Heesta Qooraansi | Axmed Aarshe iyo Hodan Cabdiraxmaan | Xasuustii Axmed Mooge Iyo Sahra Axmed

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 152

  • @fardowsocadey1337
    @fardowsocadey1337 Год назад +14

    Allaahu akbar waxan l yaabay aniga heeso dadkii hore u qaadayba ay ciidda ka hoos mareen ilahay ha u dambi dhaafee halkii loo duceyn lahaa oo hesahasi hawada laga saari lahaa la leeyahay xasuustii subxaanallaah ilahay xaqa ha ina fahansiiyo ilahayna ha Ina hanuniyo

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama Год назад +18

    *Erayadii : maxamed aadan dacar* ❤

    • @galaydhyare4940
      @galaydhyare4940 Год назад +2

      Iyo Riwaayadii Bad jacayl badanaa oo ahayd riwaayad heeso xul ahi ku jiraan

  • @mandeeqahmed9225
    @mandeeqahmed9225 Год назад +23

    This man has a great voice mashallah 🙌 😍

  • @jamaac273
    @jamaac273 Год назад +8

    Heesta Qooraansi
    Ereyada Abwaan maxamed aadan *Dacar*
    Laxanka Axmed nuur jaango
    Codkii hore Sahra Axmed iyo Axmed mooge

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Год назад +5

    wow! wow! wow! Mashalaah aarshe iyo hodan fantastic cashar u dhiga dhalaanka soo koraya ee fanka kusoo biray... from saylac👮🏼

  • @sulekhaibrahim8096
    @sulekhaibrahim8096 Год назад +7

    ❤❤❤❤ super Hodhan iyo arshe my favourite singers

  • @saacidfaaraxsiciid6115
    @saacidfaaraxsiciid6115 Год назад +5

    Waa ereyadii Abwaan Maxamed Aadan Dacar, laxankuna waa Axmed Nuur Jaangow AUN, waxey ku jirtay Riwaayaddii "Bad jacayl badanaa 1974"

  • @mixilesugaal8646
    @mixilesugaal8646 Год назад +8

    Axmed aarshe walee fanan hadana waba dhal fanan, sidasay kala yihiin, Allah janeeyo 2dan legend

    • @mohamedali2132
      @mohamedali2132 Год назад

      Dhal fanan oo fanka ku abtirsanaya is helay

  • @Maazim12
    @Maazim12 Год назад +8

    Aarshe is another level. Inaba caadi ma aha

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 Год назад +3

    Wooow soo great two song songs from Djibouti 🇩🇯 noloda faninta somaliyeed

  • @abdifatahaadan5972
    @abdifatahaadan5972 Год назад +5

    Rooda kayf ayaa kusoo baxda heesaha sahra axmed illahay haw naxariiste

  • @faysalbayle
    @faysalbayle Год назад +2

    Barteediii bay dhigeen hadayna kaba siiii cod fiicnayn sahra iyo ina moge waaaa super hit

  • @Ahmedsadiq58
    @Ahmedsadiq58 4 месяца назад +1

    Hodon Abdirahman. Waa fannanad dhal fannaan ah .

  • @aragsan6552
    @aragsan6552 9 месяцев назад

    Wow❤❤❤❤ aarshe iyo hodan way dhigen halkoodi .musica iyo kabanka iyo durbanka inamo farxashan ah oo gacan dahaba ayaa tumaya
    Maxamed adan dacarna allah cimriga haw dheereyo
    Sahra ahmed iyo ahmed mooge allah haa uu wada naxaristo
    Sahra

  • @HassanAhmed-yf7vm
    @HassanAhmed-yf7vm 9 месяцев назад

    Aarshe inaba caadi maaha codkiisu, waxuu leeyay cod yaroo dhuuban oo Qalbiga dhex galaaya ❤

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 2 месяца назад

    Masha alllah nooolaada hees macaaan❤

  • @cabdicasiisarrshe416
    @cabdicasiisarrshe416 Год назад +3

    Axmed aarshe The legend🥰

  • @Sir-ahmeth
    @Sir-ahmeth Год назад +1

    Heestii Qooraansi
    Ereyadii Mohamed Adan Dacar
    Laxankii Axmed Nuur Jaango
    Codadka Axmed Moge & Sahra Ahmed
    Waayo waayo iyo Hibadii fanku wakhtigii ay noolayd

  • @abyanahmedabyan6203
    @abyanahmedabyan6203 Год назад +2

    Soo dhamaystira heesta si wacan baad uqaadeene

  • @suujisuudi482
    @suujisuudi482 Год назад +3

    Woow fanaankii noogu horeeyay ee reer samatar ah from xarshin xashkii reer samatarka Inkastoo uu makaahiil uu dhalay uu fanka uu abtiyaashii ka hiddo raacaay

  • @qalbiuroon8645
    @qalbiuroon8645 Год назад +2

    Reer astaan ..musalsalki haboon xagu kudambeye December wa last joga

  • @anissamahmoud1652
    @anissamahmoud1652 Год назад +1

    Hambalyo hestan wan jeclahay naxaris jano sahra Ahmed iyo ina Mogee

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 Год назад +5

    Waxaan ammaan usoo jeedinaya qoloda musiga tumaysa, oo si hufan sharaf ka muuqato, bood bood i ka badbadin u garaacayn, macnaha deggan, waad mahadsantihiin

  • @naimanaima3564
    @naimanaima3564 6 месяцев назад

    Masha allah, Ahmed Aarshe, ,Hoodan, Abdirahman🎉

  • @mohamedosmanali916
    @mohamedosmanali916 Год назад +3

    Mashalaah aarshe.fanaan qiimo badan iyo hodan bilan

  • @nasra8070
    @nasra8070 Год назад +1

    Yaaaasalam beutifull voice 😻😻😻

  • @سعيدالصومالي-ر1ط
    @سعيدالصومالي-ر1ط Год назад +2

    Waaw waa laba dhanliyo ah waana fananiin cod hibo u leh hodan waa dhal fanadeed way dul dhigtay hoyaded waxa ku hadhay sabaalo

    • @xasumocumar5339
      @xasumocumar5339 Год назад

      heska hoyadeed maleh ee Sahra AXmeD baa Leh wll

  • @shamai1570
    @shamai1570 Год назад +3

    Beautiful singers you're song is wonderful

  • @fakateshortos
    @fakateshortos Год назад +1

    Qaac show😮

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 Год назад +6

    Hodan meeyey qofkii u qaabilsanaa xagga masraxiyadda, sidee bay hal labis ugu qaaday 10 heesood iyo 5 fannaan oo kala jaad ah, waa in la kala bedbedalaa masraxa qaabkiisa iyo lebiska fannanada xiddigta codka macaan, you deserve better hodan

    • @bashiirmurzalapdirahman2571
      @bashiirmurzalapdirahman2571 Год назад

      Nio waa runtaaba

    • @faizam523
      @faizam523 Год назад +2

      Labisba yaa u baahan cododkooda dananaya iyo musigaas ku ladhan ee loo hagar baxay ayaaba nagu filan.

    • @sadiaabdikadirahmed
      @sadiaabdikadirahmed Год назад

      Adeer live baa lo hesayaa mesha ma waxad modaa microfoonkii darnaa 😂😂

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 Год назад +1

      @@faizam523 masraxiyadda casriga iyo stage qurxinta waa cilmi la Barto kaas baan ka hadlaya. Adigu reer miyinimada lafaha kaa gashay baad sheegtay.dookh xumina kuubraacday. Hana soo marin markaad guur damacdo

    • @faizam523
      @faizam523 Год назад

      @@mhassan0163 Waad mahadsan tahay walaalo!

  • @salmaali2807
    @salmaali2807 Год назад +1

    Amina ciise ayaa heestan ka soo bixilayd.

  • @makoosmanfatouma6932
    @makoosmanfatouma6932 9 месяцев назад

    Aarshe aad ayu u cod macan yahay from jibuti 🇩🇯

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 Год назад +2

    Ahmed Arshe Legend

  • @SaadaMami
    @SaadaMami 5 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤woww

  • @crahmanabdisalan2141
    @crahmanabdisalan2141 Год назад +3

    Wooow woow walee kani waa fanaan halkeedii buu dhigay 100%
    Hodanse 70%

    • @aroorseedstudio_
      @aroorseedstudio_ Год назад

      Yur baa lagu idhi Hodan 200% original kayba ka macantahay

    • @CarabShiikh
      @CarabShiikh Год назад

      @@aroorseedstudio_ 200 kulahaa waxaasi waa waxa fankii soomaaliyed kufsiga loogula kacay intay doonaan hakeeneen balse halkeedi mageyn karaan

  • @ahmedshanta2962
    @ahmedshanta2962 Год назад +2

    Erayadii Mohamed adan dacar
    Laxankii Ahmed nuur jaangow
    Codkii Sahra ahmed iyo ahmed mooge
    Hodan halkeedii May dhigin

  • @youzufahmed2809
    @youzufahmed2809 Год назад +1

    Masha'a allaah, Labadaba

  • @usaamecabdiqaadir-yk5hu
    @usaamecabdiqaadir-yk5hu Год назад

    Axmed aarshe fanaan tagay weeye yaan lagu daba daalin

  • @mahamedcamashabdi1372
    @mahamedcamashabdi1372 Год назад +1

    Allayacisak Walee dhal fanan ayaa is heshay

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 Год назад

    Meesheedii may dhigan hodon cabdiraxman.ma caleesh.

  • @filsanabubakar
    @filsanabubakar 10 месяцев назад

    Nin kastaba wa markisa..hadaba markagi❤

  • @NouraNoura7788-c7c
    @NouraNoura7788-c7c 11 месяцев назад

    Axyaahees❤❤

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 Год назад +1

    Mashallah axmd arshi iyo hodan crxmn

  • @KISTATV
    @KISTATV Год назад +3

    Better than the original.

  • @abdirahiinbashiir1334
    @abdirahiinbashiir1334 Год назад

    Astaan aaaway habbon
    Balantii way gaadheee

  • @sarasulub4583
    @sarasulub4583 Год назад

    Waa may

  • @Abdalla0sman
    @Abdalla0sman Год назад

    Hadii aaan 10 hees naarta la galayo, Qooraansi kama tageen. ♥️🙏🏽👏🏿

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 Год назад +1

    Kan yar waxa ka dhiman inuu music fican helo wuu ku dhaweeyey mrx AXMED MOOGE

  • @cabdisamedcumar8232
    @cabdisamedcumar8232 Год назад +1

    rabi ha u naxaariito

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 Год назад +1

    BAD JACAYL BADANA
    MASKAXDII M.A.DACAR
    CODKII AU AXMED MOGE vs AU S.AXMED

  • @abdirisaqmohamoud8740
    @abdirisaqmohamoud8740 Год назад +2

    Xasuustii axmed mooge iyo sahra axmed , heesta qoraansi eegmada, erayadii maxamed aadan dacar, laxankii , maxamed nuur jaango, riwaydii bad jacayl badanaa, waa hees qiimole oo axmed iyo sahri ku xarakeyen, wayahy, aarshe iyo hodan abdiraxman way dedelaan lknse in hodan laga bedelayd ahayd oo gabadhkale oo fananada oo sahra axmed kusoo yare dhow codka qaado bay ahayd, lknse Hodan kuma soobixin.!!

    • @xasumocumar5339
      @xasumocumar5339 Год назад +1

      Kuma soo bixin waliba habraaca labada uu ka Lumay 🤐

  • @Mr-Abdullahi85
    @Mr-Abdullahi85 Год назад

    Wiilka siwacan buu uqaaday baydkiisa balse inantu waa dhawaysay balse waxaan aaad ugu bogay kabanka ninka garaacaya waxaa kamuuqata nin midhaha heesta si wacan ufahmaya waa kabaniiste dhammaystiran 100%

  • @dr.faisalsaid3694
    @dr.faisalsaid3694 Год назад

    Waw waa cod aad mcn

  • @ahmedtortorian4485
    @ahmedtortorian4485 Год назад +1

    Hesstii way ku ciyaareeen.
    Hodan qa gabadh cod macan balse jiidis badan bay ku dartey hestana jiidis badan uma baahna qof codka si daaya ayay u baahneyd.
    Uma maleynayo inu qof sanadkan noli keeno karo. Bil tawfeeq

  • @abdikifaxbadal6196
    @abdikifaxbadal6196 5 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 Год назад

    mashaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaalah farxadleeeeeydumaar khayrqabto. islaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaam soomaaali. sacabbadaan

  • @amiircabdiaskar3650
    @amiircabdiaskar3650 Год назад

    Wow ahmed aarshe

  • @mahamudmohamedmahamud1707
    @mahamudmohamedmahamud1707 Год назад

    Keep going fanaaniinteena

  • @makoahmed7381
    @makoahmed7381 Год назад +3

    Ma sha Allah hoden qurux cod wa haysa labadu ba ma kala liitaan ina ba caadi maahin mursal inu naagta houda amuun la dhaho inu gacmaha qa qabsado uma furnayn sidan ay hoden inankan uheesayaan bay ku wacnayd gacmaha may is qa qabsanayn sidana sharaf leh sidana maamuus la isla heesa ama waa wa la iska dhaafa adoon nagta qabin qa qabsigaad ga canta qa qabsanaysid commintigan mursal buu kusocda

  • @kaydkadirir5253
    @kaydkadirir5253 Год назад

    Nafarka kaliya ee reer samatar fanaan ah
    Ama cabadle siciid ah

  • @axmedmuuminismaciil7082
    @axmedmuuminismaciil7082 Год назад

    Waaw eesh calaa sawad

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo Год назад

    Si fiican u fiiriya wiilka piano-nada garaacaya gadaashiisa darbiga waxa ugu dhagan waxaa ku sharxan waxa ka dhex muuqda calaamada Christian-ka. Ma kas baa loogu dhajiyey darbiga mase waa ka garasho la’aan?

  • @suldaanofficially
    @suldaanofficially Год назад +1

    Hodan Abdirahmaan Halkeeday dhigtay qaraamiga soo badi

  • @OmarAhmed-vz3bb
    @OmarAhmed-vz3bb Год назад

    Assalamu calaykum dhamaan Allah naxariisto

  • @mmcburaale3848
    @mmcburaale3848 Год назад

    Congratulations

  • @SuSu-xc8ee
    @SuSu-xc8ee 7 месяцев назад

    Erayadii maxamed aadan dacar xafidulaah

  • @iqraaxmedmaxamuud1024
    @iqraaxmedmaxamuud1024 Год назад

    Heesteydii ahaa

  • @wadaarinofficial
    @wadaarinofficial Год назад

    Maansha allh waaw

  • @soohorcashaqa1670
    @soohorcashaqa1670 Год назад

    Maansha allaah codkii wuu keenay

  • @sabahali1605
    @sabahali1605 Год назад

    Wooow

  • @HASSAN-xj8kv
    @HASSAN-xj8kv Год назад

    Hodanta fanka shida

  • @ashaabdillahi3536
    @ashaabdillahi3536 Год назад +2

    ERAYADII DACAR MADE IN SOMALILAND

  • @JimcaleHeybe
    @JimcaleHeybe 3 дня назад

    😊😊😊😊

  • @abdisahalgullet8188
    @abdisahalgullet8188 Год назад +4

    waawo heestan maalma badan baan is waydiiyay waxa loo soo cusbonay siin waayay lakiin haday dadkeedi heshay

    • @xasumocumar5339
      @xasumocumar5339 Год назад

      HaLkeedii may dhigin mana dhigi karaaN sxB habraaC way ka leexdeen Wayba gariirayaaN😅😅🤣🤣

    • @buuxciise2338
      @buuxciise2338 Год назад

      cusbonaysiinba uma baahna
      adeer tani
      axmed mooge iyo sahra axmed
      ayaba qadaye

  • @mubaarikxuseen2288
    @mubaarikxuseen2288 Год назад

    mubaarikxuseen98

  • @MohamadAdan-c7f
    @MohamadAdan-c7f 9 месяцев назад

    Aarshe waa nin xishood badan ..

  • @shamai1570
    @shamai1570 Год назад +4

    Their voices are great

  • @Sharkou_Nuh
    @Sharkou_Nuh 11 месяцев назад

    Ninkan codkiisu waa cod halaasiya sida uu heeskan ugu luqeynayo

  • @Clarshidcllaahi
    @Clarshidcllaahi 8 месяцев назад

    Qalbigaagu meeljiro ayaad ilawday oo waxad ku boo day qooraansi eegmadu.

  • @amiircabdiaskar3650
    @amiircabdiaskar3650 Год назад

    Wow

  • @khadarfiyooreofficial6563
    @khadarfiyooreofficial6563 Год назад

    Iyo Qaarkaloo badan yaadee

  • @lajecleey
    @lajecleey Год назад

    Shaadiyo sharaf soqabta

  • @filsanabubakar
    @filsanabubakar 10 месяцев назад

    Inkasto heesto culus tahay wa madsan tahay hodan

  • @rashiidrashiid398
    @rashiidrashiid398 Год назад

    Ad ayay uu ag dhigiin

  • @kamaalxaashi7530
    @kamaalxaashi7530 Год назад

    Lamanee xusuus mudan hodan iyo Arshee

  • @Cartan7
    @Cartan7 Год назад

    Waqooyi music

  • @zahrayonis8744
    @zahrayonis8744 Год назад

    Good wow nice

  • @farxiyocadaawe2117
    @farxiyocadaawe2117 Год назад +1

    15:23
    3/12/2022
    🥺❤

  • @amiircabdiaskar3650
    @amiircabdiaskar3650 Год назад

    Arshe nice

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 Год назад

    Super💋💋❤❤

  • @mustaphemaahir1434
    @mustaphemaahir1434 Год назад

    Subar star aarshe

  • @qaraamyahan
    @qaraamyahan 28 дней назад

    Wllo inanka pianada wata Maad naga yar fadhiisatid meeshu meeshaadii maahee. Horta yaa dadkan soo qalday. Xataa haddaad rabto inaad ka qayb gasho uga hadh kabanka markiisa mar walba ha hor boodine. Heeskiisa waad dhabqisay.

  • @alibasbaas5065
    @alibasbaas5065 Год назад

    Heesta maad dhamaysaan

  • @khalid9264
    @khalid9264 Год назад

    La qatoobay badana weeye yaa hodan

  • @khadaralfa9338
    @khadaralfa9338 4 месяца назад

    Woow❤ lkn inay dhamaystiraan baa fiicnaan lahayd.

  • @cismanmaxamadshugrinuurxaa5564

    Jordan cbdiraxamaan xun jiidhe xidigahageesaka noolaw

  • @mohamedsaid3011
    @mohamedsaid3011 Год назад

    Kan reer baadiye waaye gabadhu way ku caajistay

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 8 месяцев назад

    LEE, ttt, yaawaayE, sahrascadsyareey qiimobadanEEy Familyyyyyy familiessss systems tanaa yartaanaa tii lagaa soo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo walee wacadala iyoiyo qaasatan facyaashay qayryaashay troonEey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga ii qaas ah aan sahrascaday

  • @samiraaddow5163
    @samiraaddow5163 Год назад

    🎉

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 Год назад

    Ninka naag fanaanad qabaa waaa dayuus bal haday cidi la heesayso muxuu isagu ula heesi waayay kii qabay mursal gaab waa dayuus ninka fanaanad qabaaa ana fanaan ha ahaado ama yuusan ahaanine