Asc dhaman astan Tv in hargeesa wan idiin salamay salan ka diib waxan leeyahay asxan faanaani hoodan iyo maxamed bakal cinro mansha alaha 🙏🙏🙏kuwan oo kale hadaad aheen ka baaxa faanka by king khalid form u s a❤❤❤❤❤
hamiga jacaylkan hantiyay taan u hayn jirayeey♥️😅 hiyigaygan kaa helay ma mid hagar la aanba 😘😋 murti lagu hadaaqiyo hadal lagu kal soonyahay Ma heshiis galgacalba ✋😁lols Hodan
1-Lama hubo habeen haad lalaa inuu geed heli, caashaqeenu hoodiyo ma mid aan la hurin baa, hawraar ku deeqdiyo, hadal lagu kalsoon yahay, ma heshiis kalgacal baa. 2- i horyimi jaceylkaan hantiyey kaan u hayn jirayeey, hiyigeyga kaa helay, ma mid hagar la'aan baa, murti lagu hadaaqiyo, hadal lagu kalsoon yahay, ma heshiis kalgacal baa, haye haye...
One of my favourite songs, Halkeeda ayaad dhigteen Cirro iyo Hodan… 07/21/2022 Waxaan ka Daawanayaa Magaalada Toronto ee Dalka Canada.
Hargeysa hadal uma baahno..
Ofaa caleek heesta oo hobolada qaadaya oo macaliminta musiga ku dul haya. Waxan arkaa ustaad ki cuudka oo hada cowboy (countryman) xadhkaha ugu raaxaynaya.. Yasalaam🔥🔥🔥💥
Waf Caleek Xasuustii AUN My Fav Singer's
Kinsi Xaaji Adan Aw Xuseen
&
Cabdullahi Omar Xarago
Erayadii Abwaan Ahmed saleman
Laxankii Jiim Sheikh Mumin
Erayada Aan Ka Helay oo Heeskan Kujira waxa Kamida ↙️
Kuma Hago Harkii Ruux Anbaday Goor Habenimo Eee
Hidaheena Cashaqu Ma Hoos Igu Sheeg Baa
Haruub laba Wadaagte Hanbo Makala Sugate Ma Intaadii Hoo Baaa ❤❤❤❤
💯 Sixid yar masuul.
Hadhkii *
Hadhuub*
Qaloocnaanta “R” da iyo qumanaanta “dh” da!
SPEECHLESS, HEERSARE KEEP MOVING FORWARD BOTH OF YOU ARE GIFTED TALENTED SINGERS 👨🎤 🎤 🎶 🎼 👏 💜 👩🎤
Ciro si cajiiba ayuu heesta ugu xaragoonaya. Keep going man
That was my favourite son when i was young is good to hear again. Love you a lot❤️
Masha allllah hees ad umaaaacan waad keenteen hodan iyo ciroo noooooooolaaada❤ fanaaaniiin qaliya❤
Wooow halkeedii baa dhigteen xaqiiqdii waxaan idin ka daawanaayaa dalka egypt ee caasimada Cairo .
Asc dhaman astan Tv in hargeesa wan idiin salamay salan ka diib waxan leeyahay asxan faanaani hoodan iyo maxamed bakal cinro mansha alaha 🙏🙏🙏kuwan oo kale hadaad aheen ka baaxa faanka by king khalid form u s a❤❤❤❤❤
Halkeedii . Waad mahadsantihiin sidaad noo soo xusuusiseen Xarago iyo Kinsi AUN labadaba.
Of Caleek Nice Songs 🎵 👌 👏 Ciro Vs Hodan xasuusti Marxuunkii & Marxuumada Cabdulkadir Omar xarago
& kinsi xaaji aadan
Maansha allaha
Waxaa dhigteen bartii ay udhimataya sxb
Axsan 2 fanaan wey keeneen heestii kinsi iyo xarago thanks
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉thanks dhal fanaan Hodan noolawaw🎉🎉🎉
I like them 2 great lengs. Beautiful.can’t imagine god bless you. I enjoy a lot. Thank you.
Thanks to legends of all musicians
First comment from Ethiopia.
Waa labo fanano aad iyo aad u codmacan
Cirro.❤❤❤❤❤.
Aragagu hil iyo ma midan lahurunba
Hoban bislati iyo gal xareed halac tiri . Ma hilaci Bari baa
❤❤❤❤
hamiga jacaylkan hantiyay taan u hayn jirayeey♥️😅
hiyigaygan kaa helay ma mid hagar la aanba 😘😋
murti lagu hadaaqiyo hadal lagu kal soonyahay
Ma heshiis galgacalba ✋😁lols
Hodan
@@casuuseahmed979 waaaaw caaba sidda ❤️
Hidaheena caashaqu ma hoos iigu sheeg baa. Hadhuub laba wadaagtaa hambo kale ma sugatee ma intaadi hoo baa?❤️
Axyaa way keeneen heestan 100/98
Heestan waxaa xarago iyo kinsi xaaji aadan
Yaaaaaah sallaam 🎉🎉🎉
Lyricska rabaa qeybta hodan qaadeyso
1-Lama hubo habeen haad lalaa inuu geed heli, caashaqeenu hoodiyo ma mid aan la hurin baa, hawraar ku deeqdiyo, hadal lagu kalsoon yahay, ma heshiis kalgacal baa.
2- i horyimi jaceylkaan hantiyey kaan u hayn jirayeey, hiyigeyga kaa helay, ma mid hagar la'aan baa, murti lagu hadaaqiyo, hadal lagu kalsoon yahay, ma heshiis kalgacal baa, haye haye...
Dad waa kuwii hore heesna waa tii hore
Masha alllllah nooooolaaada❤
Masha alaha fani dhal 💕😍fananined
DOWN DOWN FAQASH FAQASH SUPPORTERSKKKKKK
Ciro iyo hodan dad nool oo fanka kor ku qaadey dheh.
Nuuradiin Cali Amaan waa looga hadhay Cuudka
Hodan inaba cadi maha dhal fanan le iga dheh
Axyaa hees Allh yaciza
Hayee hayeee hoodalahaygow .
Xidigihii reer Ciise xabiibi iyo ikraan Maxabe
Heestaan waxaa iigu danbeysay dhegeysigeeda 2001 dii Anigoo jooga Norway Magaalada FREDRIKSTAD ee Gobolka Ostfold Xaafada Sellebakk. Maanta waa Axad 07/07/2024 hadana waxaan ku dhegeysanayaa Uk London weliba Degmada Wandsworth
❤❤❤❤❤❤❤hees qaliya
Waan ka helay
Absolutely brilliant the song and the singers 👏 👌
Golden voice princes hodan ever u are somali star
Asc dhamaan qaligegeyga thinn
Waa keeneen
Issin jalaana galattoma jabadha oroomo
😊😊0 3:59 4:01 4:02
I wish they could do it without the autotunes. Go full qarami 100% they didn’t need voice enhancement back then
Masha Allah
Heestan waxaa curiyay abwaanka caanka ee Ahmed Saleban Bidde. Laxankana waxa ku ladhay Alustaad AHN Muhyadiin Sheekh Muumin Jimmy, Xarrago iyo Kinsi AHN. ayaa hore u qaaday markay ka tirsanayeen Kooxdii Onkod ee Ciidanka Asluubta Somaliyeed.
Waa hees aad umacaan
Waaw❤
Waaaw
Hye
MUTSAFE
🌺🌹🥀🥀🔥
Hideheena caashaqu
ma hoos iigubsheegbaa
Hadhuub 2 wadaagtaa
Hambo kalama sugatee
Cajaaib sheekhow from somaliland sanaag, garadag
Abdirahman cod dahab leen ku dhihi karaa.
Axyaa Cod iyo Mashraxad
Awlaad Jacayl Dhalay Udgoonkaad ku Garataa.
Lama hubo hal fooftaa inay caawa soo hayane.
Weeee
Made in somaliland
Maya(No) made in Goojacade
Made in Khaatumo State of Somalia 🇸🇴
@@mahammedsiad5563😂😂 alla qosol weynaa wlhi waad iga qosliseen made dhulbahante adeer of Darwiish 🐴🤍💙🤙
@@mm-ds5jdmade in goojacade 😂😂🐴🤍💙🤙
Usheeg 😂❤
Noo sheega Ciddii hore u qaadday magacooda iyo weliba Ciddii laheyd Laxanka iyo Ereyada heesta yaa khaldaamiin kkkkk
.bowe waa xarago iyo kinsi baa wada qaadi jiray
Xarago & kinsi,
Erayada, waxaa leh m.m.qaaqaa.
Laxanka, jiim sh.
Riwaayadii, gar jaceyl hala qaado.
I love you guys
Xarago iyo kinsi xaji adan
Alaya raxma labadooduba waa geeriyoodeen kinsi iyo xarago
Film somaliya
😅😊😅😅😅
Hiisaw
💚🤍❤🌹
Mas
Macey kugu tahey
WW
😂😂😂 WIXII DIB U SOCOT WADA DARDAR DARDAR
😅
Qoraxda iyo bisha nurkaa kalaqadana hesta dharbalug kastumo anagoo jogno yaman qarken guri nalagu marti qada tagnay saa gabadha guriga leh mase laguqabo baa magac waligey maqal loguyeray saa qaarkeen baa carabi yaqaano maxaa ladhaha magacaas saa kastuumaa ladhaha sawayabay firi wanosoadege inaushego hadana ninkeda gibil cad aha mesha sanco bey ahen cadan iney iguturan xiradi qaxotiga saashoog islahadal babilabay kastumo hee afadan aqoon sida ubaxsan laha jasiro lagabixin ila ina markab racdo jabuti kugeyo saa bada giriga kutura dadka isago kuxiraya siay ugogoda logaran armey markabka kuguxiran dad cadow carab mawada ahan dad madowna afrikan mawada ahan hadiba letarxilayo utahrib qof dalkaga kutarxisho jasiradan kabaxso isladalkeda xiro kasameysatay qaxoti iyo dalkisa lamadaga
.
Morning
MUTSAFE