Heesta Goommane | Hodan Cabdiraxmaan | Xasuustii Shamso Cumar

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 88

  • @amiinmuxumedsoofekaneeco6553
    @amiinmuxumedsoofekaneeco6553 Год назад +16

    Heestii Guriraysleh iyo doog.
    Ereyadii Aabo Ahn.
    Xusuustii Ahn shamso cumar axmed.
    Laxankii Ahn axmed nuur iidaw abtiile(jango)
    Codkii hallaasiga ahaa ee fanaanada qarnigan
    Dhal fanaan Hodan cabdiraxmaan maxamed maxabe(dheere)

    • @looyaan323
      @looyaan323 Год назад

      Adiga maxamad suufe kaneeco AUN miyaa ku dhalay 😢

    • @MohamedHassan-nw4yo
      @MohamedHassan-nw4yo Год назад +1

      Aun Aabo Dhaxal aan gabow Bryn buu nooga tagay. Salaan Boqortooyo Adna Qaali Huno

    • @CabdishakuurRaabiyo
      @CabdishakuurRaabiyo Месяц назад

      Alleh ha unaxariisto bahdii fanki barisamadki waxay dhaxal aan dhimanayn uga tageeen somali allow janadii fardowsa kawarabi

  • @HalimoAbubaker
    @HalimoAbubaker 27 дней назад +2

    Machallah Allah Tabarak Allah ALLAH tres bonne VOIX en Or LEGENCE HOYOMACANN HODAN ABDOURAHMAN DHERE KEEP GOING 😊 🙏 ☺ 💖 ❤ ♥ 😊 🙏 ☺ 💖 ❤

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 Год назад +5

    Hdodan abdirahman alfanaan awlaad jacayl huuno sharaf iyo karaamo yaa salaam

  • @zuhaipofficial7179
    @zuhaipofficial7179 Год назад +4

    Faataxada umara marxuunki lahaa iyo marxuumadi qaaday heeska 🤲

  • @HibaaqAynanshe-um6px
    @HibaaqAynanshe-um6px 11 месяцев назад +1

    Hodan the best singer ❤❤❤❤❤❤❤MaanshaAllah

  • @ahmedabdi1090
    @ahmedabdi1090 Год назад +4

    Fanaanad fanaaniin dhaleen axsan cod Hodan huno❤️❤️❤️

  • @camirhaji6520
    @camirhaji6520 11 месяцев назад +1

    Waaaw hodan cabdiraxmaan awlad jacayl wan ku wata wale❤❤❤

  • @RelaxHold
    @RelaxHold Год назад +3

    Eeshqiyaasak heestan waan ka hayaa Hodan Abdirahman 👏👏

  • @KngffRrr
    @KngffRrr 27 дней назад

    Ilahay ha u naxariisto shamso cumar haydara

  • @HalimoAbubaker
    @HalimoAbubaker 27 дней назад

    Allaha hou fannadi shamsa omar ALLAHA ACCUEILLE AU JARDIN VALLEY FIRDAWS HAALAAH AMINE ALLAH

  • @ahmedanalyser2114
    @ahmedanalyser2114 Год назад +9

    Music is absolutely not normal and Hodan as usual outstanding

  • @soloibrahim9673
    @soloibrahim9673 Год назад +1

    The witty wisdom of the great poet Abwaan kaneeco .. salute to my beloved sister Hodhan

  • @XaaliNour
    @XaaliNour Год назад +1

    Mashaa Allah keeo going on habo

  • @somswed.5014
    @somswed.5014 6 месяцев назад +1

    QUEEN OF VOICE INABA CAADI MAAHA GOD BLESS YOU HODAN ABDIRAHMAN

  • @Lagend-tf8bq
    @Lagend-tf8bq Год назад +1

    Waaaa hees laway dhal fan iyo cod waa ugaharay🙆

  • @suldaanofficially
    @suldaanofficially Год назад +3

    Yaa salaam hodan abdirahmaan

  • @zalangaariye1423
    @zalangaariye1423 Год назад +1

    Calayk Cwa Oo bishutahay 24ki ramadan ayaan Ku Raxaysanaya Alleh Hawnaxaristo Fananadaa ❤

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Год назад +1

    Hargaysaan xasuusanayaa heestaas iyo waayo waayo

  • @Alisaidjamahashi
    @Alisaidjamahashi 10 месяцев назад +1

    What a voice
    Waa hibo codkeeda runtii

  • @aragsan6552
    @aragsan6552 9 месяцев назад +1

    Cajiib hodan waa wax kale cod iyo degenaan ayay isku darsatay
    Waxa kale oo heesta music kaban macan saaray nuuradin amaan iyo inamada kale ba waan idin salamaya hore uu socdaaaaa

  • @zidikabdi5233
    @zidikabdi5233 Год назад

    Eryadii Abwaan /Mujaahid Muxumed Soofe Kaneeco A.H.U

  • @abdirahmanhussein6171
    @abdirahmanhussein6171 Год назад +1

    Heesta way keentay dhal fanaan waa ku banan tahay💞💞

  • @mustafeabdirahman7554
    @mustafeabdirahman7554 Год назад +2

    Dhal Fanaan Hodan Abdirahman waxba lagama Qaban karo ciyaal waabari waaad kusoo Ababtey Fanka

  • @bashman345
    @bashman345 11 месяцев назад +1

    Erayadii Maxamuud Soofe (Keneeco) iyo laxankii Jaangoo

  • @ahmedopil5112
    @ahmedopil5112 Год назад

    Nuuradiin Amaan Wuu ku raaxeestay kabanka.

  • @fiintonab5090
    @fiintonab5090 Год назад +1

    Hodan cabdi raxmaan Waw,,,,,💋♥️♥️🍎🍎💙💙💙💙💙💙💙🍓💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙🍎💟💟💞

  • @qalanjolojir8890
    @qalanjolojir8890 Год назад +1

    Ofooof hoodantayda cashaqa ❤❤❤❤

  • @maxamudxasan5597
    @maxamudxasan5597 Год назад +1

    woow esh cala hes aun shamsa omer ahmed

  • @MohamedHirsi__999
    @MohamedHirsi__999 Год назад +1

    Waaaaaw. Best hodan

  • @haniitaofficialchannel
    @haniitaofficialchannel Год назад +1

    Hala yaaa hala hawshu Ha socoto 😂😂😂 ana 📌

  • @Gaasiraguuled
    @Gaasiraguuled Год назад +1

    Siddi aangayan kale
    gayigeena lagu arag❤

  • @FarhiaAdan-lz3yu
    @FarhiaAdan-lz3yu 24 дня назад

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @militaryjacaylgalay2161
    @militaryjacaylgalay2161 Год назад +1

    Waah waah bay odhan jiren markano kale dadkeni hore

  • @qeysmohamed5319
    @qeysmohamed5319 Год назад

    Ehelkii fanka iyo Asalkii weyaan ❤

  • @barkhadzaki1286
    @barkhadzaki1286 Год назад

    hodan cabdiraxmaan dheere dhal fanaan way keentay heestan

  • @MohazIlinbe
    @MohazIlinbe Год назад

    Xasuus shamso cumar haydara

  • @naimomohamed7332
    @naimomohamed7332 Год назад +1

    Waf celek hodan dhuun caadi eheena saaran 😮

  • @safiyaxaashi3520
    @safiyaxaashi3520 Год назад +1

    Wewe hodandyy

  • @cabdirisaqyare-e3w
    @cabdirisaqyare-e3w 9 месяцев назад +1

    Erayadii abawan doonaga

  • @mustafcamash1726
    @mustafcamash1726 Год назад

    Fan fan dhaley sidaasaa loo heesaya ama iska aamis

  • @moustaphatafo979
    @moustaphatafo979 Год назад +1

    Goommane kalgacal maaha waa oomane kalgacal

  • @Ninqaran888
    @Ninqaran888 5 месяцев назад +1

    Heesta khaladka halaga saaro goomane xaguu ka yimid heesta ciyaarta halaga daayo meeshaad goomane ka dhigtay maahe waa oomane kalgacale sideed u qaad adoo dhal fanaana laga yeelimaayo inaad wax ku ciyaartee

  • @muhammedgulow2565
    @muhammedgulow2565 Год назад

    Www kkkkk mashaallah

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 Год назад +1

    Balo heestue waa duurxul heedhe maxaa dha cay!!hodonyaaa!!!!!!allahayoo naf saaree ah!!!!

  • @kadraelmi9766
    @kadraelmi9766 4 месяца назад

    Heesti waad ku ciyaartay walee

  • @musesalah8755
    @musesalah8755 Год назад

    Waaaaaàw

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama Год назад +3

    *Erayadii : muxumud soofe kaneeco (AHU)*
    Heestani waa qiso dheer oo u dhaxaysa xasan aadan iyo xaaskiisi Shamsa cumar (AHU) waxay heestani xaal u tahay heesta *TAWAAWAC* ama dadku u yaqaani *RAGNA TAADA KAMA NAXO*

  • @cqaadirsanay4728
    @cqaadirsanay4728 Год назад

    Sax waa sax dhinaca musiga ,vodka iyo hananki ay lahayd

  • @fiintonab5090
    @fiintonab5090 Год назад

    Eesh calaa hees. Heesaha hore fadlan noosoo qaad.♥️💙💙💙💟💓💞💖❤️💋💋💋🍒🐞🐞🍎♥️💟💓💗💖❤️💕💕💕💕💞🍒🐞💟💟💟💟🐞🐞🐞💟💋

  • @rahmaahmed1058
    @rahmaahmed1058 Год назад +1

    Hodan codka 😋

  • @engqode7837
    @engqode7837 Год назад +1

    Music aan ku heesta codkuna waaba mid dareen xanbarsan

  • @carafoyus8162
    @carafoyus8162 Год назад +1

    Hodon cabdiraxman waa boqorad codka ama sidaa u heesa ama baroorta iyo oohinta inaga daaya

  • @mohanzadeko8943
    @mohanzadeko8943 Год назад

  • @xamdakooshin6148
    @xamdakooshin6148 Год назад

    Kama xaajiso, dhegisigeeda,heeataa hodan craxmn dhal fanaan

  • @Mohamediniho.usa2
    @Mohamediniho.usa2 Год назад

    Ex yaaqshiid ex towfiiq kasoo horjeedka istadium muqdisho ex hodan shiirkole offeciale dhigan jiray axmed gureey hose dhexe 1988--1991

  • @Yaxbul
    @Yaxbul 6 месяцев назад

    Kama helin

  • @carafadcabdi9326
    @carafadcabdi9326 Месяц назад

    Axsan calayk

  • @ahmedopil5112
    @ahmedopil5112 Год назад

    Nuuradiin Amaan caadi maaha siduu u tumay kabanka.

  • @IbrahimIndho-yj4bc
    @IbrahimIndho-yj4bc 2 месяца назад

    2:33

  • @zainabahmed4198
    @zainabahmed4198 Год назад +1

    Hodantayda caashaqa waxasaa cod layidhaa ama waa layska aamusaa sidayda

  • @hassanabdulluhi2890
    @hassanabdulluhi2890 Год назад

    Heesta abwaankii mirahan macaan lahaay maxaad u xusi wayseen?

  • @crahmanabdisalan2141
    @crahmanabdisalan2141 Год назад

    80% ayay hodan keentay

  • @IbrahimIndho-yj4bc
    @IbrahimIndho-yj4bc 2 месяца назад

    0:50

  • @adamhoodaale9443
    @adamhoodaale9443 Год назад

    Kufsi ballaadhan baad u geystay heesti shamsa cumar AUN, Haddeey noolaanleheed ceejey kugu dili leheyd

  • @cabdilaahicali7647
    @cabdilaahicali7647 Год назад

    Tani dhashi

  • @aflaantamaanta1580
    @aflaantamaanta1580 Год назад

    Deka ahmed gaydh ayaa sifiican ubqaaday marka laga tago original kaa shamso

  • @queenramla9683
    @queenramla9683 Год назад +1

    Waxad mooda inay barooranayso

  • @farxaanahmed2722
    @farxaanahmed2722 Год назад

    Ninkasta wuxuu ku degaa markuu helo naag wanagsan oo qalbi fican leh mursal sxb ehel jacayl weeye ka ilaali godob iyo hadal xun aniguna waan sugi nasiibkay

  • @Lagend-tf8bq
    @Lagend-tf8bq Год назад

    Naftan markay ledahay cagaha ulab Hada watdato gaari😂😂😂😂

  • @jaajchannel
    @jaajchannel Год назад +2

    Midhihii Abwaan Kaneeco wuxuu ahaa sarkaal police ah markaad ufiirsato heestu waxaad mooda inay ka hadlayso askari dagaal kujira oo aan jaanis uhayn wax kalle
    Naftan gebiga dheeriyo garbada ka lulatee
    Siddii aan geyaan kalle geyigeen lagu arag goobaysaa keligaa
    Galabtay ku waydana dhirta gawlaliyo jiic midhaha iiga goo ku leh ee caashaqu u gaar yahay
    Galabtay ku aragtona gal xareeda iyo webi looga gogol dhigayee guranaysa hoobaan
    Oomane galkacal jacayl gaaxsana abideey haddii gudoon tiri
    Galad weeye eebe guri rays leh iyo doog waynu gaadhi doona
    Naftan guura dhaxanliyo gabadano u hoyatee
    Gebageba colaadiyo guluf udheer yahay
    Gabalkii udhaca iyo
    Waagii guduudataba ayaa gogol la seexdiyo
    Gasiinkii la cuni jirey labadaa midnaba garan
    Goor ugu dambaysa guhaad waalid haysee

  • @aflaantamaanta1580
    @aflaantamaanta1580 9 месяцев назад

    Heestan baydka dambe geeridu hadambaysee miya goondhaba walal iyo. Waan fahmi waayeyba. Iyo inta ka sii dambaysa ma u gudoontay awgaa miyaa!!!!??

  • @hornofafricaninstituteofhe2710
    @hornofafricaninstituteofhe2710 Месяц назад

    Waxba kama jieo

  • @IsemalKadra-xh3hp
    @IsemalKadra-xh3hp 2 месяца назад

    Kusoco dhilo

  • @CaydurusMumin
    @CaydurusMumin 7 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤