Walaahi TV somaliya laga sodayn jiray heestan reer xamarkii hore fahmaya inkastoon xamar kabooday markii ay cid walba sheegteen intii I taqaan like iisaara uma baahni in aan I aqoon amaan iyo cayba 😍😍😍kaftan one love somali
Waa ereyadii abwaan KANEECO AHN. Qiso ayay lahayd oo XAAL baa loo bixiyey oo heestii hore ee ahayd "illeyn taran jacayl iyo tallaal ma laha caashaqu ragna taada kama naxo" ayaa xaal laga ga bixiyey, mar ay is khilaafeen odaygeeda Xasan Aadan Samatar.
*Erayada heesta waxaa iska leh Muxumed aw Soofe (Kaneeco) Hogaankii wacyigelinta ciidanka police ka somaliland alle ha u naxariisto 2010 kii buu hargeisa ku dhintay Sidoo kale waa abwaanka leh Heesta Tawaawac ee Shamso Cumar qaado*
shamso cumar heydara AUN waa sheekhaal, waxaan kaloo idiin sheegayaa reer baadil in ay ka soo jeedaan mustaxiil, halkaas oo ay ka soo haajireen markii ay halkaa kula noolaan waayeen reer xaq oo ay aad isku hayeen
abdi tahliil warsame waa fanan reer ceerigaabo ah , markii danbena ku koray gobolada dhexe ee galkacyo iyo galmudug san tarihda ku hayo asliyan wa areer ceerigaabo abditahill warsme ,,
kkkkkkkkkkkkk, kan roodhile la baxay hadal xumaa, xaguu ka yimid , ma aboo baa? '' shamso cumar waa shikhaal ku lahaa, laakiin , waxay ku kortay somaliya ku lahaa,'' kkkkkk shiikhaal miyaaney somali aheeyn ? kkkkkk, dadkani waxay doonaan bay iska soo qorayaan kkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk , omar xasan rooraye waxa uu ku dhashay duleedka hargeisa gogol wnaag waxa uu ku koray jabuuti ,,qabilkis ahad doonaysidna wa isak sxb ,,,,ABDI@BAADIL waa gabooye gobl uu ku dhashay ma aqano lkn ,3 walalo ah aya ahayen ilma baadil ,,ibraahim badil aya jirey oodhintey isna ,,ninka sado cali dr ka kula matalay riwayada uu shay badhayo ,taariikhd afanka yan bene laga sheegn sxbayaal
@@ilwaadqurux6073 Haa oo ileen ogaadeenku waa dadka laga tiroda badantahay Markuu Cabdi tahliil aad u kiitay ee la doonaysay in wax somalidu u qabato Ayaa lagu calaacalay hadaanu ahayn dadka laga tiro badantahay sidaa looma iloobeen gabooye ayaan umaleeyay balse waqdigan ogaadeen ku sheegay
Masha allha heestaan waxay daba socotay heestii tawawac ALLHA UNAXRIISTO SHAMSO CUMAR WAXAY AHAYD FANAANDA COD BAXSAN 🩸🤚🤲
Aamiin
Allah ha u v naxariisto Alfanaan Shamsa Cumar aamiin Aamiin 😢😢😢😢😢
Aamin
Shamsa cumar muuq wanag heesaha leylka dhexe jawi degan hadad ku dhegeysato ayad ogan karta qiimaheeda
Walaahi TV somaliya laga sodayn jiray heestan reer xamarkii hore fahmaya inkastoon xamar kabooday markii ay cid walba sheegteen intii I taqaan like iisaara uma baahni in aan I aqoon amaan iyo cayba 😍😍😍kaftan one love somali
Heestu miyeyna ahayn Af Somali? Maxaad ula jeedaa “reer xamakii hore fahmaya”
L
Alaah yaraxma dhamaantood a muxumed soofe kaneeco ereyadiisii iyo codkii baxsan aa shamsa cumar xaydar
Aamiin
Shamsa Cumar Aad baan U jeclaa wlhi fanaanad Cod Macaan ayey aheyd
Naftan gebiga dheer iyo
Garbada ka lulatee
Sidii aan geyaan kale
Geyigeena lagu arag
Goobaysa keligaa
Goortay kuweydana
Inta gawlaliyo jiic
Lugaha iga gooyeen
Caashuqu ugaaryahay
Galabtay ku aragtana
Gal xareeda iyo jeex
Looga gogol dhigayee
Guranaysa hoobaan
Kaneeco waa uhagarbaxay heestan
Dhaliintu ma fahmayaan
Goondhaba wallaaliyo
Guhaad waalid haysee
U ga’doontay awgaa
naftan gabiga dheer iyo garbadaa kalulate sidii oon gayaan kle gayigeena lagu arag goobaysa kelidaa goortay ku waydana dhirta gawlal iyo jiic midhahayga ka guke cashaqu ugar yahay galpty ku aragtana gal xaredle iyo webi looga gogol dhiganaye guranaysa hooban goomanan kalgacal iyo jcyl gaaxsanaa abidee ax ya fanaanad alle ha unaxariisto iyada iyo intii dhimate muslim ah Sawtu Raxma wxd moda inay noloshayda ka hadlasoba wayyyy
Hámûûñ bááñ úqãbäæ Rágãbä on
Waa ereyadii abwaan KANEECO AHN. Qiso ayay lahayd oo XAAL baa loo bixiyey oo heestii hore ee ahayd "illeyn taran jacayl iyo tallaal ma laha caashaqu ragna taada kama naxo" ayaa xaal laga ga bixiyey, mar ay is khilaafeen odaygeeda Xasan Aadan Samatar.
waw waxaas ayaa hees lagaayiraa waaba arita hada ihaysata alow ii sahal lolol ameen
12 sako ka dib in ducadaa laguu aqbalay ayaan rajaynaya
Wlhi cawa aya igu horeysa fananadan cod halasi ah ayey ledhy eebe ha unaxaristo dhaman intii dhimatay intii xanunsan eebe cafimad tame ah hasiiyo
Aamin
*Erayada heesta waxaa iska leh Muxumed aw Soofe (Kaneeco) Hogaankii wacyigelinta ciidanka police ka somaliland alle ha u naxariisto 2010 kii buu hargeisa ku dhintay Sidoo kale waa abwaanka leh Heesta Tawaawac ee Shamso Cumar qaado*
SOMALI LYRICS ilaahay ha u naxariisto Shamso iyo Abwaankaba
Hhhhhh
Faraxalo markasta meelkasta dhalasho iyo dhimasho taxadir ha taaban afkagaaga indhaha Sanka taxadir ugudbi addunka hadda maasheeyey illaahey baan ka magan galay amin
Fayadhowre cimilo jubba gedo health center
Kulmiye kheyr warsame district belet xawo gedo health center
Wacygalinta caafimaadka aduunka covid 19 pandemic awerness Asia
District belet xawo gedo health center volunteer community mobilization one health puplic health
shamso cumar heydara AUN waa sheekhaal, waxaan kaloo idiin sheegayaa reer baadil in ay ka soo jeedaan mustaxiil, halkaas oo ay ka soo haajireen markii ay halkaa kula noolaan waayeen reer xaq oo ay aad isku hayeen
😂😂😂😂 cajiib
abwan muxumed soofe KANEECO
Naftaan gabiga dheer iyo
Garbada kalulatee
Sidii oo gayaan kale
Gayigeena lagu arag
Goobeeysa kaligaa
Goorteey ku weeydana
Dhirta goolal iyo jiix
Miraha eeyga gooyeen
Caashaqu u gaar yahay heey heey
Galabteey ku aragtana
God xareeda iyo wabi
Looga gogol dhigayee
Guraneeysa hoobaan
Oomana gal gacal iyo jacayl gaax sanaa abid ee
Hadii aad gu doon tiri galad weeye eebe
Guri raysle iyo doog weeynu gaari doonaa
Naftaan gooral dhaxal iyo
Gabadana u hoyatee
Gaba gaba colaad iyo
Guluufu u dheer yahay
Gabalkii u dhacaayo
Waagii gaduutaba
Ee gogol la seex diyo
Gasiin kii la cuni jiray
Labadaa midnaba garanee hee eee
Gaar ugu danbeeysiyi
Gordhab waal iyo
Guhaad waalid heeysee
U godoontay oowgaa
Ooomana gal gacal iyo jacayl gaax sanaa abid ee
Shamsa Cumar (AUN) waa markey Djibouti timidey.
Shamso cumar cod iyo qurux ilaahay how naxariisto.
Aamiin
Ma runbaa waa walaalo m cumar xaydara
Haa waa run
Love
alle ha naxariisto
Aamin
Hestan cawa marqanka ayada I saxday xamasad bay igu abuurtay axyaa soowt calayk yaa shamsa
❤❤ what song with beautiful voice i have never heard great song like this
I have seen her singing this one live. Now R.I.P. Thanks Dalmar46
nabadraadshe ooooo wada song
11 sano ka hor walee wad iga facweyn tahay
@@cabdisalaad6724 👍
As, Familyyyyyy yartaanaa tanaa waaba laguu yaqaanE qiimobadan murwodumaroo lagufarxeeeey yariisEEy
2006 bay isoo xusuusey
waa barigay heesuhu miyirka qabeen
Lol waa runtaa
+Caweyska Dalmar saw maaha imika caadi aya loo sheekaysta😝
+Abdifatah Muuse maya Hadda heesahu ma miyir qabaan
+Caweyska Dalmar beenta maaha ma miyir qabaan.
ahhahahaha Waad Iga Qoslisay Walaahi
Allah yarhamou
Aamin
abdi tahliil warsame waa fanan reer ceerigaabo ah , markii danbena ku koray gobolada dhexe ee galkacyo iyo galmudug san tarihda ku hayo asliyan wa areer ceerigaabo abditahill warsme ,,
Mwfarmaajo Rw Khayre maanshaa Allaah
very nice song i love it
All school song lyrics love it.
Lafanan usdaad shamsa cumar
AUN
waxay ahayd fanaanad qaliya
Heesta aad u qiimo badan
Nice one
wa wagii heesuhu heesa ahayeen nasiib xumo hadana .kac kac jcyl uukac ba la iskaga heesaya iyo wax an qimoo lahayn uuf heesigi wa la toogtay hadaa
allaahow u dambi dhaaf oo u naxariiso
Durdur Aalataj
amiiiiiiiiiiiiiiiin amiiiiiiiiiiiiiiin mrliiban sxb inba cadi ma ahan ilahay naxaristi janno haka waraa biiyo
qaran yare
soobaro
heestan rwanda kudhegeysan jiray
Ax Yaa Sawd
I love you my sweet wife 😘 alhamdulilah
Allah yaramath Shamwo cumar Ahmed (xaydharo) ethiopia ayay ku dhimatay waxay la dhalatay wariya Ahmed cumar xaydharo
+Abdullahi Ayoub daha ilaahay ha u naxariisto Aamin
xaqiiq weeye aalaha unaxariisto
waa kumhadsanthy xogtaada
YAAA ZAAAAAAAAM WAAYO WAAYO .
shaamso ayaado noola maarkiin laakiin waxaan maaqlaay coodkeeda aaad ayaan u jeeclaay waaxaan saawiiradeeda ku haaystaay guuriigaan ku noolaay waxaan ii soo diiraay waalaalahaay oo ku noolaay diibaada oo ku casuumaay guurigooda aayaada iyo duqeeda xaasaan aadaan saamaatar oo yiimiid uk
Bintu Cumar gacal waaaaaw
Ma aha Binti Cumar waa Shamso Cumar Aun
Shamso Cumar Allayarxam Waxay La Dhalatay Wariye Mohamed Cumar Axmed (Haydara ) Waana Xaaskii Hore Ee Xasan Aadan Samatar .
MrLooyaan aamin. Aun. Ma ogeyn inay walaalo yihiin Haydaro. Thanks
Cawayska Dalmar Qaraabo Ayaa Nahay Xaafadne Waa Wada Daganeyn Xamar Shamso &Haydara & Samatarba , Shamso Waxay Ku Geriyootay Ethiopia Allaha Unaxariistee .
alaaha u naaxaariisto
Shamsa Cumar Janatul Fardowsaa Inoo Balana Aad Halkaa Dhagaha Iigu Cushide
Aamin
hadal mug leh hees wacan
Alla yarxamak
Aamin
Waxaan ku xasuustaa laamida u dhaxaysa hargeisa iyo wajaale anigoo gaadhigayga wata wakjtiga cajalado socan jiray
Wajaale marbaan habeen iyo maalin qaad cunayaynin 1980 ama 1979. Maxaa la odhan cun ama lagu cun kkk
Offcourseee offcourseee soo dhawoow inbadan qatraaayqaranEEy qiimobadan murwodumaroo yariisEEy dagan wax taqaan fariidad facyaashay troonEey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay qaasatan facyaashay iyaaaa itmyaaaaaa shEEto.qiimobadabEEy wadayareeey wadajireey an tantani ta ahEy dumaar qaasatan facyaashay
I love it
Caruur ma ka tagtay?
Walaal war uma hayo Ahun Aamin
hees macan
6:48 illaa 7:00 inta halla ii macneeyo
Gaar ugu danbaysiyo
Goondhaba walaal iyo
Guhaad waalid haysee
U ga’doontay awgaa
Intaas miyaa
nin meeshaan maxuu ka wadaa shamso waa shiikhal lkn waxey ku kortay somaliya ... micnahaaga shiikhaal somali ma ahan miyaa kkkkkkkkkkkkkkk wax kaa yabiyo ayaad arkeesaa aduunkaan kkkkkkkkkkkkk
Buule Cade Canaan
lama arag waahwaah
kkkkkkkkkkkkk, kan roodhile la baxay hadal xumaa, xaguu ka yimid , ma aboo baa? '' shamso cumar waa shikhaal ku lahaa, laakiin , waxay ku kortay somaliya ku lahaa,'' kkkkkk shiikhaal miyaaney somali aheeyn ? kkkkkk, dadkani waxay doonaan bay iska soo qorayaan kkkkkkkkkk
meee
shamso omar wa sheekhaal lkn waxay ku kortey somalia
H
0
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk , omar xasan rooraye waxa uu ku dhashay duleedka hargeisa gogol wnaag waxa uu ku koray jabuuti ,,qabilkis ahad doonaysidna wa isak sxb ,,,,ABDI@BAADIL waa gabooye gobl uu ku dhashay ma aqano lkn ,3 walalo ah aya ahayen ilma baadil ,,ibraahim badil aya jirey oodhintey isna ,,ninka sado cali dr ka kula matalay riwayada uu shay badhayo ,taariikhd afanka yan bene laga sheegn sxbayaal
Ilma Baadil waxaan filayaa inay reer Beledweyne yihiin.
Cabdi badil waa reer balad weyne waane ogaadeen
@@ilwaadqurux6073
Haa oo ileen ogaadeenku waa dadka laga tiroda badantahay Markuu Cabdi tahliil aad u kiitay ee la doonaysay in wax somalidu u qabato Ayaa lagu calaacalay hadaanu ahayn dadka laga tiro badantahay sidaa looma iloobeen gabooye ayaan umaleeyay balse waqdigan ogaadeen ku sheegay
Soo xabbada isku dhigi maysaan soo dhimanmaysaan saw ciidamada qoorta iskaga taagi maysaan intaan buuraha u gashaan qaran dagaal lagu soo qaaday cadaw shisheeye isku soo bahaystay saw basaasiin dhamaantiin ku noqon maysaan meeshan iyo siyaasiyiin wada iimaan xaraash ah iyo madaxdhaqmeen hunguriga u wada dhintay saw dulqaadka samirka iyo sharafka ii wada xaraashi maysaan si aan u soo afjaroSomalilandtaba Muuse , ina Kaahin iyo wixii igu yidhi faqash baad tahayna godkii xamar ugu xidho kkkkkk
Sacabbadan hadiyado xanistahokaabE.absuttlyy saxsaxRunrun wadajirEe hamarEEy