macno badan bay ii samaynaysaa midhihu way i anfaceen.
Hodan Abdirahmam Cusman Maxabe ... ❤
Ku soco astaan music lajam🎉🎉🎉🎉
Hodan abdirahman sodhawaw 👍🧢🧢🌹🌹🌹🌹❤❤❤
Legend Hodon 👍👍
Heesaha. Hore. Fadlan. Naa soo qaada ❤️💖♥️💟💟💟💞💟💟💙💓💗💗💕🍒💗💞💟♥️💖🍎🍓💞💓💗💗
Axsan yaa dumashi hodan viba adal empire🙏🙏🙏🙏
la plus belle chansson somali version feminine !!!👮🏼lol from saylac
Wow I enjoy your music 🎵 it make me feel better very much happy
Cajiib keep going ilovet
Jecliyaa la istagaaga cod qurux badan waaw
Abwanki wayna mohamed kanico aya heestan alifay❤
Waaaaaaaw fan fan dhalay astaan laga yaab
Woooowwooooooow
Eeshqiyaasak fanaanad qiimo badan hodan Cabdiraxmaan dheere oo laba fanaan oo waaweyni iska dhaleen.
❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
boqorada codka masha allah
Esh calaa hodaan dhalfaanan igadheh afkaga cano lagqabay 😍😍😍😍😍🌹🙏🏼
Astaan hambalyo fanki waad qurxiseen halka ka sii wada hambalyo astaan
Misig daqan cod macaan hodan craxman wad asibtay coodki hooyo amina cbdilaahi
Hodon clraxman heestan halkedii bay dhiigtay jah noca noo keena ma naga dhafa ciyarta
ILEEEEEEN XAARAANTANA WAALAYSKA DHAXLAA KULAHAA HOOYO MACAAN ALOOW NASOO HANUUNI YAARRABBI
Sidaas loo heesaa ama waa layska dayaa ❤
Asc akhyaarey erayada heestan iyo laxankeeda yaa lahaa , siiba reer RADIO HARGAYSA ??
Waa sidaa
WAAW HODAN BILAN WAXAAN KAA CODSANAYAA HEESIHII HOOYADAA PLEASE SOO WADA DUUB
Wooow habo the best song inolo
Waa iska sidan markad heesta hooyada ku raxaysaneyo muhashada codka ax yaa hodan
This song s my favorit in my relax time ✨✨✨✨✨✨✨✨✨
Oui machalla amin es bien merci
Hooydaa allh oog meel bixiyo joojin heesaheed soo fagaysi
Hambalyo kooxda astaan
Wwwwwww dhal fanan
M'y habo horey u soco
Halkeedii baad dhigtay hodaney
No, sxb Hodan cod ma leh taas waan kaa diiday xabeeb ayaa la socota codkeeda beri hore haa làakiin imika maya jiiditaanka heesta ma awoodo
Boqorada Codka waqtigan Waa Yurub Geenyo .
Yaa salaam,waxaasaa cod lagaa dhahaa
Jacaylkii Shareernaa
Inta badan shakalaa
Ani Shuushka igu Riday
Adna Dhamacda kugu Shiday
Sheekadiina naga xidhay
Shalay baa xogtiisi
Ii sheegtay Culimoo
Oo sheekh baa wuxuu yidhi
Inanyahay Shar Kuuma leh
Anna waan Shifaystaye
Waa shubaale ila qabo.....
Shaqo kugu adkaatiyo
Marna shidanta iyo hawl
Naftu waw Shakimantoo
Waana Sharka Dunidee
Wayska Sheeko Badantee
Waxba Sheelan Maayee
Aan Dhibtayda Sheegtee
Oo sheekh baa wuxuu yidhi
Inanyahay Shar Kuuma leh
Anna waan Shifaystaye
Waa shubaale ila qabo
Wwwwwwwaaaaaw hooyada waaad ku banaanthy
Hodan abdiraxman
Maansha alaah
Masha allah
Maxaad kawadaa
Mashallah tabarakallah
Hees lama dhaho mashAllah 🤣
Barteediii bay dhigaysaa waxaaaban mooday hooyadeed aaamina abdilaahi xirsi geeridu hadaysee
Masha Allah"very nice songs I love mi beautiful